Astaan Barnaamijkaan waan ka helay❤. Sidaasi daraadeed waxaan idinka codsanayaa inaad Afka hooyo iminka dhimanaya kaliya isticmaashaan oo aan afaf kale ama ereyo af shisheeye barnaamijyadiina ka ilaalisaan.
@abdiazisyousuf86353 жыл бұрын
Ereyga: Duur = war-wareegid. Waa eray af-carbeed ah دار ،يدور ،دورانا macnihiisuna waa war-wareegid. Gabayadii hore marag ma uga helaynaa in uu af-soomaali yahay.
@creativemind892411 ай бұрын
Wariyaha laftigiisu afka soomaaligu wuu ku yara adagyahay 😮... hadalkiisa aftahanimo ayaa ka maqan!!!