Immisa maahmaahyood oo Banaadiri ah ayaad taqaan?

  Рет қаралды 10,230

Astaan

Astaan

11 ай бұрын

Immisa maahmaahyood oo Banaadiri ah ayaad taqaan?

Пікірлер: 54
@hudaali4856
@hudaali4856 11 ай бұрын
We love bahadir pplw
@anabfarah6103
@anabfarah6103 18 күн бұрын
Warkaa waa soo horeeyey
@mahamedabdikadir96
@mahamedabdikadir96 11 ай бұрын
Inti baal qabte waa buubtee dooro mexee buubi weesey ?
@raxmataali8598
@raxmataali8598 Ай бұрын
Sac modow canihiisa waxii cadayeey cibaaro ma ahoow Kuunto waxii lookuusay karaamo mahoow Irbad aruutay masar aynoqataa 😊
@ahmed6641
@ahmed6641 Ай бұрын
quruuxey xigmad baa kugu dhan
@drssucaadsharif
@drssucaadsharif 11 ай бұрын
Minii la yaabo Yaasinka😊
@anabfarah6103
@anabfarah6103 18 күн бұрын
Guri furan lamagalee weji furan aa lagaa
@maryanibrahim7313
@maryanibrahim7313 5 ай бұрын
1 Malakul mood mini faaruq maxas ka qaadaa😂 2 cusbo caan waaye 😂 banaankiis marow maradiis geed ma qabsado😂😂
@mohamedalcasawi9614
@mohamedalcasawi9614 11 ай бұрын
Cimrigaaga oo dheerada geel dhalayaas ku tusaa 😅
@user-xi3uz7wv2o
@user-xi3uz7wv2o 11 ай бұрын
Ninki banan dheer maaro Maradiisa geet maqabsato 😊
@khaaliddiinaari2339
@khaaliddiinaari2339 11 ай бұрын
jinni ninkii keenaa saara😮
@mohaabaas7746
@mohaabaas7746 Ай бұрын
Eey laf diidi waa bukaa😅
@nimcocabdilahi5435
@nimcocabdilahi5435 11 ай бұрын
Wallhi waxba kama garanayee nala wadaaga maahmahyada noocana waligey ma maqal
@hassanadan1609
@hassanadan1609 11 ай бұрын
Luuq luuq marow laasim laamigaas imaanaa
@mahamedbileyusuf
@mahamedbileyusuf 2 ай бұрын
Xasan sheekh baa kala jooyy somalidii, Thats why banaadin Ugu kooben maah maahyaha,
@anabfarah6103
@anabfarah6103 18 күн бұрын
Idey aan ku daaye gacmo daalis waaye
@Crisaq143
@Crisaq143 21 күн бұрын
Geel Indho kuul maxas ka Kasaa😅 Nin Waaw Yidhi isaga lee laga warsuga lee maahino😂
@odayjama1829
@odayjama1829 Ай бұрын
Banaadirigu waa maah maaho cajiib ah waa kuwa dadka reer magaalka ah
@muuday6093
@muuday6093 20 күн бұрын
Cimrigaaga oo raaga geel dhalaaya ku tusaa !
@zaxnuunofficial8814
@zaxnuunofficial8814 8 ай бұрын
beec mushtar bilaawgiis bijiyo iyo bur ma ahoo
@jamilanor653
@jamilanor653 Ай бұрын
Canjeero sidii u kala koreyso loo kala qaadaa= dhacmo cadaad sidey u kala koreyan loo kala qaadaa.
@dahabod3649
@dahabod3649 11 ай бұрын
Canjeero sidey u kala sareeso aa looqaadaa ( xaajodu sidey u kala muhiimsantahay ayaa loo xaliyaa) Geedkii roor lagu koro roor aa loogasoo degtaa yacni (intaadan falin ka fiirso) Warla uumbo uumbeeyo weykax aa karoon (waxla qariyo qurunbaa ku Jira) Dhuxul duugto aa daango dubto ( niman shaqeysan shaah waa ka xaaraan ama shaah macabo)
@Omar_yasin07
@Omar_yasin07 11 ай бұрын
Faraska madow😂❤
@Xabiibah
@Xabiibah 11 ай бұрын
😂
@obayd4617
@obayd4617 11 ай бұрын
Astaan bu ka shaqeeya ileeen😂
@yacqopmohamett3565
@yacqopmohamett3565 11 ай бұрын
Wadan kena somaliya nin waye
@sayidooh
@sayidooh Ай бұрын
kadalowsi dhamaadki kuunto lee mahino
@EKAElmi
@EKAElmi 28 күн бұрын
Shito wiil dhaleyso shoob shoob keedaa laga kasaa
@CawoRashiid-et3tv
@CawoRashiid-et3tv 11 ай бұрын
Cawo
@hamdihassan1083
@hamdihassan1083 11 ай бұрын
Cimrigaaga dheeraado5 geel dhalaayaas ku tusaa
@waxiidocumarcusmaan6649
@waxiidocumarcusmaan6649 11 ай бұрын
