No video

Barnaamijka Codka Toolmoon | Dhalinyaro Cod dahabiya leh |

  Рет қаралды 162,785

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Barnaamijka Codka Toolmoon
Soosaarista: Bishaaro Cabdi Jaamac.
Martida: Yaasiin Yare,
Muna Fani,
Maxamed Haadi,
Cabdiwaasac-cadeed
Nadra
Camera: Mustafe Muhumed
Maxamed Maax
Sayid Maxamed Cumar
Editing: Mustafe Muhumed

Пікірлер: 179
@dariiqa-toosan
@dariiqa-toosan Жыл бұрын
Quranka Allah ayaan idinkula talinaya
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Fdlan aan ku salino nabiga bage kana soo raaca Heesaha waxaa Ka MacAan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan like
@snrotho
@snrotho Жыл бұрын
Sallalahu caleyhi wasalaam
@raxmoahmed622
@raxmoahmed622 Жыл бұрын
Ax ax ax 😢😢😢😢hoyo mcn alle iga jecladay rabi naxaristisa kugu deeq wan ku xisay qalbikeyga ku daway rabi janadisa mida ugu sareso allow nagu kulmiyo 🤲🤲🤲hoyo mcn 😢😢😢😢
@mryaqbadhulbadhaanilbadha2669
@mryaqbadhulbadhaanilbadha2669 Жыл бұрын
Aamin
@jarose4876
@jarose4876 Жыл бұрын
Mid mid kadhaca malaha cod macan dad wada qurux badan barmamij another level ah Wax baa kadhacay qalbiga iyo manka ayaa kuraxaysanaya illahay codka iyo maskaxda ha idin barakee
@ayaanabdishakuur4365
@ayaanabdishakuur4365 Жыл бұрын
Layaab layaab another level hoygii fankoo ishelay waxlaga qaban karo maleh 😍😍😍💚💚🤍🤍❤❤
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Жыл бұрын
Thanks inaad soo celiseen barnaaminkan ❤ miss wadankii ilahow nabad igu gee
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 Жыл бұрын
Intaad heesaha sidaa u jiibinaysaan maad quraan Illaahay walaalayaal subcisaan 🙄
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 Жыл бұрын
adigu intad so dawa nayso mad qur anka dawatid ood dhagaysatid😁😁😁
@husseindaahir8749
@husseindaahir8749 Жыл бұрын
@@ayaanlemohamud3024 nuclear damage ayaad ku riday walhi boooom kkkkkkkk
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 Жыл бұрын
@@husseindaahir8749 sxb wan la yabay hee asaga wax waninaya asaguna ma wansano so dhib ma aha ilen qofki wansan ba dadka waniye sxb 🤣🤣🤣
@husseindaahir8749
@husseindaahir8749 Жыл бұрын
@@ayaanlemohamud3024 waa nooca tunta ee haddana tukada sxb buufi noocas oo kale waa la buufiya libaaxe kkkkkk
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 Жыл бұрын
😂😂😂😂 I'm not a stressful person say what you need shidanaaba shidan
@dheereye4040
@dheereye4040 Жыл бұрын
Cadceedka legend one
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 Жыл бұрын
Wey wada ficanyiine hakala saarin
@nasteexomahamed1965
@nasteexomahamed1965 Жыл бұрын
Cod iyo badh yaasin yare iyo ladna ❤️❤️❤️
@kaderhoussienyoussouf
@kaderhoussienyoussouf 14 күн бұрын
Woooo masha allah ❤❤❤ cod macan tehey aszpti
@umukheirmustaphe1135
@umukheirmustaphe1135 Жыл бұрын
Yaasiin wxd mooda in ay heesuhu soo cun cunayaan🤣 Lkn cod baad hysa hno keep going
@apdirizakmohamed3466
@apdirizakmohamed3466 Жыл бұрын
Legend cadceed Another LeveL 💙
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Muna has a Fantastic voice Wallahi
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Nada cabdiraxman iyo yasiin yare laba legend👸🤴♥️
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
