Taariikhda Faneed ee Fannaanad Caasha Cige Geeddi- Dhaqan iyo Dhigaal

  Рет қаралды 227,798

Astaan

Astaan

2 жыл бұрын

Taariikhda Faneed ee Fannaanad Caasha Cige Geeddi- Dhaqan iyo Dhigaal

Пікірлер: 360
@idildayniileofficial130
@idildayniileofficial130 2 жыл бұрын
Maamada xajka halageeyo in ay awoodin aa laga yaaabaahee madama ay usoo danbaawday in ay anaga namadadaaliso plz sanadkan hala wado intii awooda wax ha iskugu dardarto😭🤲
@mudalibhaarin5542
@mudalibhaarin5542 Жыл бұрын
Ala wllay maxaa nasabtahay iyo waxgarad tahay
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 6 ай бұрын
Masha allah allah haku barakeyo Wa talo fiican
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 2 ай бұрын
😁😁😁😁😁dee malaha ma rabto
@KAYDKA-HAG
@KAYDKA-HAG 2 жыл бұрын
Mama Caasha alle ha daayo, “Anigu xajkana ma tagine” bay tiri. Waxaa wacnaan lahayd in hawshaas lala galo oo maamada Xajka loo anbabixiyo. Maxay fan qurux badan nagu cushay.
@idildayniileofficial130
@idildayniileofficial130 2 жыл бұрын
Haleysku howlo plz
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 2 жыл бұрын
haa wallhi qof garasho leh baa tahy
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 2 жыл бұрын
Hamigeda allaha urumeyo qofki wax dhaamo ha ka dhiibo
@grdaudabdi2506
@grdaudabdi2506 2 жыл бұрын
Wlaahi mamada halagu sacido dadkii sharafka lahaa
@ahmedsaleban9562
@ahmedsaleban9562 2 жыл бұрын
Ficanthy in la garab qabto mamada oo laga bixiyo xajka
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Qarka Goolan Haay "Golan Heights" 1967-dii , waxaa dagaal 6 maalmood socday oo qaraari dhex maray Israel iyo waddammo carbeed oo ay kamid yihiin Masar iyo suuriya , dagaalkaas Isreal waxaa ay ku qabsatay labo Goobood oo caan ah illaa maantana ku suntan buugaagta Taariikhda, midi waa Gobolka "Siinaay" ee Dalka Masar oo ay ku Soo ceshatay dagaalkii 6-da October 1973 . midina waa buuraha "Golan heights" oo illaa hadda gacanta ugu jira Israel , horayna uga tirsanaan jiray Suuriya ka hor qabsashada Israel ee 1967-dii . Suuriya waxa ay dagaalkii 6-da October 1973 juhdi badan ku bixisay in ay ayaduna dib u Soo ceshato dhulka ka maqan sida Masar oo kale , ayada oo labada dawladood wada tashi ku dagaal galeen Hal galabna ay dagaalka bilaabeen lkn Kuma ay guulaysan oo ciidankii " xaafid al-asad" ee suuriya waa ku jabeen dagaalkaas. Haddaba guul darradii Suuriya ay ku guul darraysatay in ay dib u Soo ceshato dhulkii ka maqnaa, ayuu Abwaan cali caateeye ka hummaag qaatay markii uu samaynayey , Heesta caanka ah ee "ma qummaniye ha ibixin" dadka qaarna u yaqaanaan " qalbigiyo waxay maqan qasnadihii jidhkayga" . " Abwaan Caateeye" waxa uu is bar-bar- dhigay Shucuurta Suuriya ee markaas iyo Shucuurta Gabadh ay wiil is jeclaayeen , balse aabeheedu uu nin kale ku qasbay: Heesta: Ma qummaniye ha I bixin 1974. Ereyada: Cali Caateeye Laxan: Cabdiraxmaan dheere Codka: caaisha cige Qarka golan Height- iyo Sida qoorrigoo kale Arrin labo quruumood Qalabka isu haystaan. Oo guurti qaaddiyo Guddi qaybsha loo diray Ayagoon gartii qalin Haddii ay si qaab daran qalin" ugu saxiixaan Qalalaaso mooyee Nabad laguma qaatee . Qoto dheere xaajadu Ninba "qaradi" weeyoo Qof dhan baad I mooddee Qalbigiyo waxa i maqan Qasnadihii jidhkaygee Ma qummaniye ha i bixin. " Aaabbe"
