Barnaamijka Xusuus Reeb Waraysi Maxamed Kaahin VOL5 Part 1

  Рет қаралды 181,633

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

8 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 203
@maddarderia4527
@maddarderia4527 6 жыл бұрын
Maxamed kaahin axmed halyay qaran alle ku barakee
@yusufmaxamed5219
@yusufmaxamed5219 Жыл бұрын
GUulsoomalilan❤❤🇧🇬❤👍👏👮‍♀️👮
@ayanbarre377
@ayanbarre377 6 жыл бұрын
Mnshallah mujaahid m.kaahin sharaf kunoolow
@rashidmohamed8697
@rashidmohamed8697 4 жыл бұрын
Mujahid maxamed kahin axmed sidaacada ayuu uga warbixiyay waraysiga oon qabyalad Ku jirin Raga uu tiriyay badankooda tarikhda xustay
@maxamuudsatawo6385
@maxamuudsatawo6385 Жыл бұрын
😮
@hajjiezmaelhajji1289
@hajjiezmaelhajji1289 6 жыл бұрын
maansha allah mujaahid maxamed kahin axmed ilahay ha dhawro
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Mujaahid maxamad kaahin
@iamisaaqwetookdaaroodlandb3128
@iamisaaqwetookdaaroodlandb3128 7 жыл бұрын
ViVa Mujaahid Maxamed Kahin Axmed❤💙👊👊 Halyeey Qaran
@jamacmaax9127
@jamacmaax9127 6 жыл бұрын
geesi geesi dhaley
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
@Abdi Sh Gaab nacasyahoow cuqdadeysani meesha ka bax.
@ZeelloEntertainment
@ZeelloEntertainment 6 жыл бұрын
Maanzhalaaah Libaaxyo ilaahay Intii Dhimatay Ha U Naxariisto Inta Nowlna Cimriga Ha U Dheereeyo .... Faqash Raggaasaa kufsaday oo Maantana inoo Sabab ah Ilaahay Kasokoow Inaan Noolaanno
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Arag Entertainment faqash hooyadaa wastay cuqdadlan
@fayruusshakiib8458
@fayruusshakiib8458 3 жыл бұрын
Aniga abahey waxuu ahaa saraakiishii snm shakiib suldan cabdulqaadir
@hasannour7562
@hasannour7562 2 жыл бұрын
Ma reer guuleed buu ahaa
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
Muj Shakiib Suldaan C/qaadir waxa aad u ammaanay Muj Axmed Mire… dhal mujaahid.
@hoygakeydkasuugaanta9628
@hoygakeydkasuugaanta9628 Жыл бұрын
❤❤
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
intii dhimatay alle ha u naxariisto
@ahmedcabdalla4545
@ahmedcabdalla4545 7 жыл бұрын
Ilaahay raali haka noqdo mujahid maxamed kahin axmed (nimanyaal)
@abdirixin2938
@abdirixin2938 7 жыл бұрын
Ahmed cabdalla . fgjjgcn ciciro
@hassanqoryooley641
@hassanqoryooley641 4 жыл бұрын
00aaa
@mubaarik66maxamad37
@mubaarik66maxamad37 6 жыл бұрын
nin kani waa ninka dhigay sahanka 1988 lagu soo galay somaliland
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Gunbur libaax ayuu noogu yimi intan burco lasoo gelin todoba casho ka hor shan nin ayuu watay
@ahmedabdilahi8529
@ahmedabdilahi8529 6 жыл бұрын
Mujahid Mohamed Kahim Alle ha ku dhowro
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346 2 жыл бұрын
Guul guul Mohamed kaahin axmd
@saaxilfootballclub6438
@saaxilfootballclub6438 5 жыл бұрын
Soo qor Ninka Abihii Lagusoo Hadalqaday Taarikhdan anigu haa 31:33 CABDILLAHI MULAC Allah haku naxariisto ABO
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
Mulac waan aqiin waxuu ahaa nin habarjeclo ah oo reer daahir waliba xasan daahir waxuu haysan jiray taliskii snm kafuratay tuulo waqooyiga ka xigta burco oo ceeldhere al dhaho markii danbe waalaga bedelo nin ciise cimraan ay qori isku qabsaden dabaded waxay snm tii tidhi intanay is dilin aaan kala bedelno Dhalmujaahid aad baan kusalamaya Abaha waxuu nin geesiya oo dalkisa iyo dadkisaba usoo halgamay adna waxa lagaga maahan yahay inad dal kaga iyo dadkagaba qalinka ugu halganto
@zaki_smail_1988
@zaki_smail_1988 4 жыл бұрын
Allah yarxam,mujahidka yaa Inadeer, iyo muslimkaba.
