BARNAAMIJKA SANADKA CUSUB EE XIDIGAHA GEESKA 2019

  Рет қаралды 246,892

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

5 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 444
@ahmedeid3157
@ahmedeid3157 5 жыл бұрын
Xidigah geeska waadad aad u asluub iyo akhlaaq wanaagsaan inta igu raacsan ku qabta like
@xilojano7590
@xilojano7590 5 жыл бұрын
Say Masha Allah Hablaha somaliland ee ilaahay quruxda ku maneystey Alla ha idin barakeeyo heesahana ha idinka soo hadeeyo aamiin
@moahqoofal6253
@moahqoofal6253 Жыл бұрын
Amin
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 5 жыл бұрын
Reer somaliland somalida kale way ka qurxoonyihiin oo ka ilpaxsanyihiin iga dhaar💋❤
@narmiinahmed7303
@narmiinahmed7303 5 жыл бұрын
Yaa bentaas kugu aqriyey
@jimcaalebogba6618
@jimcaalebogba6618 4 жыл бұрын
Baewqo quxleyidi somalind
@faadumosunyare5799
@faadumosunyare5799 4 жыл бұрын
Reer mudugiina xagee uga tagtay
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 4 жыл бұрын
@@faadumosunyare5799 Hhh weli ma arag gabadh reer mudaga oo qurxoon, Fanaanad weriye iyo wixii lamod ah noo sheeg bal,
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 5 жыл бұрын
Waxaan aad iyo aad uga helay heesahooda labdan fanaan tageero buuxdo u hayo waa sowtu Raxma Yurub geenyo iyo boqorka codka Abdi hani xaashi ii noolada fanaaniinta qarniga geenyo and hani
@muhiyodiinnasir1128
@muhiyodiinnasir1128 5 жыл бұрын
Masha allah inbadan ayan sugayey Barnaamij sidan u Qrux badan XidigaHa Geeska cadowgiina ciil baxo inta ila tagerta liketa please💚🗨❤✌✌✌
@cabaasciiseninalle9153
@cabaasciiseninalle9153 5 жыл бұрын
xidigaha oo bilaa khadra .nimcaan hilaaac iyo Boqorkii Bk ay ka maqanyihiin waa ceesh bilaa milixa inta igu raacsan Like saar
@ibrahimalta141
@ibrahimalta141 5 жыл бұрын
Hooyada fanka soomaliyeed Hargeysa cadey💘💯 inta igu raacsan like iyo commntaga ku booba💥🤞
@munitahashi2824
@munitahashi2824 5 жыл бұрын
Yurub geenyo Way Soo Laabatay 👏❤ Yaa Salaam Sowtu raxma 👌😍
@caashahaboon2801
@caashahaboon2801 4 жыл бұрын
Aniga salamay
@cawokawsarxirsi3638
@cawokawsarxirsi3638 5 жыл бұрын
Mansha Allah viva xidigaha geeska. Waa waxanu dheer nahay Africa I love you so much xidigaha. Somaliland
@mohamudzaleeban1669
@mohamudzaleeban1669 5 жыл бұрын
Barwaaqo heesteedu waa top. 4jeer ayaan Ku cesheday hestas oo kaliya. iyada ayaan Kala baxay anigu😍😍
@edebsanofficiall446
@edebsanofficiall446 5 жыл бұрын
Wow mukhtaar beeroof wlee hees macan meesha wuu ruxay iga walee cod ayuu la gaabtay
@cadeymuu7
@cadeymuu7 5 жыл бұрын
Khadra silimo iyo xamda queen meele kamaqanyihiin dhadhan maleh
@irshadduale1703
@irshadduale1703 4 жыл бұрын
Waa run wlhi siiba khadra
@ahmedmohammed8811
@ahmedmohammed8811 5 жыл бұрын
Noolaada sharaftii HOYGA FANKIYO HARGAYSA waan idinku faanaa ❤️dhamaan
@xilwah5645
@xilwah5645 5 жыл бұрын
Yurub Geenyo baan la dardaarmayaa huuno adiga qof masuul ah ee gabadhaa Ifraax Tolmoon ah gacan qabo talent bey leedahay ee gabadha u hiili abwaanada ku xidh hamigeeda u hirgeli plz plz Love baan ku ahay Ifraax Tolmoon keep going boqorada qarniga
@asiyahabi8122
@asiyahabi8122 5 жыл бұрын
Anshax markuu yidhi waxn salamayaa xaaskayga wuxuu is yidhi yanay dadku odhon heestu xaskiisay kusocotaa oo aay is qabteen allow isku kiin daaa
@princesshodan9659
@princesshodan9659 5 жыл бұрын
Heesta Parwaqo ayaa ku Macaan Barnamijka inta iGu raaczn like i zara 👍👍👍💖
@zainabyusuf1036
@zainabyusuf1036 5 жыл бұрын
Maaash aallah
@hudaayaanabdirisaak7535
@hudaayaanabdirisaak7535 5 жыл бұрын
Like iyo wax walba wad naga is tahisha barwaqo tageraheda
@khaalidmuuse3622
@khaalidmuuse3622 5 жыл бұрын
intee masraxa ka tabtay khadra silimo iyo bk?? waxaan leeyahay muusena ciyaarta ka daa fananiinta qaranka. anuu heesta barnjkan ugu mcn waxaan siiyey ugbaad aragsan intii ugu racsn likta
@faisaxaji7309
@faisaxaji7309 5 жыл бұрын
Ana kulatabay
@iftiinkanolasha3243
@iftiinkanolasha3243 5 жыл бұрын
Asma love saxiibked ayey is tuseysa wale wa naag nol waligi mel kale ma adayo cilanka iyo gymka iskugu dadal mar walbo tus ina jaceshahay ilmahana wey ku koreen mashallah❤from norwey❤
@najaxxuseen9491
@najaxxuseen9491 5 жыл бұрын
Axsan sowt yurub geenyo walaahi waligay maan arag gabadh kacod macaan maasha allaah
@xudaybiyomohamed8714
@xudaybiyomohamed8714 5 жыл бұрын
yuurub geenyo like
@xamdadahir236
@xamdadahir236 5 жыл бұрын
illahayow isku daa dadka is jecel wllhi jeclahay Asma love Iyo saygeeda illahay idin ma kala qaado farxad ku waara qli 💕
@bartanabada2906
@bartanabada2906 5 жыл бұрын
Barwaaqo qalanjo waad iga qiiraysiisay wlhy ilaahey waxaad ku faraxdo aakhiro iyo aduunba haku siiyo
@nimcojaamac757
@nimcojaamac757 5 жыл бұрын
Barwaq qalanjoy ma quruxdada Nin yar ula. Ooyin good yarn layla dhafin intii tagerta qalanjo
@owzmanhaji8816
@owzmanhaji8816 5 жыл бұрын
Taasi ma ahan wax saxa
@saidfarahshire2033
@saidfarahshire2033 4 жыл бұрын
9p
@shukriahmedfarah585
@shukriahmedfarah585 5 жыл бұрын
cabdiraxman odey iigeeya 😭😭😭😭😭 plz love ku ahey
@fahadkibraani68
@fahadkibraani68 5 жыл бұрын
heesta barnaamjika top ka gashay heesta dhoof iyo jacayl axmed aarshe runtii waa hees true story ah inta igu raacsan like ii saara
@aymanmaxamad7357
@aymanmaxamad7357 5 жыл бұрын
Heesta mursal muuse ugu mcaan bandhiga Liketa cida igu raacsan
@hoodohashi9876
@hoodohashi9876 5 жыл бұрын
Ifraah tolomoon top weye walalle wa hesta kaliya an ka helay barnamijka 👌👌👌
@kafaiideyoraxmed2971
@kafaiideyoraxmed2971 5 жыл бұрын
Khadro sinimo ayay booskii qurhxda kala baxday😂🤣😂
@nasirhariir9758
@nasirhariir9758 5 жыл бұрын
Wlee waa run Nimco samriye waxy LA mid tahay sagal iyo iglan show.👊👊👊 *(sagal mustafe+iglan show=Nimco samriye)*
@mahamuttislam414
@mahamuttislam414 5 жыл бұрын
Stil they didn't reach nimo samriye
@wasodoontowaasaayewalashii4060
@wasodoontowaasaayewalashii4060 5 жыл бұрын
Ax barwaqo qalnjo heestu waa qiso dhaba wixii dareemaya baa garan kara in gabooye lagu hayab soocoy😢😭😭😭
@umusamira8514
@umusamira8514 5 жыл бұрын
Anshax suaalo buuku heesay ???????????? War inanta ugbaad la dhaho ninkeeda qamar suugani xidigaha haloogu soo daro hala bood-boodee yaa igu raacsan?
@nasraahmed9816
@nasraahmed9816 5 жыл бұрын
😂😂😂☝️
@magmamohamet5692
@magmamohamet5692 5 жыл бұрын
Ani
@fankahassan4335
@fankahassan4335 5 жыл бұрын
Waaba arin wanaagsan aqlileey waaye odaygeeda mesha kaxustay
@nimconuuronimconuuro1378
@nimconuuronimconuuro1378 5 жыл бұрын
Ani
@haroony7
@haroony7 5 жыл бұрын
waa run
@dekaosman1428
@dekaosman1428 5 жыл бұрын
Asma saban wxay gashay xagii xamda queen inta ila argta
@ciisemaxamuud5722
@ciisemaxamuud5722 5 жыл бұрын
Masha Allah gudoomiyihiinii hore hadal buu idinka tagay . Great man 😍 😍 😍 iga dheh
@mobayle8508
@mobayle8508 5 жыл бұрын
Ardaygii Axmed Weli Furinle macalinkiisi fadhiiso ayuu yiri, soo kaa Ismaaciil Danan muusiga cajaa'ibka tumaya, heesta ya Barwaaqo Qalanjo qaadayso, waa hees tayaysan. hambalyo mar kale Ismaaciil, Jeylaani iyo Barwaaqo.
@baylood.germany
@baylood.germany 5 жыл бұрын
mohammed ibrahim kkkkkkkkk saw ma aragtid lipah
@mobayle8508
@mobayle8508 5 жыл бұрын
Baylood Ka Haa Masuul.
@naimajamaa7325
@naimajamaa7325 5 жыл бұрын
Hortay Ahmed araarshee marka cuntada la cunaayo ma meel ba la gu xidha waa yaabe inta ila argtay liketa isaara
@quenofmind4667
@quenofmind4667 5 жыл бұрын
sida an burnida cuntada u sababin baney cunydu sababin dhubnida wx Fahan indr
@drgabriel4216
@drgabriel4216 5 жыл бұрын
Wax burnan ku fanaya somaliyun ban arkay ... ninkasi wa ila cadi aniga weighkisu 70kg ka yaran mayo ayn flyaa
@susaancabdiqadiir237
@susaancabdiqadiir237 5 жыл бұрын
Hooyga fanka iyo suugan ee hargeysa wan tagera I love all somali peapole
@sagalgaaldiid6468
@sagalgaaldiid6468 5 жыл бұрын
yurup iyo qalid mizzi isku haystaanba inta ila aragta like
@wacanmohamed8788
@wacanmohamed8788 5 жыл бұрын
Dhaxalka ay dadka uga tagayan habluhu waa in ay qawanayeen hablaha yar yar e dhashay amaba dhalan doona in ay moodi doonan inta anay diinta fahmin ka hor in tima qawintu ay tahay wax banan, halka ay timuhu yihin cawrada ugu xun.
@ducayzen9368
@ducayzen9368 5 жыл бұрын
Alla aarshe waa wax yaro shidan🙋‍♀️😁kaligiii ayaan salaaamoya 🙋‍♀️😁
@fadumoismail9831
@fadumoismail9831 5 жыл бұрын
Hhhhh qof.ku dar😂😂😂
@ducayzen9368
@ducayzen9368 5 жыл бұрын
@@fadumoismail9831 kaligiii ayaan salaamay 😁😁😁
@abdinormohamedmohamud3429
@abdinormohamedmohamud3429 5 жыл бұрын
Hhhh hhhh waxaada taageero maahan waa dhaafen 👯👯👯
@quman1439
@quman1439 5 жыл бұрын
Niyow ninkan ciro jaajiursana laabsalax wuxuu salamay xaaskiisa iyo ubadkiisa iyo mamadiii balkan fiirya ciro waa jaajuur asagu xaajiyadii xataa ayadoo fadhida ayuu dafiraya ilahaw jaajuur like ciro ah kamagan galay
@sawdaayaan6696
@sawdaayaan6696 5 жыл бұрын
Maasha allah barnaamij aan aniga ahaan sugayay xidigaha geeska noolaada dhamaantiin anoo kala reebayn sagal mustafe xasan nuur iyo eglan salah ali wariyayaal aan taageero noolaada wllo
@najaxxuseen9491
@najaxxuseen9491 5 жыл бұрын
Kkk heesta cabdi hani marka loofiirsado laba jeerba laduubay waayo markii laga joojiyay hadana waalagu celiyay qofki caqli badan uunba fahmi kara
@niemahmdd6939
@niemahmdd6939 5 жыл бұрын
Heesahn wakuwi logu talo galy hbnki sandka cusub hees ka dib hbnks la sameyay ma jirto qof kstba heesti uu haysty hbnki la dareeriyay uun ba lso ban dhigy hno 🤗
@darawalwaxfahansan3754
@darawalwaxfahansan3754 5 жыл бұрын
Wow xidigaha geeska waa muyaarada fanka somaliyeed alle cimriga ha ni dhereeyo 1 second
@azaldhalad7521
@azaldhalad7521 5 жыл бұрын
Idinku haystaaaa xidigaha❤nolada ❤wada jir ahaada❤ waa koooxda kliya ee cod iyo muqal quruxbadan soo duubta❤🌹🌹👏👏
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
Happy New Year Dadkaygii Somaliland
@cabdiraxmaansuhayb9637
@cabdiraxmaansuhayb9637 5 жыл бұрын
hablaha soomaaliland quruxbay udhasheen wacnaan lahaydaa iyagoo xijaab ku dara quruxda
@samiiraahmed2391
@samiiraahmed2391 5 жыл бұрын
Make-up ku yuu ku sirin
@cabdiraxmaansuhayb9637
@cabdiraxmaansuhayb9637 5 жыл бұрын
+Samiira Ahmed kkkkk
@cabdiraxmaansuhayb9637
@cabdiraxmaansuhayb9637 5 жыл бұрын
+Samiira axmed way udhasheen quruxda walaal
@safasouleiman6492
@safasouleiman6492 5 жыл бұрын
Asma love 💕 she’s always the best keep going my qurux 😍😘💚💚🙌💋
@abdihakimosman8718
@abdihakimosman8718 5 жыл бұрын
Safa Adiga Laftirgaga ka helyba Ee xgee jogta Wll 🤣😂😂
@yqcazka2906
@yqcazka2906 5 жыл бұрын
igu xamo waxaan ahay waa ereyo waawayn asma
@mariama.k.4635
@mariama.k.4635 5 жыл бұрын
Mansha allah Abdirahman. Oday afka cano lagu qabey 👍👍
@aliabdi6137
@aliabdi6137 5 жыл бұрын
Mariam A.k. of
@mohamudabdirashiid4097
@mohamudabdirashiid4097 5 жыл бұрын
Aar Asma love soota qajishay maaha Allaw izku daa reer qurux badan
@shukriahmedfarah585
@shukriahmedfarah585 5 жыл бұрын
mursal muuse 😍😍😍😍😍😍
@hamzemotoh7812
@hamzemotoh7812 5 жыл бұрын
XidiGaHa GeezKa MY TeAM Go forward ApdiH HaNi LeGneD 😉😉
@hamdazharafofficialtube1800
@hamdazharafofficialtube1800 5 жыл бұрын
BarwaaQoH😭😭😭😭 allaHa zahlo😥😥😥 Axmed Aarzhae axLaa axLaa heeZ♥️😂
@hanadihasan3595
@hanadihasan3595 5 жыл бұрын
heesta barwaqo masrixii wllhi way bashy way wada qirooden😭😢😭😢sidey ila tahy waa qiso ku dhacdey barwaqoh😭😢
@hodanmuuuu3346
@hodanmuuuu3346 5 жыл бұрын
Wan u malayn oohin niyad ah ka timid wlhi
@magmamohamet5692
@magmamohamet5692 5 жыл бұрын
Haa
@suhaibomar4287
@suhaibomar4287 5 жыл бұрын
Laabsaalax hadal yaqaan weeye(aftahan)
@ayanjamalkhayre6108
@ayanjamalkhayre6108 5 жыл бұрын
Waaaw wan idin suuginay xidigaha geeska sharaf ku noolada dhamaantiin
@abdillahimohamoud2607
@abdillahimohamoud2607 5 жыл бұрын
showga si qurux badan ayaa loo soo diyaariyaya dharka iyo sharaxaaada iyo heeshaba waa heer sare. Fanka somaida
@dhagaxkariye5532
@dhagaxkariye5532 4 жыл бұрын
Mashaa Allah taariikhdu waa boogoo Baryo lama ilaaboo badah waaweyn iyo biyaan maydhi Karin
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 5 жыл бұрын
Dhaman kooxdu makaladhacaan lkn aniga top 10 waxan ifraax hargeisa ful respect 🤙
@shaficimascud741
@shaficimascud741 5 жыл бұрын
Curadka xidigaha geeska mursal muuse islaantiisii baa kamaqnayd hodon abdirahman
@nimc_8
@nimc_8 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@farahahmedsalat755
@farahahmedsalat755 5 жыл бұрын
Nimcaan wa fananka kaliye an ka tageri jiray xidigaha geska
@falastinahhassan6855
@falastinahhassan6855 5 жыл бұрын
muqtar aya ugu shidaan wawww m.a
@dhaladkiitodheer5175
@dhaladkiitodheer5175 5 жыл бұрын
Bakaal iyo Yurub Geenyo inay isku maranyihiin inta ila aragta😂😂😂
@badbaadomedia2504
@badbaadomedia2504 5 жыл бұрын
hhhhhhhhhh inaan kugu maranahay adiga yaa ila arka tolow
@dhaladkiitodheer5175
@dhaladkiitodheer5175 5 жыл бұрын
haygu Marmin wll Plse😂😂😂😂😂😂😂
@wizamintv9147
@wizamintv9147 5 жыл бұрын
Weeeeeeeh xooga fanka afka somaliga💚☁️❤️
@gureyyare3228
@gureyyare3228 5 жыл бұрын
Nice abdi hani xashi
@Nimco696
@Nimco696 5 жыл бұрын
Wxaan tabayaa khadra bk xamda sadexdaan xidigaha ugu jeclaa noh
@sheikhmaxamuud3939
@sheikhmaxamuud3939 5 жыл бұрын
Bk tabay wlhi runtii
@amenuk7733
@amenuk7733 5 жыл бұрын
Bk KliYa
@nimcorozia-1159
@nimcorozia-1159 5 жыл бұрын
Qof kuu nugul la noolow oo nabadh ku gaadhiyo kula necb dhibaato 😰😰😍😍😍
@abdirahmaanmhet1923
@abdirahmaanmhet1923 5 жыл бұрын
anigu yurub kuhaysta
@user-ps1yc3oy1e
@user-ps1yc3oy1e 24 күн бұрын
Heesta mursal muuse waa wax kle ❤
@husseinahmed7222
@husseinahmed7222 5 жыл бұрын
Masha Allah tolmon wa boqorada codka Wan ku qirnay Bbc ha ku dhawaqdo
@jaabirmukhtaar3615
@jaabirmukhtaar3615 5 жыл бұрын
Khadra ,bk iyo queen waxba xidiguhu unoqon maayaan waxan idin leeyahay noolaada
@braziliano12
@braziliano12 5 жыл бұрын
masha allah cod baa haysaa horay u soco huuno
@mohamedrobleahmed9198
@mohamedrobleahmed9198 5 жыл бұрын
We LoVe XidigaH Geeska
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 5 жыл бұрын
mashallah maxaa qurux ka muuqataa ilaahayow noo siyaadi
@t.d8775
@t.d8775 5 жыл бұрын
wiooow war gabadhu cod macaana wlhi codkeedu meel foog ayuu ka soo goayaa waxaba moda dadki hore
@mohamedhashi1693
@mohamedhashi1693 5 жыл бұрын
iftaax hargaysa waa marwo dagan tolo ma uur bay leeday ilahay khayre haka dhige siday u fadhidaan ka shakiye
@hanadyare7511
@hanadyare7511 5 жыл бұрын
Sihaam Saeed indho dheeridaa walaaley wax garad ayaad tahay kkkkk
@hanadyare7511
@hanadyare7511 5 жыл бұрын
Sihaam funny ayaad tahay
@mohamedhashi1693
@mohamedhashi1693 5 жыл бұрын
@@hanadyare7511 thnks pro
@hanadyare7511
@hanadyare7511 5 жыл бұрын
Sihaam wellcome but can i ask u something sidee ku fahamtay walaal
@hanadyare7511
@hanadyare7511 5 жыл бұрын
@@mohamedhashi1693 maasha alaah qiyaastaada ma xuma
@generalzkimo9563
@generalzkimo9563 5 жыл бұрын
Top xidigahA gEeska Inta samaha jecel
@ubahdahir456
@ubahdahir456 5 жыл бұрын
Noolaadaxidigahageeskدد Nuurkiifanka
@faysalxirsi8889
@faysalxirsi8889 5 жыл бұрын
Asma love Ku haysta axyaa hees meel libaaxad mar hadashay IGA dhrh
@mumtaazmohamed4831
@mumtaazmohamed4831 4 жыл бұрын
Yurub Genyo markey solabatan xidigaha kusolabtay
@mohamedabdireshidali8637
@mohamedabdireshidali8637 5 жыл бұрын
barnamijka xidigaha geesku bilaa maxamed bk barnamij ma noqonayo waa raashin bilaa milix ah dadoow ma igu raacdeen
@yahyeahmed6719
@yahyeahmed6719 5 жыл бұрын
mashlaha
@mohmaddaud3987
@mohmaddaud3987 5 жыл бұрын
Heesta ugbaad aragsan👌 Inta kle wax hagaagsan keena
@safiyadagan7346
@safiyadagan7346 5 жыл бұрын
AsmA love marwo shixod badan isku wara reer qurux badan
@MohamedHassan-qp9ex
@MohamedHassan-qp9ex 5 жыл бұрын
Heesta barwaaqo qaljo waa heesta aad ulayaab badan bakteeriya jacylka
@abdifataahmoha5900
@abdifataahmoha5900 5 жыл бұрын
Masraxa ay ka maqan yihiin hamda queen,Bk iyo khadra silimoo masrax wlhi maaha. Inta igu raacsan farta taaga.
