BARNAAMIJKA FANKA IYO AXMED CALI CIGAAL

  Рет қаралды 48,166

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 64
@sahalqunyarsocod5641
@sahalqunyarsocod5641 6 жыл бұрын
Some people are jealuus and envy for nothing, if Igal is not legend who is legend?
@thesomali6369
@thesomali6369 6 жыл бұрын
Tiirarka fanka soomaalida Axmed cali cigaal "Dad hargaysa soo maray " baan ka Hela Anigu
@khaalidelmi517
@khaalidelmi517 6 жыл бұрын
Axmed Cali Cigaal waa fannaan aan heesahiisa dareen mug leh ka helo. Walaw waraysiga uusan u qalmin mid Faneed. Horncable TV dedaal ka wacan waad ku ammaanantihiin.
@GareenMedia
@GareenMedia 6 жыл бұрын
Masha allah....nolosha qalbiga & farxada Illaah baa bixya. Konton sano kadin, Legend waa sidiisii cod ahaan , muuqaal ahaana kama dhaco. Allow kuu siyaadi. Bal yaa ku dhaca! Fanaan ahay bay baratay!
@gabileyboy1515
@gabileyboy1515 6 жыл бұрын
Cigaaal uma qalmo inay ciyaaalku waraystaaan maqaaamkiisa in lasiiyaaaa waa waaajib sory mr cigaaaal bur burkaa sobob u ehe!!!
@gobdoongashaanle1095
@gobdoongashaanle1095 6 жыл бұрын
Odayga dhislike baan saaray waayo wuxuu carabkiisa ka ilaalinayaa hargeisa oo soo saaraha fanaanka eh.
@sahalqunyarsocod5641
@sahalqunyarsocod5641 6 жыл бұрын
but everyone is not raised from Hargeisa if you are not mad or sick!
@sahalqunyarsocod5641
@sahalqunyarsocod5641 6 жыл бұрын
Nolol Wadaag hees caadi ah ma aha, miro laxan music.
@wahanmedia3344
@wahanmedia3344 2 жыл бұрын
Dhamaan daawashaada waad mahadsan tihiin wixi talo iyo tusaale waan qaadanayaa wixi qalad Ku Jiran cashar Ayaan baran doonaaa
@fahmidaaus1345
@fahmidaaus1345 6 жыл бұрын
War waxan oo iska caabini Maxay ahyd Anaba yaabe
@abdikadirmuhumed6399
@abdikadirmuhumed6399 6 жыл бұрын
Magalada muqdishoow cigal funny waaye
@puntland2010
@puntland2010 6 жыл бұрын
Axmed Cali Cigaal Fanaan Qaran
@sahalqunyarsocod5641
@sahalqunyarsocod5641 6 жыл бұрын
Heesta Naq iyo Doog baan ka helay, xaggee laga heli karaa please?
@abdirashidmohamed9542
@abdirashidmohamed9542 6 жыл бұрын
Ahmed cali fanaan jira
@alibare5106
@alibare5106 6 жыл бұрын
Hadal ma yaqaan
@user-rn1fc1ju9z
@user-rn1fc1ju9z 6 жыл бұрын
Odyg
@cabdirisaqcabdirixman5261
@cabdirisaqcabdirixman5261 6 жыл бұрын
Fananka muxu fananimo ku bananyahy heesta nolol ilawadag wa hees mcn kama tallo😍
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 5 жыл бұрын
Murtidibaa dhamaatey hadi heestaas hobeyoy hobeyoy sidaa weyeba abwan samgub sameeyay ahmed cali cigaalna qadayo kama helin ani ahaan ahmed hesa dareen leh ayuu qadinjiray o aad umacmacan
@daalo2440
@daalo2440 2 жыл бұрын
Legend Ahmed Ali cigal
@ubaxapdirizaaqubaxapdiriza1298
@ubaxapdirizaaqubaxapdiriza1298 6 жыл бұрын
woooow heesti hargeisa wn jecelhy
@adenabukar7652
@adenabukar7652 6 жыл бұрын
Waxaa tahay axmed cali cigaal nin aad iyo aad u qaali
@saedamare3471
@saedamare3471 Жыл бұрын
Woow
@aftahabdirisaaak969
@aftahabdirisaaak969 6 жыл бұрын
axmed cali cigaaal fanaan soomaaaliyeed
@abdisalamamin4416
@abdisalamamin4416 6 жыл бұрын
Asc all Ahmed xagge dada ayuu ka cararayaa wax badana wuu qarinayaa lakiinse fanka wuxuu galay 1966 sidaaas waxaa sheegay abdi ali bacalwaan iyo muma maryan mursal oo ay isku wakhti.ahaayeen. la socda.
