Barnaamijka Tacsiga Maxamed Axmed Kuluc

  Рет қаралды 137,645

Universal Somali TV

Universal Somali TV

Күн бұрын

www.universalsomalitv.net

Пікірлер: 97
@princeaamin5472
@princeaamin5472 6 жыл бұрын
Ilahay ha unaxaristo kuluc iyo cawke iyo inti umada nabi scw amen
@Mahuraan979
@Mahuraan979 2 жыл бұрын
Maantana khadra daahir tacsideeda ayaan u fadhinaa Aduunyo Alow u naxariiso dhamaan
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
Maxamed axmed kuluc abtiyo ilaahay haku naxariisto oo jannatul.fardawa hakaa waraabiyo Cawkena Allew u naxariisto isna 😥😥😥
@Hargeisastar
@Hargeisastar 9 жыл бұрын
Ilahy Naxariisti Jano haka warabiyo Isaga Iyo dhamaan Umada Nabi maxamaed csw
@hawdiyocalaydhmedia672
@hawdiyocalaydhmedia672 7 жыл бұрын
eebe ha u naxariisto, kuluc iyo cawke. Ameeen
@qamarxudixuseen4548
@qamarxudixuseen4548 8 жыл бұрын
allaah yaa arxamu raaximiin axmed xasan cawke halyey soomaliyeed oo xusid mudan wax garad ah mash allaah. allaah janatulfardoosa ha kaa waraabsho. Amiin!!!
@M.Duran71
@M.Duran71 8 жыл бұрын
AUN Mohamed ahmed kuluc waa aabihii masraxa.. I like dacar waa dhab ka hadal from 21 minutes
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
alle ha,unaxariisto cawke iyo kuluc
@ahmedomar3234
@ahmedomar3234 8 жыл бұрын
allow maxamed iyo Ahmed u naxariso anagana noga daba naxariiso amin insha allah
@suhaybgafaneh5687
@suhaybgafaneh5687 5 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto Maxamed Axmed Kuluc. waa fanaanka aan ugu jecelahay ee aan heesihiisa ku raaxeysto. ma garanayo cid Maxamed Axmed kuluc igala weyneyd oo fanka Soomalida ku jiray inta uu isagu ku jiray.
@shabmohamed8204
@shabmohamed8204 9 жыл бұрын
Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo mohamed Ahmed kuluc.
@filfilocAhmed
@filfilocAhmed 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto adeero Mohamed Ahmed😭😭💔 2019
@abdirizakshiregaab9829
@abdirizakshiregaab9829 9 жыл бұрын
IHUN my favorite Fanaan the Legend Kuluc, for those who may think I saying this because I share a clan was the deceased legend I am from Ceerigaabo of punt land, Sanaag Region!
@abdalaomar8876
@abdalaomar8876 6 жыл бұрын
Alaha unaxariisto
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 5 жыл бұрын
Walal sanaag waa somaliland ee puntland maaha ee iska sax adoo mahadsan
@sam-xz5tc
@sam-xz5tc 2 жыл бұрын
sanaag is somaliland mate
@Xoggaar
@Xoggaar Жыл бұрын
@@mohbulshaawi597 soomaaliland tee laxeey waa dhul khaatumo
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 2 жыл бұрын
Allahaw naxariisto marxuum Maxamed Axmed kuluc fanaan qaaliya
@uteadawee51
@uteadawee51 9 жыл бұрын
Ilahay adigana Mr Cawke haku naxariisto
@fardosaawil137
@fardosaawil137 8 жыл бұрын
illahay ha u naxariisto ahmed iyo mahamed. alle jantul fardawa haka warabiyo aamin aamin
@laafa_cadde
@laafa_cadde 2 жыл бұрын
Aaaamiiiiin Mohammed Ahmed kuluc 😭
@abdijamah7083
@abdijamah7083 9 жыл бұрын
hereri cawke Dacar khadra dahir Hassan gane what a legend's
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Magaaldii dadka caanka ah hargeysa weyn
@ladiyamahamed8925
@ladiyamahamed8925 4 жыл бұрын
MaanshaAlla Mahamed Axmed kuluc iyo dacar iyo Ismaacil waa Adeeaday
@ladiyamahamed8925
@ladiyamahamed8925 4 жыл бұрын
Illahayow mahamed Axmed kuluc u naxariiso
@aichaismaelahmed626
@aichaismaelahmed626 2 жыл бұрын
illahoo unaxariso mohamed ahmed kuluc
@abdijamah7083
@abdijamah7083 9 жыл бұрын
allah ha uu naxariisto kuluc iyo cawke❤
@maxamuuddaacad5296
@maxamuuddaacad5296 3 жыл бұрын
ALLE HA UNAXARIISTO LEGEND
@mohametaptirahman6877
@mohametaptirahman6877 7 жыл бұрын
ilaahaw aderkay u naxariiso mahamed ahmed kuluc
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
LEGEND AHUN MAXAMED AXMED KULUC HADII CAAN IYO DHAQAN WANAAG WAX QABANAYO SIIBA FANKA SOMALIDA ISAGA WAX KU HELI LAHAA CAAN INAAD NOQOTAA MACNO MALE SOMALIDA.
