No video

Reer Hargeysa iyo Barnaamijkii Baro Diintaada

  Рет қаралды 665,866

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

Күн бұрын

💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Download our Playstore app
play.google.co....
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Follow us on Instgram
/ abdulaziz_mohamed_oogle
💥 Visiit our Website
gaaldiid.com/
💥 Follow us on Twitter
/ abdulazi_oogle
💥 Subscribe our KZbin
/ @abdulazizoogle
💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
/ @tafsiirkaquraanka1838
-------- Thanks for watching--------------

Пікірлер: 1 200
@nasteyxoxazanolal7385
@nasteyxoxazanolal7385 4 жыл бұрын
Sh ilaahay cimri dheer cibaado suuban cilmi wngsan io ciyaal barakysan hakuugu cabal Mariyo Shar io dhip aduunba ilaahay hakaa xijaabo aamiin aamiin
@ummucabduraxman9062
@ummucabduraxman9062 4 жыл бұрын
sh c/casiis oogle waa maxay cadaaladaadu waa noocee hooyadaas rabta inay suaasha isku daydo maxaa ugu diiday eed raga keliya ugu koobaysaa ma dumar phopia
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Жыл бұрын
@@ummucabduraxman9062dummarka waa la,astaraayo kaamiro la,aan ayaaa laweydiinayaa ayuu shiiqa dhahay wll
@user-mz8fd9dk6j
@user-mz8fd9dk6j 4 жыл бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 4 жыл бұрын
Abdulaziz ogle, ALLE SWT cilmiga iyo aqoontaba ha siyaadiyo, bi'idniLLaah,
@qadarmaxamed2187
@qadarmaxamed2187 4 жыл бұрын
Suaashu waacankabuut
@sadiomane3986
@sadiomane3986 3 жыл бұрын
Aamiin ya rabi
@aragsancadeyhassan9228
@aragsancadeyhassan9228 4 жыл бұрын
Manshaa tabarakalah aad yaan uga helay barnamijkan xiiso gooniya ayuu leeyahay wax labarto waxa ugu fiican diinteena macan alle haydin xifdiyo sheekh
@Maaher07
@Maaher07 4 жыл бұрын
Masha allah sheikh abdulazis muqdisho ayaa kuharay waanu kusugeynaa wll
@abdurahmanahmed9816
@abdurahmanahmed9816 4 жыл бұрын
Sh.Abdulazis oogle wax badan ayaan kaa faiday jazakallahu khayr.
@safamarwa3597
@safamarwa3597 4 жыл бұрын
Maansha Allah caruurta yaryar Ayaan aad ugu farxay siday ujawaabayaan idinkuna horay usii wada
@drahmedhayow9013
@drahmedhayow9013 4 жыл бұрын
Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan kzbin.info/door/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.
@muniroshafici5315
@muniroshafici5315 4 жыл бұрын
wlhi barnamijkan markan firsanayo aaad ayan ugu faraxsanahy masha allah alle haidin xafido wax bdn ne wanka faiday❤❤
@ibrahimhassan7823
@ibrahimhassan7823 4 жыл бұрын
Jazakallahu kheira
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
@@ibrahimhassan7823 Walaal isoo booqo oo ilaahay dartii subscribed iigu saar, ilaahay waxaad ku faraxdid haa ku siiyee
@ruunxasan7176
@ruunxasan7176 3 жыл бұрын
@@ibrahimhassan7823 P,, 0
@mrruush7284
@mrruush7284 2 жыл бұрын
m.sh ilaahay haidin Abaal Mariyo m.sh
@dahabofaarax1105
@dahabofaarax1105 2 жыл бұрын
Q
@aamiinmukhtaar3681
@aamiinmukhtaar3681 4 жыл бұрын
Masha allah waa barnaamij dhiiri galin u ah diinta Sheekh adna alle hakaa abaal mariyo
@suleikhamohamed8811
@suleikhamohamed8811 4 жыл бұрын
Mansha allah waa barmaamuj qaaliya waan ilmeeyay runtiii
@faadumomursalmursal3641
@faadumomursalmursal3641 4 жыл бұрын
Asc
@Malikahmed961
@Malikahmed961 3 жыл бұрын
😂
@nadhifosiyad4724
@nadhifosiyad4724 3 жыл бұрын
@@Malikahmed961 Jthtmt t tbbr trrjO
@wardamohamed9544
@wardamohamed9544 4 жыл бұрын
Sheekh codsi, Dumarkana waydii suaalaha Nimanka un haku koobin barashada tiinta way usimanyihiine adigoo mahadsan.
