Barnaamijka Qaraaxo waxaa marti ku ah Abokar Cadaawe Buulo-xuubeeyl | Astaan HD 2021

  Рет қаралды 205,856

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2021

Пікірлер: 1 100
@aniisaahmed77
@aniisaahmed77 3 жыл бұрын
Intii sanadkii hore lasocotay Barnamijka qaraxo oo kursi jiite ku hesan jirtay idin Away tolkey dee😂😂
@kaafiyoibraahim4613
@kaafiyoibraahim4613 3 жыл бұрын
Sanadki hora ka shidnaa wlhi
@najmamaxamed1099
@najmamaxamed1099 3 жыл бұрын
Me
@nimcosaciid5380
@nimcosaciid5380 3 жыл бұрын
@@kaafiyoibraahim4613 wlhi been mashegin kan walagu caajisa lkn muna miski iyi baarud uxisay
@kaafiyoibraahim4613
@kaafiyoibraahim4613 3 жыл бұрын
@@nimcosaciid5380 kan walagu cajiza😡
@ahsanmohammed4617
@ahsanmohammed4617 3 жыл бұрын
Kursi jiite 🤣🤣 Loxiisyeey
@Hanan-mu3yl
@Hanan-mu3yl 3 жыл бұрын
Barnamijka qaraxo wlhi sanadki hore waxan isla dawan jirnay gabar walashey ah sanadkana adunkaba majoogto ya allaaaah ilaahow unaxriso kuwa janada ku kulmo allah hanaga dhigo😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Aduuunyo
@murwaadqurux3887
@murwaadqurux3887 3 жыл бұрын
Allla ha unaxariisto wllo halkaasaaloowada socdaa
@icmmedia8662
@icmmedia8662 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto wll taas ina wada sugaysa
@caashocawil1529
@caashocawil1529 3 жыл бұрын
Alle unxristo
@shaymaalishabeel8646
@shaymaalishabeel8646 3 жыл бұрын
Aaamin alle haw naxariisto
@beerlula1047
@beerlula1047 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto abyo 😭😭
@aliahmedabdalla9374
@aliahmedabdalla9374 3 жыл бұрын
Barnaamijkan oo dhanba waxa loogu talagalay reer hargeisa😂😂 Daqiiqad beey dagaal bilaabayaan wlhi😂
@nashaadofficial170
@nashaadofficial170 3 жыл бұрын
Hhhhh nawadi waan is dileynaa aa🤣🤣🤣
@inahussein6241
@inahussein6241 3 жыл бұрын
Haa wllhi 😁😁😁
@mizkimohmed822
@mizkimohmed822 3 жыл бұрын
Dagaal bey diyaar uyihiiin😂😂
@sannaibrahim4470
@sannaibrahim4470 3 жыл бұрын
tolka cadi mahan🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdiazizheer-sare2878
@abdiazizheer-sare2878 3 жыл бұрын
Dagaalku waa naga diyaar
@Hannad_Music
@Hannad_Music 3 жыл бұрын
Astaan Uma Deyna Ma Aha Wlhi See Iku Ciyaareyn lee 😂 Ka Hor Dhici Maayo I.a Maalmaha Socda Daawan Doontan Ee Ramadan Mubaarak All Somali Weyn Gaar Ahaan Fans keyga I love you So Much 🥰🙏🏼💯
@ishwaaqmohamed1675
@ishwaaqmohamed1675 3 жыл бұрын
kkk waxbaa ku helay
@usaamebinabdi6988
@usaamebinabdi6988 3 жыл бұрын
Keyow faannkeena
@munamaanka5733
@munamaanka5733 3 жыл бұрын
Ramadan Mubaarak Wallaal ♥️♥️♥️
@norwegian_poi3780
@norwegian_poi3780 3 жыл бұрын
Waxaa Sugnaaba Waa Videokaga Wallaal ♥️
@saadiodallahow202
@saadiodallahow202 3 жыл бұрын
Itaabo maa tiri😂
@lagendry
@lagendry 3 жыл бұрын
caawa xiiso gooni ah ayuu leeyhy afur wngsan wll meel kasto jogta ilaahey hanaga wada aqbalo soonla amiin 🤲🤲🤲🤲
@samiira3097
@samiira3097 3 жыл бұрын
Aamiim yaarabi 🤲🏻🤲🏻❤❤
@najiibabtidoon7396
@najiibabtidoon7396 3 жыл бұрын
inta ila Aragtay Reer waqoyi & Reer konfur ine Raar konfur Dulqaad Badan yihin like igu camamad Dadkegow Ramadan kariim
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Anagu nacnacda ma naqaano wlle 🤣🤣 Ama dagaal ama hadal toosan wax ka dhaxeeya ma jiro
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
@@ayaanmohamed1862 waa sidaa hadalka cad ayaa fican
@jaylaanipoi4142
@jaylaanipoi4142 3 жыл бұрын
Adkayal banu nahy hadn reer waqooYi nahay
@ahmeakweezy670
@ahmeakweezy670 3 жыл бұрын
Wa dad qalbi fcn o kulul lkn waa funny rer waqooyiga
@mahamedflag4309
@mahamedflag4309 3 жыл бұрын
Kolay anagu hadal jilacsan ma naqaano😀
@cubeyd27
@cubeyd27 3 жыл бұрын
Reer waqooyi lahjadooda waa iska jeclahay walhi 😀 waa idin wataa From xamar
@zeptophecgjeesto5491
@zeptophecgjeesto5491 3 жыл бұрын
Sidoo kale lahdiinu inaba caadi maaha🥰🥰 intiinu waa qosol miidhanee from burco
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Buulo xuubey ninkq weyn waa reer muqdisho lkn wuxuu la qabsaday lahjada hargeysa maadama sannado badan uu halkaas joogay
@cubeyd27
@cubeyd27 3 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed waa dareemay walahi ninkaan inuu reer koonfur wax uun ay ugaleen sababtoo ah naaneestiisa aan ka gartay buulo xuubeey waa xaafad wayn oo kamid ah xaafadaha magaalada muqdisho
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
Nugu soo biir wad baran doonta waankugu xeerin doona
@nasrafarah1405
@nasrafarah1405 3 жыл бұрын
Saasabay reer hargisa nagaga dulqaad badan yihiin wlhi From gobolkii ragga😁🙋‍♀️
@Abdirahmangs
@Abdirahmangs 3 жыл бұрын
Waa siday tahay 😂😂
@fadumo5659
@fadumo5659 3 жыл бұрын
Burco looma geli karo markaa hàdayba kuwaan kasii daran tihiin
@abdiladiifayub6726
@abdiladiifayub6726 3 жыл бұрын
Saan iyo dulqaada😂 burco ayaan sugayna😅
@nimomohamed8941
@nimomohamed8941 3 жыл бұрын
@@fadumo5659 Wabay kasi daran yihin wllhi
@saidislam4634
@saidislam4634 3 жыл бұрын
Faanka aya iiga daran 10km aya la ii jirdaa
@caaishamuxidiin420
@caaishamuxidiin420 3 жыл бұрын
Reer waqooyi dulqaad yara😅😅 wlhi wan idin wadana from Mogadishu
@abdishakourmohamoudjama2326
@abdishakourmohamoudjama2326 3 жыл бұрын
Anaguba reer xamarka afkoda ku haysana love muqdisho caday from hargysa
@hamsefilmsvlogs4125
@hamsefilmsvlogs4125 3 жыл бұрын
Kk tnks
@janodoondoon1458
@janodoondoon1458 3 жыл бұрын
Walal ninka prank lagu sameenayo waa Reer Xamar magaciisana buuloxuubey la dhahaa Hargeisa deganyahay
@mizkimohmed822
@mizkimohmed822 3 жыл бұрын
Abdi mohamed@sido kle cidda kliya een ku heysto
@booblyrics647
@booblyrics647 3 жыл бұрын
Qadaad waYneeY DULqaad naguma yare balse khaladka aYaan necebnahay
@bossladyilwaad182
@bossladyilwaad182 3 жыл бұрын
Alla qosol badanaa I love reer somaliland 😂😂😂😂🥰