Cad ceed is the best one all them
@gureymohamed679
@gureymohamed679 Жыл бұрын
Maxamed cabdirashiid gaaxnuug waa halyay fanka u soo baxaya hore u soco sxb
@ayaanmohamed572
@ayaanmohamed572 Жыл бұрын
Yasin isaga mesha sidu dono ugu galgalshay cod bu haya mishinka kooxda tolmoon🙏
@ahmettabdinour
@ahmettabdinour Жыл бұрын
Yaasin another level 💯 👌
@awilomar8383
@awilomar8383 Жыл бұрын
Kaw ninkaa cadceed waa wax kale, xatii inanta ag fadhida ayaa ka yaabtay 🤩🤩 1:03:10
@mustafehallazi.21
@mustafehallazi.21 Жыл бұрын
Nadra keligeed nooo ballami . Greate voice weeye
@abdirashiidomar5843
@abdirashiidomar5843 Жыл бұрын
Inanka cadceed layidha has a music taste
@khadijamohamed9189
@khadijamohamed9189 Жыл бұрын
Muna ❤😘
@abdulwelidaud6584
@abdulwelidaud6584 Жыл бұрын
Wow wow Alla yacisak dhamaantiin meesha waa laysku helay
@xavinho8
@xavinho8 Жыл бұрын
Nadiira A/Rahman Mohamed Poqorada Codka m.a❤️🙏
@nimcaabdi6529
@nimcaabdi6529 Жыл бұрын
cad ceed dadkan wuu la qabsan la yahy islama keenayaan keligii maad inoo bu kusoo baxa waa legend
@fowziyoxuseen219
@fowziyoxuseen219 Жыл бұрын
Yaasin yare and badra codkooda wAA asal 🥰🙏
@yaxyeahmed5617
@yaxyeahmed5617 Жыл бұрын
cadceed another level❤️‍🩹
@bilancali2011
@bilancali2011 Жыл бұрын
Aad bay u cod macnty innta xijabka xidhan😘
@niciimaabdirahman8501
@niciimaabdirahman8501 Жыл бұрын
Tayazziir iyo warda oo kaliya next ❤
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 Жыл бұрын
Yarka funaanada Madow waaba Xaafidul heeso Xaafidul quraan baan maqli jirnay Keep going legenbaa tahay waankugu raaxaystaa 🙏🙏🙏🙏
@Kaamila_75
@Kaamila_75 Жыл бұрын
Yaasin Yare wxan Cod Waa dhaafaYyy JaH 😭💗🫀
@OmarAbdala-yn9vl
@OmarAbdala-yn9vl Жыл бұрын
Woooow cod mcn Aya ledihin muna ❤️❤️
@kingmohaanofficiall9499
@kingmohaanofficiall9499 Жыл бұрын
Wllhi dhalanyaro is fahansan masha allah🇸🇴
@Xaashi-official
@Xaashi-official Жыл бұрын
Waa heeso bilaa music oo cajiib ah dhalinyaro cod macaan ay qaadayso
@saciidshaaciye3922
@saciidshaaciye3922 Жыл бұрын
Good dhalinyaro cod macaan Lkn teysiir meeye
@fadumahersi3082
@fadumahersi3082 Жыл бұрын
Coming soon 1m❤️🤲
@hibodaoud1497
@hibodaoud1497 Жыл бұрын
Muna iyo Yasin Ma Sha Allah
@faatimaahmedmahamed3821
@faatimaahmedmahamed3821 Жыл бұрын
Muna way dhawacan thy🥺🥺💔💔
@abdirashidmohamed1064
@abdirashidmohamed1064 Жыл бұрын
#27:26 muna ila eega intaas emotional ka kamuuqda
@mali9027
@mali9027 Жыл бұрын
WAXANI WAA XAARAN, RAG IYO DUMAR IS GAYA OON MEHER ISKU HAYN OO SIDAN DHINACA ISGU HAYA OO ISLA HEESAYA ALLAH HALAGA CABSO AKHLAAQ XUMADA HA JOOJIYO OGAADA IN AAY MAALINKALENA JIRTO OO QOFWALBA LA XISAABIN WIXUU SAMEEYAY
@saynababdimahamud8582
@saynababdimahamud8582 Жыл бұрын
Kkkkkkkkjawjaw maxalaskajaraya Amazon maxadkahadlaysah
@ridwaanabdikadir5207
@ridwaanabdikadir5207 Жыл бұрын
Yaasiin iyo nadar👀❤🥰
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 Жыл бұрын
Masha allaah beautiful voice❤❤
@zakiibrahim1598
@zakiibrahim1598 Жыл бұрын
Yasiin waa top level
@user-nu7xz3er6t
@user-nu7xz3er6t 8 ай бұрын
Cadceeed Jaanta Iyo jiibta ❤🤴🫵
@muniich1944
@muniich1944 Жыл бұрын
Yasin barigii hore mute baa kudhagi jiray😂caawa dad uuu fahmayu helay wakaa jaasaya oo lakari la'ayhy😍🤩
@momahedmaasim7348
