Barnaamijka waayo arag qayb cusub jabintii jeelkii madheera aadan maxamuud diiriye (ruush)

  Рет қаралды 126,178

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Пікірлер: 104
@noorfarah-jw1hm
@noorfarah-jw1hm 4 ай бұрын
Ilayska kuwii shidaw abaalbanu idin hayna 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽 Alxamdulih
@cartoons2018
@cartoons2018 4 жыл бұрын
Mujaahid/Aqoonyahan Aadan Ruush eaa raggii dalka u soo shaqeeyey ee sharafta lahaa weeyi waanna dadka sharafta iyo karaamada ku dhex leh dalkiisa iyo dadkiisaba, Alle ha barakeeyo mujaahidka dalka u soo dib jirey oo u soo dagaalamay dib u dhiskiina xilalka ragii hayey ayuu ahaa ee dawladnimada soo yagleelay. Alle ha barakeeyo.
@somalipure8835
@somalipure8835 5 жыл бұрын
Socdaalkaasi wuxu ahaa mucjiso Wax Taarikh badana waanka Faa'iiday alle hawnaxariisto intii dhimatay
@fadumoahamadwarsame2167
@fadumoahamadwarsame2167 5 жыл бұрын
الله يرحم كل الشهداء الذين تركو بصمه لا تنسى ابدا ابدا وربي يحفظ ادم والباقين. ويعطيهم الصحه والسلام
@bustaale6554
@bustaale6554 5 жыл бұрын
اللهم أمين
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
Mansha Allah Somaliland dhulkiina ilaashta
@abdisalanhassan1700
@abdisalanhassan1700 5 жыл бұрын
Wallahi mujaahidku dhib ayuu soo maray ilaahay ha u danbe dhaafo
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 5 жыл бұрын
somaliland telegram haa sxb laakiin xiligii riyaale luqadaa kumaad hadli jirin mala?
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 4 жыл бұрын
I feel sorry for xaaji ibraahim. Kolay 8 sano oo kale Buu afwayne u xidhna hadaysan dilin. Wadanka dhib aad u xun bay usoo mareen jiilkii Naga horeeyey. Qofka aan halku ka yimi garanayn halku usocdana garan maayo. Jiilka cusub waa inay bartaan taariikhda.
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 2 жыл бұрын
Aadan ruush waa mujaahid aad u weyn oo dalka u soo shaqeeyey
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 5 жыл бұрын
Warkaasaa i deeqa. Kuwa kale waa qalab-qalab uun.
@cabdilahimuxumed458
@cabdilahimuxumed458 4 жыл бұрын
Xaaji AXMED waxaan Malay isagoo jeelka Ku xidhan ayaynu usoo galnay 1991 lkn jeelka Ku curyaamay ciqaabtii sarkaalkii magtiisa qaatayna c/xakiin ayaa berbera Ku xukumay
@siciidjamac1554
@siciidjamac1554 4 жыл бұрын
Waa runta wll askarigasi wxu aha 89 kii nin ee uu c.xakiin kuxukumay ee lalaayey
@yahyehussein
@yahyehussein 3 жыл бұрын
*odaygan wax badan ayuu ka tagay waa oday maxbuus ah o wax badan ogayn ayuua ahaa*
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 5 жыл бұрын
amaray ma jirto iyagag meeesha maqsiinki hubka gubay cabdirahaman maxamed case ninki kale waa ka ka sheekanaya odaygan maxabuus buu aha war ma hayo xagaan looga siiday itoobiyaan waxay ku farxeenba wa intase
@yahyehussein
@yahyehussein 3 жыл бұрын
Ninkaaz wax badan ayuu khalday
@AbdirahmanWarsame-uc6gc
@AbdirahmanWarsame-uc6gc Жыл бұрын
Maxamed Xaashi Diiriye pdf download
@naasiraxmed3149
@naasiraxmed3149 4 жыл бұрын
Saab Tv waydii iyagaa wReysatee
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
cabdirahman maxamed case wa ninki jeelka gudaha ugu dhacay jebiyaay isaga iyo rag kale mida kale waxad leedahay waa loo baahday wa been taa tasi waayo ina maxamed case waki kexeeyay ilmaderadii ee snm ku daray qaarkood sida adan saleeban cawed ma gubte wuuna ka tirsana snm waqti dheer lakiin sida lixle ayuu magalada ka howlgalayay buu ahaa mudo raga meesha galay badankooda ina maxamed case soo abuulay
@abdulahabdi8164
@abdulahabdi8164 2 жыл бұрын
Yaa ku sheegay adiga
@mahamoudahmed9962
@mahamoudahmed9962 3 жыл бұрын
Sumini ayaa wada oo deegaanki reerkooda degan
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 5 жыл бұрын
Mujaahidka inaad studio gayso ayay ahayd gaadhigii qaadkaaba hoonkiisa waxba laga maqli waayay.
@youngdahir
@youngdahir 5 жыл бұрын
Dalkeena aynu ilashano dhibta loso maray wa ka wada dharagsan tihiinee
@النصرقادم-ل6ظ
@النصرقادم-ل6ظ 5 жыл бұрын
miskin sheegasho reer laguma noqdo waa loodhasha wadani. caabuqa waxa geliyey kelidicuno ceebeya dad cisi iyo sharaf karon oo oo 30 sanadood ka khashafayey hoos ugu noqo kuwad usoo xoog iyo xoolaba beeshay marki sigar lagu bakhtiyey hawenkodina rakale loo aloosay ee usheeg waa dadkiniye musaw cilqabow cadi iskadhig kudheh huuno hadad kaaruntay walaal jacaylku. kkkkkkkkkk
@abdillahibasheabdi4904
@abdillahibasheabdi4904 Жыл бұрын
rag rag iska dhiciyey ayey jahaad ku sheegayaan rag la.ciilay ciil cadaab ka dooray baa la.dhahaaa
@noorfarah-jw1hm
@noorfarah-jw1hm 4 ай бұрын
Ragan dawlad dhan oo quwadeeda wadatay cagta mariyeen SNM ragii dawlad dhan cunay
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Mahamed Siyad Barre banned political parties, dissolved the parliament and the Supreme Court, and suspended the constitution.
@Nagiibmqulumbe
@Nagiibmqulumbe 8 ай бұрын
Watch 2024
@somalilandchannelsomalilan250
@somalilandchannelsomalilan250 3 жыл бұрын
Waa ayaamo lasoo marey xajiib ahaaaaa
@naasiraxmed3149
@naasiraxmed3149 4 жыл бұрын
Xataa dharkii uu dagaalka ku galay ayuu xidhnaa Ee saab Tv ayaa wareysanayee waydii bal
@khaalidmaxamed2130
@khaalidmaxamed2130 4 жыл бұрын
Anaga kaasii daynay Eenoo Mahad celi
@axmedoogle8076
@axmedoogle8076 4 жыл бұрын
Afwayne wuxuu ku sheegay waraysigiisa in ay 70 kii xabashida ahaa ay siidaayeen oo weli odayaashii buurta saareen . Odayganna lama sii dayn ayuu yidhi
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 жыл бұрын
Waa kala laba maalmood bay ila tahay. Waayo Mandheera laba jeer baa la jebiyey jeelkeeda.
@axmedoogle8076
@axmedoogle8076 4 жыл бұрын
@@Between-earth-and-skyisku mid bay ka sheekaynayaa waayo dadka ku dhaawacmay iyo taariikhdu waa isku mid . Waa qoladaa gaashaamo laga soo kexeeyey
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 жыл бұрын
@@axmedoogle8076 waa qalam-qalamtii Somaliland-ta. Dadkuba waxaad moodaa markay warramayaan in belaayo eryanayso. Caadifad iyo aniga uun baad dareemaysaa. Mida kale dadkan ay waraysanayaan waa raciyadii ee maaha dadkii masuulka ahaa ee istraatijyada iyo qorshaha hawlgalka wadey. Markaa wax laga faa'idayo ayaaba iska yar. Nin walba wixii uu meesha uu taagnaa isha ku dhuftay uun buu inooga sheekaynayaa. Odaygan iyo captain Xayd baaba loogu qaatay. Kuwa kale waa qosol iyo balalaf uun.
@doodaay5822
@doodaay5822 5 жыл бұрын
Somaliland neey is jeclaada somaliweyn na jeclaada waa un aan qoomiyada somalidu is ilaashataasida yuhuuda isu ilaashato siyaasiga yeelkadiise
@raxmamahad3172
@raxmamahad3172 5 жыл бұрын
Geesi iga dheh
@cabdisamadmahdicabdiraxman8623
@cabdisamadmahdicabdiraxman8623 5 жыл бұрын
Kuwii xoreeyey maanta somaliweyn buu u yaqaana abaal daran
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 4 жыл бұрын
Guul
@suleimanxaashi4811
@suleimanxaashi4811 Жыл бұрын
Raamaale ayuu sheegayaa
@wiilwaal1866
@wiilwaal1866 5 жыл бұрын
Iyagoo waxba haysan ayey isjeclayeen. Mantana iyagoo ladan bay is naceen.
@ayaanlesuldaan6979
@ayaanlesuldaan6979 5 жыл бұрын
Runtii goaan gesinimolehbuu ahaa
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
kuwas qarna odhanayan walaaleheen hada oo qaar u sii socodan koonfur walaha y waa yaab ilahay baa u hiliyaay somaliland awelna iyadoo ilahay ka goyaay bay bay u tageen hadana qaar baaa weli leh yaan la kala goin walaee dadkan waxan is idhi waa la sirxay snm ilhay baa idin soo diray hada koonfur wax danbe ku darsatan waad ku jizaarteen marka kuwiina sirxan is furdaamiya
@naasiraxmed3149
@naasiraxmed3149 4 жыл бұрын
Xuseen kurdiyoow waxaad waraysataa cabdi kaysane bulbul isagaa dagaalka kujiree
@wabraabdulla7136
@wabraabdulla7136 3 жыл бұрын
Ma moodaa inuu cadaalad udagaalamayey. Ader namiga saligiisa iska daa.Allah sharcigiisa Kuma dhaqantid.
@noorfarah-jw1hm
@noorfarah-jw1hm 4 ай бұрын
Nebiga miyaad ka xigtaa
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 3 жыл бұрын
Munafaq dal dhan dumiyey wweye
@mahamoudahmed9962
@mahamoudahmed9962 3 жыл бұрын
Raamaale khaatumo iyo cadaada ayuu u dhexeeyaa
@ahmedjama9112
@ahmedjama9112 5 жыл бұрын
Markaa waa lays jeclaa lkn maanta ka warran Adan Ruushow, dadkii isjeclaa ayaa laays nacsiiyay
@youngdahir
@youngdahir 5 жыл бұрын
Haday dorashadii xanaf inagu rwebtay maha inaynu dalkeena dumino oo aynu dhibatayno hdii.kle kuwii inaga horeyay wixi ku dhacay wax ka daranba inagu dhici
@ahmedjama9112
@ahmedjama9112 5 жыл бұрын
Waa run Caqlibaa loo baahanyahay,
@youngdahir
@youngdahir 5 жыл бұрын
@@ahmedjama9112 wa sida lkn ina la isku dulqaata aya markasta haboon
@abdullahiomar-ali194
@abdullahiomar-ali194 5 жыл бұрын
cid is naceb ma jirto siayasi xukun waayey baa waxaa wadaa cida maqashaa iyadey u taalaa
@Aa-nj5gz
@Aa-nj5gz 5 жыл бұрын
War iidor in'tooda hala tagaan - hadal ma aha gaalaa kadhaxal nay qabiilaad kale dhul kooda! Riyo iidoor madhamaato - 4:30 "Anagoo calan heesana kuye" adeer calan kaa sidee buu u ekaa?
@ibrahinburale7952
@ibrahinburale7952 5 жыл бұрын
A a markad taariikhda waxba ka ogayn, fasax bad u haysta in aad wx walba iska soo qorto. Calanka maanta villa somalia dhex yaal waa midkiu 26june 1960 laga taagay somaliland, wax Muran ah oo ka taagana ma jirto. Markad diidan tihiin in gobolka sool iyo sanaag qayb ay kamid noqdan somaliland, maadamoy daarood yihiin, sidee bad ku rabtaan midnimo somaliyed. Arinkiinu waa Anaa kuu talinaya adiguna shicib baad ahaanaysa. INTA daaroodism ka shaqaynayo koonfur, dhibku ka dhammaan maayo.
@Aa-nj5gz
@Aa-nj5gz 5 жыл бұрын
@@ibrahinburale7952 Calan'ka blue-ga ah waa kii Soomaali is'ku raac'day nin reer Mudug ah baa alifay ma aha mid iidoor samey'satay, adigaa u baahan inaad Soo barato taariikh-da! Mid-nimo Soomaaliyeed waxaa kasoo hor'jeeda kuwa raba ineey kala gooyaan! Reer Sool iyo Sanaag illaah baa Daarood kadhigay in'tooda waa horay beey Soomaali kudar sadeen oo la midoowey'n SNM na majaran kar'to iyagoo cod laga qaadin - dad kaa Soomaaliweyn beey rabaan iyo Daarood ka aay dhiiga wadaagaan - dooni meey'no kuwa faqash naleh!
@aymanmaxamad7357
@aymanmaxamad7357 5 жыл бұрын
Raga wacdaraha sameynay tolow yay ahayn deganke kaso jeden hada muranku bate dhanan garxajis bay ahayn imika snm lawada noqday bentana la isu dhiib dhiba
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 жыл бұрын
@@aymanmaxamad7357 niyow waad xanuunsanaysaa. Ilaah baan caafimaad kaaga baryeynaa
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@Aa-nj5gz ANAA WASA DAAROOD/XAAROOD LAANGAABIIINTA MUNAAFAQIINTA AH
@Abdalla-1122
@Abdalla-1122 4 жыл бұрын
Wax ka been badan iidoor ma, arag 1969_1983 iyagaa garwadeen ka ahaa dawladii kacaanka, waxay dhibaato wayn ugeysteen majeerteen
@Dabayare
@Dabayare 2 жыл бұрын
Markay dhahaan "midow" ayaa dhacay waa been. Mustacmarad jaahil kuffaar xaarkoodii ilaa & maanta Ku fadhiya ayeey na hoos geliyeen ciyaalo iskuulkii Cigaal watay.
@nuuhmoussa9251
@nuuhmoussa9251 5 жыл бұрын
Maxaa reermiyi la laayay maalintaa
@mfaden5182
@mfaden5182 5 жыл бұрын
Afraad waxa loo sameeyay maad sheegin ? dagaalka buuraha alla maxaan kaga cabadiyay buur iyo dhul ay garanayn ay soo galeen raaci u horeeyay galbeedka 150 SNM ah Cadbdillahi askar wato 120 dabkaa saarnay xoogaa aan qabtayna wan sii dayay markay ooyen sidii dumarka waan is ognahay , fuley , biiq, markay TV hor fadhiyaan faan badanaa,
@cnsirjama2217
@cnsirjama2217 5 жыл бұрын
Abaayo adigoo ayaa iscadee
@ismailjama178
@ismailjama178 5 жыл бұрын
M Faden gobonimo aadan geyin baad sheegansysaa,waxa aad ka adkeydeen habraha.
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 5 жыл бұрын
Dagalka buraha markay snm ka shekeynayso way qirtan in lagu jabiyay ruxa gesiga ah u qirta malinta u gulaysto iyo marka laga gulaysto lamin hada waxa laga shekeynaya jebinti jelka madhera waxa kale on ku shegaya raga ad fulay ku shegaysid iyako 11 qof ah ayay cabdilahi askar miska sarakisha kala baxeen waxa kale on so dhawaynaya hadi ad diyar u tahay wixi tarikh ad hayso dhankaga iyado run ah inad so bandhigto iyado muqal ah walahi inaan cidi wax ku odhanan hargeysa dhexdeda hadad kaga shekayso xata
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
AFWAYNE ISAGOO BAROORANAYA AYAA DALKA LAGA SAARAY MARKAAS AYUU NAYGERIYA SUULI ISAGOO KU XAARAYA FULUHU BAKHTIYAY
@husseinaden9161
@husseinaden9161 5 жыл бұрын
Dalku ma burco iyo hargeysa inta u dhexeysaa
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
ADIGU CUQDAD AYAA KU HAYSA EE U DHIMO
@zaki_smail_1988
@zaki_smail_1988 5 жыл бұрын
Wariye Qufacaya.
@husseinaden9161
@husseinaden9161 5 жыл бұрын
Hhh hasha gela cuntee cabaada
@husseinaden9161
@husseinaden9161 5 жыл бұрын
Ninkan geridisa malaqal lkn wax uka shekeynayo magaran
@mohajama5621
@mohajama5621 5 жыл бұрын
Niyow nimanka isaaq faan badnaa huusho huusho dhashay
@ismailjama178
@ismailjama178 5 жыл бұрын
Moha Jama adi gabadh baad tahee maad howlahaa ka dhex baxdid,Soomaali oo dhan gabadh baad u tahay sharafna waad ku leedahee.
@cnsirjama2217
@cnsirjama2217 5 жыл бұрын
Abaayo FAAN maaha wuxuu ka sheekaynayaa waa taariikh
@jaajurjiinoow2580
@jaajurjiinoow2580 5 жыл бұрын
Faqash ayaad tahay Ee isaaq rag weeye dalkooda xoreeystay doqonyahay doqontu dhashay .
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
DAAROOD WAXA LOO YAQAANA KURDI WAANA NIMANKII SOOMAALI OO DHISAN BURBURIYAY
@nuuhmoussa9251
@nuuhmoussa9251 5 жыл бұрын
Walee Waa taagnaa dagaalkaas
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 жыл бұрын
Warka maad ii balbalaadhisid. Ma jabhadaad ahayd mise shacabkii deegaanka deganaa.
@aminaosman2171
@aminaosman2171 4 жыл бұрын
Waar ninkani masuldaanbaa
@النصرقادم-ل6ظ
@النصرقادم-ل6ظ 5 жыл бұрын
kkkkkkkk waa daydaygii taariikh samaysiga laakiin walawada ogyey in idinka laydinka dagaalamay subariya iyo jeegantay oo wixii laydinku samaynayey aan garxajis lagu samayne maxayse kadhaxleen kuwii idin dhintay ee jeelaja jabsanayey in lagu xukumo qaran dumis iyo somali wayn 60025000$ hhhhhh waar yaa illaahay yaqaan managi raga idinka dhignay ayaa rag isu mooden kkkkkkkk walee waa lu go"den . ee dhiti dhitidada moye dhul dhacaga hubso. yaa udega jeeganta yaa udiga boran hudhuuu
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 5 жыл бұрын
akhlaaqda hagaajiso anagaa garxajisee waxaa lagusoo jidhi xajiimee magaca sharafta garxajis hana is dhex galin taariikhdii snm iyo siyaasad halgankana waa lada galay se adigu inkaar qabaad tahay dadka walaloha ah caabuq isu galinaaya
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
Waxad ka hadlysaaba cid ma fahmaydo jeegaan wqa dorasgadii 2017 1982 baa lagz sheekeynaa ilahey miyurka kaa qaad koley waad buktaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
Foosiya wuu isja dhigayaa waa farmzjo laftiisii oo garxajis qoraal inagu matalsya
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 5 жыл бұрын
@@abdullahiomarali5241 inaadeer wiil baanay waa runtaa hadaan fahmay intaa waxay ka shaqaynayaan siday inagu kala kaxayn lahaayeen ama aynu isagu madhan lahayn oo dabadeed inagu mushxaradaan
@omeraden4028
@omeraden4028 5 жыл бұрын
waa kuwii leefay ee hadhcad hawada ku dubtey siyaad barre iyo eydiisii uu dhaqday , shalaad baratee waa la shubi jire kacaan ku dhashaaw
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 5 жыл бұрын
SNM waxay ahayd danbiilayaal.
@ahmedgellah3050
@ahmedgellah3050 5 жыл бұрын
Abdihakim Mohamud = FAQASH IYO HADHAAGII FAQASH
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 5 жыл бұрын
@@ahmedgellah3050 Waaban ka mid ahaa Ciidankii Cali Saahid deganaa ee Alla-Aamin iyo Tawakal(Guutadii 8daad) oo aan ka mid noqday 1989kii bishii 5aad ee May.Laakin berigaa sidaan maanta wax u ogahay iyo si u dhawtoona umaan ogayn oo under-age ayaan ahaa.SNM waa danbiilayaal in la maxkamadeeyo ay waajibtahay.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 жыл бұрын
@@abdihakimmohamud9373 what do you mean?
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@abdihakimmohamud9373 NACALA FAQASHTA AAD AHAYD KU YAAL LAANGAABYAW CIIL QABAHA AHI
@Abdalla-1122
@Abdalla-1122 4 жыл бұрын
Cabdikariin waa kugu raacsanahay
@abdullahali1797
@abdullahali1797 3 жыл бұрын
Qabyalad Land iyo burbur
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 376 М.
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 10 МЛН
The IMPOSSIBLE Puzzle..
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 171 МЛН
xasuus reeb mohamed baruud uffo
1:10:15
Horn Cable Tv
Рет қаралды 181 М.
Axmed Cali Cigaal Heestii Hargeysa
7:34
Xogmaal Media
Рет қаралды 105 М.
Waayo Arag: Q 2aad Aasaaskii SNM & Dhaqdhaqaaqyadii Lixle
40:04
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 10 МЛН