Barnaamijka Faduul - Faraska Madow - Risiqa Ilaahay baa bixiya.

  Рет қаралды 23,877

Astaan

Astaan

11 ай бұрын

Barnaamijka Faduul - Faraska Madow - Risiqa Ilaahay baa bixiya.

Пікірлер: 94
@safahomer.
@safahomer. 11 ай бұрын
I love this guy wlhei intuu naga qosliyey ilaahay haka ajar siiyo😂❤️🫶
@yadofaa5427
@yadofaa5427 11 ай бұрын
Barnamijka waan ku heesta waana xaqiiqda dhabta next Part laso dhaqso Farskow
@walkaaweloo7562
@walkaaweloo7562 10 ай бұрын
Waa baranamish xaalada jirta tilmaamaya dadkana aqoon la’an aya haysa wa jaahilin an wax baran. Dadd wax bartay hade ahan lahayen waxas waqtigoda kuma lumiyen
@kahsheaden9877
@kahsheaden9877 11 ай бұрын
Ninkan Waa Nin Hal abuur Leh Waana filayay inuu meel uqalanta kasoo muuqan doono halkaa kasii wad libaax
@bishaaroshekhcumar5467
@bishaaroshekhcumar5467 11 ай бұрын
Halka bulsho bdn o tira bdn o inaga inaga mida ay waqtigoda mala yacni ku bixiyan hadana waxa la is dheryhy aqliga iyo fikirka sida inad ku fikirto inad xalad aburto ay aqli daro thy ayado ay ka fcn thy inad ku fikirto hal abur iyo fikrado kalo fcn❤
@user-to7qk1hx7l
@user-to7qk1hx7l 11 ай бұрын
مبدع مبدع مبدع 🥰🤩
@richman063
@richman063 Ай бұрын
Anuu waxaan la yaabanahay 17k ka qof ee ku daawanayay sida ay waqtiga ugu bixiyeen in ay ku daawadaan adoon cilmi u soo kordhineen in kastoon ka mid ahay 17k kaa qof 😅
@samexmohammed2502
@samexmohammed2502 11 ай бұрын
Outstanding comedian and content creator
@mssnutella3925
@mssnutella3925 11 ай бұрын
Ninkaan waa iska jeclhy runti😂😂❤
@ahmedjimale7269
@ahmedjimale7269 11 ай бұрын
Faraska Madow waa legend.
@kadandahir6237
@kadandahir6237 23 күн бұрын
Wa xaqiiqda dhaabta ah 😮
@istoqueenahmed3676
@istoqueenahmed3676 11 ай бұрын
Hhh faraska madaw hore u soco wllo
@mohyare4074
@mohyare4074 11 ай бұрын
Faduulow maxaa berbera kugeeyey waxaan maqli jiray ilaa 6jirkaygii😂
@user-ft9is4mk5y
@user-ft9is4mk5y 11 ай бұрын
Najuu jilinkada waa bello😀 atarisho ayaa thy
@jannaatabdikadir6861
@jannaatabdikadir6861 11 ай бұрын
Brnamijkn wn ka hely so bdiya astaney ninkn wa comedy cadiya❤❤
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 11 ай бұрын
Faraska madow waa legend 😂
@saynabali9801
@saynabali9801 Ай бұрын
Wallah ninkan isku qalbi nahay malindhawayd qof kale kudhahay dadka saan sameeya layaabaa muxuu yahay micnaha ku jira inad nin iyo naagtiis hawlahooda gaar ka ah inay noo soo ban dhigaan micnaha kujira aniga waaba layaabaa dadka waqtiga ku bixiya appetite waynaa waxaas ma anaba daawankara
@user-ez4yy9oh1n
@user-ez4yy9oh1n 11 ай бұрын
Naju jilinkada waa bello 😂 xishoodka dhaaf
@user-ub2ki8pp9c
@user-ub2ki8pp9c 11 ай бұрын
Najuu xishoodka daa 😂 waa sax lkn jilinkada waa bello
@SSTV5080
@SSTV5080 11 ай бұрын
Waa ka helay barnaamijkaan walhi😅😅😅😅😅😅😅😮😮😮😮😮😅😅
@saynabali9801
@saynabali9801 Ай бұрын
Faraska madaw wanku tageraa horay usoco legend
@abdifatahawmusse8598
@abdifatahawmusse8598 11 ай бұрын
The legend ABUU XANIIFA
@omarezmail9926
@omarezmail9926 11 ай бұрын
😂😂😂 faduuL is the besT😂😂😂
@KhadarMK12
@KhadarMK12 11 ай бұрын
Bro reaction caadi ma aha Mr Faduul keep going 😂
@mohameddaauud2133
@mohameddaauud2133 11 ай бұрын
Najuu xishoodka daa😂 qrxy
@omarezmail9926
@omarezmail9926 11 ай бұрын
Part2 please
@FarxiyaHalgan
@FarxiyaHalgan 11 ай бұрын
Waa barnaamij loo baahanyahay kani.
