Sida loo dispatch gareeyo trucks: # Phone App. # Somali

  Рет қаралды 11,596

KISTA TV

KISTA TV

Күн бұрын

Waa video kutusaya sida loo dispatch gareeyo trucks adiga oo isticmaalaya telephone app. Dat Load Board.

Пікірлер: 148
@mohantv273
@mohantv273 2 жыл бұрын
Great work bro, runtii I was looking the lessons oo dispatch ah so thanks a lot I wana start the journey now I hope I will make advantage for your lessons
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Please do take advantage of these opportunities as there is money to made here . Saaxib Soo dhowoow
@mohantv273
@mohantv273 2 жыл бұрын
@@KISTATV thanks brother
@r017x
@r017x Жыл бұрын
@@mohantv273 nio hadda shaqadan ma bilowday sxb?
@mohantv273
@mohantv273 Жыл бұрын
@@r017x still learning brother I have not started
@ayguulbintiadam5630
@ayguulbintiadam5630 Жыл бұрын
​@@mohantv273 abowe inte joogta o kabaranysa
@nazrafarah5342
@nazrafarah5342 2 жыл бұрын
Walalo waad mahad santahay. Soda aad u dhiiri galiso aniga waxaan bartay dispatch wali shaqo ma bilaabin walalo Ii Soo duceey Masha allah
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
inshaAllah waad heli shaqo wacan Hadda suuqaa iska xun laakiin wax way isbadali doonaan.
@ayguulbintiadam5630
@ayguulbintiadam5630 Жыл бұрын
Abay Nazra Englishka perfect makuthy ....qofka iny perfect uu English ka kuyhy maqasab baa
@ArgsanIsmacil
@ArgsanIsmacil 2 күн бұрын
Soo jawab wll
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Maashaa allaah sxb guulayso
@ahmedaden2730
@ahmedaden2730 2 жыл бұрын
Please mention all the expenses involved, monthly and daily. Including factoring n how they need to pay for the DAT. How they going to get money from the broker to the Drivers and get their percentages. Am already getting calls from family members 😂. You don’t have full details Thanks. But good job for helping others think out of the box. 👏
@mohamedomar09
@mohamedomar09 2 жыл бұрын
You are welcome mundane. Howshaas video baan kasameeyn Donna. Thanks for the advise
@yusufqasimhussein1766
@yusufqasimhussein1766 2 жыл бұрын
masha allah shukran jazaa kallah kuwa kale oo badan ayaan ka sugeynaa insha allah boss
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
InshaAllah mudane. Mahadsanid!!
@truckgame7440
@truckgame7440 2 жыл бұрын
I all watched all video how can I get position for working please
@abdinaasirmohamed9629
@abdinaasirmohamed9629 2 жыл бұрын
Muqaalo badan ayaan u baahanahay masuul sidoo kale inaaan xariirkaaga helno waa noo muhiim
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
KISTA TV Facebook messenger. Ama email msotech83@gmail.com
@abdiazizsiciid
@abdiazizsiciid 11 ай бұрын
mahadsanid ustaad waxbadan ayaan kafaaidey lakin anigo mogadishu jooga ayaan rabaa inaan ka shaqeyo side userka kusoo abuuranaa mise waa ina helo companies Somali leedahy.
@alikhadar5623
@alikhadar5623 2 жыл бұрын
Sideen kula Soo xariiraane sxp
@zainababdullahi298
@zainababdullahi298 Жыл бұрын
Masha Allah wll qaali aad io aad ufahmay
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 2 жыл бұрын
Mashallah Mahadsanid boowe👍
@mohamedducale8486
@mohamedducale8486 2 жыл бұрын
Asc bro when writing Load board for truckers details which number, company name and Authority should i write am at Somalia Bosaso 🇸🇴
@ABDINASIRALI-y9x
@ABDINASIRALI-y9x 9 ай бұрын
thank you so much walal.
@sabrinali8538
@sabrinali8538 2 жыл бұрын
Masha alah bro thanks sideen ku baran karaaaa bro waxaan joogaaa Kenya waxana rabaaa inaan ka shaqeysto thanks jawabtada waa Ii muhiim
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mudane waa baran kartaa sifudud dad badan ayaa kashaqeeysta Nairobi.
@sabrinali8538
@sabrinali8538 2 жыл бұрын
@@KISTATV waaad mahadsan tahay bro lakiin waxaan ka wadaaa online ahaaan miyay ku wanaagsan tahay mise school official ah
@queenatty6368
@queenatty6368 2 жыл бұрын
@@sabrinali8538 inshllh maan group sameysano
@ruweidaelmi1507
@ruweidaelmi1507 2 жыл бұрын
@@queenatty6368 muujira group abayo
@ayanhussein3721
@ayanhussein3721 Жыл бұрын
I really neede this Jazakallah
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Watch the whole playlist for dispatch . I tried to make it free for you guys so you don't have to pay .Thank you
@siciidjamaalsalafi2252
@siciidjamaalsalafi2252 2 жыл бұрын
Masha allah sxb mahadsanid runtii wax badan ayaan kaa faa iday alla haku barakeeyo program kii wan lasoo dagay lkn waxaad iisheeg maqasabaa luuqada englishka inuu qofku si fiican uyaqaanno
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Haa waa qasab
@siciidjamaalsalafi2252
@siciidjamaalsalafi2252 2 жыл бұрын
Hye wll mahadsanid wan Iska dhisi doonaa muddo kooban waliba
@abdinoor2573
@abdinoor2573 2 жыл бұрын
Sxb wan kusalame Side loheli kara gawarida wxbadan isku day sameye lkn helitanka gawarida igu adkate
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Raadi dhalin Hadda kushaqeeysa magaaladaada kadib ayaga lashaqee. Deetana raadi dad gawaari leh oo soomaali to begin with inshallah. Waa lahelaa haniyad jabin saaxib.
@shucaybabdinasseralli3178
@shucaybabdinasseralli3178 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad.
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Adigaa mudan mudane
@bashir3725
@bashir3725 2 жыл бұрын
Masha allah ❤️♥ 🙏
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mahadsanid Mudane!!!
@AminMukt
@AminMukt 3 ай бұрын
Thank you bro
@KISTATV
@KISTATV 3 ай бұрын
You are welcome Aamin
@qasimabdi5872
@qasimabdi5872 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal lkn somalia ama Kenya dadka somalidaha ee jooga wayka xaasidan inay dadka barane sxb casharka nosobadi marwalba, wad guulaysan marwalba bro
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Waa runtaa Mar walbo waa laga cawdaa
@kingaweys
@kingaweys 2 жыл бұрын
Aniga kuwo islii jogoo 300$ shub beey idaheen hadaa alaxamdu waan yaraa fahmayaa
@kingaweys
@kingaweys Жыл бұрын
@@r017x bro bahashaan wexee kuficantaha inaad garaneysiid qoof marekanka jogoo oo babbuur wadoo
@aminadabalbeyd593
@aminadabalbeyd593 2 жыл бұрын
Mashallah xafidhullah
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Thanks 👍
@zamatar
@zamatar Жыл бұрын
hadi aan afirca jogo referencing Number sidee ku helee sido kale broker ma istcmalo what is ap inta badan sidee ula xariraa wall
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Samatar reference number ka wuxuu ku qornaanayaa posted loads ka . Broker ka ayaa assign gareeyo. Tan labaad numberka waxaad ka isticmaali kartaa apps baa jira. Sidoo kale waxaa jira magic jack iyo ooma kuwa ladhaho oo local number mareykanka ah kuugu assign gareeynayaa . Waxaana Laga Isticmaalaa internet ka. Mahadsanid
@janagalesharmake6574
@janagalesharmake6574 2 жыл бұрын
Thanks for your time
@gaasyare3275
