Barnaamijka Xusuus Reeb Waraysi Drs Edna Adan VOL2 By Ducaale HCTV

  Рет қаралды 98,228

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер
@abazhasami1468
@abazhasami1468 8 жыл бұрын
golden adna African women adigaa model role u ah
@amaranomar3699
@amaranomar3699 7 жыл бұрын
Boyc gold6 nbb
@husseincise4955
@husseincise4955 8 жыл бұрын
mansha Allah adna adan ismaciil illahay cimriga iyo cafimadka ba ha ku barakeyo amin
@rahmayassin3790
@rahmayassin3790 5 жыл бұрын
MashaAllah she shared some much history in such a such time.. know I know she so passionate about SL and it’s people 😊
@abdulrashiidmuuse9310
@abdulrashiidmuuse9310 5 жыл бұрын
True
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 8 жыл бұрын
Waa Marwo Sharaf leh runtii , inkastoo aay ka careeysan tahay reer Koonfur, oo aan wax dembi ah ku laheeyn waxii hore u dhacay xaqiiqdii.
@nimanabdi7032
@nimanabdi7032 4 жыл бұрын
Edo Adna Aadan Ismail dhakhtar alle cimriga iyo caafimaadkaba ha ku barakeeyo maamo I am proud of you maama and all somalilanders Are loves you Mama 🤍🤍🤍🙏🏽❤️❤️❤️❤️❤️
@ayanmohamed4502
@ayanmohamed4502 7 жыл бұрын
Dr Adna Adan qof nagu qaaliya xigmad iyo karti Alle siiyay nooloow ka naxoow nafta waaa
@maxamuudhusseeen3936
@maxamuudhusseeen3936 8 жыл бұрын
ilaahy cimriga caqliga caafimadka haku siyadiyo mamo nolow in badan
@husseinqasim788
@husseinqasim788 8 жыл бұрын
man sha alleh dr edna alleh cimriga hakuu barakeeyoo
@fatimaali848
@fatimaali848 7 жыл бұрын
hussein Qasim This so true Edna Adan Dr is simply the best and she tells the world about the realities of Africa and tells Europe to do more and she is the one from her own pocket kick started to build the Edna Adan Hospital for Woman and training MEN/WOMEN in various fields. My dear auntie this is your niece Fatima Ahmed Abdi Goleh that use to work in South and North of Somalia and Somaliland UNDP samir imaan to all members of our family AMEEN. Hassan Kayd and my father Ahmed Abdi Goleh are cousins and HE is my uncle and Edna my auntie bless them all and inshallah may she have a long long life. Bless Fatima Goleh
@abdillahibasheabdi4904
@abdillahibasheabdi4904 2 жыл бұрын
illahay adkaysi buu u dhaliyey maamada
@roodamohamed30
@roodamohamed30 4 жыл бұрын
Eeg midxun oo faqasha ayaa Adna habaarayee balaayada idinku iska difaaca Adna wixii ilaahay uqoray Ayaa kudhacayee xaasidiin yahay xaasidiintu dhashay Adnaay cumri dheer oo barakaysan ilaahy haku siiyo Eedo macaan 💕💕💘💘❤💗💖💕💔💜❣💖💕💕💘❤💖💕💕💕💟❣❣❣❣💝💝💞💝💞💝💖💕💕😗😗😙😚😚😍😍😍😍😍ilev Eedo macaan 😍💝💖💖💕💝💝
@hofficialchannel771
@hofficialchannel771 8 жыл бұрын
mamadey ilahay cimriga ha ku daayoh mamo iyo cafimadkaba
@hodanilovekirshmamuse9006
@hodanilovekirshmamuse9006 8 жыл бұрын
mshaa Alh Edaday Edna adn ismacil noolow edo cadowgaa ha jabo Alh cimrigaga ha dheereyo wxda tahy qofka aan ku daydao
@daybydaychannel1044
@daybydaychannel1044 5 жыл бұрын
Hodan I love kirshma Muse walaasheey cilmigeeda Ku dayo laakiin taariiqda beenta ah hakaga dayan
@mahadmahad7190
@mahadmahad7190 8 жыл бұрын
ilaahay caafimaad iyo cimrigaba ha kuu siyaadiyo Dr adna adan dhakhtar waxay umada u soo qabatay shaqo badan waa geesiyad qaran
@ayaanibrahim8225
@ayaanibrahim8225 8 жыл бұрын
mamo ilaahay cimriga haku dheeryo ilove some munch
@soulekaali7380
@soulekaali7380 8 жыл бұрын
ducale wat samantahay tariiqda somaliland na meel fiican bad kagajiirta .quand adna tu es une femme formidable tu es une bonne exemble a la femme somali en general pravo
@jamadjanno
@jamadjanno 4 жыл бұрын
Dr waaya arga waaye walaahi wadankeedii somaliyeday waxa ku noqday inday dooladii kacaanka jirtayan meel sareeya ka kaartay maasha alaah dadka yaryarna meesha haloo sii baneeyo.guul iyo gobanimo
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
Askari ethiopia ama Kenya u dhaartay haduu dalka qalalaase afgambi ka sameeyo miyaa la siidaynayaa ????
@Dalwanaage
@Dalwanaage 7 жыл бұрын
ILLAAHAY HAKU ILLAALIYO EEDO EDNA AADAN DHAKHTAR. SOMALILAND WAY KUGU FAANTA.
@ahmedsamale8356
@ahmedsamale8356 3 жыл бұрын
Mshalaah alah ku xafid maashalaah waa maja jiraan dadkan oo kale alaw noo kaaadaaaa😓😓😓😓😂
@ilko-dheere
@ilko-dheere 4 жыл бұрын
Horn Afrika Queen 😍
@mahdicabdi9676
@mahdicabdi9676 8 жыл бұрын
mujahidad qaaliya drs.adna adan dhakhtar geeziyad weeyi illahay ha daayo aammeen
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 жыл бұрын
Asc. Dowlad diid saas oo kale ayaa u'dambeysa.
@MohamedIsmail-js2kr
@MohamedIsmail-js2kr 8 жыл бұрын
Mahadsanid dr Adna
@halathabit3517
@halathabit3517 8 жыл бұрын
Soomaalia waa qeyri laheed walaaalada haday ALLAH DARTIISA ISKAGA CAFICAAN SOMALI LAND WAAA KASII DARILAHEYD QEYRKAA USIYAADI LAHAAS
@nabiha54
@nabiha54 8 жыл бұрын
Afkaaga caano lagu qabay.Ilaahay cumrigaaga hadheereyo.
@cabdaledeea6909
@cabdaledeea6909 7 жыл бұрын
ɗrs aɗna alle haku ɗaayo
@idirisalimuse2758
@idirisalimuse2758 4 жыл бұрын
am from muqisho waxaan leeyahay layaab malaha in eey u ololeeyso mamo adna goosasho somaliland maxaa yeelay galigii taliyihii ayaa kalifay mamo we love u waana kaxunahay😱😱
@seibjilly7603
@seibjilly7603 4 жыл бұрын
30 sano buu mootan yahay caqligii wax lagu wanaajin lahaa miyuu idin kala dhintay qofkii nool ayaa wax qabta kii dhintay waa dhintay hawiye iyagaan caqli lahaayn ee markaay eryeen ayaay wax qaban lahaayeen markaas baay dad wax ka sheegayaan
@hodahersi8925
@hodahersi8925 4 жыл бұрын
I wish to meet you one day insha Alah
@cawildirir2131
@cawildirir2131 8 жыл бұрын
taariiqdan xasuusreeb aad bay noogu fiican tahay waayo wax yaabo badan ayaanu ka faadiidnay oo wadankan ka dhacay aad ayaan uga helaa in aan dhegayto adna iyo inta kaleba ilahay ha daayo ..
