Barnaamijka Qanci Dadkaaga Ee Su'aalaha Iyo Xirsi Xaaji Cali HCTV Qaybtii Labaad

  Рет қаралды 105,365

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 93
@cabdiraxmaansulub4848
@cabdiraxmaansulub4848 8 жыл бұрын
mashalah xirsi cali xaaji xasan Waa halyeey Qaran geesi codkara ahna siyaasiga qarniga
@khadarcabdilahi3895
@khadarcabdilahi3895 8 жыл бұрын
mashallah madaxwenaha mustaqbalka dhaw allah haku guleyo mudane hirsi haji cali xasan
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 8 жыл бұрын
Aftahannimadu waa hibo reer barigu gaar u leeyihiin , ka soo bilaw Burco ilaa Bosaso,, waa dad Soomaalida kaleeto ka hadli og,, Xirsi Cali X.Xasan, nin reer Hargeisa ku nebcaayeen ragganimadiisa lkn ragannimadiisu ka sarreyso wax cayaar lagu qarin karo.
@iraadarts-halabuurmedia-ha63
@iraadarts-halabuurmedia-ha63 4 жыл бұрын
Ishaad kariday waxad tahay faxal muhaniya
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Hogaamiye xirsi Cali X.xasan
@wasiirabaashe7837
@wasiirabaashe7837 8 жыл бұрын
Mancha allah wasiir xirsi Waa nin rageed
@siciidbawne8591
@siciidbawne8591 8 жыл бұрын
illaahay haku barakeeyo XIRSI CALI X.XASAN illaahayna geesiyada adookalaana dalka S/Land ilaahay uga baryayaaa
@salinhodan8859
@salinhodan8859 8 жыл бұрын
xirsi xaaji cali waa nin adag ilaahay ha ku daayo
@MohamedAhmed-ej9tp
@MohamedAhmed-ej9tp 8 жыл бұрын
Ex wasiir halyay qaran iga dheh xaqiiiqdii maaha nin kulmiye ka maarmi karo iilama.muuqato is afgatad suuban bn kulmiye u rajaynayaa insha allah
@Awraali
@Awraali 8 ай бұрын
Nin rageed madaxwaynaha mustaqbalka insha allah
@sandheere2243
@sandheere2243 7 жыл бұрын
Nin raga oo dulqaad leh Alla ya cizak Mudane Xirsi
@axmedaxmato7005
@axmedaxmato7005 5 жыл бұрын
Yaaa dawanaya xiligan 2019
@abdihalimmohamoud7513
@abdihalimmohamoud7513 2 жыл бұрын
2022😂
@hoodoaadan8482
@hoodoaadan8482 8 жыл бұрын
gacan baan utagay xirsi waxan shegayaa hablha qaar sualaha waydinaya wasiirka kamay jawabi jirin amaba may waydin jirin ma hotelada lagu ilbaxaa subxanlaa
@kawsarcabdiqani6498
@kawsarcabdiqani6498 8 жыл бұрын
waleeee waaa nin rageed ilahaw ishaaa cadawgaaa kaduuu mudane xirsii
@hanadleveniokingcaraale2192
@hanadleveniokingcaraale2192 7 жыл бұрын
Xirsi
@abdulazizhassanhaibe969
@abdulazizhassanhaibe969 8 жыл бұрын
Hirsi Haji Ali Hassan , hadal yaqaan
@sagalasadmaxamed3367
@sagalasadmaxamed3367 4 жыл бұрын
Abti xirsi xaaji ali xssan geesi illahow ku dhawr
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
Ninka haduu la soo dhigan lahaa muuse biixi shaahu u shubi lahaa
@habibfarah4231
@habibfarah4231 8 жыл бұрын
alle haku daayo
@mohamoudismail9009
@mohamoudismail9009 8 жыл бұрын
Waan ku ogaaa nin adaygnimadaa Hirsi, waana nin dulqaad u leh su'aalaha maalaayacniga ah ee ay waydiinayaan libaax Xirsi.