@aliabas9112
@aliabas9112 2 жыл бұрын
Cajaa’ib 🙏
@sadiayusuf151
@sadiayusuf151 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll waxan radinaye kelmada englishka xiriika ey laledahay heesta wad ku mahadsanid inbadan
@dhemanluula5719
@dhemanluula5719 2 жыл бұрын
Mahadsnid wll eraygan englishka ah ee "golan height" ayaan raadinaye adigaba soo qoray mahadsanid wll
@jannoomer7263
@jannoomer7263 2 жыл бұрын
Mahadsanid wlo Waa murti aad u macaan🥰🥰🥰
@aydrousshuceyb1998
@aydrousshuceyb1998 2 жыл бұрын
😊 merci
@nonaxariis8322
@nonaxariis8322 Жыл бұрын
Golden voice wali codkeedu isma badalin cirmi dheer iyo caafimaad maamo caasho cige❤
@hamze7458
@hamze7458 2 жыл бұрын
Qalbigiyo waxay maqan Qasnadihii jidhkaygee aabe Ma qumaniye ha i bixin!! Cajiib cimriga ilaahay ha u barakeeyo caasha cige Mahadsanid cumar seerbiya
@mukhtarabdi8529
@mukhtarabdi8529 2 жыл бұрын
Alaha xafido casha cige geedi Alaha ha u naxaristo abwan cali cateeye iyo abtigay cabdirahman dheere o aha actarka ruwayada abti alaha janatul fardowsa ha geeyo isaga iyo inta musliminta ah dhaman
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 2 жыл бұрын
Aniga aamina cabdilahi waxa igala cod mcn caasha cige wlhi cajiib ayuu ahaa codkedu kaftanka iyo furfurnaanta ayey kaga darteyba illahay haku xafido mamo dadkii hore kabtooda lama gashan karee
@mahadisakhussein324
@mahadisakhussein324 2 жыл бұрын
"Baahida kalgacelkee Bartamaha wadnaha iyo Badankeyga jiiftana Anaa kaaga beer-nugul Oo aan bogsooneyn Boqol sano haddii aan kala baadiyownee" cajiib! Maama Caasho Cige, Ilaahay cimriga ha kuu barakeeyo.
@7aydarus
@7aydarus 2 жыл бұрын
Baahida kalgacalkee Bartamaha wadnaha Iyo Badankayga Jiiftana Anaa kaaga beer-nugul Oo Aan bogsooneyn Boqol-Sano Hadii Aynu Kala baadiyoowneee Waa Ereyo Fog runtii qof Jaceyl Garanayuunbaa Isku baanan kara Caasha Cige wali codkeedu waa dahab deeq ilaahay siiyey taariikhbay ka warantay Iyo Xigmad maxaa Hanti qaran Inaga duntay ilaahay cimriga how barakeeyo ❤️❤️🙏
@yasinosman1864
@yasinosman1864 2 жыл бұрын
Garanaya garanaya beeraha jacayl ka💓🌱🌺🌹🌷🍁❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹🎤🥀
@Mahuraan979
@Mahuraan979 2 жыл бұрын
Cumar seerbiya thanks walaalo hawl aan jeclaa in aan qabto oo waqtiga iyo duruuftu ii diidey baad qabatey
@ahmedabdulahimahamud3272
@ahmedabdulahimahamud3272 2 жыл бұрын
Aamino Aden Xashi waxay ku dhimatay degamada Wadajir ayadoo ahlu quraan ah, illaahay ha u naxariisto. Xafad ayan kuwada nooleen
@Rahmamohame19
@Rahmamohame19 2 жыл бұрын
Codku waa hibo rabbi bixiiyo hooyo caasha iyaado dadab ah codkeedu waa sidii yaraanteedi isma bedelin mamma caafimaad cimri dhereer iyo cimaado subaan allah ha ku siiyo cumar serbiya waa tiirka u fanku ku taaganyahay
@badrinour6288
@badrinour6288 2 жыл бұрын
Mahadsanid omar serbiya iyo Bahda Astaan tv Mama Caasha cimriga iyo caafimad kaba allaha ku barakeeyo😘🥰❤️❤️❤️
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 2 жыл бұрын
wa fanadi iigu horysay eecdkedu sidisii uyahy oo xiligan so garty M,Allah Rabbi haku ilaliyo
@Realfootball1068
@Realfootball1068 2 жыл бұрын