@digriyoowchannel481
@digriyoowchannel481 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/qqKQhaeLnMR_e5Y walal halkan ka daawo sababta uu sheekh CabdulCaziz dumarka u waydiin wayay
@wadaadkatv3705
@wadaadkatv3705 4 жыл бұрын
Suaasha hore ayuu uga jawaabay chanelka ka eeg Waanu cadeeyay sababta uu uwaydiin waayay
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 4 жыл бұрын
Wllo dee Dumarku Murxin uma aha Culimada marka dumarka ila haboona in Dumarku laguso daro
@queennn4901
@queennn4901 4 жыл бұрын
Wadaadka Tv walal maxu yiri sheeqa
@umulkheyrmaxamed8721
@umulkheyrmaxamed8721 4 жыл бұрын
@@wadaadkatv3705 maxuu dhahay wllo isheg plz
@natramohamed8233
@natramohamed8233 4 жыл бұрын
Masha allaah shiikh shukran jazakallah siiwad allah ha dinsaqiro 👍
@fadumohoyo3972
@fadumohoyo3972 4 жыл бұрын
Macha allah walal khayr allah hakusiyo barnamijka adban ula socona adun iyo akhiraba allah Haku barakeyo waxbadan ban ka faidnay
@hafsoisman1847
@hafsoisman1847 4 жыл бұрын
Musaafurka waaye
@canabmohamed9038
@canabmohamed9038 3 жыл бұрын
Mansha Allah allaha haiku barakeeyo🥰🥰🥰🥰
@najmamohamed9668
@najmamohamed9668 4 жыл бұрын
Manshaa'allaah tabaaraka'allaah owlaada Allaah inoo barakeeyo aamiin
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 2 жыл бұрын
Mansha Allah barmamijkan wanjeclahay ilahaydarti banujeclahay jazakallahu qeer sheikh Abdiaziz Ogale barakallahu feek
@queenluula2294
@queenluula2294 4 жыл бұрын
احب الكلام الا الله اربع. Kalmadaha Illahey Agtiisa loogu jecelyahay waa Afar. 1:سبحان الله 2:الحمد لله 3:لا اله الا الله 4: الله اكبر
@naciima_family
@naciima_family 4 жыл бұрын
walaal adigoo mahadsan SUBSCRIBE ii saar
@shuceebcabdi2259
@shuceebcabdi2259 4 жыл бұрын
Asc
@habonally2239
@habonally2239 4 жыл бұрын
@habonally2239
@habonally2239 4 жыл бұрын
Haas you
@khadijoxaaji3834
@khadijoxaaji3834 4 жыл бұрын
gp3
@xalimocabdicige2642
@xalimocabdicige2642 4 жыл бұрын
MashaaAllah sheekha Allah ha kajasaaisiiyo waa barmaajuj qiimo badan
@hamdahabib3126
@hamdahabib3126 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاكم الله خير الجزاء Sheekh c/casiis iyo teamkisu aadbay udadaalayan diinteni ayay dadka ku dhiiri galiyen Allahu Akbar mxa ka wangsan 💚💚💚💚💚
@jaamacguuleed7746
@jaamacguuleed7746 3 жыл бұрын
ManShaah manhaash
@kikitvkikitv984
@kikitvkikitv984 4 жыл бұрын
Su aalaha wa fududyihin maansha alaah ilaahey ajar ha idinka siiya
@yusrammc8418
@yusrammc8418 3 жыл бұрын
barnaamijkan wuxuu ka mid yahay barnaamijta ugu faa iidada badan ee aan you tubeka ka daawaday Sheekh cabdulcaziiz oogle illaahay hakaa abaalmariyo noo soo badi barnaamijta noocaan oo kale ah بارك الله فيك🙏🏼
@qadanfarhan7976
@qadanfarhan7976 4 жыл бұрын
Maansha allah hanbalyo wax la faafiyo wixii ugu qiimaha badna
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 4 жыл бұрын
Maasha allaah wiilasha yar yar ayaan aad oogu farxay sida ay ooga jawaabeen
@hibokhader3780
@hibokhader3780 4 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah Allah ha barkeeyo Insha Allah sheekha