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
zak ismail aamin aamin inader lakin xusid bay mudan yihiin mujaahidintu iyo in taarikh doodi laga sheekeyo waliba mujaahidinti bariga waala qariya ama waa la tirtiray taarikh doodi
@naeemamohamed6762
@naeemamohamed6762 4 жыл бұрын
Amiin allah hawnaxariisto
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
@@naeemamohamed6762 walaal waa ku salaamay
@ahmeddeeq507
@ahmeddeeq507 8 жыл бұрын
ducaale Adeero wad mahadsan thy illahay haku xafido Lkn qaybtii 4aad kama hayo
@abdirahmansharifwarsama2834
@abdirahmansharifwarsama2834 2 жыл бұрын
Maxamd Kaahin Ahmed: 4tii ama 5tii ugu
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 7 жыл бұрын
Maxamed Kaahin Xusuustiisu caadi maaha waan wada Daawaday PART 1,2,3,4 RUNTII WAX BADAN ayaan ka faaiidey ..
@mohamedabdullahi5556
@mohamedabdullahi5556 5 жыл бұрын
XYSSIN KEYDIID qaybahaa hore hadaad hayso igu soo taag garaa adoo raaliya
@shabeel7467
@shabeel7467 2 жыл бұрын
Raga waxaa soo maray ayey laba neef Ciro iyo Faisal faashil kadaba qaylinayaan iyagoo faqash hadhaageedii ah.
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
@@shabeel7467 Waa mujaahidiin laayay Soomaalidii koonfurta una hiiliyay Amxaaradii walaalaheen ahyd!
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 жыл бұрын
M.KAHIN INU SIDA ABTIGAY MUJ DHEER UYHY ANA OG
@siciidcali8804
@siciidcali8804 7 жыл бұрын
halkaa ka sii wad horn cable tvga bulshada
@maxamedawil4789
@maxamedawil4789 2 жыл бұрын
Mujaahid maxamed kaahin waa nin xalaal ah oo u soo halgamay dadkiisa iyo dalkiisaba ilaahay ha xafido
@iidaxmed4365
@iidaxmed4365 4 жыл бұрын
Guuuuul guiuiuul guuuuul
@apdiaziizayzar517
@apdiaziizayzar517 5 жыл бұрын
alle daa rakii dalka noo soo halkamay somalinden wan udhimanaya dalkay ga hooyo
@abdirahmansharifwarsama6549
@abdirahmansharifwarsama6549 Жыл бұрын
Mohd Kaahin Ahmed=A.R. WARSAMA pdf
@calihariir3833
@calihariir3833 5 жыл бұрын
halyay qaran
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 3 жыл бұрын
mustafe mulac waan ku salamaayaa adeer ilaahay aabo ha u naxariisto mujaahid buu ahaa
@maxamudyaasin9209
@maxamudyaasin9209 Жыл бұрын
BEEN MAALIN LAGU GUURAY AYUU SODON SANADOOD BULSHADA LADHEX TAAGAN YAHAY WAANU XISHOONAYNIN
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 4 жыл бұрын
SNM masha allha somaliland guul iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay ledahay 1 cadowuu wayo wa somalikushega konfured wallohayo itobiya iyo kinaya iyo immarat carabta iyo intaa samaha jeceel wanuu sodhaweyneynaa hadanunahay waxa
@mahdicabdi9676
@mahdicabdi9676 8 жыл бұрын
ducaale waad mahadsantahay barnaamijka xusuus reeb waxa kale oon kaa sugaynaa in aad iyana waraysto muj,ibraahin dhagawayne iyo muj,axmed mire wanad mahadsantahay..
@AbdirahmanWarsame-uc6gc
@AbdirahmanWarsame-uc6gc Жыл бұрын
Mohamed Kaahin Ahmed waa ninka keliya ee nool nimanka SNM ....
@iidaxmed4365
@iidaxmed4365 4 жыл бұрын
Guuuuuil guuuuuul guuuuuul guiuuul guuuuul guuuuuuuuuul
@faysalibrahim-os8vp
@faysalibrahim-os8vp 6 ай бұрын
dabadhalifyadii snm
@cabdirisaaqmaxamed8833
@cabdirisaaqmaxamed8833 5 жыл бұрын
Warba ku dhan
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 4 жыл бұрын
Geesiga...BIRTA.. Ah
@shabeel7467
@shabeel7467 2 жыл бұрын
Raga waxaas soo maray ayey laba hadhaagii faqashta ka mid ahaa oo u adeegayey ilaa xorayntii wadanka Ciro iyo Faisal faashil kadaba qaylinayaan oo caayayaan hada kabahooda magaadhaan.
@puregenius3493
@puregenius3493 4 жыл бұрын
Mujaahid Maxamed kaahin taariikhda ayaa kuxusi doonta.
@kaareburburiye
@kaareburburiye 5 жыл бұрын
INA kaahin,, yaa u reer ABTIYA
@adanmohamoudibrahimmohamou5579
@adanmohamoudibrahimmohamou5579 4 жыл бұрын
Cisse muusse
@akramhaji1930
@akramhaji1930 4 жыл бұрын
soodhowooow abtiyo ❤
@ahmedhariirhassan1613
@ahmedhariirhassan1613 4 жыл бұрын
kornayl sare
@mahadjama3899
@mahadjama3899 8 жыл бұрын
halke mish
@haaliducale6290
@haaliducale6290 7 жыл бұрын
Mahad Jama
@yasinkahin5434
@yasinkahin5434 4 жыл бұрын
Maxamed kaahin qaytii 2
@burcoduurray
@burcoduurray 8 жыл бұрын
inkastoo Wakhti badan uu U dhaxeeyay hadana mahadsanid Ducaale
@Canshuurvet
@Canshuurvet 4 жыл бұрын
Barnaamijka cuqdad reeeb ee kabaxa gobolada waqooyi telefishinadooda
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
muj jaaladiid iyo muj ciise curaagte muj dhagaweyne iyo axmed mire raggaa hadhay hala wareysto
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
love u too wll as a muslim second as a somali third as a duriyada reer sheekh isaxaaq.
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
wow welcome my inaadeero and i'm habar awal barasho wanaagsan.
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
labadaba xaafadayadu wey kasoo jeeda i mean hooyadey reer dariiqana waanu ahayn iyo suuqaba berberana daaroole suuq reer waceyska waanu ahayn aniguse reer hargeysa dhalad ah baan ahay
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
burcaba laftirkeeda waanu galna bali dhiig waan galaa iyo dhoqoshey oo adhigii ayeeyday lahayd baaba ilaa bali dhiig ilaa dhoqoshey is daba taxan.
@ahmedsheikh2141
@ahmedsheikh2141 7 жыл бұрын
Ahmed sheikh1950@gmail.com
@hibaaqabdi9823
@hibaaqabdi9823 4 жыл бұрын
Somaliland allow dhawr
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Hibaaq waa ku salaamay
@jeelogaden6380
@jeelogaden6380 5 жыл бұрын
Mujahid maxamed kahin si sharaf badan qabyaladi ka madhantay waa ninkii buuraha beri watay isago ka hadlaya miya maqashay?
@somalilandchannelsomalilan250
@somalilandchannelsomalilan250 3 жыл бұрын
Libaax yadii snm hadhaagii
@elmijebel2225
@elmijebel2225 4 жыл бұрын
4 qarankooda qimaamey cadawgana la saftey soow maaha
@dalaldalaliisa4995
@dalaldalaliisa4995 6 жыл бұрын
horn cable maxay u waraysan wayday mujahid dhaga waynne
@abdidaud6499
@abdidaud6499 5 жыл бұрын
May 31 hargeisa dhagawayne
@khadarmaxamuud882
@khadarmaxamuud882 5 жыл бұрын
Ducaale Habaar ayaa kaga dhacay nidaamka suaal waydiinta? 1. Suaal aad u dheer ok bilaa nuxur ah. 2. Hadalka oo meel fiican maraya ayuu dhex gelayaa
@AhmedMohamed-on8xq
@AhmedMohamed-on8xq 6 жыл бұрын
Siyaad bare ayaa laga hayay reer moqooyi rag iga dheh
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Ahmed mohamed odaygu wuxui kaloo yiri baa la yidhi dadna waa waqooyi dalna waa koonfur laakiin hadii odaygu inoo qiray inaynu dad jira nahay oo wax tar iyo tayaba leh maxaynu u caynaa
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 7 жыл бұрын
Ina kaahin waa wargal waxbadan ayaa ku Duugan. ..waan sugaayey Part5 thx xusuus reen iyo MDucaale
@aylozvidaloz8651
@aylozvidaloz8651 Жыл бұрын
Dlll
@khadraibraahim6101
@khadraibraahim6101 7 жыл бұрын
ilaahay intii dhimatay ha uu naxariisto alena mujaahid maxamed kaahin ale cimriga ha uu barakeeyo
@engsahan9749
@engsahan9749 7 жыл бұрын
khadra ibraahim
@iidaxmed4365
@iidaxmed4365 4 жыл бұрын
Faqashbawalihadlayesa
@xasandheeregahayr6353
@xasandheeregahayr6353 3 жыл бұрын
geesi ina kaahin illahay cimrigaaga hadheereeyo
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
somaliland ha noolaaato
@Mamar6310
@Mamar6310 5 жыл бұрын
Mulac was laangadhe iyo wariye iyo mustafe suleekha iyo biime aabahood alhn
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Maxamed kaahin saraakiishii snm aad laysay ka waran
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
@@gedefletv6049 FAQASH
@mahamedhasan1745
@mahamedhasan1745 4 жыл бұрын
Odeyga dhaga weyne wuu ka caga jiidayaa se tariikhda wuu hayaa Hargeisa dhagaweyne loo hayaa waa xaqiiq
@mahamedhasan1745
@mahamedhasan1745 4 жыл бұрын
Se dhagaweyne isagu wuu xusey mar kawareystey
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Isba wuu sheegay miyanu odhan dhegawayne ayaa oborashaynka joogay miyanad maqlayn
@ijoadan2061
@ijoadan2061 5 жыл бұрын
Axmed Islow Afqadhmuune adiga iyo siyaad bare qalad ayaa isku taageerteen
@maxamedkayse7486
@maxamedkayse7486 4 жыл бұрын
Maxamed kaahin waabeenaale ama khamrigi diridhaba khalkhaliyay oo cidankii hargaysa soogalay oo uu watay dhegawayine ayuukusheegay dayibguray
@jamaalabdi
@jamaalabdi 2 жыл бұрын
Ibnu Xalaal ma tihid xaqiiqatan isla yaab
@geelleguure8808
@geelleguure8808 3 жыл бұрын
Waa ninka ugu qabyaalad badan Somaliland. Waa buti dad qalata ah oo khaa’inul wadan ah. Meel xun ayuuna ku danbeyn ayaa hadduu ka toobad keenin,
@azmiitamohammed7309
@azmiitamohammed7309 2 жыл бұрын
Nacs nacs dhalay
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 7 жыл бұрын
Ihun muhaahid ABDI SAMAD Horta (Ma Arab ayuu ahaa))
@mahdicabdi9676
@mahdicabdi9676 7 жыл бұрын
XYSSIN KEYDIID ma Arab baa bahasha waadiga waashay kkkkkkk wuxuu ahaa ciise muuse
@abdihakimyusuf4585
@abdihakimyusuf4585 6 жыл бұрын
XYSSIN KEYDIID ciise muuse
@saedmohamed5344
@saedmohamed5344 6 жыл бұрын
Cabdisamed Xaaji ayuu Caan ku ahaa
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
saxanka wax leeydinku siiyo aa ku XAARTAAN
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
S.s.d.f mujaahidiintii guul
@abdullahali1797
@abdullahali1797 3 жыл бұрын
Qabqale dagaal Uraya Ayuu Ahaa Waa suuf alookii Garxajis Wasay Hoyadii Siiilkeda Ayaa mujahida
@cabdisamadsaleban9542
@cabdisamadsaleban9542 8 жыл бұрын
mujaahid maxamed kaahin taariikhda runbuu ka sheegay lkn ninkii muuse biixi kuma jiro ee beenta sheegan jiray kkkkkkkkkkkk
@mahdicabdi9676
@mahdicabdi9676 8 жыл бұрын
bal xalkaad wax ka eegayso EEG jaahil ilayn waa jaahil uun
@loopedali7792
@loopedali7792 7 жыл бұрын
adigi Susie biixi malcolbaatahay
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 4 жыл бұрын
Biixi dhinaca galbeedka hargeisa ayuu kagajiray xoreynta dalka
@hooyomcnewankujclhay1019
@hooyomcnewankujclhay1019 5 жыл бұрын
Nin kufaanayo inuu dowldiisa dumiyay uma xumid🤔🤔
@zaki_smail_1988
@zaki_smail_1988 4 жыл бұрын
Nabi Mussa dawladii Fircoon ayuu ridey, Ina Kaahina Fircoonkii Somalida ee Afweyne ayuu ridey.
@maxamudcadow9448
@maxamudcadow9448 5 жыл бұрын
Mujaahid ninkaan ma ahan meeshaas dad ayaa kudhamaada.labadii dhinac midna mujaahid noqon maayo
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Iyagu ninkii nin daarooda dila ayey yiraahdaan mujaahid laakiin maxamed kaahin hala weydiiyo yaa dilay ibraahin koodbuur
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
@@gedefletv6049 darood qarac wixii dilay ibrahim koodbuur adiga waxba kama galin, waa inan sheekh isaaxaq
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Maxamed kaahin waa mujahid
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
@@gedefletv6049 DHULOOS URAYA AYAAD TAHAY WAXAAD IS LEEDAHAY ISAAQ ISKU DIR LAKIIN AWOODAADI AFKA AYAY KU URURTAY, ALAA KARIIN.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
@@mahamedaden7237 isaaq waa kuwaan wasi jiray oo hooyadaa ugu horayso qas wadaanlay adn waa lagu wasaa islaantii hooyadaa ka waran ma ladnaatay kaniisadahaaga hadba gaalada hakugu wasto
@axmedislaw7444
@axmedislaw7444 5 жыл бұрын
haddaba miyaa la joogaa xilligii la GAROOWSADEY in laga GARDARNAA Maxamed Siyaad Barre ?
@aliabdule8387
@aliabdule8387 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk wa ninki ciilanaa
@samirkahalaogaado4026
@samirkahalaogaado4026 8 жыл бұрын
barnaamijka xasuus reeb codsi mr.ducaale waxaan aad u danaynayaa inaan wax ka ogaado taariikhda muj.ibraahin dhagawayne iyo muj. Axmed mire sida uu sheegay mahdi cabdi
@mahdicabdi9676
@mahdicabdi9676 7 жыл бұрын
samirka hala ogaado aad iyo aad sxb waa muhiim waayo axmed mire wuxuu ahaa taliyihii ciidankii burco galay 27 5 1988 kii ibaraahin dhagawayne wuxuu ahaa taliyihii ciidankii 31 5 1988 kii hargaysa galay.....
@adamkalif7386
@adamkalif7386 7 жыл бұрын
Horn cable mawaxay bilowday ragii qarankeenii dumiyay inuu waraysto sharaf dhac dheh.
@hodanciise6965
@hodanciise6965 6 жыл бұрын
Adam kalif qara xaageyaaa ma faqashti uraysay
@sharmaanish3561
@sharmaanish3561 6 жыл бұрын
Adam kalif qaran xuun waa dumiyyen koodina waya dhisteen
@ZeelloEntertainment
@ZeelloEntertainment 6 жыл бұрын
Faqash Fowqal Faqash
@germanytoday4245
@germanytoday4245 6 жыл бұрын
Adam kalif markii hooyadaa la kufsaday waa ninkii ka kiciyey
@youngdahir
@youngdahir 5 жыл бұрын
Waa kii afwayne ka qaptat qudhun yahaw
@saedmohamed5344
@saedmohamed5344 6 жыл бұрын
Subxaanah! Aaga Hargaysa Sarkaalki Watay Dhegowayne Ayuu ahaa. Aagi Burcana Axmed Mire Ayuu ahaa kii Cadaadley Xuseen dheere kii Mandhera Maxed Cali Ninkani libintii dhegowayne Wuu Xaqirayaa
@abdihassan1563
@abdihassan1563 6 жыл бұрын
Saed Mohamed inader dhagawayne cid xaqiri kartaa ma jirto ee aan ku Saxo muj dhagawayne wuxuu ahaa tiliyaha hawl galinta. taliyaha sahanka wuxuu ahaa muuse biixi. taliyaha saadka muj cabdilaahi askar. abaaandulaha ugu sareeyay qabta hargaisa wuxuu aha muj dayib guray ilaahay u naxariistee. dhagawayne waa mujaahidka ugu guulaha badan inader
@saedmohamed5344
@saedmohamed5344 6 жыл бұрын
Abdi Hassan Familygiina Soo warayso Ciidanki Hargaysa yaa watay dheh.
@abdihassan1563
@abdihassan1563 6 жыл бұрын
Saed Mohamed inader khalad ha iga fahmin dhagawayne waa mujaahidka ugu guulaha badan ina kaahina waaba saaxiibkii runa ee ilaa yaraantiisi is yaqaaneen
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 5 жыл бұрын
Taliyaha Hargeysa Dhegawenuu ahaa, warka si fiican u dhegeysta "operationka taliska ayuu yidhi". Dayib Guray goortuu SNM ku soo biiray ma taqaanaan horta? ????? Kkkkkkk. Dayib Guray dagaalkii ugu dambeeyey ee 1991 ayuu Qaybta Hargeysa haystay. Dhegaweyne -na Berbera. .
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 5 жыл бұрын
Cadaadley Taliyaha Guud Weysacaduu ahaa. Abaanduuluhuna Xuseen Dheere.
@waaqcir7057
@waaqcir7057 4 жыл бұрын
M.weynayaashii hogamiyey Somaliland: - Abdirahmaan Tuur - U shaqeeyey Somali-Republic - Dahir Riyaale - U shaqeeyey Somali-Republic - Mohamed Ahmed - U shaqeeyey Somali-Republic - Muuse Bixi - U shaqeeyey Somali-Republic 1991 - 2031 = 40 sano Kuwii ushaqeeyey Somali-Republic ma la ogolyahay iney 40baxaan, madaama eey umulin kariwaayeen Aqoonsiga Somaliland? Hadaan la helin Halgan dibadeed oo naf iyo maal ba loo huro, maxaa kala soocaye 40jirka 2031 daneyndoona Madaxnimo?
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
ABBAARTII DABA DHEER xilligii aad ka liidateen kuwa dawarsada MAXAMED SIYAAD BARRE, soo ma aheen kii idin soo dhoweestey, MAXAMED SIYAAD BARRE, soo ma aheen kii idinku deeqay DHULKA QANIGA ee inta u dhaxeeysa labada webi ee Koonfurta Soomaaliya ee Kunturwaareey, Sablaalle, Saakow, Dujuuma ilaa Bu'aalle yaa dillay JACEELKAASI ?
@zaki_smail_1988
@zaki_smail_1988 4 жыл бұрын
Afweyne, midgaankii Gaalka ahaa muxuu hayey, Muu Gedo siiyo. Waa kuwaa Xaarka cunaya maanta.
@yaasiinaadan2469
@yaasiinaadan2469 2 жыл бұрын
Hooyadaa was Maxamed siyaad bare
@ismacilahmed6207
@ismacilahmed6207 6 жыл бұрын
Taliyaha qaybta hargaysa waxa uu ahaa ibrahim dhagaweyne ninkani wuu anbanayaaye mu hayn dayib gurey
@gulaidabdi4470
@gulaidabdi4470 7 жыл бұрын
dumar naasa waa ween walaahi isaaq hadaan ilahay Arab u bixin faqash way maherin laheyed tan imika soo socotan waxii habrah wasayan inaanu lawasnaa walaahiya
@hassanxikmaawi7883
@hassanxikmaawi7883 7 жыл бұрын
Gulaid Abdi waar xishod dofaryhow anigu arab waxba ka sheegi maayo waayo waxay lahaayen mujaahidin waana dad aanu isku rayi lahayn lkn ogow in gudoomiyuhu ahaa habar jeclo lixle ahaaa habar yoonis dhakhbad tahe taarikhda kunoqo
@iamisaaqwetookdaaroodlandb3128
@iamisaaqwetookdaaroodlandb3128 7 жыл бұрын
Hassan Xikmaawi 😂😂😂
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Kula hadli mayno waxad tahay mareexan hargaysa jooga hadhagii faqashta kuwaa aad sheegaysa ku dhalay marka shaanka arab noo dhig arab maaha mareexaan ee waa isaaq
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 7 жыл бұрын
Waa beenaale ninkani,waayo Hadalka wuu Raadinayaa marka lagu yidhi .Adigu maxaad ahayd
@abwanhikmo7183
@abwanhikmo7183 6 жыл бұрын
Mohamed Hassan hadad maxamed kahin axmed garanyso sidas mad tidhahden😂 Wa ninka hadraawi ku yidhi (Adoo herer jooga hargaysa xoreynta Hawada ku mirqaanka Halyey ina kahin)
@khadarabdi2728
@khadarabdi2728 5 жыл бұрын
Hhhhh maxamed kahin mujad
@maahirmediaproductions6150
@maahirmediaproductions6150 5 жыл бұрын
Mohamed Hassan waala yaqaaney boqolaalkii inanee abar jeclo inaanay faqash eryadeen waayo anaaku jirey kuwii yaacay baan ahaa
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 5 жыл бұрын
@@abwanhikmo7183 Hadraawi ma odhanin ee waa gabay xayir laga soo dheegtay gabaygii Hadraawi ee Hadaanan hadaanan. Laakiin waa negative oo waa la dhaliilayey ee maaha amaan. . Nin mujaahidiinta ka mid ah oo weliba sidaan maqlay reer bari ah baa Ina kaahin dhaliilayey waxqabadkiisa halganka. Waxaa ku jiray beydad aflagaada ah. Markaa stop pull shit annonymous. ..
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
@@Between-earth-and-sky keen baydka aflagadada ee ku jiray waxan umalaynaya ninkana maxamed kaahin wax ka sheegaya waa habar awal
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 7 жыл бұрын
Waxani Taariikh Noqon Mayso walahi, waxa iman doonta maalin Laga shaleeyo waxay aad akhriyaysaan .isaaq baad islee dihiin Taariikh u sameeya,SNM Taariikh noqon mayso. Waayo waxaa tusaale idiinku filan..USC Ama SSDF Cid maanta Hadal haysaayi ma jirto Waa laga Xishoodaa oo laga murugoodaa.wixii Dhacay
@hodanciise6965
@hodanciise6965 6 жыл бұрын
Mohamed Hassan waxd ad sheegayso anagu ma naqan y
@sharmaanish3561
@sharmaanish3561 6 жыл бұрын
Mohamed Hassan snm waxay usoo dagalameysay way Heeshey waat maantaa hargeisa nuurkeedu baxaayo
@abwanhikmo7183
@abwanhikmo7183 6 жыл бұрын
Snm dal bay xoreyen oo maanta nabad ah oo barwaaqo taalo lkn kuwa kale maxay faaiden wata weli mogdisho xabadu ka dhacayse Waka farqiga u dhexeya
@hajjiezmaelhajji1289
@hajjiezmaelhajji1289 6 жыл бұрын
nacasoow anaga waxay noo yihiin halyeyo qaran xoolo xoolo dhalay baad tahee, isaaq tariikhdiisuna adiga marag kaaga ma baahna neefyahoow marka xaarka isku xeji anigu qarankaygii waan dhistee
@ZeelloEntertainment
@ZeelloEntertainment 6 жыл бұрын
Yeelkadood Baan Loo Hadal Hayn Kuwaasi Xaarlayaal Fulay ah Bay Ahaayeen Oo Maalintii SNM ay Burburisay Nidaamkii gaalki Waynaa ee Afwayne Ayay ... Soo galeen Oo Dhulkii Bililiqaysteen
@gulaidabdi4470
@gulaidabdi4470 7 жыл бұрын
nin isaaqa ayaan ahay waa balan allah inaan isaaq Dib u gumeeyo
@AhmedMohamed-on8xq
@AhmedMohamed-on8xq 6 жыл бұрын
Gulaid Abdi war xaarka iska du
@daahirdalxiis4918
@daahirdalxiis4918 6 жыл бұрын
Guuleed xaaraaye
@mawlidshafec4571
@mawlidshafec4571 6 жыл бұрын
Udhimo cuqdado in gubeed
@abdihakimahmed7678
@abdihakimahmed7678 6 жыл бұрын
guleid Abdi caaacle jareeryahy jareertu dhashay.dhakhtarka tag nio.
@daahirdalxiis4918
@daahirdalxiis4918 6 жыл бұрын
Hadal isaaq malihid guuleedow ama dhashii faqashtaad tahay ama jareer ayaad tahay
@axmedislaw7444
@axmedislaw7444 5 жыл бұрын
ubbadka danta yar ee reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco xilligii MAXAMED SIYAAD BARRE waxeey haaysteen FREE WAXBARASHO ilaa heer JAAMACAD Iyo FREE CAAFIMAAD
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Muxuu adiga kaga tagey maxamed siyed bare
@farhanhdhimbil4998
@farhanhdhimbil4998 3 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 wax badan
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
@@farhanhdhimbil4998 qolyihii utaanga uqaxay miyaad ku jirtay koley agoontii afwayne barre ayaad tahee.
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Anaga reer burco ah doonimayne hadad free helayso iyo hadii kaleba haku deeqdo koonfuri
@axmedislaw7444
@axmedislaw7444 5 жыл бұрын
waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay MAXAMED SIYAAD BARRE 30 sanno ka hor ayaa ilaa haatan JAJABAN
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
War wuu babaay, somaliland ayaa imika dhisatey
@saiddahir5712
@saiddahir5712 4 жыл бұрын
Tttyy0900ttt .li
Xusuus Reeb - Mujaahid Maxamed Kaahin - Q2aad - Ducaale - S4E04
31:50
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 64 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 34 МЛН
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 2aad
26:36
Horn Cable Tv
Рет қаралды 64 М.
Xusuus Reeb = Waraysi Maxamed Kaahin Vol 6 Dhamaad
36:18
Horn Cable Tv
Рет қаралды 55 М.
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 2
29:47
Horn Cable Tv
Рет қаралды 73 М.
Barnaamijka Xasuus Reeb || Madaxwayne Muuse Biixi || Qaybtii 2-aad
56:56
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 625 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 5 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 777 М.