Macha Allah hooyo caasha cige qof waxbadan fahansan oo furfuran,farxaanimo udheertahay oonad kaba xiiso goynayn sheekadeeda Allah cimriga iyo caafimadkaba hakuu barakeeyo
@Nafaqo00
@Nafaqo00 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@akhyaargabay6184
@akhyaargabay6184 2 жыл бұрын
cumar seerbiya siciid harawo waa legend waa abwaan laxamiiiste iyo muusigayste waa nin qaaliya waxa waraystay 2012 keyd media weriye aan waayo arag ahany oo caato ah mar dambe waxa warasystay mid waalan oo telefoon kala hadlay oo fudud inkasoo aan iminka maskaxdiisu caadi ahayn siciid harawo uu ku waashay heestii dameerka inaadeer warayso fadlan oo si wanagaasan u warayso ninkaasi9 heesaha ugu fiican suugaanta soomalida ayuu lxanka saaray
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
Aad iyo aad been maad sheegin mid aan waxbaba waraysan karin baa mar waraystay oo aan la yaabay marna aan is idhi malaa qaybtii wacnayd baan la soo galin ileen waxani waraysi maahee markaa siciid xarawo waa in si wacan loo waraystaa
@jannoomer7263
@jannoomer7263 2 жыл бұрын
Aad bn uga helay maamada codkeeda Waxa taaba igaga daran way ka qoslinaysaa Masha allah hooyo afkaaga caano lagu qabay
@saadmahamed4320
@saadmahamed4320 2 жыл бұрын
Masha allah mamo Caasha cige cimriga iyo cfimadkaba illahy ha ubarakeeyo, Cumar Seerbiya sxb adigana sida Qruxda badane nooguso gudbiso Taariikhda fanka somaliyed dadka ugu mihiimsan waad ku mhdsntahy, Team Astaan Tv Good job 👏
@mahamadomar4993
@mahamadomar4993 2 жыл бұрын
Maasha Allaah! Adeer waad ku mahadsan tahay barnaamijkan aad noosoo bandhigtay. Caashana cimri dherer iyo CAAFIMAAD qab allaha uugu deeqo.
@BashiirSalad
@BashiirSalad 2 жыл бұрын
Masha Allh Maamo Caasho Cige Cimriga Allh Kuu Raajiyo Wali Cod Halaasig Ah Ayaa Ku Danbeeye🔥🥰
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 2 жыл бұрын
Maansha Allah hooyo Caasha Cige Allah cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo
@ubahsicid349
@ubahsicid349 2 жыл бұрын
Maansha Allah caasho cige Allah ha barakeeyo codkeedu isma badalin 🥰🥰
@sadiayusuf151
@sadiayusuf151 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin bahda Astaan iyo cumar oo u istaagay fanka iyo fanaankaba tariiqda ku xusi donta weliba baal dahaba👏👏
@suadali303
@suadali303 2 жыл бұрын
Maansha Allah Caasha Cige. Ilahay cimriga ha kuu dheereyo
@nuuracabdi6161
@nuuracabdi6161 2 жыл бұрын
Caasha cige Alle cimriga iyo cafimaadka kuu barakee mom ❤
@abadidsaid5727
@abadidsaid5727 2 жыл бұрын
Amina abdillahi heeso Aaye laahaayeed baay Caan kuunuqotaye thanks mama casha
@arafatabdirahman3368
@arafatabdirahman3368 2 жыл бұрын
Masha Allah mama aaha igeh codkeedu ismu bedelin hibadu waa udhalasho Allah cimriga Haku barakeeyo
@habikhadar8410
@habikhadar8410 2 жыл бұрын
Maansha allaah cimri dherer iyo caafimaad ka alle hakugu wado maamo
@aishadahir4337
@aishadahir4337 2 жыл бұрын
Thnks astaan Tv sida hagar la aanta ah ee aad nagu so gudbisaan dhaqan fanka Iyo Wixii lamid ah
@saamofficial7755
@saamofficial7755 2 жыл бұрын
Mom caadi maha codkeedu golden voice 🔥🔥🔥💯
@cumarfargeeto3009
@cumarfargeeto3009 2 жыл бұрын
Waryaara hee maanta Dee irbad Buu igu muday Waa Mama funny 🤣 ah
@addiwaye9234
@addiwaye9234 2 жыл бұрын
Keep the good work, I really salute you. God bless.