@farhiyaabdulahilifestyle6231
@farhiyaabdulahilifestyle6231 4 жыл бұрын
Ani wlldadey barmamijkan aad ayan u jeclahey waana la socona waxyalo badan ayan ka faaidney xaga diinta hadaa nhy qurba jogta Minneapolis keep going ❤️❤️❤️❤️❤️🥰
@khadraali7062
@khadraali7062 4 жыл бұрын
🥰
@fadumoaxmed1984
@fadumoaxmed1984 4 жыл бұрын
Sheekh new hargaysa waa xaafadd xagga diinta aad ugu fiican allh habarakeeyo
@xamdiawes7253
@xamdiawes7253 4 жыл бұрын
Mashallah Tabarakallah
@nasradahir2692
@nasradahir2692 4 жыл бұрын
ASC maanshaa allaah jazaakumu laahu khayr Ilaahay miisanka Hgdr🌺🌺
@ardosheikhibraahim1958
@ardosheikhibraahim1958 2 жыл бұрын
ib7
@aminaadan4463
@aminaadan4463 4 жыл бұрын
Ilhy hano fududeyo cilmaga barashada dinta ani iyo inta islamka ah amiin yarabi
@xasanmuqtar3714
@xasanmuqtar3714 3 жыл бұрын
Aalha noo fuu dheediiyo
@fartahaji994
@fartahaji994 4 жыл бұрын
Mash allah wll
@user-mz8fd9dk6j
@user-mz8fd9dk6j 4 жыл бұрын
نحبكم فى الله تعالى الله يحفظكم جميعا إخواننا في الله تعالى
@sahramohamed7013
@sahramohamed7013 4 жыл бұрын
Maasha allah ale jazakalah khayr allow ubadka noo barake nona xafid
@hoodoazkar9912
@hoodoazkar9912 4 жыл бұрын
Mansh allh Reer Hargeysi xaga diinta Aad bay ugu wacan yihiin xataaa Ay daliikiisuaasha Raac zanayaaan
@bashirabsher5011
@bashirabsher5011 4 жыл бұрын
Asc walaalayaal kalmadda Gaashaa’Allah kasaara N manshaa Allah looma qoro please dadbadan xarafka N ku data wcs
@freenimo6512
@freenimo6512 4 жыл бұрын
manshallah sheikh Abdiazizow jazakalah kheyr barnaamijkan horay u wad waa barmamij wax laga faiidayo
@aishkareem3046
@aishkareem3046 4 жыл бұрын
mashallah ilahey ha idiin siyaadiyo diintina ajar aan lasoo kowikarin allah haidinka siyo aamiin جزاكم الله خيرا
@naciima_family
@naciima_family 4 жыл бұрын
walaal adigoo mahadsan SUBSCRIBE ii saar
@sarifohussen79
@sarifohussen79 4 жыл бұрын
Fg c X jk jg
@fairmohammed3773
@fairmohammed3773 3 жыл бұрын
Not number phone different La Angels Do not crash airplanes not poop. Airplanes different. People clean different poop
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
Walaal isoo booqo oo ilaahay dartii subscribed iigu saar, ilaahay waxaad ku faraxdid haa ku siiyee
@Somalihappyfamily
@Somalihappyfamily 3 жыл бұрын
@@naciima_family Walaal isoo booqo oo ilaahay dartii subscribed iigu saar, ilaahay waxaad ku faraxdid haa ku siiyee
@xamdixiisxirsixasan2635
@xamdixiisxirsixasan2635 4 жыл бұрын
Masha alah ala haku barakeeyo sh. Abdulasiis wa barnamij fcn hore uwad wa hamdi oo ku sugan mogdisho wa idin dhiira galinaa sheekh
@madinoali9019
@madinoali9019 4 жыл бұрын
Masha Allah ilaheyow aqliga udah willkas suheb nasir se qurux badna ayuw uga jawabay susha
@sacdiyanuur1097
@sacdiyanuur1097 4 жыл бұрын
Masha allah shekh shaqo wanagsan baad wadan jaszaka Alaahu kher wajizakal janah
@hadafabdi
@hadafabdi 4 жыл бұрын
Mashaaalaah aadbaan uga helay barnaamijkaan waanan ka faaiiday alaha idin xifdiyo dhamaantiin anakana alaha nafahansiiyo diinteena.
@MUHAMMADALIIBRAAHIM
@MUHAMMADALIIBRAAHIM 4 жыл бұрын
Maasha Allaah Shiikh Abdirizaaq Oogle Jazaakumulaah Qeer barnaamishyo Aad iyo Aad u Fiican diinteena sharafta badan oo Islaamka Ah Aa soo galisaa.👐👍.
@matto8581
@matto8581 4 жыл бұрын
Hargeisa midh kaliyaata kabarta sheikhyada 90% ma iqaanan culuumta ama diinta taariikhdeeda sheekhyada waaweyn ma jeedo. Lkn dhalinyarta surwaaladu kandhacayaan ama ciyaalka ama kuwa balwada aad u cuna waa wada xaafid ama culuumta iyo sharciyada qur’aanka aad bay u yaqaanan. Allow diinta nagu hanuuni❤️❤️
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
Hargeisa kuwastey qdw
@mustafeMS
@mustafeMS 4 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah MashaAllah
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 4 жыл бұрын
Maasha Allah sheekh goormaad xamar ama garoowe tegeysaa ileen sheekh soomaaliyeed baad tahay
@aishahassan3098
@aishahassan3098 3 жыл бұрын
Masha Allah cunugan 12:33 Allah barakeyo
@zamzamhashi4435
@zamzamhashi4435 4 жыл бұрын
Masha Allah
@princep5991
@princep5991 4 жыл бұрын
Masha Allaah jazakaallahu kheyr
@thelegend2310
@thelegend2310 4 жыл бұрын
Sheikh ManshaALLA tabaarikaLAAH cimiri dheer, cafimaad taama, arqad wasaca, cibaado suuban, jano RABI ha kugu deeqo ameen yaa RABI calamiin
@nimcaxirsi507
@nimcaxirsi507 4 жыл бұрын
Walaahi wan ilmeeyay caruurta yaryar siday uga jawabayN maanshalla siiwad wllo
@risktaker9119
@risktaker9119 4 жыл бұрын
Walahai in Aan diinta eber ka ahay baan arkay hhhh i like This program
@NadaAhmed-ei6je
@NadaAhmed-ei6je 4 жыл бұрын
Manzha allh waa Barnamuj an jeclay sheekh alleh haku barakeyo
@hindamaxamad3769
@hindamaxamad3769 4 жыл бұрын
جزاكم الله خير الله يحفظكم
@user-xt7mt6iq4d
@user-xt7mt6iq4d 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير ياشيخ عبد العزيز
@deeqaaden62
@deeqaaden62 4 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمان الله يحفظك اخي❤️😍👍
@eastafricankitchen
@eastafricankitchen 4 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakalla Jazakallahu kheyran
@maryanhassan7386
@maryanhassan7386 4 жыл бұрын
Sanadkuu nabi maxamed scw dhashay waa caamul fiil
@istaahilzubair5820
@istaahilzubair5820 3 жыл бұрын
Mansha allh aad iyo aad baan ugu farxa waxbadanna waa kafa iida walal noo sobadayi ilahey ha ina xifdiyee
@abdijinar07elmi59
@abdijinar07elmi59 3 жыл бұрын
000
@aishah7915
@aishah7915 3 жыл бұрын
MASHALLAH 🤩
@flankthefirstthingyakandah7243
@flankthefirstthingyakandah7243 3 жыл бұрын
DALhb
@fathiahasan7375
@fathiahasan7375 3 жыл бұрын
Ee 571
@idrisali212
@idrisali212 4 жыл бұрын
Manshaa allah Alle khayr iyo ajar faro badan ha siiyo Abdulaziz Oogle 💕💕💕💕💕💕💕💕
@ruqiyaabdulqadir4261
@ruqiyaabdulqadir4261 4 жыл бұрын
Manashalah qof adan umalayanayan inu yaqanoo ayaa furaya su alaha subxanalah
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
sheekh maansha allaha caruurteen sidey wax u barteen sow wax kagama baxin . barigii hore diinta macaliim badan maay haysan oo leh aqoon sarre waay yaraayeen ul iyo quraan aay ku xafidsiiyan uun baay hayeen lakin aan xataa ku maxcneyn karin
@amalali6605
@amalali6605 4 жыл бұрын
Xariif, waaye sheqa, dumarku diinda way yaqanan, kkk masha allah
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Maasha allah jazak allah kheyer sheikh Abdulziiz allah ku barakeeyo
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 4 жыл бұрын
Ismahan meel walbo oo khayr ah waan kugu arkaa masha allah
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
@@mohamedgeelqaad4741 adigun kheyerk waa dawad madamo ada igu arkitiid meelah khwyerk shugran akhii
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 4 жыл бұрын
Mashaa allaah wiilka yar ee sheegay magaca loo yaqaan jin iyo insiga
@khadijaabdi4045
@khadijaabdi4045 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah is wiilka. Yare ee sheegay magaca 🚻 loo yaqaan. Jin iyo Insiga
@AnisaaJamac
@AnisaaJamac 3 жыл бұрын
Mash Allah ada ban ogu farxa barmushkan mar kan arko jazakallah kheyra ilahy diint ha nofududeyo
@nasrahassan5777
@nasrahassan5777 4 жыл бұрын
Masha Allah ilahay hakubarakeyo wanag ayad nowada ilahay ajir iyo xasanad hakasiyo
@nashaadabdiaziz3533
@nashaadabdiaziz3533 4 жыл бұрын
Masha Allaah waa barnaamij aad ufiican maalinta fakarta maalin wangsan aheed
@falastiinhappychannel1226
@falastiinhappychannel1226 4 жыл бұрын
Mashaallah tabarka allah jazaakallahu qeyar
@yusramaxamad9056
@yusramaxamad9056 4 жыл бұрын
Mashallah mashallah jasaakumulah qeer shiiq ALLOW miisaankaa kugu buuxi
@quruxoday533
@quruxoday533 4 жыл бұрын
Maasha Allah barnaamijkan aad ayaan uga helay waxyaabo badan ayaan kaa faaiiday JZK intii soo diyaarisay soona gudbisa keep going please
@maryanshariffali5236
@maryanshariffali5236 4 жыл бұрын
M.a
@farhiyafarah7826
@farhiyafarah7826 4 жыл бұрын
Maansha alah aad iyo aad ayad u mahadsan tihiin walalaha soo diyarriyey barnaamijka baro diintaada
@kobcigaraadkaaga5682
@kobcigaraadkaaga5682 4 жыл бұрын
Masha allaah ❣👌 Ilmaha yar siirada aad ugaran maayaan suurad quraan waliba ku hooseeya aya ila habon Sh inad weydso. 𝘼𝙡𝙡𝙖𝙖𝙝 𝙝𝙖 𝙠𝙪 𝙭𝙞𝙛𝙙𝙞𝙮𝙤 𝙎𝙝𝙚𝙚𝙠𝙝
@drahmedhayow9013
@drahmedhayow9013 4 жыл бұрын
Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan kzbin.info/door/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.
@asiamohamud776
@asiamohamud776 4 жыл бұрын
@@drahmedhayow9013 ماشااللہ Walaal wan boqday chanelkaga Barnaamijyo qurxoona aan kahelay waan kusoo arkay Mahadsanid
@kaltunmahamud3604
@kaltunmahamud3604 4 жыл бұрын
Mashaalah mashaalah
@saynabmaxamed4610
@saynabmaxamed4610 4 жыл бұрын
H@@drahmedhayow9013
@drahmedhayow9013
@drahmedhayow9013 4 жыл бұрын
@Asia Mohamud mahadsanid walaal
@nasraibrahim527
@nasraibrahim527 4 жыл бұрын
Mansha allah tabarakallah Jazakallah khayr sheikh
@drahmedhayow9013
@drahmedhayow9013 4 жыл бұрын
Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan kzbin.info/door/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.
@leyloshiikhcabdillaahi8580
@leyloshiikhcabdillaahi8580 4 жыл бұрын
Masha allah sheikh allh ku xifidiyo
@munafarxaan9550
@munafarxaan9550 4 жыл бұрын
Wlhi suaalaha iskadaayo hadalkaaga ayaan kafaaiiday sheikh mnsha allaah mnsha allaah
@najmamohamed9668
@najmamohamed9668 4 жыл бұрын
Walaahi cilmi badan ayaan ka kororsaday waxaa ka mid ah 4nabi oo carab ah waligey ma maqal subxaanalaah. Lakin nabiyada magacyadooda waan aqaanay nabi muxamed scw kaliya ayaan u qabay carab!
