Barnaamijka Dalxiis-Mucjisadii geedkii Naasaha lahaa

  Рет қаралды 31,162

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Badweyn waa bad ku taala meel banaaan, waxa ku yaala Geed Berde ah oo mucjiso ah.
Orod yahanka caanka ah ee jaamac karaaciin iyo ganacsada weyn ee Cabdalla faarax xarbi ayanu inooga waramaya.

Пікірлер: 50
@januarySl2024
@januarySl2024 Жыл бұрын
Adeer halkani Hargeisa maaha Waa Oog iyo janooyinka dalxiis ee Bari iyo Oog iyo Badweyne Heesahooda soo daa ! Dalkan dalxiiskiisu waa Bari, Buuraha Golis iyo Daalo
@Yaasiin1
@Yaasiin1 Жыл бұрын
Mashalah wa barnaamij fiican
@abdirahmanbarkhadle4461
@abdirahmanbarkhadle4461 2 ай бұрын
Baxsaneey Hargeisa kaa gudoomay baaqee❤❤❤❤❤
@jibrilawed4586
@jibrilawed4586 Жыл бұрын
Waan idin salaamay abwaan Dhuux waa nin inaderka ah ood sanad ka hor taariikh isla soo marteen inader adiga iyo awoowahay cabdalle faarax xarbi iyo Ganacsade orodyahan jaamac ba
@nuraali7610
@nuraali7610 Жыл бұрын
Ma sha allah geedkan ha la beero oo dowladi ha bixiso lacaqta iyo dadka somaliland wayo waa geed roobka soo dhaweysta oo cimri dheer leeh
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Жыл бұрын
Waa geed berde ah 2019kii baa iigu dambaysay badwayn iyo oog
@nuraali7610
@nuraali7610 Жыл бұрын
Mashallah war hoy dulka ha la ilaliyo oo nabad guur ka ilaliya.
@Xamuudichannel
@Xamuudichannel Жыл бұрын
Mashlh dhulkeena🎉 alle cimri dherer iyo cafimaad ha siiyo kallunka ku beeray
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
Mansh Allah republiken of somaliland long live. Good bless somaliland amiin yaa rabi
@amiina-tb4dm
@amiina-tb4dm Жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن I 2axaas ayeynu haysanaa oo buuq laga bixi la'ayahey. Illahow nabada noo adkee. Amiiiin Amiin. Somaliland Guuuuul Geesiyada Ciidanka Qaranka Guuuuul 🎉🎉❤❤❤
@Yaasiin1
@Yaasiin1 Жыл бұрын
Ki caynabo hore taariikh raadis Baku jiray
@nimoyusuf9202
@nimoyusuf9202 Жыл бұрын
Reer miyigu intay isutagan illahay baa xoolo siiyay ee may riig biyahay u soo tuura samaystan
@XamsejamacOmar
@XamsejamacOmar Жыл бұрын
Wixii la daawan lahaaba hees iyo miisi baad dhagah nagaha qaadeene
@simdachi
@simdachi Жыл бұрын
It would be wise to introduce solar energy to power the generator instead of those using petroleum/diesel
@Iskudhoon
@Iskudhoon Жыл бұрын
جذر هوائي اللغة راقب عدل الجذر الهوائي (بالإنجليزية: Aerial root)‏، هي الجذور التي ترتفع عادةً من التربة في الهواء فوق مستوى الأرض، مما يسمح للنبات بالحصول على الأكسجين مباشرة من الهواء (تنفس عبر الجذور).[1][2] جذور القرم البحري. تتميّز الجذور الهوائية عن غيرها من باقي أنواع الجذور ببروزها من ساق الشجرة فوق سطح التربة، حيث تبدو كأنها محلقة في الهواء، وتتمثل أهمية وجودها فوق سطح التربة في استخدامها في التسلق والتشبث بغيرها من النباتات أو ما يحيط بها من أسطح والالتفاف عليها للتسلق والانتشار ضمن أكبر مساحة ممكنة، كما هو الحال في المتسلقات، أمّا القسم الآخر من النبات فيستغل هذه الجذور في الحصول على قطرات الماء المنتشرة في الأجواء الرطبة، تماماً كما يفعل نبات الأوركيد، كما تستفيد النباتات التي تمتلك هذا النوع من الجذور في حفظ غذائها.
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Жыл бұрын
Abwaan dhuux jilaa iyo wariye legend sharaf iyo karaamo abwaane🙏👍🖐
@GhJop-k5f
@GhJop-k5f Жыл бұрын
Waxaan xesaha kaqabta Bella koonrola ah yaahuu yaahuu yaahuu
@abdulbaaqiblackman
@abdulbaaqiblackman Жыл бұрын
Suldaanka heestan meel buu ugu dhacay
@MH__1__MH
@MH__1__MH Жыл бұрын
Ninkii yaqaan ba garanaya
@januarySl2024
@januarySl2024 Жыл бұрын
Geedkan wuxu u baahan yahay in deyr lagu wareejiyo sii caws iyo dhir kale hoostiisa uga baxdo, xoolaha iyo gacanta dadkana uu uga badbaado Magaalada Wadaamgo'a dhir kayn ah oo berdahan oo kale ah ayaa ku wareejsnayd. Iyakana wixii ka hadhay waa in la badbaadiyaa
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu Жыл бұрын
Dad dalka bara pranamij wanqgsan weya
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts Жыл бұрын
Raga dhulkaaa quruxdabad haysta ee halkay ilaahay umahad celinlahaayee qori qaadanaya kawaran isaaaq caqliga ilaahay haynoosoo celiyo
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Жыл бұрын
Nabda macaaankeda ayayay xejinkarilayihiin iyo barwaqada
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox Жыл бұрын
Asc walaal geedkaan soo ma aha barde anaga koofurta barde ayaan dhahnaa showliyada ayuu badanaa kabaxaa daayeerada ayaana cuna oo dadka ka eryada
@abwaanTixmagabe
@abwaanTixmagabe Жыл бұрын
Haa waa berde walaal.
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 Жыл бұрын
Geedkaan mid u ek waxaanku arkay muqdisha warshada kokakola gurikudhaw waaba kuyaabay geedkaas hadanakanaa iilabeeyo
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 Жыл бұрын
GEEDKU WAA ( BERDE)
@fayecooking
@fayecooking Жыл бұрын
Berdihii isha baydhabo ma ka wadaa 😮
@idahorefugeecommunityassoc6613
@idahorefugeecommunityassoc6613 Жыл бұрын
Geeks haddii uu midh oo leeyahay beera. Haddii aanu midho lahayna xididada laadlaada isku daya beera.
@hasansharif4729
@hasansharif4729 Жыл бұрын
MAALINWAA Waa 1961kii.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Kan ina Cidin ma walaalaa??
@MohamedDukow-n4y
@MohamedDukow-n4y Жыл бұрын
Geedka baydhabo aya caan ku ah
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Жыл бұрын
Maa Sha Allah, dhuxuleestayaasha halaga ilaaliyo in aane jarin.
@xasanadan573
@xasanadan573 Жыл бұрын
Ka daya gawarida iyo dabka
@nimoyusuf9202
@nimoyusuf9202 Жыл бұрын
Geedka midhihiisa maa labeero ileen wax waliba cimri buu leeyahaye
@abdulbaaqiblackman
@abdulbaaqiblackman Жыл бұрын
Geedkaan mala beeri karaa..?
@farhansamatar6537
@farhansamatar6537 Жыл бұрын
haa walaal laan kamid ah ayaa kajari kartaa dhulka ayaad galineysaa Mirahiisana waad beeri kartaa magaciisa Banyan tree
@nasserhassan2750
@nasserhassan2750 Жыл бұрын
maanta ka hor maan maqlin ninkan heestii Hargeysa sidan ugu ciyaaray. Sorry Saalax Qasim
@mnoi6788
@mnoi6788 Жыл бұрын
It's called Banyan tree, nothing extra ordinary
@farhansamatar6537
@farhansamatar6537 Жыл бұрын
thank you 👍👍
@simdachi
@simdachi Жыл бұрын
Why don't ask yourself why it's there. This tree is A National tree for India it has been there over two centuries as long as any living person in that area can remember. Therefore it's a unique tree and probably the only tree in the African continent. Don't belittle this giant
@hamzajundi7978
@hamzajundi7978 Жыл бұрын
Woooow
@abdisalamfarah1361
@abdisalamfarah1361 Жыл бұрын
wariye matihid
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Cabdalle inuu Reer Berbera yahay miyuu ka guuray 😅😅😅😅😅 Odaygu miyuu basaaboorkaa iska celiyey
@Yaasiin1
@Yaasiin1 Жыл бұрын
Riyo geel isku dheerinaya ayad tahay waxaad doonaysa sidi habar yoonis xabad futada idinka gelino bebera hooyada ba leh bada ciise muusr kalkuunka ka korto yaa leh hj leh bebera ilaa xiis
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
@@Yaasiin1 Geel baad wax u taqaanaa. 1700 baad soo socotaa. Badaad sheegayso hadaan Ciise muuse lahayn muxuu kaluunka uga gurtaa? Adeerkaa isagaa sheegay inaanu Berbera lahayn, waana kii keliyahaa ee HJ loo tuhmi lahaa Berbera. HJ buur ka soo degta oo tidhaahda xeebta Berbera ayaanu degnaa 1991 baa noogu horeysay. HY aad sheegtayna Doolaan u raray adoo arkaya. Ku caayi maayo oo nin xalaal ku dhashay baan ahay, ee hadii aad edeb igula deris ahaan weydo meel ka fog baan kuu rari.
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg Жыл бұрын
Waa halkee meshaan
@waleedmohamed3844
@waleedmohamed3844 Жыл бұрын
Meeeshani magacma lehh dhulbari aynf
@Mamar6310
@Mamar6310 Жыл бұрын
Kan heestii ku CIYAARTA muxuu ahaa waar fanaan hees uu qaaday hadaad rabto inaad waado lahow aqoon fan frequency ga codka IYO horka IYO halaka Codkii maro wax ka baro caac IYO maac heeskii waad LAGA ciyaar ray SAALAX qaasin naani idiot
Abdilsalam Hareri interviews Somali patients at Megadentist in Turkey about their Dental treatment
27:59
MegaDentist Ağız ve Diş Sağlığı Polikliniği
Рет қаралды 7 М.
Safarkaygii dalka Cambodia 🇰🇭  Nolosha soomaalida Cambodia
22:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 143 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 39 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 204 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 219 М.
BARO DALKAAGA OO NALA DALXIIS IYO FISKA
13:01
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 223 М.
FUUMA - Waan La Yaabay!
6:53
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 18 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Daraawiish Somaliland uun baa sheegan karta.
30:35
Universal TV
Рет қаралды 9 М.
Jasiiradaha Ceebaad. iyo Sacaadadiin..
12:34
Qays Qeyser
Рет қаралды 521 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН