BARNAAMIJKA WAAYO ARAG EE SLNTV-19-10-2018

  Рет қаралды 18,689

SLNTV

SLNTV

5 жыл бұрын

Пікірлер: 26
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 4 жыл бұрын
ASC yussuf wuxu aha nin Yar oo geesiya noolow yussuf wixii dhintayna Alla haw naxariisto Aamiin
@sahraibrahim1758
@sahraibrahim1758 5 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto dhamaan intii shahiiday Inta noolna Allaah ha xafido Alxamdulillaah maanta Somaliland midhihii ay SNM beertay waataas 30 sanadood la hadhsanayo Somaliland Allaah ha xafido Cadowga Somaliland Allaah ha jabiyo
@abucubayr8517
@abucubayr8517 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin allah ha jabiyo cadawga somaliland
@Wadani1988
@Wadani1988 5 жыл бұрын
yusuf maydal dagaalkaa burco duueay 16 jiir ayuu geeso noloow alayrxana dhmaantood
@kaareburburiye
@kaareburburiye 5 жыл бұрын
Ninkan isagoo AAD u yar ayuu ka QAYB GALAY #HALGANKII QADHAADHA,, NOOLOW MUJAAHID#YMEYDAL
@abdimagan3482
@abdimagan3482 4 жыл бұрын
ninkan weriye inuu yiraahdo ayey ahayd barnaamikan weyn markuu duunayo inuu bakhtiiyo cellphone.
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
Labadiinaba waan idin salaamayaa
@kaareburburiye
@kaareburburiye 5 жыл бұрын
Maalintaas,, waxaa LA geeriyooday MUJ XAAMUD,, LIXLE HABRA WADAAGII ,,IYO RAG AAD U QIIMO BADAN,, IHUN
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 4 жыл бұрын
Rag raga inta nool caafimaad sareecana intii dhimatey janatul fardoosa
@abucubayr8517
@abucubayr8517 5 жыл бұрын
Raggedii iga dheh walee waxay ahaayeen ragg aan ka baqin geerida ogna waxay tahay geesinimadu
@sacdaliban3421
@sacdaliban3421 4 жыл бұрын
Axsan wiil
@daadihiye629
@daadihiye629 4 жыл бұрын
Ina gumeed idoor ah oo basaas u ahaa xabashi.qarankii somaliyedna Lidi ku ahaa mida kale miyaanay Rag ahayn 30 sano ayay barooranayaan waanala laayay diyaarad baa na sugaysay Wuxu waa dumar waa naago maxaa talow miyaanay ogayn ina rag inuu dil iyo xadhigba geeyo Naaga weeye isaaqi 30 waanala Dilay
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 жыл бұрын
Adigu waad ciilantahay sidaan dhawr jeer KZbin ka arkay. Nimankani wax baanu laynay bay ku leeyihiin. Waa nala laayey marnaba lagama maqal. Sidaa ku biyo-cab. Guulaha SNM ma dhamaadaan.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 жыл бұрын
Waxbaanu laynay baanu ku nidhi ee waa nala laayey marnaba maad maqlin. Waad ciilantahay sidaan dhawr jeer KZbin ka arkay. Ilaahay ciil hakuugu dhamaystiro nolosha.
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 4 жыл бұрын
Neef neef dhalay ayaad tahay walee hadan ku arko waan ku karbaashi lahaa
@niiodarlailamptey9670
@niiodarlailamptey9670 3 жыл бұрын
yaa ikaa tosa naag yahay faqash faqash dhaly
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 2 жыл бұрын
Fulay fulay dhalay mada hadli kara hadalkaad kasiiiiii cararaysaaaaaa
HOGGAAMIYIHII SIYAASADDA EE XAMAAS OO LA DILAY
29:26
VOA Somali
Рет қаралды 15 М.
#Toos: Wararka Caawa ee SLNTV.
1:08:49
SLNTV
Рет қаралды 661
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 44 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 44 МЛН