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 3 ай бұрын
Waa runta walalo qali 😂😂😂😂🎉
@abdinor8028
@abdinor8028 11 күн бұрын
Umad waalatay weye
@hiboahmed9424
@hiboahmed9424 11 ай бұрын
Waxa kasii daran kuwa nala hor yaada sidii la ii furay part one 😂
@user-qx5jx8iw9l
@user-qx5jx8iw9l 11 ай бұрын
Nasoo badi sxp😂
@zuepsmond
@zuepsmond 11 ай бұрын
Intaba KZbin waanku arkay😂😂
@user-rm6on6of3c
@user-rm6on6of3c 11 ай бұрын
Najuu atariisho ayaa thy😂
@mariammohmut7946
@mariammohmut7946 11 ай бұрын
Waa funny wllhi😂
@qumaneyyy
@qumaneyyy 11 ай бұрын
Ala kan wxi qalbigayga ku jiray o dhan bu ka shekeyey 😂😂😂
@user-oc3gr8un2z
@user-oc3gr8un2z 11 ай бұрын
Legenow irsaaaada allaha ayaa baxsho
@hodanyussuf1259
@hodanyussuf1259 Ай бұрын
Warya afwayne adi xikmad maahaysaneh Balnoo sheeg maxa kabartay hada Xasad nimo lee maahoo Bax waryaaa afwayne hhhhhhhh
@abdarazakahmed3434
@abdarazakahmed3434 11 ай бұрын
Nio faraska madaw adaaba xogtaas haya sxbow warkooda dadka ma hayo aniguye ee ha daawan sxb isna daji
@Fardososaid
@Fardososaid Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 kaan iga qabta 😂😂
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 11 ай бұрын
Wlh wan furay😂😂
@bashiirabdullaahi7699
@bashiirabdullaahi7699 11 ай бұрын
Waryaa dhaha Barnaamijkaan meeshiisa ka wada
@Omar_yasin07
@Omar_yasin07 11 ай бұрын
faraska madow
@somali.746
@somali.746 11 ай бұрын
farasow qosolka illahyba bixiya
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 11 ай бұрын
barnaamijkaan maxaa ku dhacay naga soo daaya
@Businessflip
@Businessflip 11 ай бұрын
Now you get it astaan TV satire comedy😂
@you___man
@you___man 11 ай бұрын
3:33
@mohamedosman6262
@mohamedosman6262 10 ай бұрын
Maas iga kacay waaxay 😂
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 8 күн бұрын
Qofka dhageysto kama caqliyaroo
@GODAY24
@GODAY24 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 xaajiga sabuunta super market
@Fardososaid
@Fardososaid Ай бұрын
Mansaa iga kacday kulha 😂😂😂
@mariammohmut7946
@mariammohmut7946 11 ай бұрын
Wxd nagu kellifaysaaa inaan ka fikiro inaan ku daawado iyo inkale 😂
@bishaaroshekhcumar5467
@bishaaroshekhcumar5467 11 ай бұрын
Ihay ba bixiya aqliga iyo arsaqdaba
@beezaanitube1788
@beezaanitube1788 11 ай бұрын
Ani Xitaa Hada Adi Waxaa Kuu Daawanooyo Maogi
@Cadanishow
@Cadanishow Ай бұрын
Son maha xabibi wa qalad in ninku dhaho wa inuu dhaho xabibti😂
@user-mq2oj6el8q
@user-mq2oj6el8q Ай бұрын
Yaa 😂😂😂
@Cadanishow
@Cadanishow Ай бұрын
@@user-mq2oj6el8q sax mahino waka Day wax barta laguma.kzro😁
@rahmabile3408
@rahmabile3408 11 ай бұрын
Adiga dadka ku daawanayase😂😂😂
@user-vt3dm1hu5l
@user-vt3dm1hu5l 11 ай бұрын
Free dhaga hadal Atariisho baadiyo 😂😂😂😂
@Galool._media.