@najaxxuseen9491
@najaxxuseen9491 5 жыл бұрын
Ax ax barwaaqo qalanjo masrixii weybadashy walaahi ninkaa inantaas xumeeyoow ilaaheyka baq walaahi aadbey uqiiroote
@hodanmuuuu3346
@hodanmuuuu3346 5 жыл бұрын
Haa wlhi oohin dhaba ka timid faaraxyashu way na dhibeen sanadadan danbe inta xaliimoyin ay ka oohiyeen ma yar
@aliabdi6137
@aliabdi6137 5 жыл бұрын
Najax Xuseen ml
@mariama.k.4635
@mariama.k.4635 5 жыл бұрын
Waaaw xidigaha geska igule 👑👑
@abdijabarahmed5927
@abdijabarahmed5927 5 жыл бұрын
Abdirisq anshax ax hees 😟 plz ifhn qof aan garn kujeclahee😍
@roodadarajo9821
@roodadarajo9821 5 жыл бұрын
Maha walal de waad isokhaldayasa
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 5 жыл бұрын
Heesta ugu mcn barwaqo qalanjan siyay ax Haddaan cabashada naftaada dawiyo cashar siin lahaa colkan dhabrkaga tagaan sideen kaaga cuudiya cilmigan ay kuu dhigeen soka cindigiyo kaskaagi culus jirin yeshay anan cisho qudha dayacin cadhadu kabuuxdo maha
@nimcoadan3112
@nimcoadan3112 5 жыл бұрын
Abdirisaq Anshax My One An Taageero
@hawaibrahim3839
@hawaibrahim3839 5 жыл бұрын
Machallah heest mcn weyan wlhi maxaan kuu dortay
@muuminaxirsi9679
@muuminaxirsi9679 5 жыл бұрын
Xidigha geeska 💕✋
@djfuaadgaga4374
@djfuaadgaga4374 5 жыл бұрын
Oll good Raspecte xidigahayga geeska
@armaanhassan2675
@armaanhassan2675 5 жыл бұрын
Kooxdii Kooxaha
@yartajacaylkayaratjacaylka3409
@yartajacaylkayaratjacaylka3409 5 жыл бұрын
Mnsha allh hidin sharfo
@alisayid328
@alisayid328 5 жыл бұрын
Eesh cala hees DJ furunle iyo xaaskisa asma love isku baraara
@bssmmx5363
@bssmmx5363 5 жыл бұрын
ma ahin king of rap ee waa king of hip-hop lady!!
@hothokalgacal3520
@hothokalgacal3520 5 жыл бұрын
Xidigaha geeska fananta aduuuunka❤❤
@cabdixakinrashid3626
@cabdixakinrashid3626 5 жыл бұрын
Walahi Axmed aarshe waa wax kale
@Barwaqo-Hasan
@Barwaqo-Hasan 5 жыл бұрын
ifraax codmacana mashalah😍😍
@xaawokhaliif279
@xaawokhaliif279 4 жыл бұрын
Furinle wuu kabaxsaday
@fatmamohammud1684
@fatmamohammud1684 5 жыл бұрын
Awey xamda kuwen awey igeyaa plz laantet wah mamaqlo wan cuslahay
@saamimohamed5593
@saamimohamed5593 5 жыл бұрын
Acuudi bilaahi mina shaydaan Rahim acuudu min sagal wa Acuudi eglan shaydaan
BARWAAQO QALANJO SIDEEN KAAGA CUUDIYAA COLKAN XIDIGAHA GEESKA SHOW 2019
9:38
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
Waraysi Xiiso Badan  Xidigaha Geeska Boorama 2015 HD
1:10:48
HAWRAAR MURTI
Рет қаралды 270 М.
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 53 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
XAKAARKA HAYSTA HG 23 July 2024
17:29
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 756
XIDIGAHAGA GEESKA 2018 LIVE SHOW BY SAGAL MUSTAFE FULL
2:21:31
HAYAAN MUSIC
Рет қаралды 136 М.
Barnaamijka Saadaasha Xidigskja Sanadka 2024
28:11
SAAB TV
Рет қаралды 30 М.
XIDIGAHA GEESKA IYO AAMINA AFRIK FULL HCTV 2019 + HEESO LAYAAB LEH
55:39
AXMED WALI FURINLE BOGSIIYA HAPPY NEW YEAR 2019
6:24
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,7 МЛН
CAWAYSKA SANADKA CUSUB 2014 EE SLNTV
1:00:54
Abees Halaq
Рет қаралды 5 М.
XIDIGAHA GEESKA BANDHIGA SLNTV 2018 FULL
2:00:53
HAYAAN MUSIC
Рет қаралды 141 М.
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,1 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 85 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 38 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,3 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 485 М.