Gabadhani waa inan akhlaaq leh. Shuushuu hore uma arag mana maqlin balse intii aan barnaamijkan la socday waa qofka kaliya ee aan la cajabay hab dhaqankeeda. Alle haku barakeeyo walaal.
@AhmedAli-li8ig3 жыл бұрын
Gabadha yarta ah ee miskiinta ah wey isku qabteen, inantaa yar ee edebta leh maaney isheeda ka baqeyn respect hablaha somaliyeed
@mahadabdi3733 жыл бұрын
Inta yarata xishood badana moch allah
@hatethatiloveyou79393 жыл бұрын
Hablaha dhan ma mudno Waxa kala yaabay awaal malaha dumarka
@salimiinoffical60593 жыл бұрын
Inta ila aragtay in Shuu shuu akhlaq wangsanthy like iisara 🔥🤞👊
@addiwaye92343 жыл бұрын
Weligay man maqlin Walsheen Shushu magceeda, lakin waxay na tustay xishodkii iyo aadaabtii gabadh somaliyeed lagu yaqaanay... very beautiful soul. Masha Allah.
@muniraadam10403 жыл бұрын
Shukri wye
@abdirahmanahmed25473 жыл бұрын
Dadka cadhada ama xanaaqa qarsada ee aan hadlin waa ooyaan aakhirka . Inantani runtii waa gabadh akhlaaq badan mnshlh . Big respect 👏
@zaynabelmi39303 жыл бұрын
Anaa saasa qof wax madhihi karo marka adkaysan waayo waa oyaaa🤣
@liibanboojo16733 жыл бұрын
@@zaynabelmi3930 apyoh dey 😂qof sas arapa ikaaley noh anile igu kor Ooy
@farhiaali89673 жыл бұрын
Anu hadan xanaqo 2 mid sameyaa inaa ooyo ama Ina gacan gabo🤣🤣🤣
@waxkabarowayahadunidazahru46383 жыл бұрын
@@zaynabelmi3930 ani qeyladeydq dhulka gariirayo oohin iyo duufna wa isku daraa😄😄
@abdimodel65393 жыл бұрын
astan wxan idinka codsana shushu ina bilad sisan wa gabadha ugu dulqadka badned sharaf iyo ciso ledhywa dhaqan lagu yaqan hablaha somaliyed shushu keep oing
@amiirahassanamiirah48183 жыл бұрын
Masha alh beenta mahan walhi abowe
@2naag9153 жыл бұрын
Wlhi waN ilmeyay 😭😭😭😭shuushu waa qof qalbi wangs manaha allaah
@xamdiitoibrahim87233 жыл бұрын
Black Girls seetihiin 👆🥰 Shuushuu is mai Fav 🥺❤
@mariyaaaniitaa12353 жыл бұрын
Gabadha cad
@updirahmaankhadar36993 жыл бұрын
adih ma waxa aad qabtaa cudur la dhaho comantis qor comantis walba kugu arkaaye😅😅
@ikramabdihussein44603 жыл бұрын
Good
@anisoqueen39353 жыл бұрын
@@updirahmaankhadar3699 😂😂😂😂😂😂
@nusaybaabdullahi43773 жыл бұрын
Waaa fcnhy
@cawaalemohametofficial3 жыл бұрын
Intii aynu daawanyney barnaajka wa qofki aan ka naxo ee ugu horeeyay wa gabadh edaab leh dulqaad leh xishood leh dhaanta gabdho badan oo aynu garanayno wll cimri dherer ayan alle ku waydiinaya Ifkana hibo ku noolow 👑 Waanan ku jeclahay ilaso xidhiidh abayo ❤
@abdullahi28493 жыл бұрын
Wllhi xaqiiq weeye
@cawaalemohametofficial3 жыл бұрын
@@abdullahi2849 haa sxp
@razak13503 жыл бұрын
Xaaskayga iiga leexo sxb
@nasiibcabdixasan93523 жыл бұрын
💯💯
@husseinabukar77233 жыл бұрын
Marka dareeentay In shuushuu oysay marka kadib iyada cml Adigana indhahaga ilin soo buuxisay like
@sihaamelmi95453 жыл бұрын
Haa wlhi
@calixasancali24823 жыл бұрын
Haaaa wlhi bro
@razak13503 жыл бұрын
Haa walaahi waan ooyay xasan top inaa dilaa i qabatay
@khadrabintusheikh88623 жыл бұрын
Xoogaa waxad moodaa inaad iyada barmaamijka ku adkesen oo ku dheereeseen Ma ahayn inad sidas ula dhaqantan astaan Shuushuu respect sister🙌
@ismailibrahimnuh56423 жыл бұрын
Oh man, wlhi aduunka Iyo qarnigan aan joogno waa ku yaryihiin Qof inantan oo kale ah Masha Allah Ninkii Ku helaa nasiibleh abaayo respect 🧢
@abdirashiidmedia87553 жыл бұрын
Masha allah tabarikalaah waa ay ku yar tahay umada somaliyeed gabar sidan u xushmo wanagsan oo waliba dulqaadka intaa leg uu ku duugan yahay allow dhowr iyada iyo inta lamidna. Abàayo alle haku xafido I'm so glad to see you ❤ this beautiful smile and great attitude desire. Congratulations your patience.
