No video

Baro Diintaada|| Waydiinta Dadwaynaha

  Рет қаралды 196,869

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

Күн бұрын

💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Download our Playstore app
play.google.co....
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 Follow us on Instgram
/ abdulaziz_mohamed_oogle
💥 Visiit our Website
gaaldiid.com/
💥 Follow us on Twitter
/ abdulazi_oogle
💥 Subscribe our KZbin
/ @abdulazizoogle
💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
/ @tafsiirkaquraanka1838
-------- Thanks for watching--------------

Пікірлер: 613
@ashaabdi8962
@ashaabdi8962 3 жыл бұрын
Mashallah Barack Allah feek sheikh.
@mrmo6096
@mrmo6096 4 жыл бұрын
Labada nabi ee habarwadaaga ah waa Ciise iyo yaxye calyhimusalam❤🥰
@mandekcarab86
@mandekcarab86 4 жыл бұрын
Wll habar wadaag mxa laga jeedaa isku hooyo miyaa mise 2gabdhod oo walaal ah aya kala dhalay ayanlaga jeedaa
@yahyexamari
@yahyexamari 4 жыл бұрын
@@mandekcarab86 aniga Wxaan uaqanaa labada hoyood walaalo ah
@mandekcarab86
@mandekcarab86 4 жыл бұрын
@@yahyexamari shukran abwe
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 4 жыл бұрын
Mansha Allah Sheikh C/ casis ogle waa Sheikh naxarisbadan sidu dadka waween ugu naxayo iyo dadka bahan ee uqalma inwax lataro Jasakallah khayr Sheikh iyo inta khayrka kala shaqaynaysaba😍
@abdirahmansomalichanal1682
@abdirahmansomalichanal1682 3 жыл бұрын
Masha Allah
@shamhaadsharaf8402
@shamhaadsharaf8402 3 жыл бұрын
Masha Allah Shaikh Abdulaziz oogle qeyr aan dhamaan Allah swt ha kusiiyo jazakumullahi khayran💯🌹👍✅
@maryanhassan7386
@maryanhassan7386 4 жыл бұрын
Labada nabi ee harbra wadaaga waa nabi yaxye iyo nabi ciise alaha ka raali noqdo dhamaan anbiyadii rabi
@fadumamaxamud4305
@fadumamaxamud4305 4 жыл бұрын
Mansha allah dadku diinta habartàn soday inagu so gaadhay waad ogtihiine
@almas6367
@almas6367 4 жыл бұрын
Masha.Allaah. sheikh.shukran
@umamin5463
@umamin5463 4 жыл бұрын
Laa Ilaaha ila Allah Muxamed Rasuulu Allah salla Allahu calayhi wa salim
@soojirainacabdirisaaq9633
@soojirainacabdirisaaq9633 4 жыл бұрын
Ku sali Nabigeena muhamed SCW Scw Scw Scw Scw
@fahmimohamed92
@fahmimohamed92 4 жыл бұрын
SCW SCW
@tahliilyare9093
@tahliilyare9093 4 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdikadirmacalin6823
@abdikadirmacalin6823 4 жыл бұрын
Nabi Muxamed SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aesthetic_toxician8632
@aesthetic_toxician8632 4 жыл бұрын
Scw
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 4 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 4 жыл бұрын
Mshallaah Laxawla walaquwata ilaabillaah wa Barnaajij baahi badan loo qabo mudane Inla balariyo , Jzklh kheiran jaza Sh ’ Abdulaziz Oogle Xafidahullaah.❤️❤️❤️
@ibs4796
@ibs4796 4 жыл бұрын
Masha Allah waa barnaamij aad U qiimo badan horu socda inshallah gabdhahana jaanis ha la siiyo waayo dhiiri galin ayay U noqonaysaa
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 4 жыл бұрын
شروط لا إله الا الله هي: لا معبود حق إلي الله ١)العلم ٢)اليقين ٣)الإخلاص ٤) الصدق ٥) المحبه ٦(الإنقياد ٧) والقبول
@rahmaahmed3688
@rahmaahmed3688 4 жыл бұрын
Waan uu bahanahay barnaamikan oo kale runti , rabii haku sharfo
@munaofficial1689
@munaofficial1689 4 жыл бұрын
أركان إحسان هو أن تعبد الله كأنك تراه فإن لم تكن تراه فإنه يراك
@Hijabilover102
@Hijabilover102 4 жыл бұрын
ماشاء الله
@ajabnino9577
@ajabnino9577 4 жыл бұрын
Masha allah jazakumulaahu khyran
@shemakelio7252
@shemakelio7252 4 жыл бұрын
I like what I know can you I like your work doing you are a chef Kareem Kareem I like that you doing
@AhmedMohamed-st8hq
@AhmedMohamed-st8hq 4 жыл бұрын
Mashallah Guulaysta Sheikh Abdulaziiz Iyo Saxiibadiis ❤️❤️❤️❤️
@nasteexman3353
@nasteexman3353 2 жыл бұрын
Mansha Allah tabakallaah ❤❤
@nurabdalla9106
@nurabdalla9106 4 жыл бұрын
Waan ladhacnay barnaamijkaan runtii Aad iyo Aad ❤️👏👍👌 masha allah ✍️📖🧠
@fatimaheegochannel2470
@fatimaheegochannel2470 4 жыл бұрын
Mashallah mashallah mashallah
@faradarboy3359
@faradarboy3359 4 жыл бұрын
Masha Allah
@zakiali4591
@zakiali4591 4 жыл бұрын
Lkn waxaan rajeeynaa in aad dadka Marka ay garan waayaan aad u sheegtaan, ayagane faaido ha u noqoto insha allah
@damonsalvatore5949
@damonsalvatore5949 4 жыл бұрын
Absolutely walaal
@zakiali4591
@zakiali4591 4 жыл бұрын
damon salvatore mahadsanid wll
@abdulazizsheikh9130
@abdulazizsheikh9130 4 жыл бұрын
Sidan filayo sualaha way xadadan yihin ee hadi loo shego kan ku iga ayu u gudbinaya
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 4 жыл бұрын
Su,aalaha 1: waa Hooyadeen Zaynab bint Jahsh 2: waa Raga SubxanAllah Dumarkana Sacabka ayay garacayaan 3: Waa Nabi Ciise iyo Nabi Yaxye 4: Arkaanta imaanku waa 6 (Aminaada Allah, malaikta, Kutubta, Rasulada, malinta Qiyame, Qadarka Khayr iyo Sharba 5: Malinta Qiyamuhu dhacayo waa malin Jumce/Friday ah 6: Arkanta Islamku waa 5 (Shahadada o ah aminaad Allah iyo Nabiga scw, Salada, Sakada, Xajka qofkii awooda ) 7: Malinta Carafo iyo Qalaha midkee la horaysiin. Qalaha buu dhahay lkn Kuma raacsani Anigu 😁 8: Nabiga scw Adeeradii 2 baa islam ahaa (Xamse iyo Cabaas R canjumaa) 9: Arkaanu ixsaan ( waa Ilahay oo laga cabsado sida isaga oo ku arkaya xataa hadii adan arkayn) 10: Sharudu la,ilaha ilalah (Yaqiin Rabi, Ikhlas, 3 ma ogi) 11: Nabigii ugu horayay ee Qalin wax ku qora (Nabi Idiris ) 12: Imisa Nabi scw baa lagu sheegay Quranka (25) 13: Saxabigii Nabiga scw Turjumanka u ahaa magaciisa( waa Sayid binu Sabid)
@zakiali4591
@zakiali4591 4 жыл бұрын
Samirah Samir Masha aallh mahadsanid
@imanmohamed4699
@imanmohamed4699 4 жыл бұрын
Sifeecan baa sameesen mashallah marka kale gabdaha masualikartiin.
@Ummsaeed-y8z
@Ummsaeed-y8z 4 жыл бұрын
Wallahi wax baadan ayan ka bartay jazakallah kheyr sheikh may Allah grant you jannatul firdous in shaa Allah..maxa igu dira galisay inan book iyo qalin qato o sual iyo jawab kasto qorto 🙏🏽🙏🏽 ‏الله يحفظك
@nasrahussein9450
@nasrahussein9450 4 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka llaah thanks brother's inoo soo badiya aan ka faaidasa nee waa wax aad iyo aad ufiican
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 4 жыл бұрын
Intaan barnaamij daawanayay ma arkin barnaamij la mid ah soo badiya wllo ilaahay haydinka abaal mariyee
@asmahkalindah4441
@asmahkalindah4441 4 жыл бұрын
MASHA ALLAH TABARA RAXMAAM ALLAHUMA BAARIK ALLE haydinka JAZAA siiyo ALLAHUMA AMIIN
@najmishbintimoha1688
@najmishbintimoha1688 4 жыл бұрын
mashaallah wa dhin an kufaidhidhono inshaallah
@xafsafaysal5444
@xafsafaysal5444 4 жыл бұрын
CA Isha waa nabiga scw
@ayaanabdulahi4787
@ayaanabdulahi4787 4 жыл бұрын
Masha allah waa lo bahanyahay su’alaha diiniga ah😍😍😍😍
@Ahmad17056
@Ahmad17056 Жыл бұрын
Nabi idiris aya ugu horeeyay oo qalin wax ku qoray
@yuusufmohamed1765
@yuusufmohamed1765 4 жыл бұрын
Soo badi barnaamijka 😢😢😭😭😭
@jowharocooking7584
@jowharocooking7584 4 жыл бұрын
Masha Allah barkalah
@user-cz2px7pz6h
@user-cz2px7pz6h 4 жыл бұрын
Subxaanaha wa sax nabi muuse iyo nabi haaruun
@cm4221
@cm4221 4 жыл бұрын
Allaahumma salli wasalim calaa nabiyyinaa muxammadin .
@khadraburale2856
@khadraburale2856 4 жыл бұрын
Fadlan waydiiya su aalo wax taraya laba nabi oo habro gadaaga ah wa kamihiibsan baa badan
@mohammedwaise495
@mohammedwaise495 4 жыл бұрын
Aad iyo aad ayuu u fiican yahay baro diintaada mashaallah.
@safiyaxasan5426
@safiyaxasan5426 4 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا و احسن الجزء
@halimaabdi4814
@halimaabdi4814 2 жыл бұрын
Yyyyy
@raxmaluulinacawil2487
@raxmaluulinacawil2487 4 жыл бұрын
Subxaana Laah dadku islaamka way iskasheega nayaan intooda badan
@faadumomahamed9416
@faadumomahamed9416 4 жыл бұрын
Love this video
@nuurtoabuukar9845
@nuurtoabuukar9845 4 жыл бұрын
Masha Allah xafidullh keep going jizakallah sheikh
@sagalhaldhaabdihaybe3327
@sagalhaldhaabdihaybe3327 4 жыл бұрын
Maaansha allah tabarakalah Shiekh jasakalah khayr waa barmamush labahana halaka kasiiwada su alah diiniga ah waayo waxa ka faiidesanaya dadbadan ♥️💐🕋
@nimomuse8828
@nimomuse8828 4 жыл бұрын
maasha allaah waa wax fiican horo u socda shiikhda
@halimamusaali6851
@halimamusaali6851 4 жыл бұрын
Noo soo badi barnaamijka su aalaha😭
@mahadhussein5112
@mahadhussein5112 4 жыл бұрын
Waa nabiyuaahi ciisaa iyo yaxye
@yuusufmohamed1765
@yuusufmohamed1765 4 жыл бұрын
Waa nabiyulahi idiiris csw 😭😭
@cumarmaxamuud709
@cumarmaxamuud709 4 жыл бұрын
Mansha Allah tabaraka allah
@saluglafarah4842
@saluglafarah4842 4 жыл бұрын
Masha Allah was, Barnamij ,,Kuu ,dhiiri, gellinaya, Dhalinyarda, inay ,Diintooda, Bartaan, Wasyo Admiguu,meeshuu, Lacag ,kaa, Helayo ,Waa, Liu,Dadaala,.Aniguna, Aan kaa, Qayb ,Qaadano , Inaa, Kuu, a Darsano ,Sadaqad, Uu ,Barnaamijku , kuu, Illaahay, Dartiii, Aan ,kuu ,Malgashano, .Walal daa, kaa, Fekersy, zjazskumu Allah, khayr,Allah Haa,Idiin, Barakeeyo, Ee, A/c Uu Furraa, Dahabshiil, ,Aan Tabarrucadka, khayr kaa, kaa ,Qayb ,Qaadano inshaa Allah.
@kadarkhalifabdi9664
@kadarkhalifabdi9664 4 жыл бұрын
XOooga dad ka yara dhiiri Gali waad garan wayday tusaale dadka suasha badh garta xita waad soo dhawaysey dheh 👍👍👍👍
@elwadfalak6862
@elwadfalak6862 4 жыл бұрын
Mashallh Sheikh barkallah fiykuma
@sacdaismanjamac5246
@sacdaismanjamac5246 4 жыл бұрын
Mansh allh maansh allh weeye soobadiya aanu daawane
@zual8547
@zual8547 4 жыл бұрын
Mashallah ilaahay ha idin barakeeyo halkaas ka Wada Umu Abbas USA
@haliimacoloow1952
@haliimacoloow1952 4 жыл бұрын
Mashaa allaah waa barnaamish aad uqimo badan👍👍
@Onlineintrovert
@Onlineintrovert 4 жыл бұрын
Educational and fun at the same time. بارك الله فيكم
@mohmedsanyare4402
@mohmedsanyare4402 4 жыл бұрын
Mnsha alh
@boladini7021
@boladini7021 4 жыл бұрын
Mash Allah
@yurubali2479
@yurubali2479 4 жыл бұрын
MashaAllah .halkaa kasii wada intooda badan waan Gartay mashaAllah .Jassa Allahu khayr wa axsan jassa
@Mustafaxassan
@Mustafaxassan 4 жыл бұрын
Waa wax aad iyo aad lagu farxo dadaalka aa galinaysiin barashada diinteena qiimaha badan. Hhori usii wada inshallah ina soo sheega sida oo lagu qeeb qaadankaro taakuleenta barmamijkaan qimaha badan
@Adnomo1234
@Adnomo1234 4 жыл бұрын
Allow diinta naguso hanuuni
@sacdiyonuur7576
@sacdiyonuur7576 4 жыл бұрын
Maasha allaah waa barnaamij aad uwanaagsan
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 4 жыл бұрын
Maashaalaah noo soo badiya baarakalaah
@fartunjamaali7173
@fartunjamaali7173 4 жыл бұрын
Masha Allah waa barnaamij dhaxal gal ah . Wax badan Ayaan ka faaiday jazakumullahu khyra. Wajaza
@rahmaabdi2183
@rahmaabdi2183 4 жыл бұрын
Màasha allah. Waan sodhàwaynayaa Jaźakallah. Khayr
@mohamedabdullahiabdirahman288
@mohamedabdullahiabdirahman288 4 жыл бұрын
Allhau akbar
@fartusaid8054
@fartusaid8054 4 жыл бұрын
Masha allaah illaahey ha kuu siyaadiyo cilmiga aamiin yaa allaah
@ibadofarah7596
@ibadofarah7596 4 жыл бұрын
Maansha. Allaah. Tabaraka Allaah ✅✅✅
@nuurtomaxamuud9084
@nuurtomaxamuud9084 4 жыл бұрын
Mashalllha waaa su,alo aad u fiican mahadasanid shekh
@aminaalimohamed3799
@aminaalimohamed3799 4 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم 🌹 صلي الله عليه وسلم 🌹 صلي الله عليه وسلم 🌹 صلي الله عليه وسلم 🌹
@halimasheekhmohamed923
@halimasheekhmohamed923 3 жыл бұрын
Masha allaah
@makomouhoumed5494
@makomouhoumed5494 4 жыл бұрын
Masha ALLAH tabarakallah waa khayr soo biiray barmaamijkani👍💐
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 жыл бұрын
Abdicasiiz oogle xayaakalaah
@cabdimahadmohamuud2715
@cabdimahadmohamuud2715 4 жыл бұрын
ماشاالله🤩🤩😍😍😁😁😁😄😄😄😄❤
@hanaanhiirad2360
@hanaanhiirad2360 3 жыл бұрын
Mn sha alah ilah hanagu anfaco waa xaan rajanayaa su aalah in aad lanbar usamaysan si aan uqoron inshaa alah
@daahamaama7818
@daahamaama7818 4 жыл бұрын
Wa nabi ciise iyo yaxye
@AbuAli-kx6nw
@AbuAli-kx6nw 4 жыл бұрын
عليه افضل سلامة وسلام
@aasiyacabdi7198
@aasiyacabdi7198 4 жыл бұрын
Maasha allah allah haydin xifdiyo Culimadeena jasaaka allahu khayr
@luleyhussein4876
@luleyhussein4876 4 жыл бұрын
Waa baramij fican
@safiyomacey182
@safiyomacey182 4 жыл бұрын
Mansha Allaah Allaha idiin barakeeyo Dadkeyga wey u baahanyihiin In Diinta Islamka la baro
@ayaaancige9191
@ayaaancige9191 4 жыл бұрын
Masha allh amiin
@anwar-khan510
@anwar-khan510 4 жыл бұрын
Masha allah waa barnaamijka barakeysan Allah yaxfuthukum
@HassanHassan-cy9iq
@HassanHassan-cy9iq 4 жыл бұрын
MashaAllah my lovely brother in Islam ☪️ good job 👍. Keep going bro
@ibaadohussien6483
@ibaadohussien6483 4 жыл бұрын
Ku sali nabigeena Muhammad scw scw scw scw
@maxamedabdirahman6100
@maxamedabdirahman6100 4 жыл бұрын
Sheikh noo soo badi suaalaha Diinta ah
@FAO24383
@FAO24383 4 жыл бұрын
Illahay waxa u ku aburay gacantiisa waxa ka mid ah nabi Adam jasadkiissa iyo ruxdissa.carshigisssa Janada iyo adunyada
@waayoarag3251
@waayoarag3251 4 жыл бұрын
Masha allah sheikh jasakaallah khayr
@ikramduale5947
@ikramduale5947 4 жыл бұрын
Maansha allah shiikh abdicasiis oogle iyo shiikh Jamac warsame alle haydinxafido
@h7780
@h7780 3 жыл бұрын
Masha allah
@amuunmustafe7271
@amuunmustafe7271 3 жыл бұрын
NABI ISAXAAQ IYO NABI NUUX
@kaltuunawil4500
@kaltuunawil4500 4 жыл бұрын
Masha alaah barmamju fiican
@f.n6491
@f.n6491 3 жыл бұрын
MashaAllah
@bahjomursal2793
@bahjomursal2793 4 жыл бұрын
Dadka hdii ladhihi laha lacag baa laydiinsiin diinta barta qof kasta wuu brn lahaa
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 4 жыл бұрын
Masha allah wax wanagsan kher ah baad wadiin hore usocda insha allah waa muhiim diinta in labarto
@Equivalent-xj9of
@Equivalent-xj9of 4 жыл бұрын
waa barnaamij fiican soo badi
@nasrehofarah5215
@nasrehofarah5215 4 жыл бұрын
Mashaa allah dhiiri galin wanagsan
@hudahodan1742
@hudahodan1742 4 жыл бұрын
Labada nabii ee habrawadaga waa Nabi ciise iyo nabi yaxya
@dhamackosar8710
@dhamackosar8710 4 жыл бұрын
Alxm diinta ayaa wax gashateen ilaahay ha idinka abaal mariyeer sidaa kuwa
@fadumojama171
@fadumojama171 4 жыл бұрын
MAANSHA ALLAAH WA4 BARNAAMiJKII uGU QIImAHA BADNAA MEDIYAHA( it is best program I ever saw in social media) HALKAA KA WADA.
@baralincali4796
@baralincali4796 4 жыл бұрын
Mnsha alaaah ajar iyo xasanad alaha ka siiyo
@rahmaahmed3688
@rahmaahmed3688 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarkallah na soo badiya walkeyga
@naciimaapdinour9260
@naciimaapdinour9260 4 жыл бұрын
Mashalaah ❤Jasakumalaah khyran
@damacali4151
@damacali4151 4 жыл бұрын
Manshaa alaah waa arin.fiican oo fado cabarsan walala yal wada hadad awodan
@mascuudck392
@mascuudck392 4 жыл бұрын
Ma sha allha
Reer Boorama iyo Barnaamijkii Baro Diintaada. Q11aad
50:52
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 299 М.
Barnaamijkii Baro Diintaada oo aad xiiso badan!
54:16
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 1,1 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 26 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 53 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 21 МЛН
Su'aalo Aad u xiisa badan iyo Jawaabo  laga bixiyey
15:25
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 14 М.
DHACDO XANUUN BADAN! DILKII NINKA MADOWGA AHA MAXA LAGA BARANAYA||
26:38
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 2,5 М.
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 26 МЛН