@Galool._media. 11 ай бұрын
Faraska madow sxb Barnamij waxa ken bulshada indhaha u furayo Dadkeenin baraha bulshada ku jira Fadeexad iyo is qab qabsi ayey ka bixi la, a yihiin Qab dad badan oo wax loga shegayo waye Haddey wax fahmayan Baraha bulshada dadka canka ka ah inata badan wa yar yihiin kuwa buldhsda wax ku kordhiya
@user-bo8bb6jf7g
@user-bo8bb6jf7g 3 ай бұрын
Barnaamijkaan xalqado kale maka sameeyay faraska tollow😂
@Adan-if4dn
@Adan-if4dn 11 ай бұрын
Hhhhh waxaa kasii xun kuwa hees ama tiktokta reaction ka sameeya wax aad daa qatay bay wax wayn kaaga dhigayaan
@user-gj8mh2nn6h
@user-gj8mh2nn6h 11 ай бұрын
Farask modow adigana astanba risiq kaa radisey 😂
@naimaarif745
@naimaarif745 10 ай бұрын
Faraska madow Faduul baa ku haysa dadka way u baahanyihiin inay wax funny ah iska daawadaan😂 adi xitaa wa lagu daawanaa maxa laga faaidaa waxba😅 So dadka faraha ka qaad ha dawadan hana so dhigaan iyana
@abdelfatahabderahman
@abdelfatahabderahman 10 ай бұрын
Adaanba waqti kuu helay kugu daawado maxaa u diiday ayaga😂
@user-xy3vv4ff2d
@user-xy3vv4ff2d 11 ай бұрын
Lagen
@57.3k
@57.3k 11 ай бұрын
Masaanaa ii dhaheyseen youtube furo, waan furtee igaarsii 10k xitaa😥
@SSTV5080
@SSTV5080 11 ай бұрын
Fake ku kalsoonoow magacaaga
@indho_adayg3268
@indho_adayg3268 11 ай бұрын
Iinyo nio😂
@umalkhayrmxd9428
@umalkhayrmxd9428 7 ай бұрын
ani xita fadul ku dawanaya kwrn he 😂
@ZKhayle
@ZKhayle 9 ай бұрын
😅👏🏽👏🏽
@AxmedcabdiNuur-sk9hv
@AxmedcabdiNuur-sk9hv 11 ай бұрын
Wax kasta waa la daawada balse somalidu ma taqaano sababta ka xun iyo ka iska hadlayo loo dawanaya ma kasaayaan kuwa is caynaya iyo kuwa is dagaalayaba waa la daawanaya waa wax ka hadal mudan😮
@mudanekalluun8479
@mudanekalluun8479 11 ай бұрын
ADIGA SOWNAGA KU DAAWANAY NA SAMIRKA ALLE BIXIYA😂
@fatumaosman783
@fatumaosman783 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 allah beerka
@user-eh6br8jc4q
@user-eh6br8jc4q 11 ай бұрын
Waad saxantahay Faraskoow, se qudhaadu inaad hawsha intaa le’eeg gasho oo aad dadkaas u fiirsato, keddibn aad Studio timaaddo, keddibna aad kaga hadasho arrintaas muuqaal 9 daqiiqo iyo dheeraad ah, miyaanay Faduul ahayn?!. Bal qudhayda maxaa iga galay.