@momahedmaasim7348 Жыл бұрын
Waan kula arkaa. Uu ilbaxay 😂
@muniich1944
@muniich1944 Жыл бұрын
@@momahedmaasim7348 😂😂😂Nin raga cod wuuhaya Hduu mute kii kabaxayna waa qeyr🤩
@calicirro4082
@calicirro4082 Жыл бұрын
Dadkaan abwaan murduuf u balami kabanka ha nogu heysaanee wllo❤
@muniich1944
@muniich1944 Жыл бұрын
Samiyey muna*25:00_26:00* Masha Allah
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 Жыл бұрын
Heesta dhubo dhererkede markey qadaayaan wa daqiiqadee isheeg
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Yaasiin Yare 👏🏾👏🏾👏🏾
@ciiltira10
@ciiltira10 Жыл бұрын
Another level 🥰🎧
@maslaxmaxamed3455
@maslaxmaxamed3455 Жыл бұрын
BYO HEESAHA QURANKA MAAD KU BADESHAAN NA
@enghamseofficial4659
@enghamseofficial4659 Жыл бұрын
Yaasiin yare ayaa ku haystaa
@xayle7
@xayle7 Жыл бұрын
Yaasiin yare vodkiisu wax ka qabasho ma leh another level
@abdullahzeahmedmidman6202
@abdullahzeahmedmidman6202 Жыл бұрын
Woow 🔥 manshaallah 👌❤️
@fjpozzlyrics1282
@fjpozzlyrics1282 Жыл бұрын
Golden Vioce Muna Iyo Yasiin
@rahmaessa4640
@rahmaessa4640 Жыл бұрын
Nadra yaasiin cadeed maxamed iyo muuna dhamaan waa cod macaan yihiin
@muhsinkm6122
@muhsinkm6122 Жыл бұрын
Kuwan ma dictionary baa so we love you ❤️
@omarhustler177
@omarhustler177 Жыл бұрын
Yaasin and Nadiira♥️♥️
@farxiyaabdullahdajiya5847
@farxiyaabdullahdajiya5847 Жыл бұрын
Congratulations 🎊
@hamdahassan8499
@hamdahassan8499 Жыл бұрын
Masha allah voici beautiful
@Suhaip.
@Suhaip. Жыл бұрын
Tᴏᴘ🎙️❤️
@afiarte8318
@afiarte8318 Жыл бұрын
waa koox khatar ah hawsha wada wada wada
@bishaaroahmed7299
@bishaaroahmed7299 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin wllo Mcn
@Scar_vlog
@Scar_vlog Жыл бұрын
Beautiful voice Muna m.a
@asmamuxibo2476
@asmamuxibo2476 8 ай бұрын
M😢I
@ayanhaji5028
@ayanhaji5028 Жыл бұрын
Top team 👏 🙌 👌
@sumayaahmed5608
@sumayaahmed5608 Жыл бұрын
muna wxy kaheshay yaasiin yaasiina nadiira ayuu xoog oogahely fiiriya suu udaawanayo iyadna udaawanayso ax wxn xssty heestii naftaydu nafbay rabtaa naftuna nafkalay rabtaa wadnaha nabarbaa kuyaal💔😪😪
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Жыл бұрын
Codod toolmoon Masha allah Nadra iyo abdirahman cadceed iyo yaasin ❤❤
@meyzaabdalla6118
@meyzaabdalla6118 Жыл бұрын
Videoga kuwi hore baka fcn xooga codka waxa ka dheer sacabkiina marka hala saxo qaladka
@aminmoumin8791
@aminmoumin8791 Жыл бұрын
Yacine another level ❤️
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Жыл бұрын
God bless you/
@istahil1534
@istahil1534 Жыл бұрын
Ilahow ii danbi dhaaf inta hees mid aan aqoon ma leh😭😭
@beautybikey762
@beautybikey762 Жыл бұрын
Team cadceed gold voice masha allah
@hoodoosman5527
@hoodoosman5527 Жыл бұрын
Alay lehe Codod pa Is Helayy🥰
@bishaaroaxmed4715
@bishaaroaxmed4715 Жыл бұрын
Ustaad marduuf ba goobtaan ku wacnaa inuu ugaraaco kabankiisi Cajiibka ahaa
@meymaabubakar6782
@meymaabubakar6782 Жыл бұрын
Yaasiin yare💯
@farhanbookh5620
@farhanbookh5620 Жыл бұрын
Qaarbadan baa heesta codkooda ku dhex dhuumanaya oo badhaasuq ka dhigay, wadada bariyee
@abdihakiinxasan8283
@abdihakiinxasan8283 Жыл бұрын
Next warda $yaasir
@KhaliifMaxamed-vp6jm
@KhaliifMaxamed-vp6jm Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-he7uu3hh3m
