Barnaamijka hormari Naftaada #2 Kani Waa Sanadkaagii 2020

  Рет қаралды 3,195

HAGAHA NAFTA

HAGAHA NAFTA

Күн бұрын

Sanadkaan waa fursadaadii aad kubadali laheed noloshaada oo dhan
Waa fursadii aad banaanka ugu soosaari kartidaada qofnimo
Waa fursadaadii aaad ku joojin laheed caado walba oo dib udhigeysa horusocodka noloshaada
Waa fursadaadii aad uga xoroobi laheed Caajiska, Wahsiga, Kubaraarug sanaan la'aan ujeedka aad u nooshahay.
Waa fursaddii aad ku baraarugi laheed inaad tahay qof u abuuran inuu kaguuleysto caqabad walba.
Waa furasadaadii aad ku noqon laheed Tusaale wanaagsan oo kudhexjira bulshada
Kakac fadhiga kani waa sanadkaaga, kakac fadhiga tani waa fursadaadii ugu weyneed abid oo aad ku abuuran laheed nolol Farxad leh, kalsooni leh, jaceyl leh.
Fadhiga kakac waa sanadkaagii aad hormarin laheed naftaada, ad jeclaan laheed naftaada, aad kaxoreen laheed Caajiska, iyo waxqabsi la'aanta.
Waa fursadaadii aad dib ugu sixi laheed waxyaabihii kaa qaldoomay sanadkii tagay.
Waa fursadaadii aad kubaran laheed xirfado kala duwan si aad ula jaan qaado dunida sii hormareysa.
Waa fursadaadii aad kuqaadi laheed masuuliyadda noloshaada,.
Waa Fursadaadii aad kutusi laheed dadka kugu dhaha adiga waxba manoqonkartida Awoodaada qofnimo iyo Natiijooyinka guulahaaga.

Пікірлер: 15
@ismaaciilciiltire2391
@ismaaciilciiltire2391 4 жыл бұрын
Marna dhiirigaliyaha bulshada
@ismaaciilciiltire2391
@ismaaciilciiltire2391 4 жыл бұрын
Illaahy haku xafido yaa ustaad
@shuceybsaalim4670
@shuceybsaalim4670 4 жыл бұрын
Maasha Allaah
@qosoliyoqaraaxo9420
@qosoliyoqaraaxo9420 4 жыл бұрын
Masha allah Thank you wlhi waxaa ka fahme wax badan so ❤❤❤ dear bro keep going 💖💖💕💗❤❤
@hagahanafta131
@hagahanafta131 4 жыл бұрын
Madoonyesaa inaad cusbooneysiiso noloshaada oo dhan aadna bilow bilowdo nolol qurux badan? Madooneysaan inaad kadhabeyso isbadalkii aad weligaa raadin jirtay? Madooneysaa inaad noqoto qof shaqsiyad wanaagsan leh dadkana unoqda tusaale wanaagsan? Madooneysaa inaad sameyso isbadal kama dambeys ah aadna qurxiso noloshaada inta kadhiman? Dabcan jawaabtaadu waa HAA, soo sidaas maahana haddaba ina keen aan wada bilownee nolol cusub.
@qeysshow8546
@qeysshow8546 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll marwalba isdhaho isbadal sameee waan ku fashilmaaa goaanka qatana masameeyo halmalin sameen kadib waa kacajisaa runtii .
@aishasalad2626
@aishasalad2626 4 жыл бұрын
haa waa sax kani aa sanadkeyga waana gaarayaa wax badan taas mahadeeda adiga ayaa iskaleh ustaad/dhiirigeliyaheyga iyo macalinka nolosheyda
@cumarcaliciid8317
@cumarcaliciid8317 2 жыл бұрын
Mashaa allaah allaha kubarakeeyo walaal mahadsanid walaal qaali horay usoco walaal
@naciimomaxamednuur
@naciimomaxamednuur Жыл бұрын
M.a thank you
@abdisalan3555
@abdisalan3555 4 жыл бұрын
Muuqaal qurux badan wlhi mudan inaan kucelceliyo daawadashadiiss
@mohamudabdullahi8282
@mohamudabdullahi8282 4 жыл бұрын
Masha Allah
@ismaaciilciiltire2391
@ismaaciilciiltire2391 4 жыл бұрын
M.a
@abdisalan3555
@abdisalan3555 4 жыл бұрын
Ustad qasin dhiirigeliyaheyga hormarinta nafta waad ii ifyiimisaa abaal ayaad igashatay wlhi
@aasiyafarxaan613
@aasiyafarxaan613 4 жыл бұрын
Wlhi wuuu i anfacay muuqaalkaan
@dalabmaxamuud6807
@dalabmaxamuud6807 Жыл бұрын
haa ok
6 ARRIN WAQTI HAKU BIXIN
8:35
HAGAHA NAFTA
Рет қаралды 531
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,7 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,5 МЛН
baro qaacidooyinka la dhaqanka dadka.
10:20
SAANREEB
Рет қаралды 334
Baro sida Nafta loo Hogaamiyo
5:32
DHIIRIYE
Рет қаралды 1,7 М.
#xakamee__naftaada  sidee laakisa???
7:15
Ahmed koffi 009
Рет қаралды 4,2 М.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 15 М.
GO'AAN YEELO KANA ADKOOW NAFTAADA
6:06
HAGAHA NAFTA
Рет қаралды 858
Xirfadda Fagaare ka Hadalka (Public Speaking)
13:12
Fu'aad-Booska
Рет қаралды 10 М.