@cawilaxmed2905
@cawilaxmed2905 4 жыл бұрын
Abti xirsi waan Ku tagera waayo waxan ahay ninkii isagoo wata gaadhigii leyliga ahaa Ee GT 1251 Ee gudomiye Ku xigenka degmada burco kugusoo. dhaweyay adoo wadaniya degmada duruqsi Ee gobolka togdheer 125 kiilo mitir dhinaca hawdka burco oo xadka s/land iyo ethiobia anti qaali noolow
@abaashaji6731
@abaashaji6731 5 жыл бұрын
Adeerkay ka hadal yaqaan
@maxamedcabdi1688
@maxamedcabdi1688 7 жыл бұрын
xirsi wa nin dadisa ka way wana macqul gesiga wan tager sanay
@abdirahmanahmedhussein4838
@abdirahmanahmedhussein4838 7 жыл бұрын
Anoo reer djibouti baan ahaay lakeen nikaan .wahaan oroqara waa obama somalida oo daan
@jimcaalehaybe4852
@jimcaalehaybe4852 6 жыл бұрын
Xirsi Cali X Xasan Nin Karmeed Geesi Geesi Dhalay
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 8 жыл бұрын
waa hadii midnimodii reerka iyo wixii udana aad nagala shaqaynayso oo qayaalada hy iyo hj nala aasayso tolka faqashna nala daboolaysid markii udanbaysay...
@shucaybawcabdi7997
@shucaybawcabdi7997 7 жыл бұрын
nin adag xirsi cali x xasan
@thankssomalilandershassan8446
@thankssomalilandershassan8446 8 жыл бұрын
xirsi walee nin adag dheh
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 2 жыл бұрын
16 saacadood oo shaqo ah "Hidden business"
@idilhashe3790
@idilhashe3790 8 жыл бұрын
waxaan kacod San lahaa HCTV qeybta Telephoneda ay noo furaan si aan uga qeyb qaadano madaama aan wadamada debedaha joogno
@mohamedkhalif1928
@mohamedkhalif1928 8 жыл бұрын
xirsi waa geese mabda laha
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 8 жыл бұрын
xirsi waa geesiyada Somaliland usoo kacaya tolka hada waddani ayaan ahaye hadaad mustaqbalka hadaad cararto xafiis taageeradayda wan kula garabtaaganay iyo haberyoonis badanba
@sakariyemaxamed9584
@sakariyemaxamed9584 4 жыл бұрын
Wllhy xirsi waa hogaamiyaha wadanku ubaahanyahay runtuna waata wax dhistee maaha ta wax dumisa
@asmaosman9038
@asmaosman9038 4 жыл бұрын
Hogaamiye Xirsi
@cabdifataax2587
@cabdifataax2587 8 жыл бұрын
Hadii aa tahay qof danta dadka ee gaaya waxaa jira kumanan muwaadinin oo aan lahayn meel ay ku hoydaan markaas ayaad adna qaadanaysaa guryo ah kuwo dadka ka dhexa shaqsiyan Intad ku gurigaa sharci ku raadinayso qof masaakin ah ayaa u sharcin lahayd oo kaaga baahi badan.