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 6 жыл бұрын
A.c.cigaal is adkaynbaa dishay.
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 5 жыл бұрын
Waar heesta callnka wan ka helee yaa igu caawin kara layrice keeda pls somalidu way ku cidaysa hee war pl iku caawiye wan kahelee
@ajabnino9577
@ajabnino9577 6 жыл бұрын
Fanaan aan hargaysa soo marin ama u heesin fanaan ma noqdo bal ufiiirsada
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
waa hoyga macsida shayaadiinta
@ayanleabdihabane2852
@ayanleabdihabane2852 6 жыл бұрын
fanaan jira best
@fadumaj5011
@fadumaj5011 6 жыл бұрын
Mashallah
@suubansaxarlasaxarla9945
@suubansaxarlasaxarla9945 6 жыл бұрын
He is looking funny
@warfawarfa7322
@warfawarfa7322 6 жыл бұрын
No body is a legend
@gobdoongashaanle1095
@gobdoongashaanle1095 6 жыл бұрын
Warfa Warfa ,runtaa waaye kan legent uma qalmo
@puntland2010
@puntland2010 6 жыл бұрын
Axmed Cali Cigaal
@sahalqunyarsocod5641
@sahalqunyarsocod5641 6 жыл бұрын
Adiga ciyaalka xaafadda baa legend kuu ah dee?
@sahalqunyarsocod5641
@sahalqunyarsocod5641 6 жыл бұрын
Adiga ciyaalka xaafadda baa legend kuu ah dee?
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
axmed cali cigaal wuu k1 sareeya legend anigu lodkiisii baan ahaa his age
@rashidabdiali3732
@rashidabdiali3732 2 жыл бұрын
Dislike hadii aad aragto waa kuwii Calanka buluga lagu direy Qabilkana way u dheertahay in ay Ku didanyihin lakin waa nin landheere ah inta tagersan meelkasta somaliya ay ka jogan Ayaa idinka badan
@sabringulwade1141
@sabringulwade1141 6 жыл бұрын
Legend axmad cali cigal runti wan ku tagera in badan dadka raba iney wax walba iska shegan waa dad camal la an iyo maser ka batay
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 6 жыл бұрын
Odaygu sifiican ayuu Difaac ugu jiraa XAGA SU'AALAHA Wey ka dhamaatay odayga imika
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
XYSSIN KEYDIID ninyhaw ma ila aragtay intaa difaac bu ku jiraa mar aan ka dhagaystay Voa cawayska washington
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 6 жыл бұрын
Wiil bari ### HAA SXB WAREYSIGII UGU DANBEEYEY EE NAIROBI KAGA QAADA EGLAN SHOW """" AYAABA UGU DARAN WAA CIRKA
@mujaahidlibaax7185
@mujaahidlibaax7185 6 жыл бұрын
SIFIICAN AYUU U WAREESANAYAA WAREYUHU''' WAAN KA XUMAHAY INUU KU QANCIN '''' LAAKIN ODAYGU WAA CIRKA MINESOTA WAA LAYAQAAN WAA NIN PUNTLAND UUN U HEESA OO AY KA DHAMAATAY '''SUAALAHA '''KAMA JAWAABI KARO WAAYO '''''TAARIIKH NOLOLEEDKIISII FANKA'''''AYUU KA JAWAABI KAARI WAAYEY.....DADBAA DAAWANAYA '''IDIOT
@maryamamuse5507
@maryamamuse5507 6 жыл бұрын
XYSSIN KEYDIID M
@sahalqunyarsocod5641
@sahalqunyarsocod5641 6 жыл бұрын
Xilliga uu fanka ku soo biiray inuu qariyo kuma raacsani, laakiin, waa sax in uu ka dhawrsado wax ka sheegista fannaaniinta cusub waana caqli waayo waa dadkii bedli lahaa.
@maryanali2606
@maryanali2606 5 жыл бұрын
Qofku suaalo xumaa waraysiga qaadaya
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 2 жыл бұрын
maryan asc
@faizaFunny780
@faizaFunny780 6 жыл бұрын
Dufaac buu ku jiraa mA istirahden
@xanaanali5165
@xanaanali5165 6 жыл бұрын
faiza Boorama
@abdirahmn5716
@abdirahmn5716 6 жыл бұрын
faiza Boorama hhhhhhhh waan baqayba indero
@namiin3034
@namiin3034 6 жыл бұрын
he's very boring, they guy interviewing him
@sabiriinjamac704
@sabiriinjamac704 6 жыл бұрын
Odaygu u eeka ninka filimaanta hindiga ah laa darka matala mataciisa ma xasuute lkn aad bay isugu eegyihiin
@azlmcl198
@azlmcl198 6 жыл бұрын
sabiriin jamac blackie babby boss been maad sheegin
@sabiriinjamac704
@sabiriinjamac704 6 жыл бұрын
Azl Mcl hhhh aad iyo aad
@azlmcl198
@azlmcl198 6 жыл бұрын
sabiriin jamac kkkkk waa blackie oo intuu majeerteen noqdey wardheer kasoo toosey kaftanoz kkk
@sabiriinjamac704
@sabiriinjamac704 6 жыл бұрын
Azl Mcl hhhhh odayga somali in ku filan uu u heese filimada hindiga ah lagu daro hada kadib laadar ayuu ku soo baxaya e
@azlmcl198
@azlmcl198 6 жыл бұрын
sabiriin jamac absolutly
@qumansabban7117
@qumansabban7117 6 жыл бұрын
Odeygu muxuu la baqayaa ma sidii kalaa allow sahal
@suldaanxaayow1807
@suldaanxaayow1807 6 жыл бұрын
Maxay tahay waxa uu xirtay odaygu reer baadiye waligay indha adeegiisa ma arag
@faysaldaud9163
@faysaldaud9163 6 жыл бұрын
Waar waxani muu sirkhaansan yahay
@gobdoongashaanle1095
@gobdoongashaanle1095 6 жыл бұрын
Faysal Daud ,waa sidaan is idhi .
@puntland2010
@puntland2010 6 жыл бұрын
Yaan lagaa dareemin neceebka
Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta Maxamed Deeq
37:44
PUNTLAND TV
Рет қаралды 1,7 М.
Qaybti Labaad ee Wareysiga Axmed Cali Cigaal
21:03
Madasha Furan
Рет қаралды 11 М.
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 22 МЛН
RTN TV: HEESTII SACDIYA IYO AXMED CALI CIGAAL 2017
7:59
RTN Somali TV
Рет қаралды 27 М.
WARAYSI XIISO BADAN l AXMED CALI CIGAAL IYO HABOON UGAAS l 2018
53:09
Sheekada Shaydaan iyo Abaalkii || Jamaal Cali Xuseen
7:51
MM Somali TV
Рет қаралды 1,3 М.
Kaftankii iyo xasuustii Axmed Cali Cigaal iyo Abdisalaan Hereri
32:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 117 М.
AXMED CALI CIGAAL.MUSIC BY CIRSAN KAYEER MUSICAN JABUUTI
13:42
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 273 М.
Axmed Cali Cigaal
23:22
Hassan Jama
Рет қаралды 7 М.
RTN TV: Barnaamijka Ciida iyo Axmed Cali Cigaal 1/9/2017
1:00:48
RTN Somali TV
Рет қаралды 54 М.
Barn. Fanka & Suugaanta 11.Febr.2013
42:26
hctvhargeisa
Рет қаралды 21 М.
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 5 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 34 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 472 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 14 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 121 МЛН