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 3 жыл бұрын
Hadaa khadar keyow Xamdi bilan abdikariin cali shaah Sugi La" A Dahay Like ta ha iLa dhaafin 👍👈
@justforloughgagsteam3434
@justforloughgagsteam3434 3 жыл бұрын
Abdikarim ali shaah makujiro
@napilahmed4411
@napilahmed4411 3 жыл бұрын
@@justforloughgagsteam3434 ha dagdagin uu ku jiraaye
@abdicuud4492
@abdicuud4492 3 жыл бұрын
Xamdi bilan kuma jirto waa walasheed
@naciimoaamir1099
@naciimoaamir1099 3 жыл бұрын
@@abdicuud4492 gabadha maskiga xiran wye xamada bilan lkn Cabdikarin cali shaah man arag anigu
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 3 жыл бұрын
Khadar keeyo Wa loogu dambaysiin 😄
@rayaankhader1697
@rayaankhader1697 3 жыл бұрын
Laa hajdeedyad jecyliiya reer waqooyi ❤️ cuuqdaad maqnan waa dacad hadlkoda Allah xafiid 🌸☪️
@axmedmaxamedabwaanyare9383
@axmedmaxamedabwaanyare9383 2 жыл бұрын
Miyaan ku barnaa wllo
@sharafmaxamed5139
@sharafmaxamed5139 3 жыл бұрын
Reer waqooyi wan jeclahay lahjadooda illahow idin daay
@azhitaquen1224
@azhitaquen1224 3 жыл бұрын
Rer somaliland wlhi wa madaxa dulqad yarida ragiii ragga ahaa iga dheh 😂
@hamsefilmsvlogs4125
@hamsefilmsvlogs4125 3 жыл бұрын
Kibirkaan neceb nahay
@arbefutbol5338
@arbefutbol5338 3 жыл бұрын
@@hamsefilmsvlogs4125 shactirole 😆
@hayeeydoliga3519
@hayeeydoliga3519 3 жыл бұрын
@@hamsefilmsvlogs4125 hdaad iswaho bacadka kso maree isadajinta ayu xlka ku jiraa marwalba
@richychapo9259
@richychapo9259 3 жыл бұрын
We need more in hargeisa , I’m watching from England 😂😂
@jeneralcawl8072
@jeneralcawl8072 3 жыл бұрын
Ma fahahmaysaa?
@drmusdhafachannel8517
@drmusdhafachannel8517 3 жыл бұрын
Super star khadar keeyow inooga xijiya Ilma adeeraayaal inta igu raacsan ismuujiya
@kingrasha2773
@kingrasha2773 3 жыл бұрын
Hhhh reer waqooyi gacan baan u taagay horay eyeyba ka bilaabeen dagaalka 🤣🤣🤣 inta lahjadaan jecel is muujiya like ta hala dhaafina from muqdisho❤️❤️❤️
@zahrahappy945
@zahrahappy945 3 жыл бұрын
Masha allaah abwaan buula xuubeey wlhi waa ixtiraam miiran nolow adeer from muqdisho,♥️🙏
@queenaraweelo6322
@queenaraweelo6322 3 жыл бұрын
Adeer Nasiip baad LeedahaY Hadaad intaa iiso jirsataY buu ka adhi buLo xuubeY😎 Legend 🙏🥰
@farahdahirsaed8132
@farahdahirsaed8132 3 жыл бұрын
Wooooow caawa xiisogooniya bayleeyahay waa dadkan jaclaa reeer waqoooyi
@wllashkajr6289
@wllashkajr6289 3 жыл бұрын
Rer hargaysa wa funny wlhi from Kenya 😂
@ibrahimmawlid7473
@ibrahimmawlid7473 3 жыл бұрын
Faysal si fiican ayuu ula haystaa barnaamijkaas. Buule xuubay, waa xanaaq dhawyahay
@onkodofficail573
@onkodofficail573 3 жыл бұрын
Afur wngsn somaliweyn 🇸🇴✌
@SahraSomali
@SahraSomali 3 жыл бұрын
💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙
@hersare1147
@hersare1147 3 жыл бұрын
Aabe buulo xuubey inaga rali noqo ubadkadii oo waqti kula qadanayay beynu ahayne Dhalin yaro hadaba ogaada ciradu waa dalada xushmada 🥰🥰🙏