@yaasinxoosh839
@yaasinxoosh839 4 жыл бұрын
Xirsi cali xaji xasan rijaal habarjelo aftahnimada way u dhasheen
@germanytoday4245
@germanytoday4245 6 жыл бұрын
xirsi lipaaax
@saynabsaleebaam8708
@saynabsaleebaam8708 8 жыл бұрын
at miishaar xirsi x xasan
@asmaladan4535
@asmaladan4535 7 жыл бұрын
xirsi nooolow
@a.hakimsufi4910
@a.hakimsufi4910 8 жыл бұрын
Nin adag
@ahmetarafat3734
@ahmetarafat3734 8 жыл бұрын
waad mahadsantahay walalo ilig anigu waxaan arkaa uun in dhalinyaradu ay suaalahoodu u badanyihiin deel qaaf shakhsiya lkn waxa wac naan lahayd qofka meeshan la keeno ee wakhtiga iyo kharashkaba aad ku bixinaysaan in kaliya laga waraysto wixii khuseeya qaranka walalo haba ka naxee lkn dhalinyarada hargysa joogta ee suaalaha waydiinaysa gobolkay doonaanba haka yimaadaane waxaan jeclaan lahaa inay ka saaraan qabyaalada micnaheedu maaha inaan an reer hargaysa ahayn haa waan ahay lkn waxaan ka xumahay in ay dhamaan suaalaha aad waydiiseen ku janjeedheen madax waynuhu adiga ayaa u ahaa ka kaliyaata oo yacni ilmo ader ayaad ahaydeen maan jeclayn in xag xagsho shakhsiya aad la shir timaadan ee maadama aad jaanis u hesheen dalkiina aad joogtaan lana sii sheego qofka meesha la keenyo inta aanad goobta iman xog uu leeyahay soo ururso oo shakhsigaa so baro kadib suaal waydii aan adiga xanuun qabiil mid cuqdadeed mid reerkino xil wayay ee wax umada oo dhan u danha waydii WAAD MAHADSANTAHAY M.ILIG MARKALE WALALO
@adanmuse9338
@adanmuse9338 8 жыл бұрын
wlhi waa nin adag waxaan Lee yhy magacaa ha jiro
@diiriyewarfaa7455
@diiriyewarfaa7455 8 жыл бұрын
#Xirsi nin adag laamaha isaaaq baad ku taal laanta ugu dheeer. walee nin adag. xataa dadka su.aaalaha weydiinya ayaa ku leh wasiir wali
@maymoonahmaxamoud5565
@maymoonahmaxamoud5565 Жыл бұрын
Guriga ku yaala goljano haraaam money
@munafarax1213
@munafarax1213 3 жыл бұрын
Kadhimadeee xirsi hadalkama helysaane
@faysalmire7624
@faysalmire7624 2 жыл бұрын
Kkk xirsi
@naaxiye5435
@naaxiye5435 8 жыл бұрын
xirsi manta waxu noqday waxyala ugu xisaha badan ee laga xiseyo somaliland ama ugu hadal hentaa badan
@daga34267
@daga34267 7 жыл бұрын
kaagan wadani ibraahin ayaan la hadlayaa waar xishood afka maanad wax ku cunayn aad waxaa ku leedahay waar waa hablaheni lkn kula yaabi mayoo wadani oo dhanbaa cayda lugu ababiyaa waa caadadiina inaad xaalada markaa taagan aad cay kaga hadadhaan waayo ma haysataan xal aan kaa ahayn waayo ma haysataan cod idinka oo awood daran ayaad hadana dadka caayaysaan waa wax ay caudu reer wadani ka siman yihiim madaxdiina ilaa taageerada adiga oo kale ah edaab yesho dalka ixtiraama aynu ku wada nolaano Respect dhamaan hadaynu sidaxda xisbi nahay iyo hadaynu soomaaliba nahay dalka inagaa leh STOP CROPTION AND WIST MANEGMENTV
@mrhoryaal
@mrhoryaal 8 жыл бұрын
XIRSI WA RUNTII CAAYI MAAYO SIOLAANYO AYU YIDHI MADAMO AN KATAGAY MARKAA HADAAD CABIRTO SILAANYO MATALIYO
@faysalmire7624
@faysalmire7624 2 жыл бұрын
Magalada raga
@isaxaqxassan8811
@isaxaqxassan8811 6 жыл бұрын
haanool xrsii madax weeynahaa somaliland
@newhargaisa5769
@newhargaisa5769 7 жыл бұрын
xirsi yaa yaqaan waa mujaahid wayn
@saynabsaleebaam8708
@saynabsaleebaam8708 8 жыл бұрын
at miishaar xirsi x Casanova
@iloveislam9028
@iloveislam9028 8 жыл бұрын
silanyo so shacsaray
@hoodoaadan8482
@hoodoaadan8482 8 жыл бұрын
markay jamacda dhiganayeen
@maslahwarsame7520
@maslahwarsame7520 8 жыл бұрын
hhhh xirsi gaaab caadi ma ahan
@habibfarah4231
@habibfarah4231 8 жыл бұрын
taangibaa i jiidhay kulahaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk nin adag
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 жыл бұрын
Eng. Osman abdillahi ali Waxad tahay 40 jir /40. 0 million haysta. Waxad tidhi waxan aaminsanaa in riyaale xoog lagaga qaado. Gurya badan baad qaadatey. Yaa kuu ogolaaday inaad qaadato. Waar xishood. Xeelad baad ku qaadatey.