Masha allah intii aan dawanayay barnamijka qaraxo wa gabarta ugu fiican uguna dulqadka badan shuushuu wlhi markii aan galiyay yutubka aya waxa arkay iney chenal ledahay dhac ayan ugu siiyay waxana ka mid noqday cawo asxabteda wana dawan doona wax waliba ay soo galiso yutubkeda wlhi wan somanahay aqon umalahi waxa leyahay somaliyey yutubkeda Sub haloo saro way u qalanta wa gabar xishood badan dulqadne ku darsatay
@raaxilaa.a92343 жыл бұрын
Waa usoo saaray tiktok ku arki jiray awal oo follow ii tahay caawa warkaada waa qaatay waa usoo saaray subscribeka
Walahi ad aya uga calol xumaday 😭😭 lakin wan oyay sidaay uu oyday shushu waa gabar gariyaa wan kahelay 💝💝 walal wad iqaday😍😍😍
@quruxleyqalanjo54853 жыл бұрын
Wlhi ilin iso istagtay 🥺😥
@fartuunhajimoha41013 жыл бұрын
Wlhi waa celin waayey ilinta😭😭😭😭 markan arkay shushu sidey isku ciil kaambisay sabto ah waa qof ka weyn mana ladodi karto masha allah wlshy mcn shuushuu allaha ku xafido❤️❤️❤️
@xaalaysmedia3 жыл бұрын
Intn baraamijka dawanayay waxn la qiirooday habdhaqankeda kabadhan ayn arky masha allah, la iskama dhigee waaloo dhashaa dulqaadka 😪
@salmaanabdiaziiz90013 жыл бұрын
Qofkasta oo qoralkaan arkay waan salaamay Asc❤🙏
@juwariiyashariif98083 жыл бұрын
Wcs
@MaryamaMaryama-vv9tv3 жыл бұрын
Wcs wll
@garadbadaninhanad3333 жыл бұрын
Wcs🙏
@najmaabdulahimasaari66953 жыл бұрын
Wcs
@princessxamduush20263 жыл бұрын
Wcz
@updykieryoungchannel56403 жыл бұрын
Shushu is humble girl and she knows how to respect her elders and sisters She deserve big award
@aishaabdi65143 жыл бұрын
Shushu wan kaxumahy apyo 😢in eey kaoyziyn😢
@abdallaabdulkadir93843 жыл бұрын
Humble weeye walaahi gabadhaan. Iyadoo maanta dhan la isku dayay in laga xanaajiyo ayay xanaaqi weyday. Dadkaan oo kale runtii qalbiyadood waa la dhowra, oo xitaa wax yar lama kutalagal laguma sameeyo.
@zuzubintuabdullah65623 жыл бұрын
Ixtiraam io aqlaaqda wa qeeb kamida nolosha wlh🥺marka lakogu so barbaariya Aqlaaq wanagsan🥰wa iska sidaan dulqaad badn io xushmad badn baa qof walbo tusineesa🎈💫
Shuushuu gabar ixtiraam badan waaye maalin anoo muqdisho mall carwo ee joogtay bacweene ka radinayo aan ka helay meeshee jogtay wlhi soo dhawenta biyee iishubtay abayo soo dhawoow maxaa cabee kistoo dagso wlhi naxaristeda m a Anina social media ka aqanay asxaabtada ahaa dhahay m a boqorad waaye❤️
@shaaficimacaani68393 жыл бұрын
Mashaa Allah akhlaakh daganaan edeb ixtiraam xishood wanaag hadna maskiin eh masha Allah wlhi hooyo fcn barbaarisay gabadhaan masha Allah
@xasancabdullaahixuseen50353 жыл бұрын
Shuushuu Waa gabar Xishood badan, mana taqaano af adeyg iyo dadka kawaaweyn sida loogu af noqo, waxa ka ilmeysiiyay waa marka la nabay oo lagu dhahay wey na aflagaadeysay ayadane xaqeeda madhacsan karto oo waa dadka aadka u xishoodka badan.