@abdirisakqaddaafi5546
@abdirisakqaddaafi5546 6 жыл бұрын
Manshalaah Adna Adan Alle cimriga ha udheereeyo
@jamal1963
@jamal1963 8 жыл бұрын
Wax bay igu siyaadisay Dr Adna, maan moodahayn in aan wax la kala saxeexan, waayo dil baa lagu xukumi lahaa Xasan kayd iyo kuwii inqilaabku ka dhicisoobay. Takale darajooyin faalsa ah ayey isaga tosheen Afweyne, Cali Samater, Jen Daauud, Abdillahi Yusuf etc.
@xayaatkaha7552
@xayaatkaha7552 8 жыл бұрын
ادنه. ادم الله يعزك طال الله. عمرك.
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 8 жыл бұрын
general galal ninkii wareystey xaqiiqda ayaad ducaalow ahayd sowkama qajishid inaad kuraaxeysto been intaa la,eg show malaha ciyaal iyo caruurba caraatan, cay, colaad, cunsuri, iyo camvaareyn, acuudu billaahi, minak waminkuli sharuka, amiin
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Nacas xaasid haw dhiman
@cabdijibaarhiis6272
@cabdijibaarhiis6272 4 жыл бұрын
Hakaa waxaan Ka fahmay weligeedba soimaalilaand way Ka saraysay soomaaliya,laakiin khiyaamoolayaal ayay ahaayeen allaw kuwan mardanbe hana midayn.
@hafsanasser2046
@hafsanasser2046 4 жыл бұрын
Soomaali caqli xumadaa baa isku tirty, bal qof qiiq leh mxa dabo dhigay, mama Edna Aadam Alle ha ku dhowro.
@hindasaleban3009
@hindasaleban3009 4 жыл бұрын
maanshaa alaah
@somaliqueenable
@somaliqueenable 4 жыл бұрын
The darwiish are the one that defended the Northern Territory and kicked out the British.
@ifrahmuhudin2083
@ifrahmuhudin2083 4 жыл бұрын
Waan ka xumahay umadii somaliyeed ee kal gacelku iso keenay in naceb kala kexeey
@daalulkheermedia4293
@daalulkheermedia4293 4 жыл бұрын
Cimridher Oocibaadale allahasiiyo maamada
@super8anab412
@super8anab412 10 ай бұрын
Kkkkk maxay been sheegtay
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 8 жыл бұрын
waxaa fiican inaan isa saamaxno oo aynaan caruuteen cudurka ugudbin tankle waxaa jira hadiis ku dadka saamaxa janada ayey galaan xisaablaan
@BahsaneTV24
@BahsaneTV24 6 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 3 ай бұрын
Mhdsnd maamo drs adna Adam, waxay somaliya u Gaysatau umada reer sland Ee dulmi iyo xasuq ahabay Oogta kacadaysay dahabi
@willemvisser5177
@willemvisser5177 4 жыл бұрын
waa run markay ku laahayeen ingriiska sidaad boqooshay kildhiggii lama bigayn
@myusuf951
@myusuf951 7 жыл бұрын
wow, waa barnamijkii wax xun reeb oo 80 tabinayo asaaqa
@XAQSOORMEDIA
@XAQSOORMEDIA 6 жыл бұрын
Xirsi Amaan jooji afxumada
@Rashruusha
@Rashruusha 4 жыл бұрын
Adiga xun ah
@fowziinaragah7824
@fowziinaragah7824 8 жыл бұрын
Anigu runtii dadka koonfur ka madax noqday taariikh madow bay somali ku kala kaxeeyey.
@faadumocali7062
@faadumocali7062 6 жыл бұрын
drs adna aadan ismaaciil waa mhad tahat
@ahmedcadaani2523
@ahmedcadaani2523 5 жыл бұрын
Alle Cimri-dheer Casiisku ha kugu simo Caafimaad qab Ceeb la'aan Cadho Maamo Adna
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 5 жыл бұрын
somaliland ha noolaaato
@mustafaawil8883
@mustafaawil8883 6 жыл бұрын
Subxaanalaah. Reer dhan oo ilaawey in garbadooda malaaik saaran tahay. Waxaan sidaa u leeyahay beenta intaa le,eg Waqooyigu waxuu qaatay madaxbanaanoda 26/6/1960 Koonfurna waxay qaadatay 1/7/1960 Soomali yeey bal goormay dastuurka ay sheegayso yeesheen su,al Calan noocee ah ayeey lahaayeen Lacag noocee ah ayeey lahayeen Wasiiro intee bay lahaayeen Bal dadkiina jibaysanoo ka soo jawaaba???? hadal iyo been lama rabee!!!!!!!
@ifrahomar7854
@ifrahomar7854 4 жыл бұрын
Qoof nacsa tahay oon.tarikh lahayn
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 4 жыл бұрын
Ifrah Omar naa Ifraah yey qabyaalad ku raacin taariiqda waa sax xagee wadanka aheedeen calan noocee ah lacag S land teeda kale Somaliland protectorate ma jirtee iska aamusa cuqdas Somali neceeb baa idiin heysto iska Go ah ama Ethiopia 🇪🇹 iska hoostaga ileen Habaar baa qabtaanee
@seibjilly7603
@seibjilly7603 4 жыл бұрын
Hal wofbaa hadlayee reer dhan xagaad ku atagtay
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
Malas igta aad dadka kale ugu hanjabaysaa adigana way ku ilaslinaysaa e ku hadal wax aan Bern iyo isdifsac ahayn
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 6 жыл бұрын
Bal eega beenta sidaan looga xishoon ingiriis nama gumeysan seydka yuu ladagaalamayey muxuuse udagaalamaayey jwb ayaan kadoonayaa halkaa
@nuuriyenuuriye895
@nuuriyenuuriye895 6 жыл бұрын
Ismaaciil Macaawiye waa runteed waxan filayaa aqoon darro ayaa ka haysa taarikhda Guumaysi/Colony iyo Difaac/Maxmiyad/Protectorate way kala duwan yihiin Somaliland waxa la odhanayay S/Land British Protectorate sababtuna wxy ahyd xoog kuma so dagin ee heshis bu kuso dagay walipa markab dushi lgu kla saxexday wxa ka mid aha in malinta an u baahano inaad noga tagto dhulkayaga, inan gabadh ingriisa ku dhali karin dhulka somaliland lkn koonfur waxay ahayd Italian Colony oo waati wabiyada lagaga talaabi jiray waxn filayaa inad fahantay.
@asiyaducaale3024
@asiyaducaale3024 4 жыл бұрын
Markii talyaanigu webiga kaga gudbayeu reer koonfur Reer woqooyigu harag bay heshiis kaga saxeexdeen
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 4 жыл бұрын
@@asiyaducaale3024 afka kuma go
@fardowsaf5761
@fardowsaf5761 8 жыл бұрын
waar ileen anaga wax aragnay qoftu ma dhaqtarba mise qabiil
@fowziinaragah7824
@fowziinaragah7824 8 жыл бұрын
Qabiilo ka dheer. Waa reer Somaliland asal ah, taako taako ula socotay xumaanta Xamar taala.
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 8 жыл бұрын
adiiga maxa ka qaldan taariikh baay ka sheekynaysa hadi taarikhdu ku dhiibayso haa dhaageysan ilay way ku dhiibaysaya
@mustafamohamed1136
@mustafamohamed1136 8 жыл бұрын
+Mona ALI-J adigu Horta miyaad yara walantahay hhh melkasta comment cunfi iyo xasarad ka kooban bad soqoraysaa kudarsoo dunida gabadh baad katahay hh
@fowziinaragah7824
@fowziinaragah7824 8 жыл бұрын
+Mustafa mohamed way cadahay inaanad reer Somaliland ahayn. Cunfigu guri buu leeyey koonfur ku yaal oo la yidhaa Riibo geedaha ma daaqdo lagamana daaqo. Markaad heshaan aqoon yahan sida Hooyo Adna anigaa ugu horeeya dadka bogaadinaaya.
@jamal1963
@jamal1963 8 жыл бұрын
+fowzi ina ragah Hadaad u fiirsato afsomaliga kuwan meesha wax ku qoraaya ma aha koonfur kale, waa ayaxii Afweyne ka tagay. Mar baan jeclaa inaan arko xawayaanka la yidhaa Riibo. Haday Maraykanku national emblem u leeyihiin bald eagle, Australianskuna Kangaroo, quruumahaa koonfureedna Riibo ayaa astaan ahaan ugu haboon, waayo cidna u garaabi maayaan iyana naf isuma hayaan.
@abdiwalihirsi3003
@abdiwalihirsi3003 4 жыл бұрын
Haabartu beeb badan yaaahùu
@seibjilly7603
@seibjilly7603 4 жыл бұрын
Imisa sanaad jirtaa?
@jamalarabgesole2656
@jamalarabgesole2656 6 жыл бұрын
Reer Somalia Runtaa dhibta wllhi, intay runtu idin dhibayso sidasad ahaanaysan. Ninka raga ahi waa ninka xaqiiqada waajaha, libinta wllkina u ogolada mar kasta
@MAbdalle
@MAbdalle 4 жыл бұрын
Hooyo Edna waa mahadsan tahay, laakiin anigu ma qabo inay nolol ku arkayso Somaliland dawlad goonni ah. Sababta ayaa ah dadka Waqooyiga deggan iskuma raacsana Goosasho! Xamar bay wada tuban yihiin. Taa xal ma loo hayaa?
@abdelh70
@abdelh70 7 жыл бұрын
Boqorada ingiriiskuu u dhaartey iyo nama gumaysan ma isqabataa? SubxaanAllaah!
@sahurwacan641
@sahurwacan641 6 жыл бұрын
Allla mxaa caadifad kaa buuxda Somaliland cidna ma taqaaanee hawaalan cilmigiinuna waxba tari maayo intaad saa ufakarasaan subxaanalaah 81 baad jirtaa markaasad qabyaalad iyo caadifad ka sheekaynasaa
@izahakothmanesse945
@izahakothmanesse945 6 жыл бұрын
Yarta waa xaqiiq wxani waa tarikh waligeed maduugowdo.
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 8 жыл бұрын
Haddii walaalaheen Somaliland aay garteen ineey dib ula laabtaan Madaxbanaanidooda , waxba kama qabno , Laakin arinta ah Soomaali baan ka go,nay oo Xabashi baan hoos galeeynaa ,, Taasi wax la aqbali karaayo ma aha . Soomaali waa dad aan kala goeeynin weligood , xitaa haddii aay u suuro gasho gooni isku taaga.
@mahdicabdi9676
@mahdicabdi9676 8 жыл бұрын
adigu awooda aad kaga talinayso xuquuqda bulshada reer Somaliland maxay tahay yaa kuu igmaday
@idildaahir3300
@idildaahir3300 7 жыл бұрын
Marka hore qoftaan waa qof da'a wayn Waana qof wax badan soo joogtay hase ahaatee waraysigeedu wuxuu KU qurux badnaa uun dhanka caafimaadka waayo markay dhakhtar ahaan u hadlaysay waxaad dareemayse inaysan wax dhibi jirin lakiin siyaasada markay gashay waxaa buux dhaafiyay caro iyo ciil ay rabto inay ka dhaxlaan jiilkii dambe oo reernimada hayn lahaa! Maamo umuliso sharaf leh oo ilaahay taqaana adoo ah baa kaaga wanaagsan Waxaan waa ka xumahay istaqfurilayso shayb ayaad tahaye
@Suinaldo2003
@Suinaldo2003 7 жыл бұрын
Habartan qabyalada hayso dalki heerka ay naaogo African ah gari karin wgaas garsiyay ayay jabkooda kuraxaysataa. Isaaq mawaxay dhaheen British Somaliland Iyo Italy Somaliland halonoqdo. Halkii Somalinimo laradin lahaa.
@mowlidkhadar6192
@mowlidkhadar6192 7 жыл бұрын
Æ Ali isku xishood caqli hada leedahay Adna Somalia siday gashay iyo xumaantoodii ayaad ka marag kici lahayde!
@AhmedMohamed-on8xq
@AhmedMohamed-on8xq 7 жыл бұрын
Ali Junior gudcur ayaad gudaysa
@ayaanahmed8359
@ayaanahmed8359 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkk adna naylama gumeysan macnaha waa u shaqeenenay hadaba gumeesi malamid aheed kkkkkkkk
@jakatoorka8887
@jakatoorka8887 5 жыл бұрын
Nalama gumeeysan kulahaa heshiiska difaaca ee aad ingriska lagelikarto muxuu yahay african madoow oo duurka kunoolaa oo qaawan ayaad eheedeen
@seibjilly7603
@seibjilly7603 4 жыл бұрын
Koonfur ayaa dad wabiga lagaga talaabi jirey
@gulledabdi1221
@gulledabdi1221 6 жыл бұрын
Faan badanaa duqdan
@mohaisse152
@mohaisse152 8 жыл бұрын
kkkkkkkkk baldy beenta intaa leeg wqooyi lamagumysn koonfur baa lagumaysty kkkkkk wx CDI ah noo sheeg
@mustafamohamed1136
@mustafamohamed1136 8 жыл бұрын
ninkan wariyaha sida caruurta ayuu usheekaynayaaa waar waxaani way dhacaaan rag baana kashaqeeyay ee adigu maxaad dalka kusoo kordhisay aan ahayn barnamijyo cunfi iyo kala kaxayn ku saabsan Waan kaxumahay in marwada aad karaamada kaga ciyarayso bulshit
@MrRamaale
@MrRamaale 8 жыл бұрын
+Mustafa mohamed Taariikhdu waxaa looga sheekaynayaa in aad wax ka barto, cunfi ma jiree dhibtii adeerkaa ama awawgaa sameeyay wax ka barro si aanad adna bari ugu dhicin.
@mustafamohamed1136
@mustafamohamed1136 8 жыл бұрын
+omar yusuf aniga ilama aha waxani inay tariikh noqonayso wayo dee umada ilahay gacal iyo sokeeye kadhigaybay siikala fogaynaysaa
@Dalwanaage
@Dalwanaage 7 жыл бұрын
HAYE MAWAXAAD LEEDAHAY DANBIGA UMAD DHAN LAGA GALAY YAAN LASHEEGIN. WAXAAD RABTAA INAAD BARI TIIYOO KALE KU CELISO SI CARUURTAYADU U ILAWDO. WAA XAQ WAAJIB AH INAAN TAARIIKHDA BARO CARUURTAYADA.
@hanolato9250
@hanolato9250 5 жыл бұрын
Naagtan been badanaa balaayo kuheshay Kacaan diid xun waatahay walaahi oo cunsuri ah.
@roodamohamed30
@roodamohamed30 4 жыл бұрын
Eeg midxun oo faqasha ayaa Adna habaarayee balaayada idinku iska difaaca Adna wixii ilaahay uqoray Ayaa kudhacayee xaaasidiinyahay xaasidiintu dhashay Adnaay cumri dheer oo barakaysan ilaahy haku siiyo Eedo macaan💘❤❤💓💔💕💖💗💞💝💘❤💓💓💔💕💕💖💗💟❣💞💝💖💔💓❤💘💙💚💛💜💓💓💓💓💘💘💘💘💘💘💙💚💛❣💘💘💘💘💘💘💙💙💙💞💗💖💕💔ilev Eedo 😗😙😚😍😍😘😘
@hibadmohamed3981
@hibadmohamed3981 4 жыл бұрын
Waxd tahay faqashta xagaadheediii wlhi hadii aan Ku arki lahaa mishiiin gaanbaan kugu ogooyna lahaaa
@johnjordon8947
@johnjordon8947 6 жыл бұрын
Edna is dividing the Somali people and she take Berbera port money because she is HabarAwal,she is l
@abdiosman2092
@abdiosman2092 5 жыл бұрын
John Jordon jackass keep parking 🤙🏽
@rooble162
@rooble162 6 жыл бұрын
Israaca ayaa ka eexday somaliland abtiyaalw waa isa soori waysayn marka isaaq kaliya maxay u cabtaan
@popmarly8493
@popmarly8493 6 жыл бұрын
Sow majority mahaa duli yohow
@daybydaychannel1044
@daybydaychannel1044 5 жыл бұрын
been badanaa maamadan. Somaliland iyadoo madax banaan buu ingiriisku u imaaday kulahaa. kkkk walee reer hargeysa iyo burco wax ka been badan malahan duf kubaxa
@abdiosman2092
@abdiosman2092 5 жыл бұрын
funny boy channel habarka isla hel adigu 🤙🏽🤙🏽
@ifrahomar7854
@ifrahomar7854 4 жыл бұрын
@@abdiosman2092 hoorta dad.cawana Aya tiihin.waligay wax idiinka dooqosan marag tarikhna malidihin wax qudhmay aya tiin
@abdiosman2092
@abdiosman2092 4 жыл бұрын
@@ifrahomar7854 wxan nahayba waan isku qanacsnahy 😁
@ifrahomar7854
@ifrahomar7854 4 жыл бұрын
@@abdiosman2092 aday kutal lakiin aflagdada jooji
@abdiosman2092
@abdiosman2092 4 жыл бұрын
Ifrah Omar waan ogahy wana zbbtan u dhahy wan isku qanacsanhy Tankle afsomaliga gedigedi miyad u akhrida cid maba aflagadyne xagad igala qaaday 😂
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 3 жыл бұрын
Eedo dsdka beenta ka daah taariiqda been ha ka sheekine gumaysigii dalkeena xooga ku haystay ayaad lee dahay xor ayaan aheen boqoradaa tunikorna ku so tahiin jirteen cunsuriyadu ayay kaa tan badan ee xaqiiqda ka hadal. Walahi duqdan markaan arko aan ayaan dareema in ay sax tahay dameer ku yaaba lagu raray maah maahda dhada.
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Malyuun Dhoore naa adiguba duqbaad tahy kolaey dhilayey dhiladu dhashay Ee Sidaadi faqash yey faqashtu wastey
@mustafaabdulle5271
@mustafaabdulle5271 8 жыл бұрын
qof waliba waxuu rabo ayuu sheegayaa.....waxaad rabtaan sheega kolleey iyo koleeyba soomaali waa umad isku mid ah...qofkii qalooc keena asaga ayeey utaashaa lkn aniga sida eey ilatahay waxaa oo dhan oo eey duqdu sheegeyso wax kajidha malahan...waxeey ku dooneeysaa ineey umada madaxa isku geliso..
@MohamedIsmail-js2kr
@MohamedIsmail-js2kr 8 жыл бұрын
Dad wax ka dhagaysanaya ayay wax u sheegaysaa Markaa looma baahna commentigaaga
@daybydaychannel1044
@daybydaychannel1044 5 жыл бұрын
kkkkkkkkkk beerka caaro Ku gooysay. islaantu been badanaa. kulahaa Somaliland 1960 kii kahor waxey laheyd military koonfurtuna police buu ahaa meysan laheyn saraakiil sarsare kk oo kaalay Somaliland soo ma ahan midii markeey isa soo dhiibeysay go'yaalaha watay. xaguu ingiriis ugu sameeyey military kkkkkk
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Waa runteed
@cllahikhalifxirsibulxan
@cllahikhalifxirsibulxan 6 жыл бұрын
naagtan ina cigaal ayaa iska furay oo nacay marka cid lanacay inay saas wax noogu sheegto waa ayaan darro uf dhilo
@XAQSOORMEDIA
@XAQSOORMEDIA 6 жыл бұрын
1234 cllahi khalif xirsi bulxan 1234 bilaa akhlaaq ayaad tahay ee inanta ha caayin
@mohamedyusuf7766
@mohamedyusuf7766 6 жыл бұрын
1234 cllahi khalif xirsi bulxan 1234 furninkeeda maxaa kaa quseeya waad edab darantee maamada afkaga ka leexi 😈😈😈
@amalxussein8220
@amalxussein8220 6 жыл бұрын
waar wax uraya ayaad tahaye nabad geli edna gaadhi mayside waxyaw dhintaye saqajaanyow
@cabdikariimalcaddaala3769
@cabdikariimalcaddaala3769 5 жыл бұрын
Ceeb
@cabdidahir9258
@cabdidahir9258 5 жыл бұрын
1234 wallaahi inaanad ilma xabaal ahayn
@cabdifitaxfarxaan285
@cabdifitaxfarxaan285 8 жыл бұрын
islaanta been badana 1961maa taleefon jiray
@AhmedMohamed-on8xq
@AhmedMohamed-on8xq 7 жыл бұрын
Cabdifitax Farxaan xawayan telephone ka gorta la sameyay ma taqaan Reer baadiye
@Drammaboi1
@Drammaboi1 8 жыл бұрын
Islaantan waa gaal yar. Kulahaa ingiriis nama gumaysan. Ma asagaa amarkaaga KU yimid? Ingiriisku asagoo qori afka kaa galinaaya ayuu yimid dhulka somaliyeed. Caruurta isaaq oo la gaalaynaayo waa kuu Sayid Cabdulle kuu gurmaday. Gaalo raac baa tahay islaan yahay
@Libanwolf
@Libanwolf 7 жыл бұрын
Abdi Rageedii beenta mahan , daraawiishti maxey ku dhamaadeyn
@howieie2081
@howieie2081 7 жыл бұрын
Abdi Rageedii walaahi waxaydun la dagi la'aadahiin waa jalusnimada. joojiya hoy reer xamarow
@Moustapha-08
@Moustapha-08 7 жыл бұрын
abdi rageedi wa runteedo ma gumaysan ingiriis ee protoctorate ama maxmiyad bay ahay malaha taariikhdaanad garanayn e
@Drammaboi1
@Drammaboi1 7 жыл бұрын
Muztafeh Robleh Walaalo iyadu caadifad baa ka yeersiinaysa. Laakiin adigu aqoon dari ayay kaa tahay. European markay Africa yimaadeen ganacsi buu ahaa kadib ayay isbadaleen oo ay beerihii ka qaateen. protectorate micnaheedu waa difaacid ama ilaalin. Bal caqligaaga weydii. Niman Ingriis ah ayaa ladagaalay niman talyaani ah si uu u difaaco somali madow oo reer badiya ah? Waxaas caruurta xataa ma aaminayso. Gumaysi waa gumaysi magacii la doono ha loo bixiyo. Ethiopia iyo Liberia ayaan la gumaysanin
@Moustapha-08
@Moustapha-08 7 жыл бұрын
Abdi Rageedii aqoon dari igama aha oo marku imanayey ingiris dee waa loo diiday inu iska soo dago ilaa odayashi barigaasi ay heshiis la galeen heshiiskana waxa ka mid aha iska tag markanu ku nidhahdo dhulkayaga nooga tag
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 8 жыл бұрын
Adna waa beenleey hoogtay.
Barnaamijka Xusuus Reeb :  Waraysi Edna Adan VOL 4
53:41
Horn Cable Tv
Рет қаралды 106 М.
Barnaamija Xusuus Reeb Iyo Hadraawi By Ducaale
1:15:11
Horn Cable Tv
Рет қаралды 992 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb Waraysi :Drs Edna Adan VOL1 By Ducaale HCTV
36:44
Barnaamij ku saabsan Jabintii Jeelka Mandheera 1983-kii
1:13:41
xasuus reeb mohamed baruud uffo
1:10:15
Horn Cable Tv
Рет қаралды 182 М.
xussus reeb  Duuliye Xeyd
1:59:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 651 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb= Waraysi Maxamed Nur Galaal VOL 5 By HCTV
30:37
Barnaamijka Xasuus Reeb Waraysi Edna Adan VOL 3 By Ducaale HCTV
33:03
Horn Cable Tv
Рет қаралды 418 М.