Barnaamijka Waaya Arag Q4aad General Galaal By Aweys Codey

  Рет қаралды 29,067

Aweys Hassan Mohamed

Aweys Hassan Mohamed

6 жыл бұрын

Barnaamijka Waaya Arag ee GoobjoogTv Qeeybta 4aad Generalka waxa uu kaga hadlayaa eedeymaha loo jeediyo ee ah in askar uu toogtay

Пікірлер: 30
@mohamedfaysal9018
@mohamedfaysal9018 5 жыл бұрын
saa wax uwaraysanaysid qalad badn ba kujira hadalka uda generalka isagoo hadlki wadaa leedahy waqtiga ina haya taariikhna waa rabta ina reebtid
@mohamudahmed3078
@mohamudahmed3078 3 жыл бұрын
Bal wariyaha waraysigan qaadayow, dib markaad u daawatay waraysigan, ma aragtay laba arrimood: 1) Inaadan adigu waraysigaad qaadaysid aadan isla adigiiba waxa Jananku sheegayo aadan la soconnin oo aad ka dhacsan tahay, oo aad meel kale jirtid, oo maankaaga iyo maskaxdaadu meel kale ku mashquulsanaayeen sida qof maahsan oo kale aad noqotay, taasoo nasiib darro wayn ku noqotay adiga iyo dadka daawadeyaasha ah ee ka faa’iidaysan lahaa taariikhda laga sheekaynayay - bal adigu dib u daawo waraysiga oo adiga kaligaa qiimayn isku samee waraysi qaadiddaada 2) Markii aan u fiirsaday farsamada suxufinnimada iyo mihnad aqoonta waxaa kaala muhiimsan qaab muuqaaleedka iyo caadifadaynta iyo cod duubista iyo cajabgalinta dadka ku daawanaya oo u badan dad aan aad u aqoonnin taariikhda dalkooda iyo dadkooda, oo da’yar dhallinyaro ah u badan, kuwaasoo mindhaa arrimahaas aan hadda soo sheegay iyaguna laga yaabo inay la dhacaan; mana fahamsanid baan filayaa farqiga u dhexeeya labada arrimood ee aan qodonkan dambe ku sheegay. Ugu dambayntiina, waxaan Ilaahay ka baryayaa inuu dalkeenna iyo dadkeenna noo hagaajiyo, dad aqoon dadnimo iyo diin lehna ummaddeenna oo dhan ka yeelo, waad ku mahadsan tahay waraysigan aad qaadday hase yeeshee aan aad u saluugay qaab-waraysigaaga taasoo iga ah dhaliil aan wax ku saxayo oo aan ahayn mid aan kugu ceebaynayo, mahadsanid
@al-macrifa6739
@al-macrifa6739 2 жыл бұрын
Waa runtaa qibrada iyaa Ku yar
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 4 ай бұрын
Qibrada saxafigan laga waayo ma filaayo in saxafi soomaaliyed laga soo helaayo Mida kaa hoos baxday ayaa ah in qofka la wareeysanaayo hadda waa marxuume AUN uu yahay ruux duq ah hadalada qaarkood an kula fahmi karin lahjad waaweeyn in lagugula hadlo u baahan saxafigan inta aan ka dhex arkay muuqalkan wax uu isku deyayaa in uu odayga xog ka helo odayguna uusan isla markaaba fahmi karin oo da, heeyso marka qaabka uu iska yeelaayo waxa uu rabaa in uu ka keeno hadalka saa u faham masul thanks
@payitforwardpower9910
@payitforwardpower9910 6 жыл бұрын
Wow great insight
@gedefletv6049
@gedefletv6049 5 жыл бұрын
kaartada dagaalka maxamed cali samatar baa dejiyey
@gedefletv6049
@gedefletv6049 5 жыл бұрын
Galaal wuxuu dagaaladii sokeeye ee xamar
@cabdixaajicige9073
@cabdixaajicige9073 Жыл бұрын
@@gedefletv6049 l
@Niyaal-jy3tb
@Niyaal-jy3tb 6 ай бұрын
Rabbii Haa kuu naxariisto😢
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Allow kuu naxariso
@korontoofficial6563
@korontoofficial6563 5 жыл бұрын
Janaral galal allaha ku xifdiyo ader Taariikhda ku xusi doonto
@al-macrifa6739
@al-macrifa6739 2 жыл бұрын
Waa wariye bilaa qibrad ah , intaadan wax waraysan waxbaa labartaa
@ibraahinabdi6757
@ibraahinabdi6757 5 жыл бұрын
Ganaraalka hugaaminaayay ciidanka dalka1977 waaxaa tahay nin sirbadan og afweenana kawarhaayo ninkaan ciidanka dhan aa umarqaatiya marka allaha janada geeyo
@cirguje40
@cirguje40 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin walaal Somali buuxa buu ahaa oo si xun u gubasay dhibaatada umada Somaliyeed haysata allah ha uu raxariisto GENERAL GALAAL GOB GOB DHASAY GALAAL
@khalidabdiali9028
@khalidabdiali9028 3 жыл бұрын
Ganaral galal adga ayaa mudan booska samatar ku jiry
@abdifitaahkhalid1795
@abdifitaahkhalid1795 Жыл бұрын
Hada waneso 2022
@abdirisaaqcali9496
@abdirisaaqcali9496 6 жыл бұрын
waaya aragnimo
@garaad3568
@garaad3568 5 жыл бұрын
Soomaliya maal buu uga dhacay waayo kaligey ayaa wax aqaaney haduu yiri
@sharmaarkeabdi2915
@sharmaarkeabdi2915 5 жыл бұрын
Ninka kaliya somalia wadi kara waye general galaal hadi uu noolyahay halo dhiibo madaxa Somalia
@cirguje40
@cirguje40 3 жыл бұрын
Waar waxani wariye ma aha ee waa faqash caloosha ka buka waa wixii qaxootiga dhadhaab u baxsaday
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 4 ай бұрын
Nin murusade ah ayaad faqash leedahay maxaa kaa siya
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 6 ай бұрын
kani curi
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 4 жыл бұрын
Khaain Alwadan Galaal.
@yasincamay9868
@yasincamay9868 5 жыл бұрын
beenlow waye odaygan
@Somaliairdrop1
@Somaliairdrop1 4 жыл бұрын
Ben bu ka shegay tarikhda odeygan wuna fanaya kkkkkkk siyad baran ka hor iman jirey kulaha kk
@abdikaafihassan8635
@abdikaafihassan8635 6 ай бұрын
Waa runtiis dee afweyne asaga ka weyn kana wax garad san
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 4 жыл бұрын
Khanaayinul wadan galaaal
@geel-qaadyusuf7235
@geel-qaadyusuf7235 6 жыл бұрын
kani waa khaa'in wadan.
@yasincamay9868
@yasincamay9868 5 жыл бұрын
naqshada dagalan jeneral samatar aya dajiyay
@user-jd1ds5di9c
@user-jd1ds5di9c 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh galaal 80ka jirtaaye beenta daaf Samatar ayaad aflagadeneysa
BARNAAMIJKA WAAYA ARAG Q1aad
29:12
Goobjoog
Рет қаралды 46 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 46 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 75 МЛН
Yaa Siyaad Barre Kula Taliyay in uu Dilo Salaad Gabeyre Kediye
13:23
Cabdullaahi Yuusuf iyo Hareeri Wareysi Warfidiyeenka SHantaSoomaaliya
1:11:50
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 240 М.
askartii garabcase lagu laayey 1977
28:54
Hodxamse
Рет қаралды 5 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb= Waraysi Maxamed Nur Galaal VOL 5 By HCTV
30:37
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 46 МЛН