@rashiidhaapiil35733 жыл бұрын
Ina shuushu sheeda ka jcl lke dhac dhush 😂
@Dhigaal243 жыл бұрын
Shuushuu abdalle wan iskajeclahay gabadhaas nooceeda wakuyaryahay hablaha somalida. Inta ila midka ah like bal isaara
@hamdiabdishire87843 жыл бұрын
Hhhhhh wxa saxa ind dhhdid gabdhha baraha bulshda ku jira gbr la mida waa yrthy ee hblha soomaaliyeed ha wada maagin ayeeyo
@@7kimhagu lkn adiga kartida ma waxa utaqana qof xanaq Bdan o farxada kuyartahay o qofki lahadlo afka gosto
@muztaphadeeq59253 жыл бұрын
I can't believe 😪waayo nooli zida oo dhan ugo sabir badan waligay man arkin waa dadke janada allow ku xafid wllzhy qli shuushu...from hargeisa🥰🥰🥰🥰
@halimahalane35913 жыл бұрын
Ax 😢 maskiin wan la,oyay wlhi plz astaan dadka darenkoda ilaa,liya qastan dumarka ragoo kala maha hadlada qaar uma adkeysan karaan
@aliabdallamoalim21372 жыл бұрын
Wiilkii Gawadhaan Hantin doona oo calafkiisa Allah ka dhigooow waadba iga Nasiib badan tehee Daryeel huwan samir dulqaad iyo wanaag Dhan waliba ka dhisan u muuji wlhi ma.arag gabar aan agdhiga M.allah Dulqaad Daganaan iyo kalsooni isku wada darsatay Allah haku Xafido Wll Shuushu
@maxamadyuusuf35063 жыл бұрын
Wllhi waa qof Fican oo ixtiraam badan Alle ha xafido
@mohamedhaashi99443 жыл бұрын
Shuushu cabdale waa Gabadha ugu qimaha badan Ee social media ha ku dhex arkey M. A keep going
@mohamedaden86373 жыл бұрын
Walahy waa gabadh yaroo qalbi xabxaba, habaar bay qabaan kuwani. Inanta ayay ka oohiyeen. Inantani weligeed cid may aflagaadayn. Walal Shuushuu madaxaad noo saaratay
@nasriabdirahmaanelmi84853 жыл бұрын
#Shuushuu waa inan wanaagsan Xaqiiqada waxay tahay inan isku darsatay Akhlaaq xushmad iyo ixtiraam iyo waliba dulqaad Inantan ninkii hela baa nasiib leh ee Alle haku siiyo nin kuu qalma
@mohamed-ob1fx3 жыл бұрын
Wallhi anigu habenadi hore wan ku qosli jiray barnaamijka qaraxi lakin cawa ayaa iga duwantay habenadi hore waayo gabadhan waa miskinad iyo xishood iyo akhlaaq isku darsatay ayey sidan u galen wallhi wan ka naxay😪😭
@munomaxamuud79543 жыл бұрын
Masha allah shushu hormar wacan
@abdirahimabdukadirnor71793 жыл бұрын
Masha allh marka aad isku kalsoontahay waa iska sidaa. Shushu hormar wacan ayaan kuu rajaynayaa
@Yaz26873 жыл бұрын
Shuusho waa gabar dagan oo dulqaad iyo xushood ku dambeeyo masha allah walshey ❤
@abdullahiabdikadir60813 жыл бұрын
Shuushuu wey ka ilmeysiiyeen wlh miskiin
@sihaamaxmed83233 жыл бұрын
Gabdha aqlaaqda lagu soo barbariyay walaga daremaa m.a shuu shuu
@najibh4773 жыл бұрын
Oh man MashaAllah she has a pure heart and beautiful smile 😃
@sultanhufane10513 жыл бұрын
Re xamarow Nin re jibuti oo walalkin ah ban ahay Ee gabadha igu dara dhabankana iga gudooma. From Djibouti ban iniga so salamaya. Wa bilahi tawfiiq
@alijama34012 жыл бұрын
OOOOH WALAAHI. WADNAHAYGA AYAY TAABATAY EDEBTA IYO DADNIMADA UMA QALANTO IN QARAAXO LOOLA YIMAADO WAAN KUU DUCEEYEY MAANTA OO RAMADAAN AH ILAAHAY HA KU DHAWRO XISHOODKAA HA KUU DAAYO IYO DEGANAANTAA AAMIIN
@baxnaano14363 жыл бұрын
Wlhi aadaan ugu xumaaday marka ay gabdha ka ooysiyeen😭 barnaamijkaan waa habeenkii ugu horeysay aan daawaday waxaana u daawaday shuushuu abdalla darteeda caawaana igu dambeyso. Sorry shuushuu dadkaan kaa ilmeysiyay 😭 🤦🏽♂️🤦🏽♂️🤧🤧
@saidcali18113 жыл бұрын
Ana kulamidaa
@madaalemanaste3702 жыл бұрын
Wlhi beenmaaha
@bashkacali87972 жыл бұрын
Wlhi waxaan aad oga naxay naga keen xafadaan iska aadaynaaye shuushuu cimriga allah haku barakeeyo dabeecada wngsn iyo aamusnantadana waxay tusale u tahay gabar markii la dhaho waa shuushuu
@hawlkarfernandez38873 жыл бұрын
wlhi she is very humble 😭😭
@sadaqyusuf79693 жыл бұрын
Masha allah shushuu wlh waa gabar tarbiyad wng san leh o dadka wa weyn xush mey neysa 🥰🥰
@DjWageone3 жыл бұрын
Caawa barnaamijku waa Hard caadiya oo waxaaba jooga Nasro Abti doon caawa waa habeen kale oo xiisihiisa wata
@MyJOOR3 жыл бұрын
I love shushu Abdalla masha Allah beautiful and respectful person
@cowke32933 жыл бұрын
Hda commnts keyga ado amusan qalpiga ka akhrinsd like isar
@kingman41473 жыл бұрын
Masha allah wlh waa gabdh tarbiyad wangsan heysta daqiqada yar ayey qalbiga igadisay xushmadeda iyo af gaabnideda