@abdifatahkalif407
@abdifatahkalif407 2 жыл бұрын
Biyo ama shaah dadka u keena markaad waraysi dheer qaadaysaan. Sida kale shaqadiina waa tick
@asmacabdislm3454
@asmacabdislm3454 2 жыл бұрын
masha allh jarkaygii hore casha cige geedi alle ha ku xafido long time ayaa iigu kaa danbaysay🥰🥰🥰
@xikmaxasan333
@xikmaxasan333 2 жыл бұрын
Hooyadani cajiib waaye masha allh cimri barakeysan iyo janno allah ha siiyo
@HassanHassan-qm3vu
@HassanHassan-qm3vu 2 жыл бұрын
cumar wllo thanks dadka fanku wà dad nadiif ah oo dun fiican ilahy amarkis , sababta garan maayo anigu
@caarecaareyey6648
@caarecaareyey6648 2 жыл бұрын
Maamo caasho çige alle cimriga ha u barakeeyo
@aishamuna2233
@aishamuna2233 2 жыл бұрын
Caasha cige Allah cimri cibaado ha ku siiyo
@ahmedabdi3141
@ahmedabdi3141 2 жыл бұрын
Mansha allah mama casha cod dahabiya oo aan weli isbadalin bay ledahay caafimad iyo cimri dheer illahay haku siiyo Astan tv waad mahad santihin waa isha fankiyo suuganta
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 2 жыл бұрын
Waan ku faraxsanahay inan arko caasha cige muuqal ahaa codkeda ayaan jeclahay siiba heeskeda ma qumaniye hay bixin wali codkeedu waa top wana marwo sheeko wanagsan caafimad iyo cimri dheer ban u rajeyay bahda astaan tv iyo cumar seerbiya aas bad u mahadsantihin sidas u noolayseen fanka soomaliyeed fanku waa umada dhaqankeeda iyo afkooda
@alxikmachannel3411
@alxikmachannel3411 2 жыл бұрын
Channel lada astaan dhan waan jeclahay waa dad qibrad u leh social media Dhinac kasta ka dhisan oo maanta somali oo dhan ku fani karto wixi la doono laga dawan karo, astaaney hore u socda mamada waka helay shekadeda allah u dheereyo cimriga, thanks dhamaantiin saad nogu soo gudbisaan barnamijyada qimaha leh.