@muklhiis4751
@muklhiis4751 3 жыл бұрын
Barnaamijkan Reer Waqooyi ayuu ku soo baxayaa 😂😂😂
@kowsarahmed5805
@kowsarahmed5805 3 жыл бұрын
Ciradan firi marku dhahy qalbiga ixanunay wilkyga la factahy hdana ima xushmenesid😭😭😭
@omarw5124
@omarw5124 3 жыл бұрын
Haa wlh waa kanaxay🙇🏼‍♂️
@Yaxye12
@Yaxye12 3 жыл бұрын
Xarfaaney) lanbar 7mawata qofkii todowaam ma ahay kuwakale soosocda Rasulkena swc kusaliya mohamed scw
@yaasiinabdirahmaan764
@yaasiinabdirahmaan764 3 жыл бұрын
Ninkaan waxoo Yaqaanaa sida dadka loga xanaajiyo Inta igu raacsan like ta ii zaara 🙏👍
@bashirjama4283
@bashirjama4283 3 жыл бұрын
Kan Xamar gadaak fadhiyaa waa miskiin hadal xitaa ma yaqaan
@kafiayoonis2984
@kafiayoonis2984 3 жыл бұрын
Reer waqiiyigu barnaamijkiyoo one minute socon ayey faraha isulstageeen kii dulqaad ahaa show xagas wuu ka haajaray😂😂😂
@kafiayoonis2984
@kafiayoonis2984 3 жыл бұрын
@Cabdi Nasiye waaba sidaas bro tii degdeg ahyd ayaa laydinku imtixaany😂
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 hadalkii koowaadba Way is galeen lakiin isma dilaan
@cabdiwahabcali4937
@cabdiwahabcali4937 Жыл бұрын
war buulo wallaahi waa nin oday ah sxb fanka ilaahy hakaa soo hadeeyo
@siciidciiseofficial4136
@siciidciiseofficial4136 3 жыл бұрын
Reer hargeisa hadaad tahy oo aadan xabad dulqaad ah lahyn like dhac ka sii
@ugbaadhasan3860
@ugbaadhasan3860 3 жыл бұрын
kkk wan kusiiyey
@siciidciiseofficial4136
@siciidciiseofficial4136 3 жыл бұрын
@@ugbaadhasan3860 sido kle
@msssmile87
@msssmile87 3 жыл бұрын
Barnaamijka Reer Waqooyigaba kuso baxayah 😂😂😂😂 Reer xamar ka inaga daaya hadda kadib Astaaan Tv yeey 😎
@anisaahmed7619
@anisaahmed7619 3 жыл бұрын
Si toos ya ugu xiran anigo kale like haladafin😂
@abdihakimrahoimuhumed6957
@abdihakimrahoimuhumed6957 3 жыл бұрын
War nin ck ahay awi cawatha wankugilahy intes inla suga la reaction ck like isara
@ubahhayaan6000
@ubahhayaan6000 3 жыл бұрын
Reer Waqoooyi Hadaa Nahay Dulqaadka Eber baa Ka Nahay wlhi🤣🤣🤣🤣
@abdihaadi6608
@abdihaadi6608 3 жыл бұрын
Kkkk Daqiiqadi Ugu Horeyse pa Looga Xanaajiye wlhi kkkk
@muxamedaadansandheere723
@muxamedaadansandheere723 3 жыл бұрын
Maya wa ceeb qof weyn in lagu ciyaaro weliba bila ixtramnimo loola dhaqmo Ani taas waan kasoo horjeedaa Waayo waa Aabihiis oo kle waa waalid Dhalinyarada kuu fiican arintaaas fadlan ani codsigayga ka daaya Old Men 👉👉👉👉
@Talizo9
@Talizo9 3 жыл бұрын
Astaan wan wata jir o joog apid🥰🥰 rer waqoyi dulqad mlahan 😂 durbo wuba carowdee
@ikramabdihussein4460
@ikramabdihussein4460 3 жыл бұрын
Afur wacan ooo wanagsan somaliyey love you all 🥰😍ilahey haidin xifdiyo💓🥺💓janatul firdaus ilahey kabaryay biidniAllah 🤲🤲💓💓🥺🥺
@naciimacawke1162
@naciimacawke1162 3 жыл бұрын
Allaah qosol ma nooli gurigii lagaa dareerey saan qosolayey wax kale astan tv hore usocodey woooooow
