BARNAAMIJKA DHAQANKA IYO SUUGAANTA ABWAAN MAXAMUUD SALEEBAAN XIRSI WARAABE

  Рет қаралды 78,874

Kaydka TV-GA

Kaydka TV-GA

6 жыл бұрын

ERYAL TV

Пікірлер: 36
@sahrajama9001
@sahrajama9001 6 ай бұрын
Am still listening in 2024 ❤❤❤
@JaamacC.raxmaan
@JaamacC.raxmaan 11 ай бұрын
m.allaah abwaanka alle haynoo xifdiyo ❤ Abwaanku labadan gabay kadambe ee tolkay wxaa jirtay markii ugu horeysay ee uu tiriyay 1995tii uu duubay oo aad umacaan ayaan beri hayn jiray ciddii haysa wxaan kacodsanayaa inay iisoo diraan ama halkan soo geliyaan
@zakamohamed3383
@zakamohamed3383 6 жыл бұрын
ummada somaliyeed waxaan ka codsanaya in cidii haysaaa gabayaa abwan waraabe ay dadka la wadaagan
@muslimmiskiin-alle146
@muslimmiskiin-alle146 3 жыл бұрын
Abwaan Waraabe Allah ha dhowro runtii waa xaqiiq biyo kama dhibcaan ah Inbadan ayaan raadiyay gabaygan dambe masha Allah midkan kale ee cajiibka ahna waan ka helay maanta
@mohamedjudhaa9030
@mohamedjudhaa9030 3 жыл бұрын
Masha allah abwaane runtii waxaa thy hal doorka shacabka somaliyed ubahan yahay masha allah
@nuuhcali5983
@nuuhcali5983 3 жыл бұрын
Masha allah abwaan xigmad ilaahay siiyay ilaahay haku xafido
@bossbursad7228
@bossbursad7228 5 жыл бұрын
Abwaan waraabe iyo abwaano badan murtidooda wax badan ayey qofka nolosgiisa dhisaan waa macalimiinta ilaahay ifka inagu siiyey
@mahadomar7099
@mahadomar7099 4 жыл бұрын
Alla tollaay oo tollaay somaaliyeey walaahi adeero kula aragti baan ahay hadii cuqaash sheegatada dadka isku gubaysa dil lagu wada xukumo oon awood u hayo kuwa aniga I matalaya ayaan ku dari lahaa ima matali karaane😭😭😭😭😭ilaahaw dhalinyaro saafiya na sii yaa rabi
@ZahraDiinIslam
@ZahraDiinIslam 2 жыл бұрын
Thank you for your time today good
@farahtogdheer8837
@farahtogdheer8837 5 жыл бұрын
Waa abwaan aad u qaaliya waana gabayaa caanbaxay iyo cod aan caadi ahayn maanshallaa. Meeldheerna waa nin waxka arkaya.
@siyaasideeqcabdilaahi6206
@siyaasideeqcabdilaahi6206 3 жыл бұрын
Walahy waa xaqiiqa caalamka somalidu waa isku mid weeye
@aarahmed3819
@aarahmed3819 2 жыл бұрын
Axmednuur
@zakamohamed3383
@zakamohamed3383 6 жыл бұрын
abwaan waraabe gabyaa somaliyeed oo weliba luuqaad iyo cod garaa leh maansha alaah
@xirsiamaan
@xirsiamaan 2 жыл бұрын
dhaqan iyo suugaan iyo khamiiskan xun kala daaya..waar waxan naga daaya nimanyow , iga wala anaa soo gaadhay 1979anoo 6 jir ah markii lay xidhy waxan dareemay inaan kurdad xidhanahay oo waan yaabnaa maalin dhan.
@mohamoudsulaimantimocade3334
@mohamoudsulaimantimocade3334 2 жыл бұрын
1979 waad jirtay caqligana waad leedahay
@user-jt3pt2ci7o
@user-jt3pt2ci7o 6 жыл бұрын
Abwaan.Maxamuud.Saleebaan.Waraabe'Abwaanka.qarnigan.Cod.iyo.luuq.baan.cidinakugaadhayn Iyo.weliba.ereyo culus
@user-jt3pt2ci7o
@user-jt3pt2ci7o 6 жыл бұрын
Nimankan Habarjecko gabyaa badanaa horta
@isaabdi1478
@isaabdi1478 4 жыл бұрын
Abwaanku soomalinimo ayuu ku gabyey,reerkuu ka dhashay muu sheegin
@caliismail9492
@caliismail9492 Жыл бұрын
Gabay
@xamzenaazir6819
@xamzenaazir6819 4 жыл бұрын
mssha allah abaan max'ud waraabe ya ila daawanaya 2020/04/28
@KB-wg6lp
@KB-wg6lp 2 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah geesi Somaliyeed Allah ha ku xifdko wa Hal doorka Somali
@charmarkearreh6350
@charmarkearreh6350 4 жыл бұрын
Wada Ciroole iyo lama Canaantaane......
@Alax.12
@Alax.12 25 күн бұрын
Cajiib waye qaabka uu ugu luuqaynayo
@jamalcabdi5219
@jamalcabdi5219 6 жыл бұрын
Abwan warabe cadow aanu gacal modnay baa noo cimamadan
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
saxib yal ninka weriyaha ah magacisa wuxu ku shegay bashir maxamed nuur girig marka ma waxa dhalay alle haw naxariiste fananki maxamed nuur girig
@m.m.xiiray7511
@m.m.xiiray7511 5 жыл бұрын
Cajiib
@ibrahinabokor6442
@ibrahinabokor6442 4 жыл бұрын
Asal gabay
@idrismahamed2915
@idrismahamed2915 4 жыл бұрын
Abwaaaan waraabe waxab kamategin
@allaaweynninkiiaaminaaawoo8782
@allaaweynninkiiaaminaaawoo8782 3 жыл бұрын
Abwaan.waraabe
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 жыл бұрын
Gabayga dambe waxaan arkey wiil dhalinyaro ah o sheeganaya inuu leeyahay wuxuu ku noolaa Kenya waxaana wareystay abwaan igarre
@mohamedahmedjaamac9544
@mohamedahmedjaamac9544 Жыл бұрын
Ninkan ayaa leh waadna hubin kartaa.
@kikidulovesom9908
@kikidulovesom9908 6 жыл бұрын
frts one
@user-ez2iu3gv1z
@user-ez2iu3gv1z 5 жыл бұрын
Allah cafimaadka iyo carabka ha kuu dhawro
@francosomalien5413
@francosomalien5413 4 жыл бұрын
Mansha allah
@user-yd7uh5pl8u
@user-yd7uh5pl8u 4 жыл бұрын
Abtigayaloow kudaa
@m.m.xiiray7511
@m.m.xiiray7511 5 жыл бұрын
Luuqda
Gabayada Gamuute, Ismith , Hagoogane , Tooyad , Uugaabo , Gamuute ,
34:59
gabaygii Doobir xumo we Abwaan Waraabe
16:14
Abwaan Maxamuud Waraabe
Рет қаралды 2,6 М.
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 56 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 14 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
Maanso iyo Sheeko  | Afkusiran | Abwaan Hadraawi 🗣
1:10:49
IFIYE TV
Рет қаралды 48 М.
barnaamijka asuugaanta somalida abwaan waraabe Somcable tv
52:26
Jeestaawi Channel
Рет қаралды 17 М.
Jaamac Saleeban Tubeec iyo Wayihiisii Qaybtii 2aad.
37:48
MM Somali TV
Рет қаралды 24 М.
Maxamuud Saleebaan Xirsi (Ina Weled) - Ismoog (Gabay)
14:31
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 21 М.
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Bishar Ahmed
Рет қаралды 542 М.
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 56 МЛН