@huudalikamakama3217
@huudalikamakama3217 2 жыл бұрын
Ilahay cimriga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo mamo
@moe895
@moe895 2 жыл бұрын
Maasha Allah waa maamo faraxsan oo funny ah oo cod macaan caasha cige codkeedana isma badalin dadaan waa qof taariiq leh runtii wey iga qoslisay ilaahey cafi iyo caafimaad hasiiyo iyo nolol wanaagsan hadey dhimatayna naxariistii jano haka waraabiyo koleey wax noolaanaya majiraan dunida waqti ur adoodii dumi qurux baden ayay soo qaateen oonan familadooda ka ag dhawaayen oon dadkii is dhalay oo wada dhashay Somali badankood qurbe iyo dalkii aan lagu kala irdhoobin ilaahow dalkeenii nabad noogayeel oo nagu nabad celi waaridiinteen inagoo wanaagsan oo waxbadan wadana insha alaah
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 2 жыл бұрын
Golden voice! Masha allaah
@grdaudabdi2506
@grdaudabdi2506 2 жыл бұрын
Mnsha alah alle cimriga hakuu dheerayo wali cod halaasiya maamadu ledahay dadkii fanka serbiya aad baad umahadsantahay
@khadraciise2044
@khadraciise2044 2 жыл бұрын
Masha Allah Caasha cige Dadkii hore Codkeeda ilaa hada base ayuu leeyahay Masha Allah alle cimriga ha udheereyo
@ayaanlesulayman4091
@ayaanlesulayman4091 2 жыл бұрын
Mnsha allh mam caasha cige geedi illhy haku dhawro
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar❤
@hassandhuntow8240
@hassandhuntow8240 2 жыл бұрын
M.a Alfanaan caasho cige Geedi alle haku karaameyo wll
@fihiimamohame6109
@fihiimamohame6109 2 жыл бұрын
Mnsha allah mom Allah ku xafido dadki qumana
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
Masha Allah mama caasha codkeeda wali wa noolyahay
@idrisfarah4822
@idrisfarah4822 2 жыл бұрын
Thanks Omar, aad baa loogu baahnaa waraysigan.
@hassanahmed898
@hassanahmed898 2 жыл бұрын
Waa fariid islaantu allah cimriga hau dheereeyo
@adnanabdikadir6328
@adnanabdikadir6328 2 жыл бұрын
Waad mahadsan tihiin bahda astaan io cumar seerbia waxan idinka codsan lahaa inaad noo raadisaan Khadra daahir Cige 🙏🙏
@AhmedMohamed-tu7dw
@AhmedMohamed-tu7dw 2 жыл бұрын
Islaantu fariidsana
@nim0abbaas643
@nim0abbaas643 2 жыл бұрын
Mashaa ALAAH wali cod keedu waa qurux
@yasmin8196
@yasmin8196 2 жыл бұрын
Gold voice, aamin cabdliahi isku cod egyihiin
@omarherzi1678
@omarherzi1678 2 жыл бұрын
Thanks Omar iyo Astan I have been waiting this for a long time. Asha Cige is an amazing person and her voice is better then ever 👏
@abdiadan4837
@abdiadan4837 9 ай бұрын
Very spectacular great beautiful lady in making a mazing a Somali civilization through music, poems, culture, great & very people in making great civilisations with great success,& strength, & struggles, Mashallah, thanks to all hero's & heroes
@idirisibraahin6207
@idirisibraahin6207 2 жыл бұрын
Mahadsanid heesahan caruurnimadaydii ayaan maqli jiray
@farahmohamud6681
@farahmohamud6681 2 жыл бұрын
MAMA.DAN.SHE.IS.VERY.SMART.AND.INTELLIGENT.MANSHA.ALLAH
@matmat735
@matmat735 2 жыл бұрын
Love it! She is very natural.
@hamsesameter1647
@hamsesameter1647 2 жыл бұрын
Allahayaw cimriga kuu barakee ❤
@siciid3576
@siciid3576 2 жыл бұрын
Allah cimriga haw barakeeyo Maamo casha cigge geeddi Ma qumani hay bixin
@shuaybmgobyarey7879
@shuaybmgobyarey7879 2 жыл бұрын
Caasha cige Alle cimriga ha u barakeeyee waxaan dhawaan ku arkay hargeisa iyadoo meherad ka adeeganaysa waa mamo kaftan badan oo furfuran runtii
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 3 ай бұрын
markaad aragtay in aad numarkeeda ka rebtaa bay ahayd klip yarna ka soo duubto
@Hassanali-yp8ml
@Hassanali-yp8ml 2 жыл бұрын
Cumar Serbia waan ku salaamayaa sxb tilf isooqor waaxaad haysa ariin aad uqaaliya adiguna meel ayaad kagataala umada somaliyeed asc
@ahmedsaleban9562
@ahmedsaleban9562 2 жыл бұрын
Qisadani nin an sxb nahay abihiis ayay ku dhacday maxamed cali cateeye ( Cali Cateeye ) oo hatan dagan xafada gacanlibaax gar ahaan sheeikh nuur zxb wan ku salamaya
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Fakay caashaqayguyee allahayow fardawsiyo janno fiican gabadhsii.ayay ahayd heestaasi Cabdirahman dheere iyo inta kale ee ay magac dhawdayba Allah SWT naxariis waasaca ha siiyo
@mohamednoor3217
@mohamednoor3217 2 жыл бұрын
www m.a maamo casho cige 10, 3,2022 waraysi ay noso gudbisay astaan ayaan kugu dawanaa cimriga allah ku barakeyo mmom
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 2 жыл бұрын
Maanshaallah hooyo soomaaliyeed cod macaanaydaa farqiga udheexaya iyada iyo kuwa hada jooga waa hayhaata
@walalbanana5721
@walalbanana5721 2 жыл бұрын
Maama casha cige alla cimrigaga ha kudhereyo🥰😘
@adalimpire4128
@adalimpire4128 2 жыл бұрын
Axsan Heesta Golden height waa hees Aan aad u jeclahey waxan u haystey intii Hore iney Qaado Aamina Abdilahi Aadna way iskugu cod egyihiin Labadoodu Caasho iyo Aaminaba Allaha cimriga Usiyaadiyo
@shucaybshataa4500
@shucaybshataa4500 2 жыл бұрын
anigaa kula mid ahaa wlhi xataa waan baadhay oon waayey.
@salmaanmoomin1138
@salmaanmoomin1138 2 жыл бұрын
golan height weeye huuno
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 8 ай бұрын
Golan heights golden voice mama caasha cige.
@degentakhal8912
@degentakhal8912 2 жыл бұрын
Codkeedu ismu badalin mnsha allah
@mohamedelmi288
@mohamedelmi288 2 жыл бұрын
Waa weriye xirfad u leh habka godliness.
@amiincllhi5026
@amiincllhi5026 11 ай бұрын
Masha allh xili hore iyo dib urag 💞💞💞👋👋
@quenqadra2788
@quenqadra2788 2 жыл бұрын
Cimriga allah haku barakeeeyo mamo
@ismailmoalim2159
@ismailmoalim2159 2 жыл бұрын
Waaw waa fanaanad aad u cod macaan.
@aliguled2166
@aliguled2166 2 жыл бұрын
Xusuusteeda waxba isumay dhim ilaahay cimri dheer iyo caafimaad
@safwaanmaxamed1257
@safwaanmaxamed1257 2 жыл бұрын
Yaa haya taarikhda xaafuun
@maryanhaji1053
@maryanhaji1053 2 жыл бұрын
Masha’ALLAH Gabadhan wankahelay
@MuhiimMedia5223
@MuhiimMedia5223 2 жыл бұрын
Maamo caasho Cimriga ilaahey ha ubarakeeyo
@dhawrsanmohamed3980
@dhawrsanmohamed3980 2 жыл бұрын
Maash allh si bilaaa naxliya ayay u sheekaynaysaa waa la jeclaysanaya tabinteeda
@Wonderer224
@Wonderer224 2 жыл бұрын
Fanaanada Eebe caafimaad iyo cibaada fiican ha siiyo. Runtii waa qof farxaaniyad ah oo qalbi furan. Aad baan uga helay wareysigeeda. Weriyuhuna waa nin qiima badan oo mar walba ku dadaala inuu ururiyo f fanka iyo fanaaniinta soomaaliyeed, weliba si fiican u yaqaan sida wareysiga loo qaado.
@billemohammed2926
@billemohammed2926 2 жыл бұрын
Hadii ay geeri ku dayso gaboow ayana ku daynayn🥰🥰🥰
@hassanmohamud2317
@hassanmohamud2317 2 жыл бұрын
Astaan Tv one of the best somali media
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 2 жыл бұрын
Reer Buuhoodle ineey tahay inta Aanan u Aqoon like isaara caasha cige geedi
@adnashakir9671
@adnashakir9671 2 жыл бұрын
Reeer berbara
@osmanb8446
@osmanb8446 2 жыл бұрын
@@adnashakir9671 ku dhalatay Buuhoodle, ku barbaartay Berbera, fanka ka bilowday Hargeysa.
@hoodorage264
@hoodorage264 2 жыл бұрын
Reer berbera qabiilka ma yaanaan
@sudaysisaleeban2174
@sudaysisaleeban2174 2 жыл бұрын
Ilaahow ku daa mamo qaali
@mohamadadenabyan9678
@mohamadadenabyan9678 2 жыл бұрын
sixitaan fanka somaliyeed gabadhi ugu horaysay ee heesta masrax iyo idaacada hargeisaba waxay ahayd shamis guduudo carwo tv-gu qodobka sixitaan hakusameyan
@AyanAli-kf8hn
@AyanAli-kf8hn 2 жыл бұрын
Mansha Allah heeso wa kuwi hore, dadna wa kuwi hore. Mansha Allah mammada codkedu musik la,aan ayuba macaanyahay.
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 8 ай бұрын
Haa runtii musig uma baahna saas ayaana fiican waa dadkii hore ee codkooda ku kalsoonaay masha alah
@abdirahmanmohamed7476
@abdirahmanmohamed7476 2 жыл бұрын
Barnaamij xiisihiisa leh waan sugayay ayaamahanba
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 жыл бұрын
Cajiib walaahi, Waakaa markaad codka hibo u leedahay ee aanu play back ahayn.markaan dadkan oo kale an arko ayaan ciyaalkan danbe nacaa dhagaysigooga. caasha cige geedi alle ha xafido waa maamo farxaanad ah walaahi.
@mohansinglee9934
@mohansinglee9934 2 жыл бұрын
Wll khadra daahir cige kasoo qaad wareysi💯❣❣❤❤
@nimcoxasan5190
@nimcoxasan5190 2 жыл бұрын
Xasuus heesta boqol sano hadii aan Radio hargaysa meel laga helo fan macno leh intaan warbaaahin badan ayaan halkaasi il ii ahayd
@faadumohaashi9427
@faadumohaashi9427 2 жыл бұрын
Maaamo allh.hakuxiftiyo
@mustafequdciye6490
@mustafequdciye6490 2 жыл бұрын
*Amazing Vioce Mnzha Allah ❤🎉*
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Old is gold thanks astaan
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 2 ай бұрын
Markii ugu horaysay ee an arko Caasha Cige waxay ahayd 1979 Arabsiyo. markaa oo aan kudaawaday iyadoo kujirta ruwaayadii "Jacayl Mootan Iyo Miciyo Libaax"Waxay ku heestay heestii caanka ahayd ee "Qalbiga iyo waxay imaqan qasnadihii jidhkaygee aabe maqumaniye ha ibixin" Majaajilada waxay ahayeen Axmed Yaasin Sareeye iyo Awkadleeye. Kooxda General Daaud music macaan ayay sameynjireen. Ruwaayada kahor waxay tumejreen American music sida heesta "Fly Robin Fly up up to the sky" oo aad ujeclaa
@axmedmaxamed8128
@axmedmaxamed8128 2 жыл бұрын
Khadra daahir barnaamij taariikh nololeedkeeda ah ka soo diyaariya wali barnaamij saxa lagama hayee.
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 2 жыл бұрын
alle haw naxariisto abtygay abwanki riwayada qoray cali cateye awdiriye actorki riwayada mullaxan cabdiraxman dheere old is gold
@abdikariimhussenguuled3134
@abdikariimhussenguuled3134 Жыл бұрын
Ilaahow ku daa mamo qali
@cabdiodayDiiriye5612
@cabdiodayDiiriye5612 2 жыл бұрын
Codku waa tabteedii iyo ka sii fiican!
Heestii:- HA ODOROSIN CAASHA
10:25
Hal Abuur channel
Рет қаралды 119 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 167 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 76 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Gurmad Tv
Рет қаралды 879 М.
FANAANKII TIRADA SOMALIDA HABAARKIYO DAGAALKA KA DHEX HELAY
29:43
CAWEYSKA CAWKE & SEYNAB CIGE
1:15:31
Universal TV
Рет қаралды 962 М.
SHEEKADA HEESAHA QAAR    QAYBTA 1AAD
29:50
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 50 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН