XIDIGAHAGA GEESKA 2018 LIVE SHOW BY SAGAL MUSTAFE FULL

  Рет қаралды 136,209

HAYAAN MUSIC

HAYAAN MUSIC

6 жыл бұрын

XIDIGAHA GEESKA 2018 HAPPY NEW YEAR LIVE SHOW FULL

Пікірлер: 107
@dhoolhaaji2534
@dhoolhaaji2534 2 жыл бұрын
Alla maxaa qof haray🥲 xamda bk hillaac cabdi hani abwan miyyir🥲😭waxay ahaayeen udbihii xidigaha wakaas hadda kala yaacay 😢
@samawade282
@samawade282 6 жыл бұрын
Gudoomiyaha cusub kooxda xidigaha geeska waxa fiicaan lahayd in uu u mahad celiyo ama salaamo gudoomiyohoodi hore abwaankoodi xasan dhuxul laabsalax
@shaka_music570
@shaka_music570 6 жыл бұрын
intan reply yada akhrinayay aduunban isku mawqif noqonay wuxu malaha abaal male abwaanka xata qof salamay kuma jirin
@samawade282
@samawade282 6 жыл бұрын
hoodo salax thanks wlshay waan ku faraxsanahay in aan isku aragti noqono Xigiguhu sidii aanodaynay may noqon Sababto ah gudoomiyohoodi Abwaankoodi soo saaray ee heerkaas soo garsiyey ayay ku caasiyeen
@maxamedcabdullahi4646
@maxamedcabdullahi4646 6 жыл бұрын
Omaari
@cibaadoyar847
@cibaadoyar847 5 жыл бұрын
Wa fano abaal Ma leh
@mohamedabdullahi5556
@mohamedabdullahi5556 5 жыл бұрын
Zana lucky Waxaan ahay idinla fikir xataa ma arag qof salaamay oo u mahad celiyay shaw fan ku abaal ma leh
@abdirahmanjeestaawi4848
@abdirahmanjeestaawi4848 5 жыл бұрын
Xamda queen iyo bk allow idin daa
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 2 ай бұрын
Alle ha u naxariisto mustafe saleebaan iyo maxamed miyir ba 🤲
@cmccabdalemaxamedcismaan4030
@cmccabdalemaxamedcismaan4030 6 жыл бұрын
Aar meesha habeenkaa waxa ugu shidnaa cabdihani, axmed aarshe, bk, asma love, xamda queen, beeroof& mursal inta kale waa huuhaa
@alliyaahmed9362
@alliyaahmed9362 5 жыл бұрын
Asma love iyo xamda queen gacan sarre idin tagay inta tageerta like saar
@ahmedartan360
@ahmedartan360 6 жыл бұрын
XidiGaHa GeezKa One. LOve ❣
@Dabayl
@Dabayl 6 жыл бұрын
Xidagahooow, waleee iyo bileee waad ka badbadinaysaan..Waliba Furinlee, anshax xumadaaa uu samaynayooo waa dhabanahays
@caashoadan536
@caashoadan536 6 жыл бұрын
Labo ruux o ugu muhiimsanaa aya kamaqan nimcaan iyo geenyo
@hamuuudimoh4062
@hamuuudimoh4062 6 жыл бұрын
hablihii xidiguhu way wada cuslaadeen ciyaariba kari maayaane
@muniiracabdiwahaab2323
@muniiracabdiwahaab2323 6 жыл бұрын
Axmed aarshe fanaan kumuu soo baxayn abti mclin ayuu kusoo baxayay fanaanimada iskadaa kudheh runta usheega
@bilanmed5025
@bilanmed5025 6 жыл бұрын
Vive xidigaha geeska mashllah nolada
@nasraladan5080
@nasraladan5080 6 жыл бұрын
maashaa alaah dhamaantii hore u socda
@mushtaaqxubi4138
@mushtaaqxubi4138 6 жыл бұрын
ugbaad aragsan ba ugu shidan
@abdifatahkhalifabdullahi5188
@abdifatahkhalifabdullahi5188 6 жыл бұрын
Hamblyo maxamed axmed bakak ciro iyo mustafe saleebaan madax weynha xidigaha geeska Axmed wali ibrahiim furinle...............? Jiroo jooga xidigo shidn
@abdiraxmaanbarrecismaan1211
@abdiraxmaanbarrecismaan1211 6 жыл бұрын
Xamda ugu shidan waw waw waw waw inta kalena????????
@ixsaan9294
@ixsaan9294 6 жыл бұрын
viva xidigaha geeska Somaliland
@abdifatahkhalifabdullahi5188
@abdifatahkhalifabdullahi5188 6 жыл бұрын
The best friend qasiim and bk from ceergaabo to hargeisa long live asxb
@najmainaboqor4054
@najmainaboqor4054 6 жыл бұрын
Xidigahyga caashaqa❤❤
@samawade282
@samawade282 6 жыл бұрын
Sagal mustafe, mursal magacii weli way daba wadaa al wariyul fanaan
@qadanmooge156
@qadanmooge156 6 жыл бұрын
viva xidigaha geeskah guulayztah waligiiiN
@ismailburale8189
@ismailburale8189 Жыл бұрын
❤🎉🎉❤❤
@ilhanahmed3869
@ilhanahmed3869 6 жыл бұрын
Manshllh aniga xamda cabdi kiinaal ( queen) jecelhag
@latifahmo7320
@latifahmo7320 5 жыл бұрын
Manshaa ALLAH....Mursal..Ciro..
@ahmedartan360
@ahmedartan360 6 жыл бұрын
MasHiinK. KOxda aHmed waLi ❣
@mounakaapah598
@mounakaapah598 6 жыл бұрын
Mukhtr BeYroof go for ward pro dar alle kuutageraH
@shucaybibrahim6128
@shucaybibrahim6128 4 жыл бұрын
Ugbaad aragsan gacan sare
@fadxicumar5745
@fadxicumar5745 6 жыл бұрын
waaaaw inta masraxa zare camiratay Asma saban iyo ayaa shidan hhhhhhhh. Viva xaga sare inta igu raacsan ama ila aragtay like ta igu qabta intii yaryd mhdsanthiN
@sahraahmad6663
@sahraahmad6663 6 жыл бұрын
buuf
@warsamebarkhad3753
@warsamebarkhad3753 4 жыл бұрын
Ani Lee kugu raczan abAyo
@mushtaaqxubi4138
@mushtaaqxubi4138 6 жыл бұрын
ugbaad aragsan ba ugu shidan Iyo ASMA Saban
@suhaipmohamed6486
@suhaipmohamed6486 4 жыл бұрын
2020 yaa ilq dawanaya 7/5/2020 ramadan karim
@xuseenmatan7457
@xuseenmatan7457 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk kooxdii xidigaha geeska ma saaray ayay isu badashay
@jirfe
@jirfe 6 жыл бұрын
War xamda queen anagaa isku ceeryaanta ahe aan u hiiliyee kaa cidlada ka ga dhaqaaqay malaa waa jeegaantee igu qabta phone number keeda
@dualetv6324
@dualetv6324 6 жыл бұрын
Nzap_kamilaH Commontiga Xga hore like saar Boqorka mashraH AllaH yacizak😆😆😆😆
@sahraaxmed3964
@sahraaxmed3964 5 жыл бұрын
Woow odey ayaaa Ku haya heesa ah
@abdifatahkhalifabdullahi5188
@abdifatahkhalifabdullahi5188 6 жыл бұрын
Axmed wali waa vane cava kooxda iyo isku xidhka Aartaha fahmyaa fahmy
@fuaadetoo7970
@fuaadetoo7970 6 жыл бұрын
HeezTa ugu Vcn waa TA murzaL muuzE WaaYo iyda LGu FurY Laguna DhmeeYaY McHa allH GaguLarTion
@xamdasharaf982
@xamdasharaf982 4 жыл бұрын
Waaaaw🎊🎊🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁bakaal ciro
@abdiahmed4259
@abdiahmed4259 6 жыл бұрын
Mansha Allah xidigaha geeska🌹❤️😘
@warsamebarkhad3753
@warsamebarkhad3753 4 жыл бұрын
Asma love TageRaaaa io Cabdi hani❤❤
@salmitalaqueen127
@salmitalaqueen127 5 жыл бұрын
ARSHE ay ugu shidan
@bintisomaalchannel7069
@bintisomaalchannel7069 6 жыл бұрын
Barwaqo wall mar u jaleec dhanka dhuubnida baji baf ah baa kaa soo horeyah
@sooyaalkanollosha8953
@sooyaalkanollosha8953 5 жыл бұрын
Atooraha xidigaha geeska cabdihani xaashi c/laahi ayaa kaga ciyaarsiiyey
@nagmahhousein8142
@nagmahhousein8142 6 жыл бұрын
Xidigah geeska
@mhmedissam844
@mhmedissam844 5 жыл бұрын
Indrkay abdi hani hore usoco
@sahamiyemedia6013
@sahamiyemedia6013 4 жыл бұрын
2019 yaa Daawanaya
@farhiyafaisa7136
@farhiyafaisa7136 6 жыл бұрын
XidigaHa zhidaN tiiHiin
@ciisemaxamuud5722
@ciisemaxamuud5722 Жыл бұрын
Yuusuf jeego iyo Asmo Saban caadi ma ahan 😁😆 , Jeeskaa idiley
@kalsoonkalsoon8327
@kalsoonkalsoon8327 5 жыл бұрын
waaw asmo saban ayaaa kuleh
@farduussoomalilander1287
@farduussoomalilander1287 6 жыл бұрын
Eeshqiyaasak axmed iyo asma jecliyaa siday isugu faraxsan yihiin
@caashoadan536
@caashoadan536 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjujhjjjhhhhhhhhhmalaha saarkii ayaa kuligood kusoodagay
@maarigpopsmoke
@maarigpopsmoke Жыл бұрын
Xiligan yaa daawanayo 2023
@akanimohamedtsunami3297
@akanimohamedtsunami3297 4 жыл бұрын
Msha Allah
@abdaleiskuwaaraabbdikiinab3777
@abdaleiskuwaaraabbdikiinab3777 4 жыл бұрын
maxamed bk ayaa u shidan nio waxA ka baxoo
@ilahoowriyadaydairumemssru563
@ilahoowriyadaydairumemssru563 6 жыл бұрын
oo medey idil barkhd
@maxamedibrahim1236
@maxamedibrahim1236 6 жыл бұрын
wawa
@omerabdi7619
@omerabdi7619 6 жыл бұрын
Kani waa bk aabihi malaah hmm
@dayartacusubdayarta5321
@dayartacusubdayarta5321 6 жыл бұрын
Mursal muse curadka xidigah ala hakudayo
@gaabkajunior2388
@gaabkajunior2388 6 жыл бұрын
Mursal muse curadka xidigaha geeska
@cawilcilmi4257
@cawilcilmi4257 6 жыл бұрын
waxba ka dhacay
@laylashacni7435
@laylashacni7435 5 жыл бұрын
Xidigahaygii nolada abid
@xogahadunida6201
@xogahadunida6201 5 жыл бұрын
2019 yadawanayo
@mhametmarcz2264
@mhametmarcz2264 6 жыл бұрын
Ugbaadeyda Caashaqa
@dualetv6324
@dualetv6324 6 жыл бұрын
Alperto MarcoZ lpx
@baasheahmed4193
@baasheahmed4193 6 жыл бұрын
Hamda queen
@hodanshiil5069
@hodanshiil5069 6 жыл бұрын
Baashe Ahmed Nuu2.
@Neima_Omer
@Neima_Omer 3 жыл бұрын
Comment one year ago ku qoan waana 2021 😀😀🤣
@mohamedamiin6830
@mohamedamiin6830 Жыл бұрын
Asma love❤ cod macaana
@caishohussein8772
@caishohussein8772 6 жыл бұрын
War asxaapta waani salama waxad isheegtan aafo waaa maxay
@ladaneey509
@ladaneey509 4 жыл бұрын
Aafo wa balayo wlal ama dhibato sanad kadib jwbta aniga iga hoo😁😁
@goldenboy2305
@goldenboy2305 6 жыл бұрын
Papapa
@bazimabdi2192
@bazimabdi2192 6 жыл бұрын
Viva Ahmed Arshe zhp noolow
@amiinabdsalan351
@amiinabdsalan351 6 жыл бұрын
viva xidigaha geeska gulaysta waligiin cadowgiina ha jabo
@ahmedartan360
@ahmedartan360 6 жыл бұрын
MurzaL Muuse CurDka XidiGaHa GeezKaH ❣
@omerabdi7619
@omerabdi7619 6 жыл бұрын
Intii igu racsan like ha ila dhafina
@alliyaahmed9362
@alliyaahmed9362 5 жыл бұрын
Iyo mursal oon heestisa been ku sheegin
@xayaadcabdi8746
@xayaadcabdi8746 6 жыл бұрын
Xamada queen baa u k sidan
@hoodohabi6284
@hoodohabi6284 6 жыл бұрын
xaqiiQ
@hamdaahmed2720
@hamdaahmed2720 6 жыл бұрын
Nold
@abdikadirmuhumed427
@abdikadirmuhumed427 6 жыл бұрын
Waar kii BK ilkihii casaa wuu iska maydhee Mise qaar kale ayuu gashaday?.
@ibraahimzulthan
@ibraahimzulthan 6 жыл бұрын
Not your business
@ixsaan9294
@ixsaan9294 6 жыл бұрын
anshax💝💝💝👏👏👏
@naadiaahmet4200
@naadiaahmet4200 6 жыл бұрын
TOp
@khadarmuuse5988
@khadarmuuse5988 3 жыл бұрын
Ka.sigale.3 nafar ku zuucdana
@dhereyeyoutube2793
@dhereyeyoutube2793 6 жыл бұрын
Koox daan rabaa inaan ku soo biiro lacag maalay waydiina mize waa free??
@speromvp
@speromvp 3 жыл бұрын
2021 😂
@nasrahared144
@nasrahared144 2 жыл бұрын
maxaa.soo.doonte😅😅
@bintisomaalchannel7069
@bintisomaalchannel7069 6 жыл бұрын
Drama badanaa kuwan
@simanabdi9846
@simanabdi9846 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@abdirashidahmed8618
@abdirashidahmed8618 5 жыл бұрын
Cadi maha wn ladhcay xidigaha geeka gulaysta
@daadiryare417
@daadiryare417 6 жыл бұрын
asxabey maku biiraa xidigaha geeska waa la iiga baahan yehee
@khaalidola1296
@khaalidola1296 6 жыл бұрын
Nacam Haa Haadi in Lagu Xidho UbahaantahY😠😠
@cawoapdirahman6184
@cawoapdirahman6184 6 жыл бұрын
iidle yare haaa
@muntassalad2356
@muntassalad2356 6 жыл бұрын
iidle yare my qabiil kugu beerayaan
@adnaanhariiralsharaabi1524
@adnaanhariiralsharaabi1524 6 жыл бұрын
iidle yare waar heesoohooda hakka xaddin nio
@ibraahimzulthan
@ibraahimzulthan 6 жыл бұрын
Khaalid Ola may wll coz of know you have a codka waraabaha
@maxamedaliali3052
@maxamedaliali3052 3 жыл бұрын
Muqtaar berof
@mushtaaqxubi4138
@mushtaaqxubi4138 6 жыл бұрын
ugbaad aragsan ba ugu shidan Iyo ASMA Saban
@mushtaaqxubi4138
@mushtaaqxubi4138 6 жыл бұрын
ugbaad aragsan ba ugu shidan
XIDIGAHA GEESKA IYO BARNAAMIJKA CIIDA FULL SHOW
2:20:08
Waqal WStudío
Рет қаралды 87 М.
UGBAAD ARAGSAN HALBAWLE NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:13
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,6 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 107 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
UGBAAD ARAGSAN MURAAD OFFICIAL VIDEO 2018
5:07
Waqal WStudío
Рет қаралды 219 М.
BARNAAMIJKA SANADKA CUSUB EE XIDIGAHA GEESKA 2019
2:19:37
Horn Cable Tv
Рет қаралды 246 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,7 МЛН
BANDHIGA CIIDA SLNTV IYO XIDIGAHA GEESKA OO WACDARO KA MUUJIYEY QAYBTII 2AAD
1:39:13
Hawraar Music Production
Рет қаралды 160 М.
Le Journal de July 22, 2024
42:59
Balde Info
Рет қаралды 3,3 М.
BARWAAQO QALANJO SIDEEN KAAGA CUUDIYAA COLKAN XIDIGAHA GEESKA SHOW 2019
9:38
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
XIDIGAHA GEESKA BANDHIGA SLNTV 2018 FULL
2:00:53
HAYAAN MUSIC
Рет қаралды 141 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
0:40
MrBeast
Рет қаралды 62 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
0:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,9 МЛН
Бушмен и бабуин. В поисках воды.
0:42
Как котики ложатся спать, до конца!
0:31
🌀 Вирусные видео
Рет қаралды 6 МЛН
Как котики ложатся спать, до конца!
0:31
🌀 Вирусные видео
Рет қаралды 6 МЛН
Нажимай выше ☝️☝️☝️ #а4 #глент #риви #viral
0:25
Как меняются люди
Рет қаралды 2,9 МЛН