No video

Waayojoog: Halgamaa Quduro iyo dagaalo qadhaadh oo uu galay waqtigii SNM.

  Рет қаралды 37,900

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

#Waayojoog: Halgamaa Quduro oo kawaramay Dagaalo adag oo uu Galay
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 81
@garxajisweyne7980
@garxajisweyne7980 Жыл бұрын
Nio waxa raba in aan urur furo snm wax tarta wlhi waxa iga hays inta office u sameyo iyo guri ay ku kulman oo wax lagu qabto ilmaderayal yaa fikirka ila qaba 😢
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 Жыл бұрын
Wey leeyiin qaybtii berbera iyo qaybta Sooyaal Hargeisa. Nin Snm tiihore ahaa baa u gudoomiye ah
@garxajisweyne7980
@garxajisweyne7980 Жыл бұрын
@@keysemaxamedhgi664 inder haa lkn mid xuquuqdooda lagu ilaaliyo wlhi nafta waa ino hureen hada waxan arka qar xita homeless ah gidaarada jiifa
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Жыл бұрын
walahi walahi walahi hadii ay kaa dhab tahay anigaa kaw ka ah
@daahirdalxiis4918
@daahirdalxiis4918 Жыл бұрын
sxb waankugu taageersanahay in nimanka dalka usoo halgamay wax loo qabto
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Жыл бұрын
halgankii xalaasha ahaa SNM ❤️❤️❤️
@HardTalk1
@HardTalk1 Жыл бұрын
Maanta suaalaad ku yara boobtay, berigii hore waad dhegaysan jirtay uun. dhegaysiga u daa. taariikhda hore qofku xasuus iyo inuu isagu waramo ayuu ku sixi karaa. Mahadsanid ninka ugu waraysiyada wacan ayaad tahay intii aan SNM daawanayay.
@waayoaragwaxweydii8606
@waayoaragwaxweydii8606 Жыл бұрын
Wariyo qofka aad wareysaneeyo maalintii goraya xun iyo maalintii boodhlay uun haweydiine waayihiisa waxa u soo maray kawareyso laba mujaahid uunbaa wareysigoodu wannaagsanaa Ma Ina ma qosle Iyo faysal maxamuud Sidaaso kale u wareyso mujaahidiinta ha horboodine
@ismailibrahimmohamed3124
@ismailibrahimmohamed3124 Ай бұрын
Hhhhhhhh garac
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Жыл бұрын
Wariye adoo mahadsan soo warayso mujaajid FAYSAL XABAAL MARIWAA. PLEASE NINKAAZI WAAYO BADAN IYO TAARIIKHO CAJIIBA AYUU HAYAA WARIYE COD SIGAA NOO TIXGALI.
@cabdisheekhidiris6566
@cabdisheekhidiris6566 Жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto intii dhimatay SNM waxay ahayd xq udirir shihiida gumaysi ayay inaga xoreyen SNM waxay dhashay soo.malilaan waynu gadhi halkaynu donayano hadii la noolado
@guuleedbulbul7203
@guuleedbulbul7203 Жыл бұрын
Heroes hero
@mohamedhossein1656
@mohamedhossein1656 Жыл бұрын
Waa la gaaraa insha Allah markay Somali burburto it’s you joint cunt
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 5 ай бұрын
Maanshalla halgamaayaasha snm waan salaamayaa mujaahid quduro iyo wariye cabdinaasir iyo tvga bariga afrika intaa kadib waxaan soo jeedinayaaa dadka reer somaaliland gaar ahaan beesha isaaq waxaan ka codsanayaaa in sanduuq qaadhaan loo sameeyo anaa ugu horaynayeee tvg bariga afrika ha soo sheegaaan accookaa number
@abdikaniahmed3961
@abdikaniahmed3961 Жыл бұрын
Masha Allah geesiyaal Qaran SNM Libaaxyadiiiii geeska africa
@waayoaragwaxweydii8606
@waayoaragwaxweydii8606 Жыл бұрын
Muuse biixi in aad wareysi ka qqado weeye isaguba mujaahidbuu ahaaye maalintii sabaayada iyo maalmo badan oo kale
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mms7038
@mms7038 Жыл бұрын
wa runti In SNM wax la taro ayay ahayd in la mamusay ahayd in ay fadhiga ku cunaan bay ahayd tola ay Isaaqow ragini dalka so dhiciyay waka ka silcaya 😭😭😭😭😭😭
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
xaq bay u leeyihiin in waxa lataro SNM maxay dhibaato naga dhul qaadeen intii dhimatay ilaahay how naxasiisto inta noolna ilaahay caafimaad ha siiyo
@Xirsishow
@Xirsishow Жыл бұрын
warYsigNi waa qaldan yhay siduu wax u wada
@farduusibraahim6597
@farduusibraahim6597 Жыл бұрын
SNM waxay dhashay somaliland nabada iyo barwaqada aynu kunaalonayno waxa inasiiyey ilaahay laakiin waxa sobob u.ahaa geesiyaashii SNM
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
Labo sagaalo dhaawaca aanu qabannay Afar ayaa annaga ahaa ayuu yidhi, laakiin kulligood ayagay ahaayeen (wiilal Soomaaliyeed) laakiin nasiib darro lama fahmin ilaa iminka....!!!!!!!.
@abshirhersi3131
@abshirhersi3131 Жыл бұрын
Waraysiga si degan oo aan ka dhex galis lahayn ayaad u qaadaa mahadsanid
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
He is a professional interviewer
@yonezcrown1909
@yonezcrown1909 Жыл бұрын
wariyuhu waxaan umalaynayaa deegaamada barigu aad uyaqaanaa duryi maaha halkuu maxamed cali daganaa .
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Жыл бұрын
Sxb way jirtay wkhtiyo uu deganaa wyo duryi wxy ka mid ahayd melihii ugu horeeye fadhiisimda u ahaa Snm
@abdikaniahmed3961
@abdikaniahmed3961 Жыл бұрын
Allahu akbar war mujaahidiintiiii dalka u soo halgamay wax ha loo qabto oo hoos ha loo eego xaqbay ku leyihin badan allow u gargaar mujaahidintiiiii SNM
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Жыл бұрын
Snm qulubunaa 🙏 lakiin nsiib daro Jiilasha mnta way yaryihiin inta cashar ku qaadatay ee noqday qaar dadkoda iyo dalkoda u noqda hormuudkii u horkici lahaa cilmi caqli aragtidheer faham-sare garasho isku-kalsonaan wacyi-galin ka korid qbyld-ncs danayste siyasi-dhuni raaca hogamiye ku shqysta qbyld reero cadifadysn is-xiniya is-xasida isu-muqda isla-ficiltmya sidaana ugu jira giraanta siyasiyiinta axmqiintee reeraha ku shqysta 👈
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 Жыл бұрын
walahi wa runtaaa inder waa aduunyo
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 Жыл бұрын
@@abdilaahijaamac6644 mhdsnid wllo Jihadkii iyo halgankii muu dhmn wxa lynga rbaa inynu mrwlba melkstba ahaano kuwa ka wacyigaliya islmrkna bararujiya dhlinyrteena kna xoreya mskxdoda qbyld-ncsta inga lynga rbaa iinteena fahamsan ee xorta ka ah mskxda iyo grshdba 👈
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 Жыл бұрын
Lebi sagaale. Marna Muj ahmed mire galey Marna Allah yarxmee.Muj Xuseen dheere.Gorgorka) waa runtii Ardey badan oo Shaqo qarana iyagoo nool lagu qabtey Berigaa nolol iyo dhaawacba Lebisagaal Dagaal weyn buu ahaa Weriyahani Arinkan Professionell. Uuma Aha.Taariikhdan Nin Khatarey u baahantey.
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b 3 ай бұрын
Snm in soomaalia xabashi u soo kaxaystaan waxa ku khasbay afweyne ragg ciilcadaab ka dooray
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Adeer somali isku jabisee maxaad faaiideen‼️⁉️😭😭😭😭😭😭🌚
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 Жыл бұрын
Waxba laakin Koonfuri waxay garanwayday Waqooyi xaqooda siiyaa si siman ilaa maanta maygaraadsan sidaas aawadeed Gooni isutaagoodaa ayey ku raaxaysanayaan wax hel iyo wax waaba.
@HELLO7546
@HELLO7546 Жыл бұрын
Guul, sharaf iyo cisi baan faa, iiday, nabad iyo horumar aanan waligay arag baan ku helay dhiigii geesiyada SNM, abaal aan duugoobayn ayey naga mudan yihiin, daalinkii Afweyne waan ka raysanay, guul iyo gobanimo cisi iyo sharaf, Amisonland, Guul Somaliland
@Xirsishow
@Xirsishow Жыл бұрын
noo dhamytir
@daarali
@daarali 6 ай бұрын
Xabashi inta lagu faaidey ee waqooyi lagu qabsadey baa magaceediina la qaatey oo la yidhi dagaal kasta anagaa galney oo mujahid ah snm hal weerar oo gaadma qaadeyn bay waaagu intuu baryin xadka ka yalaabi jireen ...waxay u dagaalameeyn ila khuseyso ma sax by hyd mise qalad waa doood furn
@saiddheeredheere9072
@saiddheeredheere9072 Жыл бұрын
Haaaye waaan dhegeysaneee madib baad ugu celisey videogan waaa sidee sxb mujaahidiintan waan taageeraaye wax jadiiida kawareyso deee
@ahmedmusa5836
@ahmedmusa5836 Жыл бұрын
Barnaamijka waya joog wuxu iyahy cashar taxane ah oo an sigara u daneeyo ama u xiiseeyo madaama laga waramayo halgankii dib u xoraynta Qaran ee jamhuuryada somaliland iyo dharaarihii qadhadha ee lasomaray tariikhda dalkana baaldahaba ka galay
@dekodhako604
@dekodhako604 Жыл бұрын
Hello
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Inaanillaahi wa inaa elayhi raajacuun subxaanallaah subxaanallaah wilal somaliya ayaan xabashi u dhiibayaa allow ka wareysanow adigu dameer yeelo‼️⁉️😭❓🌚🌚🌚❌
@mms7038
@mms7038 Жыл бұрын
plz su asha ha waydiin wll nasiir waayo ma in wax lagu qabto ayaad uso dagalantay wa su al xanun badan plz in wax loo qabtay ahayd in la sharfay ahayd in la siiyo mansab sare ayay ahayd 😭😭😭😭😭😭
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Maxabashi baad ku faantay maxay kuu tartay allow ciro baaqatay inaad adigu disho inamadaa ayaa kuu dhaantay 😭😭😭😭‼️‼️waan ka xumahay subxaanallaah subxaanallaah damiirllaawe somali buu ka dhashaa,😭😭😭😭😭‼️‼️⁉️❓🌚
@HELLO7546
@HELLO7546 Жыл бұрын
Faqash, sharaf iyo cisi buu isaga iyo dadkiisuba ku nool yihiin taas ayuunu Myjahidku u dagaalamayey, wuuna Xabashigaa ku dhaamey oo maatadii shacabkii aad diyaarada iyo madaafida ku garaacaysey soo dhaweeyey, Amisonland dadkagii iyo dalkaagiiba Afrikaan baa u taliya ee taada ka tali, yaa ilmo duli Guul Somaliland
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Shin_wu4mi bagaa lalaayay faqash maxaa keenay dalkayaga somaliland
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Subxaanallaah subxaanallaah allow adeyna waba kaa qaraoneyn 😭😭😭😭😭😭⁉️‼️❓
@jamaalabdi
@jamaalabdi Жыл бұрын
Allah maxaan u xiisay Waayo-Joog Please Madaxweyne Muuse Biixi Cabdaaw Handaraabka naga qaad aannu kuu ducaynee
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw Жыл бұрын
Kkkkkk anba wallo aad ayaan ugu xiisay waxaan rajaynaya muuse baaqa aad u dirtay in uu kaso jawaabo muusow ka qaad
@jamaalabdi
@jamaalabdi Жыл бұрын
@@NH-lb2tw insha allah walaalo waynu rajaynaynaa
@hargeisa24h
@hargeisa24h Жыл бұрын
kkkk kkkkk Dad ka Qaar Ciyaar bay la tahayinuu nin Kalidii Qaato Dhiigii iyo heecaankii Dalka iyo Dadka ...cayaar bayba ka dhigteen .......waan kuwii Hooyadood Gaani iyo Buulle ...Dhibaateeyeen ee Dhiiga iyo nafta loo hurey dhulka loo baabshay.Somali Gun looga dhigay.....yaab iyo yaab
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Geesiyaasheenii ina xoreeray in ay sidan usilicsanyihiin waa ianagu ceeb. Dadka qurbaha ila joogaa waxaan kacodsonayaa in SNM veterans aynu caawino
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 Жыл бұрын
STii hore , Abti sharaf iyo cisi ku nooliw
@guuleedguuleed1811
@guuleedguuleed1811 Жыл бұрын
Walahi madaxan kawada toogan hoyadood iyo snm ba anaa wase ma,intaad dadkayagii layseen ayaad waliba TV so faraysanaysan
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
Please Madaxweyne Muuse Biixi Handaraabka naga qaad aannu ku dabaalano nimcadaase oo aanu kuu ducaynee please !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@muxsinguure1454
@muxsinguure1454 Жыл бұрын
Bal eeg wadankisii itobiyan leynayo kufanaa sawir sawir kale wareysaayo
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Subxaanallaah subxaanallaah 😭‼️‼️maxaa la faaiidey ❓⁉️‼️😭🌚⁉️❓‼️
@mahamedhusein3014
@mahamedhusein3014 Жыл бұрын
ind waxan ka codsanayaa wariyaha barnaamijkan wada dawada Somaliland waxay ku jirtaa snm markay dalka qabsaden ee xukumadi ugu horeysay cabdiraxman tuur ilahay ha u naxariste isago gudomiyi snm ah lagana dhigay madaxwayni ugu hore yey uu noqday snm xukumadi ugu horeysay la siiyey dhamantoodna ay snm wada ahayen waxa isku diray ee xukumadi tuur snm inti kale uga soo horjeesatay ee loo arki waeyey inay tahay xukumad snm ah oo ciidanki snm laysku odhan jiray reera laga dhigay oo habar habar loo badalay kiintay in isaaq ku colooban kiintay marki ina cigaal la doortay harti dhulbahante iyo warsangali ka tagan wariye barnamijka mujaahidinta noogu dar xaqiiqadi snm burburki ka dhashay wali dalku kama bixin nin rer burco ah ban ahay waxana i cuntami wayday wixi dhacay siday ku dhaceen ee kentay dagaladi burco ka dhacay ee shacabki rer burco lugu kal qaybiyey ila hadana lugu wado wariye waxasi ha soo afjarmane doon halkay dabada ku hayso marki dalka la soo galay wixi dhacay snm aya xaqiiqada laga helaya
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 Жыл бұрын
Halgamaa????
@ahmedmusa5836
@ahmedmusa5836 Жыл бұрын
Waxan orankaraa barnaamijka waad la daahdeen waana nagu raagey intanu nawileyney ama sugeyney waxn idiin soo jeedinaya madaama aad rag murkii SNM ah ad lakulanteen barnaamijku yuu kla goin
@abdiqaniibrahim5959
@abdiqaniibrahim5959 5 ай бұрын
Adigu qabyaaladeyste ayd thy, wadanku ma berri umbaa laga xoreeyay
@bosszaki9861
@bosszaki9861 Жыл бұрын
Barnaamishka ma handaraabkii Muuse Cabdi Dameer baa saameeyay? “Waayojoog,” taariikh nooleeye.
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
Muuse dameer kaalintisii sodaa
@abwanmahiigan7666
@abwanmahiigan7666 Жыл бұрын
Dalku maanta waxuu u bahan yahay shaqo iyo maal galin losameeyo ardayda janacadaha kasoo baxaya maxa snm sheekadada lo wad wada tariikh kleba ma jirto miya
@husseinnur8250
@husseinnur8250 Жыл бұрын
Wariye ninkani baa ka warfiican oo ka daacadsan oday gadh casaa oo aad wareystsy oo aan wax badan ka sheegin halgankii snm ina kaahin beena ka sheegay.
@AliOmar-te4wu
@AliOmar-te4wu Жыл бұрын
Waxan ka cod sanaya wallo adiga oo iga rali ah inad waraysato abdirahman yuussuf abdirahman dhadhan oo wax badan ka ogow arinti jelka mara
@saiddheeredheere9072
@saiddheeredheere9072 Жыл бұрын
Deeee
@jacfarcali9691
@jacfarcali9691 Жыл бұрын
Ninkan ayaa runta ka sheegay Dagaldi dhacay Ethiopian baa horkacayay
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 Жыл бұрын
Barnaamijka intan soodigi hore usoo daayay intan unbas noo qaybqaybiseen hadana kuso celiseen waxa barnaamij hagaagsan soo daaya ama naga daaya soomaalidana waxan kula yaabay markay arkan in la xiisaynayo barnaamijka ayay balaayo ka dhigaan
@alkenalken9460
@alkenalken9460 Жыл бұрын
1 ninkan somali uma eka 2dhiigt samali malahan ninkaan waa amxaar af soomaali bartey iska ilaaliya la socda aabihii wasaha amxaarada xayee
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 Жыл бұрын
2 keebaad ka hadleysaa. Dadka aqoon mowleedey 2 nin baa waa Rag Reer Togdheera burco wax hubso xabashi leyne
@ikraamheegoakram8868
@ikraamheegoakram8868 Жыл бұрын
Adeer dadka doqonimada kala taag .waa nin garxajis oo habaryoonis ah oo ah cigaal siciid barasha kugu laban
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Xabashi baad soo kaxaysatay wiilashii somaliyeedna u dhiibtay maxaad faaiidey ii sheeg damiir laawe allaah wuu ku weydiin 😭😭😭😭qabrigana wey kugu sugi allaah wejigiisa waad la tagi ‼️‼️🌚🌚
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Shin afweyne ma somali buu ahaa? axmaar kii afka weynaa ayay snm laysay waana waajib in lalaayo daalinka umadii soomaaliyeed cunay!
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
@@ijoxasan9132 isllaam buu ahaa nolol ka dambeysana kama hayo hadaa odeygan cimrigaa wilal somaliyeed gabashi u dhiibey baa isllaama snm waa wada murtadiin diinta isllamka aan ku dhiman mujaahiina maha diinta yaan laga been sheegin ‼️❓🌚❌🌚🌚
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
@@Shin-wu4mi somalidu waa ayo? hadadaas ayaan odhanayaa halala dagaalamo wixii faqsh ka nool, ciidan faqash bay ahaayeen oo ina siyaad soo diray maxaa burco iyo oodweyne ka yiil ma hooyadood baa ku dhashay meesha,? somaliland kuwii u dhashay axmaaro looma dhiibin SNM ayay ku biireen reer koonfurkii baa ladhiibay! bagaa la dhiibay, murtid waxaa ah reer koonfurka dadka cuna iyo intii u hiilisa diintu ma dadka xoolohooda iyo dhiigooda ayay kuu banaysay daalinka waa layska celiyaa, hadana caano laydiin lisimaayo!
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Inaad diin isllam aadan heysan ayaa cad had amar waa ninkey u daraato gaalka ayaa idin sharaf iyo karaamo dhaama munaafaqiin baa tihiin waxaad ku faaiidina ma jirto konfuri wey kaa marantaa lakiin maxaad heysataa murtidyahow munaafaqa 🌚🌚🌚🌚🌚❓‼️
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
@@Shin-wu4mi diinta islaamku ma gudhuuda oo la saacidaa baa? goormaad diinta baratay? murtid, macnihiisa ma taqaanid dhiiga muslinka ayaad ku banaysataa reerkoonfurku waa dadkii naarta ayaan u malaynayaa, xayawaan, bilaacaqli ah hadaad naga maarantaan , maxaad ugu meeraysanaysaa dadkayaga maxaa sahra halgan iyo dadka ay u heesto kaa quseeya,?
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Жыл бұрын
Wariye adoo mahadsan soo warayso mujaajid FAYSAL XABAAL MARIWAA. PLEASE NINKAAZI WAAYO BADAN IYO TAARIIKHO CAJIIBA AYUU HAYAA WARIYE COD SIGAA NOO TIXGALI.
@ahmedcabdirisaaq6539
@ahmedcabdirisaaq6539 Жыл бұрын
Wariye adoo mahadsan soo warayso mujaajid FAYSAL XABAAL MARIWAA. PLEASE NINKAAZI WAAYO BADAN IYO TAARIIKHO CAJIIBA AYUU HAYAA WARIYE COD SIGAA NOO TIXGALI.
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 46 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
Daawo mid kamida mucjisooyinkii  mujaahidiintii  Ururkii SNM
30:34
How Somalia is responding to the polio outbreak
1:51
Global Polio Eradication Initiative (GPEI)
Рет қаралды 980