Dagaalkii Buuraha: ''Biyihii Mucjisada ahaa ee aannu banka ka helnay'' Muj. Suldaan Wadaad /Q6-aad

  Рет қаралды 35,825

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 24
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 Жыл бұрын
Sul.muj.mxmud axmed xasan m.wadaad sunta kaga ilmeysiisa faqash dhulbhne
@maxamedrashiid1575
@maxamedrashiid1575 Жыл бұрын
Zoo badi mujahidka waanu jecelnahe
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Жыл бұрын
Jaamac ramaaqiye iyo xirsi tawtawle waxay ahaayeen muuse cabdalle, alla maxaa muuse cabdalle wadanka dhib u soo marey iyaga iyo mujaahidiinta kale ee la socotayba
@maxamedfaraxcali8520
@maxamedfaraxcali8520 Жыл бұрын
Aniga waxay ilatahay in aan baraha bulshada laga shekayn siraha lagu dagalamo iyo sirahii inoo gaarka ahaa ee aynu cadawga ku jabinay.
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 Жыл бұрын
Taasaan kulaqabaa sxb
@Banuhashim237
@Banuhashim237 Жыл бұрын
DAGAALKU MARKUU DHAMAADO, WAA LAGA SHEEKEEYAA SIRMAAHA.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Xayawaan baad tahay waa taariikh weeyi sir maaha waa rag xiniinyo ku dagaalamay iyagoon tobabar laheyn, kacdoon shacab sir ma taal meesha ahbalyahoow
@ismailibrahimmohamed3124
@ismailibrahimmohamed3124 Жыл бұрын
JAAMAC RAMAAQIYE ANIGA IYO 6 NIN OO KALE AYAA ISAGOO GEED HOOS JIIFA KASOO QAAADNAY ALLA MUXUU NOO DUCEEYAY MAALINTAAA
@barecabdicasiisbiixi6868
@barecabdicasiisbiixi6868 5 ай бұрын
Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo adeerkay jaamac.
@raage6364
@raage6364 Жыл бұрын
Ninkii dhaawaca ahaayee ka hadhay ma bad baaday tolow mise aydii buu ku dhintay
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Ma Faysal Xabaal-mariwaa
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Maxamuud wadaad waa Ehlu janno nool shahiid, 10kii janada loogu bushaareeyay ayuu 11 ku yahay ,
@madoorankareealownoodooral770
@madoorankareealownoodooral770 Жыл бұрын
Jaamacii dhaawacaa ahaa mee akhbaartiisa nala wadaaga Inaad ilaahey ookaliya barido ayaa waajib ah awliyada haday ula jeedaan waxbaa ilaahey ku fuliyaa gacmahooda taasi xukunkeeda ma aqaano laakiin awliyada ilaahet lala simo waa gaalnimo
@faysacaydid9083
@faysacaydid9083 Жыл бұрын
Ale hakuxafido
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 Жыл бұрын
Maxaanu dhulbahante uulayaabaynaa inagiibaa kasheekaynayna dawladoodii aynu duminay iyaga dhiigoogu mabiyaa markaad dawladoodii dumisay ee aynu leenahay aanu ku xukuno
@mukhtaarmaxamed8526
@mukhtaarmaxamed8526 Жыл бұрын
Dawlada mayagaa lahaa somalo dhanba lahayde
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 Жыл бұрын
@@mukhtaarmaxamed8526 somaaloo dhami taad ka go,day maanay ahayn iyaguna inama rabaan
@maxamedmustafe3997
@maxamedmustafe3997 Жыл бұрын
Nacas uun baad ahayd
@ayanlekhadar8278
@ayanlekhadar8278 Жыл бұрын
@@maxamedmustafe3997 nacas mahee wa rintisa heego wadanka idinka baabiyay mantana cabad ba idinka so hadhay nacala idinku taale
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 Жыл бұрын
Fariid.
@hassantaawar8554
@hassantaawar8554 Жыл бұрын
Mujahid ka uu sheegay in uu dhintay ee taarwalaha ahaa muu dhima mana waalan sida uu sheegay lkn suufi saahid ah ayuu noqday waxaan uu ujiifaa xanuunka faaliga maxamed xaaji oo looyaqaan haroosh
@haberjeclokingking7131
@haberjeclokingking7131 Жыл бұрын
nolaw mujaahid
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Жыл бұрын
Qaadicu dariiq yay kuleeyihiin mujahid waduu galay dad buu laayey kaa lay laasacaanood hadaad mujahid yaa makhnuut
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 121 МЛН
WaayoJoog Q3aad: Halgamaa Faysal Dheere
38:29
CBA TV
Рет қаралды 80 М.
Waraysigii Muj Maxamuud Wadaad Ee Gudagalkii Burco.  Q: 4-aad
30:01
XUSUUS REEB PROF XASAN WARFAA QEYBTII LABAAD
51:04
Horn Cable Tv
Рет қаралды 42 М.
mujaahid haragwaafi maalintii uu shahiiday | muj  maxamuud wadaad
21:53
😆
0:20
Santi
Рет қаралды 17 МЛН
tom with Jerry 😱 #funny
0:12
Nemi Shorts
Рет қаралды 21 МЛН
#cat #shorts Rescue Adorable Kittens
0:50
Shohel Is Back
Рет қаралды 28 МЛН
Девушка великан ходит по городу #фильм #кино
0:48