@user-he7uu3hh3m 6 ай бұрын
Nadra iyo yasiin ❤ isku yaca yakhay😂 ya igu racsan
@ahmadkaafiak6745
@ahmadkaafiak6745 Жыл бұрын
hooyo😭💔 illaahay haku naxariisto aad baan kuu tabay wllhi😥 illaahay qabriga ga hakuu wasiciyo🤲😭💔
@abdirahmaankaye9472
@abdirahmaankaye9472 Жыл бұрын
amiin😮‍💨😮‍💨
@khadarmooge3254
@khadarmooge3254 Жыл бұрын
Amiin
@cabdiwahabcarabcalidirie3932
@cabdiwahabcarabcalidirie3932 Жыл бұрын
Aamin wll😔
@hanadabdi6147
@hanadabdi6147 Жыл бұрын
Muna fadhi wanag muno fadhi qurux
@xayaadsiciid8113
@xayaadsiciid8113 Жыл бұрын
Yaaasin💕🔥🔥🔥
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Waaaaaw😊
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 Жыл бұрын
Inankaa cabdi hani u cod ka eegle mooye heesaha kuma soo baxaysan
@faadumoyuusuf4981
@faadumoyuusuf4981 Жыл бұрын
Qalbigaagu yuu jabiin alle lagama quste tolo heestaan manaa lay qaday
@user-lz8jj3dy8k
@user-lz8jj3dy8k Жыл бұрын
46:15
@ilyapoi239
@ilyapoi239 Жыл бұрын
heesaha ina ku subcisan miya kenteen isaqow😂
@hamdamuhumed4237
@hamdamuhumed4237 Жыл бұрын
Haaa😂😂
@hafsaali8615
@hafsaali8615 Жыл бұрын
Maragte 😂😂😂😂
@hox102
@hox102 Жыл бұрын
❤❤🎉
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Жыл бұрын
Runtii fanaaninta oo kale aya u qalma iin fanaanin lo aqoonsado
@saalax15-sw4jq
@saalax15-sw4jq Жыл бұрын
Waaw
@hafsamuxudiin4876
@hafsamuxudiin4876 Жыл бұрын
Wiilkaa geeska iiraadiya yqy❤
@abdiqaniali6640
@abdiqaniali6640 Жыл бұрын
Anaaa aqaaana maxaa galyna😂
@hafsamuxudiin4876
@hafsamuxudiin4876 Жыл бұрын
@@abdiqaniali6640 anaa kuu sheegayee ii kaalay meeshaan luuq maleedhy😀😀
@fahmobarud4888
@fahmobarud4888 Жыл бұрын
Isaaaq cod xunba ma jiro
@abdisalanmohmed4947
@abdisalanmohmed4947 Жыл бұрын
Meesha samaron baaa socda cadceed
@kifaahabdulleali4576
@kifaahabdulleali4576 Жыл бұрын
Yaasin yare yaaska ishcala cod 100%
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Жыл бұрын
Maaha inay hal mar isla qaadaan heesta waa inlaysu daayo
@fatimamo9416
@fatimamo9416 5 ай бұрын
🎉
@sakihasan9502
@sakihasan9502 Жыл бұрын
Maxamed cod ayu haya🥰❤
@SamatarCosta
@SamatarCosta Жыл бұрын
Nadra quruxdeeda io codkeedu waa is leeyihiin 😢
@shukriyasin9745
@shukriyasin9745 Жыл бұрын
Yasin fany weyi
@Siciidaadan12
@Siciidaadan12 Жыл бұрын
WEEY WEEY MEESHA DADBAA ISKU HELAY 😂😂😂😂
@rahmohasan
@rahmohasan Жыл бұрын
Muna ❤
@khalithowibrahim3022
@khalithowibrahim3022 Жыл бұрын
Yasni iyo abdihani
@ladiyaxasan1350
@ladiyaxasan1350 Жыл бұрын
Ooof caleyk waxan cod Lama odhan kro🔥♥️
@mrabdiqaniibrahim3211
@mrabdiqaniibrahim3211 Жыл бұрын
Nadra io yasiin 💯💯💯
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 86 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 3,8 МЛН
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 10 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 4 МЛН
Riyaad Night & oo Cod Cajiiba Lagu Soo Bandhigay
28:42
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 95 М.
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Mohamed Omer
Рет қаралды 81 М.
U codee fanaanka kula codka macaan ||@dheereye4040 || woow
27:34
Dooda Todobaadka- Nin faqiir ah ma guursan lahayd?
1:36:41
Universal TV
Рет қаралды 68 М.
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 86 МЛН