@akassimkassim3252
@akassimkassim3252 3 жыл бұрын
Mr buulo xubeey Dulqaad: 18% Xanaaq:94% Faan:87 Booto:98% Ilbaxnimo:88% Like hadad igu raacsanyhy kkkk
@sundusxasan5181
@sundusxasan5181 3 жыл бұрын
100ka ukala qaybi waxaba😃
@nuurasiciid4532
@nuurasiciid4532 3 жыл бұрын
Qaraaxaba wlee wxy u baahan thy reer hargeysa show 🥰❤️🥰❤️
@Hanna__qalbi275
@Hanna__qalbi275 3 жыл бұрын
Ilahey amarkisa cidan rer hargeyza waba iska jclhy Allha destee💋💋🙏
@mustafehayiinle9342
@mustafehayiinle9342 3 жыл бұрын
Anui ku jeclaanee adna halkeed tahay 🤗
@zuzujama8204
@zuzujama8204 3 жыл бұрын
Allah ha ku jeclado wllo
@mizkimohmed822
@mizkimohmed822 3 жыл бұрын
Sidoo kle wlhii😍😍😍😆
@Hanna__qalbi275
@Hanna__qalbi275 3 жыл бұрын
@@zuzujama8204 amn wllo Allha idin desto
@Hanna__qalbi275
@Hanna__qalbi275 3 жыл бұрын
@@mizkimohmed822 shukran mcn badan 💖
@ifrahmuruud1970
@ifrahmuruud1970 3 жыл бұрын
The best weeye an dawado actor cajiib siduu dhiga ugu kariyay wan lilmeyay qosol subxanalah
@faysaabdi1797
@faysaabdi1797 3 жыл бұрын
With in 2 minutes baa lagu xanaaqay Wlhi 😂😂😂
@mustafabdifatahomar1105
@mustafabdifatahomar1105 3 жыл бұрын
😀😅😀😀😀😅😂
@quruxcabdi2925
@quruxcabdi2925 3 жыл бұрын
Wlhi muqdisho iney hargeisa gaaren dadkeeda waa dad funy ah ki xalay iyo kan kaanaa funy ah wlhi aniga ab iyo izir reer xamar muqdisho ahay hadana dadka lama xaqiro waa dad reer magal ah o dhisan ilahay amarkiis🥰😍♥️♥️♥️👏🙌
@princesssamiyadiamond4336
@princesssamiyadiamond4336 3 жыл бұрын
🤣dulqaad la'aanta ma funny baa
@quruxcabdi2925
@quruxcabdi2925 3 жыл бұрын
@@princesssamiyadiamond4336 maya ee sidey u jilsayan baan ka wadaa wllo ilahay qalpiga nagana jabiye
@muhanadahmed3749
@muhanadahmed3749 3 жыл бұрын
inta reer waqooyi ku hysato liketa dhac kusii 😂😂😂😂😂😂
@mustafealimuse8955
@mustafealimuse8955 3 жыл бұрын
Nasiib Baad Leedahay Haddaad Intaas ii Soo Jirsatey Kulahaa Abuukar CaddaaWe legend🥰
@Asmaabukar225
@Asmaabukar225 3 жыл бұрын
binamijoo dhaman buu aderka digaal kii bilaabay aar lax baa tahay kulahaa wynu isdilyna wlee wainii wtaa astaan Tv✊👌❤🌎
@burhanmohamed4738
@burhanmohamed4738 3 жыл бұрын
inta rer waqooyiga dulqaad yaridooda layaabtay like ii saara
@sihaammire5104
@sihaammire5104 3 жыл бұрын
I can't wait khadar keeyow
@nabihailyass6495
@nabihailyass6495 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsantihin barnamijkan waan ku farxay
@nysarooble6354
@nysarooble6354 3 жыл бұрын
Wllhi hadaa reeer Hamar nahay dulqaaadka 💯💯 ayaa ka nahay 🤗😹😹
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 3 жыл бұрын
Nin reer waqoyiya iyo nin reer bariya hadaa guursato wakaso cararee dulqaad maleh Ayaga dhan 😂😂😂
@ahmedabdirahman82
@ahmedabdirahman82 3 жыл бұрын
Ree xamar qosola leysu khaarajiyaa hhhhhhhhh
@cqanikhamiis2771
@cqanikhamiis2771 3 жыл бұрын
@@naimamohamed1822 ha oran dhaqan uma leh dumarka iney la gurtaan mida kale kuwaan gacan isma saarayaan indhaha ayaa faraha layska gelinyaa, lakin reer xamarku cabaar hadey is adkeeyaan kadib gacan ayaa xigta
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
@@naimamohamed1822 waxan wa doqonimo dulqaad maha Guurka waanu qadarina ma naqaano safaadka habluhuna waa naga xaaran
@SahraSomali
@SahraSomali 3 жыл бұрын
Xamar❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@apdikanimohmet1206
@apdikanimohmet1206 3 жыл бұрын
Buulo xubey wada dulqad miranba thy wlhi 😅 bug buu hyaye maD ku jiidid ixtiramkiibu faHmi waye from Borama kazo salamy🙌
@shaadiaali6806
@shaadiaali6806 3 жыл бұрын
Amus niicyay buuk lahayne niicda halkan kama hadlane So daba fadhiiso
@apdikanimohmet1206
@apdikanimohmet1206 3 жыл бұрын
@@shaadiaali6806 ayaa niica laxeY
@abdikaniosman732
@abdikaniosman732 3 жыл бұрын
Plz dadka waa weyn ee ixtiraamka mudan ka daaya waxaan waa iga codsi plz plz plz dhalinyarada waa caadi balse dadka maamuska iyo ixtiramka naga mudan ka dhaafa waxa dhici karto iney sokor qabaan ama dhiikar ood xanuun ukeentaan intaad prank raadineysaan plz xushmeeya dadka waalidka ah.
@m.hassan1196
@m.hassan1196 3 жыл бұрын
Waa sax fikarad fcn
@caydiiddahir3122
@caydiiddahir3122 3 жыл бұрын
Videoga maba arkeyne sadexda nin waa reer hargeisa😂😂🤗🤗💖💖
@cookingrecipes5534
@cookingrecipes5534 3 жыл бұрын
Reer Somaliland ma kaftamaan 😂😂
@cabdinaasirmaxamuud2860
@cabdinaasirmaxamuud2860 3 жыл бұрын
😂😂😂Haka yaapin 🤣🤣
@Ruuja-b4w
@Ruuja-b4w 3 жыл бұрын
War reer waqooyi dulqaad yaraaa bismilaah
@sumayoibraahimsumayoibraah9990
@sumayoibraahimsumayoibraah9990 3 жыл бұрын
wlhi reeer hargeysa caadi ma ahn🤣gacantaa ka soo horeyso🤣🤣reer xamaroow afkaad ka nooshihiin🤣🤣🤣
@ismaaciilmaxamed7576
@ismaaciilmaxamed7576 3 жыл бұрын
Ma illaa hargaysa ayay maraysaa mnsha Allah ramadaan mubarak
@aizhaadiamond5747
@aizhaadiamond5747 3 жыл бұрын
Rer waqoyi hdeeba saan yhiin danbo hno so daaynina rer xmar ku hestaa 👋🇸🇴ismuujia team rer xmr👍
@abdulwaduudali9440
@abdulwaduudali9440 3 жыл бұрын
Haa walahi xamar aad baan u jeclahay
@mahadabdirizaksulaiman7824
@mahadabdirizaksulaiman7824 3 жыл бұрын
In afka laga hadlo maad rabtaa, anagu indhaha ayaanu faraha iska galinaa markiiba 🤣🤣🤣
@princesssamiyadiamond4336
@princesssamiyadiamond4336 3 жыл бұрын
Awlaadul caasimah🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@gahayrabdu8493
@gahayrabdu8493 3 жыл бұрын
Adeer wixin ku eekada ilma af oromo
@ifrahmuruud1970
@ifrahmuruud1970 3 жыл бұрын
Astan tv dhaman wad salamantihiin fadlan qaraxo dhinaca waqoyiga ubadiya iyagaa run run isku tumiyee nin driver qosol ayu wada ad uga helahay siday umataleen 10 times wan ku ceshaday
@Shafiic-Tv
@Shafiic-Tv 3 жыл бұрын
Dadkaan leh waar dee nadaa 😁🤓 inadha faraha ha iga gilana lee idanka so salaamay from( xamar cadey❤)
@iskafiirso9951
@iskafiirso9951 3 жыл бұрын
odayga daqiiqada ugu horeeso oo ka xanaajiye
@slndlion1171
@slndlion1171 3 жыл бұрын
War nio dooxa inagu leexi Ama wan dili ama isagaa I dili 😂😂😂😂😂
@ahmedcabdi6642
@ahmedcabdi6642 3 жыл бұрын
Wlh wa barnaamij fiican thanks 🙏 guys
@yuusufduude5123
@yuusufduude5123 3 жыл бұрын
Duriyada waa wada funny wlhy🤣🤣🤣
@badriaash2477
@badriaash2477 3 жыл бұрын
Mawliid gaydh wlhi zhpkay odayga waad ka xanajizay
@fadumoali600
@fadumoali600 3 жыл бұрын
Dulqaad yara ma anigaaa🤣🤣🤣🤣🤣😁😁 waa ku hestaa reer hargaysa
@ayanlemoha4414
@ayanlemoha4414 3 жыл бұрын
Reer waqooyiga nosoo badiya waa dad wada xarabaa
@aishaanwar8193
@aishaanwar8193 3 жыл бұрын
Durbadiiba isha ka fartey isla gaartay😂😂
@hooyomcn7507
@hooyomcn7507 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣😂😂😂😂
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 3 жыл бұрын
😁😁😁
@shukrimusetalentchannel2457
@shukrimusetalentchannel2457 3 жыл бұрын
Kkkk Astan TV Mahadsanidiin Buulo Xuubay Aleylahe Boqolkaa Lagu Gaarsiiyey Ramadaan Mubaarak
@safaanuur8419
@safaanuur8419 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂walhi waxnba jecelHy rer waqoyiga mrkey hadlayaan gacmaha dhac dhac lo siinayo😁😆funny wlhi
@mohamednourhappy-qeys5805
@mohamednourhappy-qeys5805 3 жыл бұрын
Hhhhhhh 2ba Daqiiqo Gacan Ka hdl Ayaa Bilaabatay Hadal Maba ka gaarno Dadkayaga😊😆😆
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
Sanadkii Hore Wxaa U Xanaaq Dawaa 1-Shaadiyo Sharaf 😂🖐️ Waxaana u maskinsanaa 2-Nini Dance iyo Xawo Dagan 😥😥😍😍
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 3 жыл бұрын
Astaan TV wad mahadsantihiin soomaliand ku soo biirtay m.a
@awliyo1260
@awliyo1260 3 жыл бұрын
Sasay naga dulqad badan yihin reer hargaysa wllhi From darawishta 🖐
@cabdulaahicaddeofficial6591
@cabdulaahicaddeofficial6591 3 жыл бұрын
Reer waqooyi Horey ayeyba ka xanaaqayaan
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 жыл бұрын
13:07 Hadaa la iiga kaa ergayn waayo dhagaha dahab ii gali👊🤣 Astaan TV wixiinu khibrad wax duubitaan ka wayne wax noo sheega✅💯
@daahirxasan9748
@daahirxasan9748 3 жыл бұрын
Astan tv wllh waka xumahay 😢😢😢😢
@farhaanfurahaqalbiga8110
@farhaanfurahaqalbiga8110 3 жыл бұрын
Reer hargaysa inay madax kusocdaan wali iyo dagaal ilma adeer yihiin liketa isaara😂😂😂😂
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 3 жыл бұрын
Buula xuubeey waa oday qalbi fiican ❤️
@marwaibrahim8484
@marwaibrahim8484 3 жыл бұрын
Reer Somaliland abti maaa ciyaran ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ biladon kudan isku mit maha
@raxmacabdi9557
@raxmacabdi9557 3 жыл бұрын
Wariye Wanku waata mashalah hore u soco
@beyazii
@beyazii 3 жыл бұрын
Sanadkaan xiiso gooni ayuu leeyhy ismuujiya inta ila qabta 😂😂😂😂
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 3 жыл бұрын
Xiizapa malahn aduusan mogadisho aheeen 👍
@muwahipmohamet983
@muwahipmohamet983 3 жыл бұрын
Odayaasha reer hargaysi wa kuwaa dhalinta burcana kawrma 😂😂dhiigu biyo maaha🙄 from gobolka ragga 😁😊
@kadarilburo6822
@kadarilburo6822 3 жыл бұрын
Ala faysal imtxaanow yaab baa tahay sxp
@zeyna_hikam4658
@zeyna_hikam4658 3 жыл бұрын
Coyaal suuqnimo 60sano kahoor igu danbesay ayaad nagu celineesa 😂😂😂😂🙏🙏
@zeptophecgjeesto5491
@zeptophecgjeesto5491 3 жыл бұрын
Haaaaa wlhi abwaanku ma naxayo marbuu kayar ba aasi lahaaaye way ka gaadheen🤣🤣🤣🤣🤣😅😅😅
@amuunabdirahman9181
@amuunabdirahman9181 3 жыл бұрын
Rer slnd dulqaad ma leh hhhhh wlhy blhi wn raftay😁😁😁😁😁😁😁
@hassanahmedjimale5050
@hassanahmedjimale5050 3 жыл бұрын
Hadaan nahaY reer xamar wlhi waan ka dulqaad vcnhY 100% Reer s0malind😂😁
@saynabcaday8671
@saynabcaday8671 3 жыл бұрын
Naa wllo isjiid jiiidka manawaano waxayhu afka kama hadlyno gacann
@nimcoabdirahman2486
@nimcoabdirahman2486 3 жыл бұрын
Wixiinu dulqaad maahee waa doqoniimo inder qofka kibir kuula yimaada sakada horeba dumi maxaad udulqaadan
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@nimcoabdirahman2486 Hableheniibaa Saanee Ragii Xeh U Malayn😅😅walee Biyo Inaguma Jiraane Dhiigba Inagu Jira🤣
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
Adeeraw hadalka cad ayaa fican dulqaad iyo dulqaad laanba nin aan shanta farood ka reebin sharci kaama reebo
@Niceone_love
@Niceone_love 3 жыл бұрын
Cabtan baara hallo aawey kursigaagii qosolka iga dhameyey ramadaankii hore
@sabaahazuuz2688
@sabaahazuuz2688 3 жыл бұрын
Reer Hargeisa Xanaqoda Waa Dhawyahay😂😂
@kadarilburo6822
@kadarilburo6822 3 жыл бұрын
Guul Astaan cable
@awalekayse
@awalekayse 3 жыл бұрын
Barnamijkan reer hargeisa ayuu ku macaanyay sidan kan oo kale. Now niyo dooxaba nagee 😂😂
@Sh-kj3qf
@Sh-kj3qf 3 жыл бұрын
Astan tv barnaamijku wuxu kuwacan yHy somaliland 😄😁😃
@bakarmaxamed6277
@bakarmaxamed6277 3 жыл бұрын
Reer waqooy caadi ma ahan dagal lee diyar u yihin😂 indhaha farta la iska kalinaaa😂 war ku wan noo so badiya 😂 tagero buxa aan u ahay reer burco🤣 from xamar cadey❤️
@nimomohamed8941
@nimomohamed8941 3 жыл бұрын
Kani wa rer hargaisa wllhi reer burco aya kadaranba
@hamdaabdi3737
@hamdaabdi3737 3 жыл бұрын
Reer waqooyi waxaasi kuma socdo nio😂😂😁
@imranhassan7148
@imranhassan7148 3 жыл бұрын
Heer Hargeeysa Reer Xamarka aaka Dulqaad badan 2min ka yar aa Feer leeysku hubsan rabaa meeshaan
@Kadir_apdi
@Kadir_apdi 3 жыл бұрын
Ani ciyal xamar kuhysta nooso daya kuwas 😅😅
@momoh2525
@momoh2525 3 жыл бұрын
Astaan wad ku mahadsantihiin madadaaladiina Qareexo waa wx kle🙏😂
@mohamedfarah2210
@mohamedfarah2210 3 жыл бұрын
War reer hargiesa xanaaq dhawaaa Subxaankee
qosolka adunka HANDI AFSOMALI AH IYO KAMARAD QARSOON SM!
21:13
Ayanle Farah
Рет қаралды 2,6 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4,2 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН