Baro Dispatch Sida Loo Sameeyo Basic Class

  Рет қаралды 8,507

KISTA TV

KISTA TV

Күн бұрын

Basic Dispatch Course In Somali . Waa Video ku tusaya Sida Loo dispatch gareeyo traaga.

Пікірлер: 83
@fahandiinta
@fahandiinta 2 жыл бұрын
Program ka Truck Dispatching ka waa fahmay Alle kheer haku siiyo waxan karabaa inshallah inad shaqo ii raadiso oo aad ila xariiriso shirkad mise qof his own authority ku ordo. Email kaaga ayan kuugu soo diraa Inshallah isoo jawaab. Jaza'kumullah kheir mclin!
@fahandiinta
@fahandiinta 2 жыл бұрын
Wllkey Mohamed Omar wakuu xiisay Alle denbigaaga iyo kan walidiintaada hadhaafo. Amiin Inshallah!
@bashirskychannel1287
@bashirskychannel1287 Жыл бұрын
Iam glad that ifound your channel 🙏.I have watched almost all your lessons . Please can you help me to get this job.iam an english who lives Nairobi Kenya and iam interested in joining this dispatch
@bashirskychannel1287
@bashirskychannel1287 Жыл бұрын
English teacher*
@mishhusawi1622
@mishhusawi1622 2 жыл бұрын
Wa zaxiib inaan kula soo xiriiro rabay muhiim ayaa ku ahay , mideeda kale maleedahay meel si fuduud lagaga soo xiriiri karo . Mideeda kle sual ayaa wataa kolayba meel kale oo aan kaa waydiiyo malahnee : Broker marka uu iwaydiiyo documents , kuwa darawalka ma isticmalai kadaa
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 2 жыл бұрын
Asc dadka codsanaaya in ay wali mahmin waxaan kula talin lahaa in loo hayo class yo lacag ah oo maqal iyo muuqaal ah Zoomka ayaa lagu sinayaa Macalimkana waa M S C La xiriira I hope in aan idin siiyey good information 👍 Ha hilmaamina 👍 share iyo subscribe 🌹❤️
@durdurhajji5561
@durdurhajji5561 2 жыл бұрын
Sxp mcn waan ubaahanahy inteen kahelaa
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Arrinkaa xaggaaba kama fiirinba ee . Waa talo wanaagsan oo wax kuool ah.
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 2 жыл бұрын
@@KISTATV phone ka naga qoro waiting lease ka nagali markaan 10 Qof noqono let’us know bro we are ready 😄
@zacksupdi742
@zacksupdi742 Жыл бұрын
Walal anaa u baahan iguso xir
@walaalzacky9925
@walaalzacky9925 Жыл бұрын
Macalin Waan Ubaahanahy Xgeen Kaala Soo Xiriira
@ZACK__JM
@ZACK__JM 2 жыл бұрын
Usdaad mudo badan ayaan raby inaan arko qof sifiican iisanya
@khadaraadan2870
@khadaraadan2870 3 ай бұрын
Mahadsanid Mudane.
@KISTATV
@KISTATV 3 ай бұрын
Adigaa mudan mudane
@Maxiifoojar
@Maxiifoojar 2 жыл бұрын
Thanks sida aad nola wadagtay maclomadka
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
You are welcome mudane!!
@munasarrah4116
@munasarrah4116 Жыл бұрын
Macalin anagu waligayo maanan maqal qaabka aad u sharaxeysaana waa qaab sidii dad wax ubaxsan yihiin oo kale ee si basic ah maad u sharaxdid
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Kusoo dhowoow dispatching! Muna wax kasta markay kuugu cusub yihiin waa iska sidaas laakiin waa laqabsan doonta inshaAllah
@abdiwahabbahawi1423
@abdiwahabbahawi1423 Ай бұрын
Macalinoow side loo sameeyaa table wixii aad isbuucaas soo sameeysay maadama eeytahay inaad udirto company aad ushaqeeysid
@saidkhalif7456
@saidkhalif7456 Жыл бұрын
Adbad umhdsntahay ustaad casharkan mid ka horeyey hadu jiro ilaso wadag ado mhdsan جزاك الله خيرا
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Kuligood playlistigaan ayaan ku dhameeyey. Halkan kadaawo Sida truck loo dispatch gareeyo oo dhameeystiran. Sida loo dispatch gareeyo trucks: kzbin.info/aero/PLFWX0quocNloMV2lMPc1p6chzjPBv3O9r
@monagelle1938
@monagelle1938 28 күн бұрын
Asc macalin faahfaahin dheeraad ah ayan ubahanhy intern kaalasooxariiraa ?
@zakifaysal6265
@zakifaysal6265 2 жыл бұрын
sxb waa mahad santahay truck canada ina kasoo hadasha aya sugayna hori nooga balan qaadey meeyey sxb
@fahandiinta
@fahandiinta 2 жыл бұрын
Wuu kasoo hadli donaa Inshallah . Wuu hilmaamay ayan filaa ee let's be patient.
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Canada truck waxba kama duwana mareykan truck marka waxaan raadinayey wax kala duwaanansha ah ok sharxi karo walina mahayo. That is the reason I didn't make a video about that bro..
@mohamedaliyousof8871
@mohamedaliyousof8871 2 жыл бұрын
zxb adigoo dalbanaaya load fcn si live ah soo duub
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Hadda xaaladu weey adagtahay load shidan majiro laakiin waan isku dayidoonaa inshaAllah inaan bal video kasameeyo hadduu Allah idmo.
@mohamedaliyousof8871
@mohamedaliyousof8871 2 жыл бұрын
adiga hadaad dalbato no soo duub inshllh
@sheekhulkulimedia7308
@sheekhulkulimedia7308 Ай бұрын
Waayahn cashar dispatch ah ma so sameesid miyaa
@KISTATV
@KISTATV Ай бұрын
Maxaa dhacay soow maadan graduate gareeysid..
@ZACK__JM
@ZACK__JM 2 жыл бұрын
Usdaad waxaa fiican inaad GROUP TELGRM ASMEE
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Thank you for the suggestion inshaAllah waan sameeynayaa mudane
@jaaburiaden6837
@jaaburiaden6837 Жыл бұрын
Mahadsanid
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Adigaa mudan mudane
@jaaburiaden6837
@jaaburiaden6837 Жыл бұрын
Wlle muuqaalo dheeri ah oo courses ah xagee ka heli karaa oo Afkeena hooyo ah
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
@@jaaburiaden6837 Sida loo dispatch gareeyo trucks: kzbin.info/aero/PLFWX0quocNloMV2lMPc1p6chzjPBv3O9r
@najibawil4010
@najibawil4010 2 жыл бұрын
Ustaad aniga kana iigu horeeya xooga ma nooso badinkarta anigu marykan ayaan kula jooga mala xooga waan kafududay dadka maqan
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Maansha Allah mudane soo dhowoow xaggee kajoogtaa dalka?
@hamseali6434
@hamseali6434 6 ай бұрын
sidee lagu helaa dadka baabuurta leh
@mishhusawi1622
@mishhusawi1622 2 жыл бұрын
Nio luuqada iyo aqoonta dispatchta wan ku hubeesanahay lakin african jogaa mideeda kale marabo inaan shirkad u shaqeeyo ee waxa ku tala jiraa inaan shirkad sameesto ano africa joogta lkn service aan ka bixiyo halkaas iyo America . Marka sadex sual wataa ; 1. Sidee ku heli karaa Mc ama Dot active . Anigu ma samesan kara mise wa in qof america joga processka so dhameya then mc and Dot ka isodiraa ana aan log in DAT ku dhaha miyaa miss qorsha kale oo fuduud ayaa jira ? 2. Number America markij laysoodiro , sidee qadka loogu xiriirinaa ??mcnha sidse wax shaqeenaya uga dhigtaa mxa loo bahan yahy 3. Brokerka hadu documengs iwaydiiyo like authority and insurance documents , kuwa darawalka ma isticmaalj karaa??
@RO17x
@RO17x 9 ай бұрын
Inte jogtaa sxb
@NuuhNuur
@NuuhNuur 2 жыл бұрын
Meeting kii aad naga ballan qaadday aaway sxb adoo mahadsan
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Eebow Nairobi dhowr qof baan isku aragnay waan ka xumahay inaan kulmin laakiin si degdeg ah ayaan oga soo laabteey anigoon dadkii oo dhan arag. inshaAllah winterka aan kusoo laabanayaa . I hope inaan by then aan kulano.
@zacksupdi742
@zacksupdi742 Жыл бұрын
Lakin brother wainaad taqaano stateyada mareekan before u do something else
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
True that . Waa runtaa
@zacksupdi742
@zacksupdi742 Жыл бұрын
Aniga hada barashada state yada aya i socda i.a I think everything will be easier than expected. Thank you for your professional development, I have learned from your knowledge and experience. I appreciate your efforts and time. God bless you brother.🙏🙏
@ZACK__JM
@ZACK__JM 2 жыл бұрын
Nio waxaan rabaa inaan aad ubarano zhpyaal bl aan noosoodu pro
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Waan wadeeynaa inshaAllah. No worries bro.
@ZACK__JM
@ZACK__JM 2 жыл бұрын
Pro waxaan rabnaaa sida loosameesto Accnt iyo pswr
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Waxaad ubaahan tahay kaliya mc number active ah. Inshallah will try to make a video about how but remember that portion of the process
@maskacade7745
@maskacade7745 2 жыл бұрын
waan fahanay lkn waxa nagu adag qof no sameeyo log in ka io numberka usa ga sida loga isticmaalo wadanki ano joogo informationkas yar qofki fahansan ha iisheego 🙏🙏
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Numberka waa inuu qof mareykan jooga kuusoo Sameeyo xagga magic jack ama ooma phone ka layiraahdo. Kaas oo modem ahaan kuugu soo diraayo kadibna qadka ayaad kuxiraneeysaa. Laakiin login ka adigaa sameeysan Kara with an active dot or mc number.
@maskacade7745
@maskacade7745 2 жыл бұрын
@@KISTATV sideen kuheli karaa dot or mc numberka plz iso jawab🙏
@RO17x
@RO17x 9 ай бұрын
Hadda ma ku xamalata sxb
@musaali5323
@musaali5323 2 жыл бұрын
Ad bad u mahadsantahy wll basic class noso badan ila 5 parta ama class online ah noga fur hadi ad wakhti hayso
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Sida loo dispatch gareeyo trucks: kzbin.info/aero/PLFWX0quocNloMV2lMPc1p6chzjPBv3O9r
@abdiinasiraden2556
@abdiinasiraden2556 2 жыл бұрын
Wll aad bad u mahadsantahay, ma ogaan karaa xiliyada aan u baahanahay inaan active a haado ano joga Nairobi, sida morning hours ama afternoon hours. Please kaso hadal.
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Subaxii baa ugu fiican mudane. Duhur haddii laguugu gaaro shaqada waa adkaaneeysaa..
@RO17x
@RO17x 9 ай бұрын
Wllka hadaa Nairobi joogtid halke kala so xariira plz
@durdurhajji5561
@durdurhajji5561 2 жыл бұрын
Wcs walal mcn waxaan ubaahanahy dispatch casharadiisa oo dhameystiran shaqo ayaa igagaxiran marka taxane noogadhig fadlan adoo mahadsan.
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
kzbin.info/aero/PLFWX0quocNloMV2lMPc1p6chzjPBv3O9r Mudane playlist tigaan soo Dawson kadib waxaad suaal kaqabtid soo weeydii. Mahadsanid
@RO17x
@RO17x 9 ай бұрын
Hadda ma baratay sxb
@ahmedessa6074
@ahmedessa6074 10 ай бұрын
Ano wadanki jooga ma ku shaaayn kara dispatch k wl
@KISTATV
@KISTATV 10 ай бұрын
Absolutely haa mudane haddaba dad baa sameeya.
@moktaryoussouf6282
@moktaryoussouf6282 8 ай бұрын
​@@KISTATVbut how ?
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Жыл бұрын
Wll website kan in aan $170 ka bixiyo ma igu khasab baa mise wadooyin kalle oon ku gelikaro oo taas ka fudud baa jira? THANKS
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Isticmaal Trucksmarter app kaas baan anigu isticmaalaa Sida badan.
@zahrahassan319
@zahrahassan319 2 жыл бұрын
Sidee truck aan u dispatch gareeyo ku heli hadaan ahay dispatcher shaqada ku cusub walal
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Keep networking walaasheey . Shaqa raadi qaada heli depending on meesha aad joogtid.
@r017x
@r017x Жыл бұрын
Wllsha intee kala so xariira new dispatcher ahy
@kamalabdi4707
@kamalabdi4707 2 жыл бұрын
Call sidee loo sameya
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Ooma phone ama magic jack google garee. They are internet phone systems
@Aminajowhara
@Aminajowhara Жыл бұрын
Wan bartey lkn shaqo Intee laga kenaya 😢
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Keep going with networking and asking intee ka baratay.
@beanladen5726
@beanladen5726 Жыл бұрын
Nambarkaaga Isii
@beanladen5726
@beanladen5726 Жыл бұрын
Nambarkaaga Soo Sheeg Shaqo Waa Diyar
@Abdalladhiif.
@Abdalladhiif. 2 жыл бұрын
Waxaan Basics maahan ee dadka hawaalin
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Xoogaa muu yara adag yahay?
@Abdalladhiif.
@Abdalladhiif. 2 жыл бұрын
Haa walal waxaan jeclaan lahaa sida Macalin qof Dammiin ah wax umeerinayo inaad noogumeerisid iganaraali noqo anigaa Dammiin ah’e
@Yasma_Ali
@Yasma_Ali 2 жыл бұрын
Wallaalo meel aan kala so xariiro isoo sheeg insha allaah email ama tel please in badan baan Ku raadinayay
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
msotech83@gmail.com ama facebook messenger KISTA TV iga soo qabo inshaAllah wixii suaal iyo talo iyo tusaale ah waa diyaar.
@moktaryoussouf6282
@moktaryoussouf6282 8 ай бұрын
Plz emailkaka ?
Erayada Truck Dispatchers ku isticmaalaan baro..
16:33
KISTA TV
Рет қаралды 6 М.
Sida loo dispatch gareeyo trucks
18:39
KISTA TV
Рет қаралды 24 М.
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,3 МЛН
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 32 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Waa Maxay Dispatch
14:40
Somali Dispatcher
Рет қаралды 2,8 М.
baro sida loo raadsado shaqo trucking dispatch ah. #somali
14:07
INTAAN SAMEE INTA AADAN CANADA IMAAN| CALGARY ALBERTA
6:27
Guled Alberta
Рет қаралды 7 М.
Freight Dispatcher: HOW DO FREIGHT DISPATCHERS GET PAID?
17:51
Covenant Dispatch LLC
Рет қаралды 27 М.
Ku baro somali cdl pretrip
17:20
Ku Baro Somali Trucking
Рет қаралды 8 М.
Sida loo dispatch gareeyo trucks: # Phone App.  # Somali
13:06
Free Course: Blogging sidee lacag looga sameeyaa?
46:24
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 91 М.
Manta Iyo Truck Dispatch Live Practice, Somali Truckers
56:27
Jiheeye Academy
Рет қаралды 1 М.
Side Truck Dispatch ugu Shaqeeysan Karta 🇺🇸
23:16
AbdiShakour Harbi
Рет қаралды 6 М.
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3 МЛН