@abdiqanimm7518
@abdiqanimm7518 7 жыл бұрын
wariyaha waxaan kulatalinlahaa dadka ha khalkhalin ee markuu hadlayo halad haka horkeenin wakhtigiisa haqaato walaw wakhtiyar yahay ba
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 4 жыл бұрын
Dad xun weeye baad tihiin walaahay
@mukhtaarismaaciil6791
@mukhtaarismaaciil6791 5 жыл бұрын
thy
@cabdifataax2587
@cabdifataax2587 8 жыл бұрын
Ninka hogaamiyaha ah maaha ninka meesha kala taga hanti uu ku faano ee waxaa uu ka tagaa wax qabad umada wax tara
@muusecali5039
@muusecali5039 8 жыл бұрын
khcvlnbbk
@muusecali5039
@muusecali5039 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 жыл бұрын
KKKKKKKK TAANGIBAA I JIIDHAY
@mohamedahmedomarrooble6277
@mohamedahmedomarrooble6277 8 жыл бұрын
mudane Ex wasiir xirsi run ahaan tii awaxaan ahaa raga sidawayn uuga soo horjeeday lkn imka waxaan xusayaa inuu karti iyo aqoon uleeyahay inuu dadka qanciyo Allena waxaan ka baryayaa in mad madawg yar ee qalbigiisa ku jira ka nadiifiyo si uu dalkiisa iyo dakiisaba u anfoco
@raxmaahmed8967
@raxmaahmed8967 7 жыл бұрын
mujaahidna matihide alle unoqo wada khaldan baad ku socotaaye
@mukhtaarismaaciil6791
@mukhtaarismaaciil6791 5 жыл бұрын
siirsi aballawe
@iloveislam9028
@iloveislam9028 8 жыл бұрын
Hhhh Xirsi afmishaar
@dhaylaweabokor8860
@dhaylaweabokor8860 3 жыл бұрын
abokor
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 жыл бұрын
Alla ku qabay muxuu ilka yar soo urursadey. 40 jir afartan million haysta baan ahay. Guryihii dawlDda waxan ka qaatey qayb libaax ugu yaraan 20 guri yaan ka qaatey, waxan iibiyey iyo waxaan haystaba. Wershaddii laydhkana waxan ku wareejistey qabiil aan gacan saar la leeyahay, wcahaxan ka qaatey EU lacag fara badan oo ah qiimihii ay soo saari jirtey wershadu, ganacsatadana waxan ka qaatey lacag fara badan. Ilaa haddana waxan ku leeyahay sheerar fara badan.
@iloveislam9028
@iloveislam9028 8 жыл бұрын
Wali ma qayba hadhay mise wa dhamaday
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 4 жыл бұрын
Kuwo lasoo diray weeye
@mubarakadam7927
@mubarakadam7927 8 жыл бұрын
hdal yaqaan wale xirsi waa baag
@abdirahmanmohamed5536
@abdirahmanmohamed5536 6 жыл бұрын
Beenta ugu weyneed aan argo taangi ijiray
@saynabsaleebaam8708
@saynabsaleebaam8708 8 жыл бұрын
at miishaar xirsi x xasan
Su'aalihii Ardayda Jaamacaduhu Waydiiyeen Guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi
1:39:50
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,8 МЛН
Waraysi Gaar Ah Ambassador Cawil Cali Du'caale Qaybtii Labaad
1:00:47
Horn Cable Tv
Рет қаралды 90 М.
SHEEGA DEE ? 16 October 2024
30:23
SHANTA TV
Рет қаралды 718
Taariikhdii Garaad Wiil Waal
1:48:38
warbahinta bulshaawi.com
Рет қаралды 957 М.
Waraysi Gaar Ah Ambassador Cawil Cali Du'caale Qaybtii Koobaad
1:00:41
Horn Cable Tv
Рет қаралды 168 М.
Reer Hargeysa iyo Barnaamijkii Baro Diintaada
54:01
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 669 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26