@faaisamohamed1325
@faaisamohamed1325 4 жыл бұрын
Ilaahay hawnaxriisto maxamed ahmed kuluc iyo cawke
@Widhwidh2004
@Widhwidh2004 4 жыл бұрын
Heesihiisa wxaan ugu jeclaaa 'jeedaal" Allow kuu naxariiso//😥😥
@jegelskermig15
@jegelskermig15 3 жыл бұрын
RIP. 🤲Alow u naxariso.
@mohamedsharif6495
@mohamedsharif6495 9 жыл бұрын
Aloow ku naxariiso waa fanaankii ugu dambeyey ee ka geeriyooda ummadda soomaaliyeed
@hamza-fk3is
@hamza-fk3is 9 жыл бұрын
cawke iyo kuluc allow idiin naxariiso 😭😭😭😭😭
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 8 ай бұрын
18 January 2014 AHUN marxuumka waan ka qayb galay aaska marxuumka , Hospital Hargaisana waan ugu tagay marxuumka isagoo ay ku xidhan tahay qalabkii Naqaska ayaan dul istaagay, nasiib wanaag kuma jirin Comma ee miyirkiisu wuu joogay gacanta ayuu kor iigu qaaday isagoo isalaamaya . AHUN Mohamed Ahmed Kuluc .
@fariixaquruxsan3134
@fariixaquruxsan3134 7 жыл бұрын
ilaah ha u naxaristo
@fariixaquruxsan3134
@fariixaquruxsan3134 7 жыл бұрын
cawke asna illaah ha u naxaristo
@xamseaadan4672
@xamseaadan4672 4 жыл бұрын
Kuluc iyo cawke allah Haw naxariisto labadaba 10biloodbay Kala danbeeyeen
@cumarali1693
@cumarali1693 5 жыл бұрын
AHU maxamed axmed kuluc alle wabriga ha u nuuro isaga iyo umada nabi maxamed csw
@gabadhahabeenkstaiskukadis4280
@gabadhahabeenkstaiskukadis4280 7 жыл бұрын
ilahay ha u naxariisto Insha allah
@jegelskermig15
@jegelskermig15 3 жыл бұрын
The Legends of Hargeisawood. Rip.
@malyunmohammed9474
@malyunmohammed9474 7 жыл бұрын
ilahay ha ku naxariisoo
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto cawke iyo kuluc waxay laba shaqsi talent leh
@umucraxmanmohamed5837
@umucraxmanmohamed5837 7 жыл бұрын
maxed kuluc allh unaxariisto cuukana kamadanbeen
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 Жыл бұрын
ALLAH HA U NAXARIISTO dhamaantood intii dhimatay AAMIIN AAMIIN
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 9 жыл бұрын
Alle yarxamah legend KULUC aadban u dhagaysan jiree ....xasuuuuus somaliba iloobi mayso
@monaenay9405
@monaenay9405 5 ай бұрын
Abahay illahi ku naxariisto 😭😭
@halalmedia9605
@halalmedia9605 4 ай бұрын
Alle haw naxariisto nin aad u qimo badanbu ahaa wanan u duceeyaa markaste
@M.Duran71
@M.Duran71 8 жыл бұрын
he left us but his work will ever be around
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
استغفر لهم اولى تستغفر لهم ان تستغفر
@safwanaxmed2901
@safwanaxmed2901 8 жыл бұрын
wll alle ka cabsada oo kasaara heesta video waa qof geeriyoday ee delete siiya wixii dunuub uyaala aduunka sida heesaha oo kale
@masuttimoh4823
@masuttimoh4823 6 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso aw M A kuluc boqorkii masraxa
@Madadaal
@Madadaal 2 жыл бұрын
Ilaahay qabriga haw nuuro Maxamad Axmed Kuluc
@yahyeawil4075
@yahyeawil4075 4 жыл бұрын
Kuluc iyo cawke allh hw nxariisto 🙌
@shaaficihassan1936
@shaaficihassan1936 6 жыл бұрын
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun kuli nafsu daa iqatul mawt ilaahay janadii fardawsa adeer hakaa waraabiyo anagana samir iyo iimaan hanaga siiyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@alhaadimotors1390
@alhaadimotors1390 8 жыл бұрын
WAA AYAAN BA AYAAN ALEH HOW NAXARIISTO COWKE IYO KULUC
@Sucaad-jl1nd
@Sucaad-jl1nd Жыл бұрын
Alle haw naxariisto cawke kuluc iyo khadra daahir iyo dhaamaaan umada islaamkaba😢
@abdiazizahmedhashi2800
@abdiazizahmedhashi2800 Жыл бұрын
ALLAH YARXAM LAHUM
@aftahabdirisaaak969
@aftahabdirisaaak969 6 жыл бұрын
ale ha unaxariiiso fanaaaan qaran
@salmanabdulahi4053
@salmanabdulahi4053 5 жыл бұрын
alle ha u naxariisto
@m.m.xiiray7511
@m.m.xiiray7511 8 жыл бұрын
cawke iyo kuluc ilahay hawnaxariisto
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm Ай бұрын
ilhahayow unaxariiso.
@hamdahusein1083
@hamdahusein1083 6 жыл бұрын
alle how naxariisto
@zamaarahirad8932
@zamaarahirad8932 6 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto kuluc iyo kawkaba inagana haynooga daba naxariisto
@osmanb8446
@osmanb8446 2 жыл бұрын
Khadra Daahir waa qiirootay markii fanaaniitii dhimatay la tiriyey: Kuluc, Gacanlow, Cumar Dhuule, Tubeec. Wayba ooyi gaadhey.
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Heesaihiisa badweyn bay ahaayeen waah waah waxaasaa jeceyla AHUN
@GaraadMustafXariir
@GaraadMustafXariir 4 ай бұрын
Aamiin Aamiin ilaahay haw naxariisto😅
@fariixaquruxsan3134
@fariixaquruxsan3134 7 жыл бұрын
Maxamad axmed kuluc
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 3 жыл бұрын
Fariixa see thy
@yaziinbaqdaadi1788
@yaziinbaqdaadi1788 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto labadoodaba
@mahadmgacariye2770
@mahadmgacariye2770 Жыл бұрын
Inalilaah was inalienable rajucuun
@ladiyamahamed8925
@ladiyamahamed8925 4 жыл бұрын
Illahayow cawke u naxariiso
@ladiyamahamed8925
@ladiyamahamed8925 4 жыл бұрын
Allow u naxariiso Adeerkay kuluc
@abdibashe1369
@abdibashe1369 Жыл бұрын
Ilahay naxatista jano haka warabiyo dhamntood
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 ай бұрын
Inta dhimatay allah ha u naxariisto khadra iyo cawke iyo inti dhimatay . Bal ila xasuuso HERERI SHAQAALE AYU AHA MAALINKAAS MANTANA 250'000 QOF AYA KU XIDHAN . UNIVERSAL 330 K DHAWAAN AYA LA IS GAADHAYA 😂😂😂
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 3 жыл бұрын
Boqorka Masraxa iyo fankaba Ayuu ahaa Maxamed Axmed
@claahimareye6613
@claahimareye6613 5 жыл бұрын
Alow u naxariiso
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Hibo fan iyo haybad joog.
@yosofhanad9114
@yosofhanad9114 8 жыл бұрын
👍
@seidabdi751
@seidabdi751 2 жыл бұрын
AXMED NAASSIR CALIY XAMARIY
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
ومن سيدى انت كدا
@abdilahihussein2233
@abdilahihussein2233 7 жыл бұрын
shamso cumar
@saxarmaxamed9814
@saxarmaxamed9814 7 жыл бұрын
Waaaaaw
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 4 ай бұрын
FANIINTA ISAGA IYOCIGAAL TUBEEC CUMAR DHUULE KULUC HEESIHIISII DHAQANKEY IYO DEGAANKA BEY TILMAAMSYEN OO LAMA FAHMI JIRIN INUU AHAA
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Beesadaada mase midii dad iyo dalkaaga bena hawaas ilenoo melwalbo waa lacag koley tahay xajka dad dalko abareysan jinsiya bilabasabor kujogtaa wadankale wana iihesosaa miyaa jabuti adaa tababaratay miyaa macalinka jabuuti
@hamdasiciid9576
@hamdasiciid9576 5 жыл бұрын
Aa
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 4 ай бұрын
SOOW BELIBA BEYDHEE BADANKEYGA KUMAANBWADIN JACEYL BIRI MA GOYSOO BIYONA KAAMA MEYRRAAN
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
الغراب اولاد الحسن صبغة الله ومن الله
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
A U N,.
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Waxa kaliya ee ila safaan waa tooke
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
الغرا ب عند النا فايد ة عند النا س Waxo galaya ama horjogsanaya يرد دد الظلم ظالم انسا نيه ظلم شيا طين كله اذا اراة اسئل مسب
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Marya badane konko ki aburay yu uu sugnaday
@hamdahusein1083
@hamdahusein1083 6 жыл бұрын
alle how naxariisto cowke
Xusuus Reeb   Taariikh Nololeedkii Marxuum Cawke
57:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 82 М.
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Dayaxa Maaris Oo La Dagayo (WARBIXIN XIISO IYO QOSOL LEH )
10:06
Boramanews Bnn
Рет қаралды 210 М.
Maxamed Axmed Kuluc | Heesta Hawl Baad I badoo Habaabay
8:41
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 49 М.
QOSLIYAA CAANA USTAAD JAAJUUMOW IYO RAGII/DUMARKII HORE MAGACYADOODII
3:57
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 241 М.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 161 М.
Waraysi gaar ah
5:16
NoocaTV
Рет қаралды 11 М.
Axmed xasan cawke
22:31
Xassan Xaabsade
Рет қаралды 57 М.