Bilaayadaa rawoow boodkaaga ay qorqoriyeestaa
@traderchnnel1159
@traderchnnel1159 11 ай бұрын
Dabaal haddi ladabool lugihiisa laga kasaa😂 yacni qof doqon ah looma qarinkara dadka aakhiiran waa kiyoo fashilma😂
@user-oy9bd4gm6i
@user-oy9bd4gm6i 11 ай бұрын
Biiq Bosol Sanaas Gaaraa Oo la Micno Ah FULAY hooyadii Magablanto 0:17 0:12 0:20 0:22 0:24
@SakariyeMaxamedmaxamuud-ht3py
@SakariyeMaxamedmaxamuud-ht3py 11 ай бұрын
Afka faro dheerta waxaa laguna idhaahdaa muxuu uga jeeda Reer waqooyi muu kawadaa talow faraska madow
@Adan-if4dn
@Adan-if4dn 11 ай бұрын
Waad nacaayey saane qoodhan
@Harsanmedia
@Harsanmedia 11 ай бұрын
Iska jir aasku gaarinaa ka roon 😂😂
@saciidguure3172
@saciidguure3172 11 ай бұрын
Labo diiq meeshee kudagaalaan coos mayaalee dufaa taalaa😅
@marwo1198
@marwo1198 9 ай бұрын
Waxaas maah maah cadiya miyaa waban yabee😮
@bashiirabdullaahi7699
@bashiirabdullaahi7699 11 ай бұрын
1. Ninkii soo fadhi laga waayo, Soo jiifaa laga helaa. 😅😅😅 2. Taxsi buub buub badan, fuud kuleelaas ku dhacaaa.😅😅😅
@saynabcabdi1090
@saynabcabdi1090 11 ай бұрын
Waxarti malageed gala madax shabeel bay leflefta😂 rer waqoyi
@yuusufshcalicabdulkariim8077
@yuusufshcalicabdulkariim8077 11 ай бұрын
Geel god wariiri ma galaayo
@ubaxyuusuf5965
@ubaxyuusuf5965 11 ай бұрын
No fasiir
@abdulahiali2104
@abdulahiali2104 11 ай бұрын
Nin maqan meehii lagu tabo, kii jooga ceebtiis waaye.
@nasracabdilaahi2052
@nasracabdilaahi2052 11 ай бұрын
Dooro minin ku xaar xaartay wixii loo yaalay qabtaa
@hamdihassan1083
@hamdihassan1083 11 ай бұрын
Luuq luuqa maroow laamiyaas ku yimaad
@Ershad44
@Ershad44 11 ай бұрын
Canjeero see ukala koreeyso loo kala qaataa
@mohamedfinish
@mohamedfinish 9 ай бұрын
Nimaan shantaadu kaareebin sharci kaama reebo😂😂.
@saciidguure3172
@saciidguure3172 11 ай бұрын
Canjeelo sii ukala koreeso ayaa loo cunaa 😅😅
@user-qb1ev6zs8m
@user-qb1ev6zs8m 11 ай бұрын
Ibna aadan is waayi arinlee kala geesi Canjeero sii ookal horeeso loo cunaa 😅😅 viiva yaa banadiri ❤
@anabfarah6103
@anabfarah6103 18 күн бұрын
Nin waalan warkiis matoosno
@sihamabdulahi4360
@sihamabdulahi4360 11 ай бұрын
Basbaas cunow maroorkiisa aas ka jeebantahay 🌶
@c.black9560
@c.black9560 11 ай бұрын
Tan adaa samestay😂😂
@burhaancirro7705
@burhaancirro7705 11 ай бұрын
Dooli boo boodkiis mukulaal xanaaqeeda waaye
@raxmataali8598
@raxmataali8598 Ай бұрын
Ninkii jimco walaayo khamiis aas soo xirirtaa Kaligaa walo wareer waaye Alagula waasho wanaag waaye Maroodi waxii faantiisa u arkiwaayey ficil lee mahoow
Meeshu waa Afrika bishuna waa dhammaad!
7:15
Bile TV
Рет қаралды 76 М.
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 51 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
Shirarka Soomaalida iyo siday u dhacaan!  #Faduul
8:09
Astaan
Рет қаралды 16 М.
Barnaamijka Astaan Stand-up comedy.
29:59
Astaan
Рет қаралды 47 М.
MAAHMAAHYO REER XAMAR AH OO QOSOL BADAN!!.
10:10
HORUFADHI TV
Рет қаралды 14 М.
Marka gacan fudeydkaaga maxkamad laguu soo taago
6:46
Bile TV
Рет қаралды 224 М.
Barnaamijka Faduul - Ma dhiiragelin mise dhabar-jebin?
6:22
Barnaamijka Faduul - Faraska Madow - Bilaa Mashruuc.
10:54
Такого они не видели😱😍
0:55
Следы времени
Рет қаралды 3,3 МЛН
Гениальный План Хвостатых 😂
0:28
ДоброShorts
Рет қаралды 1,9 МЛН