@iamalone222
@iamalone222 11 ай бұрын
Abu Hanifa fuluu😂😂
@arimahajacaylka4975
@arimahajacaylka4975 11 ай бұрын
😂😂😂😂❤
@hassan5896
@hassan5896 11 ай бұрын
Sxp KZbin furo nio
@sahrasiciid3139
@sahrasiciid3139 Ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅
@king___sacid
@king___sacid 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 2 ай бұрын
😂😂😂
@sabrin_17
@sabrin_17 11 ай бұрын
😂🤣🤣
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 11 ай бұрын
Faraheena is taabtay ka dib maansaa iga kacday 😂😂😂😂😂😂😂😂
@koos1302
@koos1302 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@king___sacid
@king___sacid 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@darmaanshoptaleex2607
@darmaanshoptaleex2607 11 ай бұрын
Sangoolow maxaa berbera kugeyey faduuuul
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 11 ай бұрын
100k oo qof BAA xafayad daawanysa😂😂
@user-eh6br8jc4q
@user-eh6br8jc4q 11 ай бұрын
Waad saxantahay Faraskoow, se qudhaadu inaad hawsha intaa le’eeg gasho oo aad dadkaas u fiirsato, keddibn aad Studio timaaddo, keddibna aad kaga hadasho arrintaas muuqaal 9 daqiiqo iyo dheeraad ah, miyaanay Faduul ahayn?!. Bal qudhayda maxaa iga galay.
@iSuhur
@iSuhur 11 ай бұрын
Branaaamijka magaciisa bal akhri 😂😂😂😂
@AyaanCabdulaahi-rz6mm
@AyaanCabdulaahi-rz6mm 15 күн бұрын
😂😂😂😂
@user-rn6xj2tu9i
@user-rn6xj2tu9i 28 күн бұрын
😂😂
@imiiab8401
@imiiab8401 Ай бұрын
😂😂😂😂
@abdifitahxidig3474
@abdifitahxidig3474 11 ай бұрын
😂😂😂😂
@zuepsmond
@zuepsmond 11 ай бұрын
😂😂😂
Barnaamijka Faduul - Faraska Madow - Bilaa Mashruuc.
10:54
OMG🤪 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:50
Potapova_blog
Рет қаралды 18 МЛН
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 63 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 6 МЛН
ًًWahaabiyada Badankooda & Sufiyo Waa Mushrikiin || Sh Xassaan
20:04
Shirarka Soomaalida iyo siday u dhacaan!  #Faduul
8:09
Astaan
Рет қаралды 16 М.
Anagaa kula soo hadlayna!
5:02
Bile TV
Рет қаралды 94 М.
Immisa maahmaahyood oo Banaadiri ah ayaad taqaan?
2:18
Astaan
Рет қаралды 10 М.
Meeshu waa Afrika bishuna waa dhammaad!
7:15
Bile TV
Рет қаралды 73 М.
Ma is furteen
5:47
Bile TV
Рет қаралды 17 М.
Shukaansi | Meeshu waa Afrika
6:08
Bile TV
Рет қаралды 89 М.
Magician turns his Hair into Animal 😳
0:37
Xavier Mortimer
Рет қаралды 15 МЛН
Парень со странностями помог мальчику 🥺 #фильмы #сериалы
1:00
DixyFilms - Фильмы и сериалы
Рет қаралды 3,5 МЛН
Парень со странностями помог мальчику 🥺 #фильмы #сериалы
1:00
DixyFilms - Фильмы и сериалы
Рет қаралды 3,5 МЛН