@abdallaisak699
@abdallaisak699 4 жыл бұрын
Masha allah sii wad barnamijkan allah hakula kalrab kalo
@xalima.sacadiy1263
@xalima.sacadiy1263 2 жыл бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah ❤
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 4 жыл бұрын
Mnsha alaah aad baan idiin taageera noo soo badiya fadlak teeda kaleeto cadaaladu waxa weeye in rag iyo dumarba suaalaha la waydiiyo waxaan arkayay hooyo doonaysay inay abaalmarinta hesho oo suaalaha isku daydo hooyooyinkaa mudan in la siiyo abaal marinta raga badankiisu qaad iyo sigaar bay siisanayaane waa aragtidayda aad baad ugu mahadsantihiiin cidkastoo ka qayb qaadatay jazaakalaah khayra jazaa
@wacyigalintadad-weynaha1361
@wacyigalintadad-weynaha1361 4 жыл бұрын
wllal wayka jwaabtay lakiin video ga ayaa laga jaray saasba ani umaleyey
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 4 жыл бұрын
@@wacyigalintadad-weynaha1361 maya wll shiikhaaba sheegay oo yidhi dumarka halkan ku waydiin mayno yacni meel xijaab noo dhexayyo ayaanu ku waydiin
@hoodomaxamuud9547
@hoodomaxamuud9547 4 жыл бұрын
Ogle numberkaga ayn u bahanay eedo I so qor
@Yasmin_Mohamed123
@Yasmin_Mohamed123 4 жыл бұрын
ä det ⁹åaåå
@naciima_family
@naciima_family 4 жыл бұрын
SUBSCRIBE walaal adigoo mahadsan
@abdirahimshiremuudeey9543
@abdirahimshiremuudeey9543 4 жыл бұрын
Asc wll barnamijkaga baro dintada fadlan keen muqdisho
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Hargeiis ayad joogta manta mashaa allah ina liive ku aragno aya jeecelhaynii
@drahmedhayow9013
@drahmedhayow9013 4 жыл бұрын
Walaal ma jeceshahay faaido ku saabsan nafta psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan kzbin.info/door/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.
@daacadmjama8388
@daacadmjama8388 4 жыл бұрын
mashaAllah BaarakaAllah
@nimcoqaali9824
@nimcoqaali9824 4 жыл бұрын
Masha Allah 👌💓
@ayanmohamed425
@ayanmohamed425 4 жыл бұрын
Masha allah noso badiya
@a.huseini9626
@a.huseini9626 4 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah 😍
@nimcaxirsi507
@nimcaxirsi507 4 жыл бұрын
Maanshalla tabaarakalla waa barmaamij aad wanaagsan Alle ha idin barakeeyo
@ZeynabshAdansalah
@ZeynabshAdansalah 4 жыл бұрын
Masha Allah wan ku faraxsanahay sheiq keep going walal 👍👍👍👍👍
@sidroali2609
@sidroali2609 4 жыл бұрын
Barnamijka aad ayu uu wangsan yahay Lkn isku day sheikh inad dadka hadyad uga dhigtan bugagta qisoyinka nabiyada oo afsomaliga iyo carabiga iskugu jiro xisnulmuslimkane isku daya inad dadka siisan asagoo turjiman si ay afsomaliga ugu aqriyan hadeysan carabiga aqrin kariin Jazakalah
@wadaadkatv3705
@wadaadkatv3705 4 жыл бұрын
Waa si wanaagsan lkn la soco wll Markasta wixii la awoodo ayaa la bixin
@kyraadan8028
@kyraadan8028 4 жыл бұрын
MashAllah
@axlaamabokorcumar7097
@axlaamabokorcumar7097 3 жыл бұрын
Mansha allaah walal ajar badan alleha kaasiiyo aamiin aamiin ❣❣❣💔💔💔💜💜🧡🧡❤❤❤❤❤❤❣❣❣❣❣❣❣❣❤❤❤❤❤
@munacadey7171
@munacadey7171 4 жыл бұрын
Masha allah ilahey haidin xifdiyo
@farhiyaabdirahman6696
@farhiyaabdirahman6696 4 жыл бұрын
Masha Allah waa waxa ugu fican barnaamijkan
@daarulxufaadchannel4516
@daarulxufaadchannel4516 4 жыл бұрын
Jazakumullaah Waxfiican ayaad soo kordhiseen Talo yer ayaan idin kudarsan lahaa Hadiyadaan kale ee kutubta in lagadhigo qoraalo oo koo kooban ee kubaxaaya ama lagu diyaariyey soomaali oo bogaadin ah oo waliba kusaabsan barashada diinta in loogadhigo,, Ama su,aalaha maalinkaas laweeydiinaayo aay kutarjumanyihiin Si baro diintaada aay halkaanba ugu bilaabato.. جزاكم الله خيرا
@ummuayan8227
@ummuayan8227 4 жыл бұрын
Waa mashaallh sheq jzk qayer ❤❤🙏👍👍👍
@asmaxildhiban3882
@asmaxildhiban3882 4 жыл бұрын
Masha.allah
@caamirabdi8145
@caamirabdi8145 4 жыл бұрын
Barnaamijka waa xiiso badan yahy wlhi masha allah Jaka allah
@ahlamcool4090
@ahlamcool4090 4 жыл бұрын
Plz ino so badi. Malinkasta wan firiya Ina so galisay sualaha baro dintada ❤️😍🥰
@drahmedhayow9013
@drahmedhayow9013 4 жыл бұрын
Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan kzbin.info/door/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg walaal subscribe haka hilmaamin.
@xabiiboculusowrooble1347
@xabiiboculusowrooble1347 4 жыл бұрын
@@drahmedhayow9013}lpp
@ciidqadhaayechannel1256
@ciidqadhaayechannel1256 4 жыл бұрын
Maanshaa Allah wanaag ayaad faafinaysa sheekh anana waad noo faa'iidaysay wanaxaan kadaawanayaa wadanka ingiriiska
@sakariyesultan5612
@sakariyesultan5612 3 жыл бұрын
Mansha allah Wiilka Yar Adban Ugu Faraxay 😍
@xaliimocabdi2928
@xaliimocabdi2928 4 жыл бұрын
Masha Allah jasaakllaaah sh
@diyaaro68
@diyaaro68 4 жыл бұрын
Machaa Allah
@naimaahmed9966
@naimaahmed9966 4 жыл бұрын
Mashalh ♥️♥️💐
@fartunq1128
@fartunq1128 4 жыл бұрын
ManshaAllah TabaarakAllah JazaakumuAllah wajazaa sida dadka aad ugu dhiiri gelineysaan Diinta Allah 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@umusuheyb3192
@umusuheyb3192 4 жыл бұрын
Masha allah shiq ilahey habarakeeyo umada muslimiinta dhan
Barnaamijkii Baro Diintaada (Gabilay)
47:33
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 572 М.
Barnaamijkii Baro Diintaada oo aad xiiso badan!
54:16
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 1,1 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 8 МЛН
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 34 МЛН
Su’aalaha wariyeyaasha Hargeysa iyo sheekh Dirir.
36:39
Galaydh Media
Рет қаралды 92 М.
NIN ARIN LAYAAB LEH OO CAALAMKA SOO JIIDATAY SAMEEYAY
22:49
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 132 М.
Ax! Gurkisa Familkayga Raali kama Ehen Lakin Cadaab igilshay
44:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 121 М.
barmaamijka baro diintaada
48:07
3M MEDIA PRODUCTIONS
Рет қаралды 28 М.
Filmkii Laxda Sooraan oo dhamaystiran Iyo Qosolkii Aduunka, 2021.
29:11
Qarri Jiqood
Рет қаралды 2,6 МЛН
Reer Burco iyo Barnaamijkii Xiisaha Badnaa ee Baro Diintaada|| Q10aad
42:14
Barnaamijka Baro Diintada Qayb Cusub + Qosolkii Aduunka
25:39
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 42 М.
NEW | SU AALO IYO JAWAABO DUMARKA U GAAR AH || Sh Dr Maxamuud Shibli
58:35
Daacad Production
Рет қаралды 373 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 8 МЛН