@gaasyare3275 2 жыл бұрын
Wll mahadsanid
@axmedjelle8124
@axmedjelle8124 2 жыл бұрын
Mahadsanid.
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mudane adigaa mudan. Soo dhowoow!!
@abdifataaxmaxamed3771
@abdifataaxmaxamed3771 2 жыл бұрын
Yar sxb nahaybaa truck iska leh Canada ayuu joogaa wuxuu ileeya ha y kashaqayso aniga fikrad kama haysti
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Waad kashaqeeysan kartaa Mudane. Darawal unoqo usaga. CDL license Soo qaado.
@hafsaqodax7784
@hafsaqodax7784 2 жыл бұрын
ABDI fataax walaal ma iireebi kartaa gmail an kala soo xidhiidho adoo mahdsan🙏
@maxameddahirhosman6931
@maxameddahirhosman6931 8 ай бұрын
Wll waad mahadsantahay Waxaan rabaa hal suaal adoo mahadsan anigu marka aan hargaysa joogo ee aan hawshan bilaabo gartay sida loads ka loo helayo laakiin sidee ayaan ku helayaa darawalka aan a loads ka saarayo?
@Abdinasiryussufabdille-tx7wm
@Abdinasiryussufabdille-tx7wm Жыл бұрын
Mnshhl wll sre plz mke the plylist in order so that we follow like series plz
@salahabdukadir7827
@salahabdukadir7827 2 жыл бұрын
Bro broker la aan so shaqadaan lama qabankaro, hadii aad heysato qof darawal ah oo aad asxaabtihiin
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Salah saaxib Maya brokers ka dulaalka u dhaxeeya companiga aad load ka ama rarka aad kaqabsaneeyso iyo adiga companiga rarka u raadinaayo. ama saaxibkaa hakuu wado gaariga ama adiga wad waa inaad rarka kanqabsataa broker ka . Wanilaahi towfiiq!!
@roseanne9020
@roseanne9020 7 ай бұрын
Inte kahilikara Qof truck le inan ushaqeyo truck dispatcher ahan?
@zakifeeraysane1921
@zakifeeraysane1921 2 жыл бұрын
Full Course walle mad noo samen kartaa
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
InshaAllah mudane
@roseanne9020
@roseanne9020 7 ай бұрын
Shaqoo inte ka hilikara walal?
@abdirasaqkayse5883
@abdirasaqkayse5883 2 жыл бұрын
Informationka badan nasii bro
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Xaggeya mudane
@abdirasaqkayse5883
@abdirasaqkayse5883 2 жыл бұрын
@@KISTATV wllo dispatch insha Allah
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
InshaAllah mudane
@Ahmed-Jaliil
@Ahmed-Jaliil 2 жыл бұрын
Maxaa looga jeedaa “DAYS TO PAY” mahadsanid.🙏🏻
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Days to pay waa inta maalin ee uu qaato broker inuu lacagta kabixiyo. Kadib marka darawalka uu soo diro warqada proof of delivery. That is the reason loo isticmaalo factoring companiga si lacagta laguugu siiyo maalin gudaheeda.
@mrzir7645
@mrzir7645 2 жыл бұрын
Walal marka aan doonayayo walal in aan bilaabo shaqadan ma aan uu baahan ahay Halke ayaan ka bilaaba sidaan uu bilaaba walal
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Waxaad kabilowdaa raadi magaalada aad joogtid dhalinyaro Soomaaliyeed oo Hadda ayaga kashaqeeysta arrimaha dispatch ka kadibna ayaga lashaqee. Hadhowna bacdal experience haddaad doonto iska u shaqeeyso.
@mrzir7645
@mrzir7645 2 жыл бұрын
@@KISTATV ok zir waxa aan filayay in ay tahay difficult in la helo dhalin taro ku shaqaysta balse zxb aniga waay iga go.antahay halke waxa kanbilaab siib account Halka bilaaba samaystaa zir hawshan
@queenatty6368
@queenatty6368 2 жыл бұрын
@@mrzir7645 kawarn walal hdad group noza meysid
@ahmeddelastking7502
@ahmeddelastking7502 Жыл бұрын
@@mrzir7645 Bro Ma bilowday
@horseedmedia4269
@horseedmedia4269 2 жыл бұрын
Sxb noo soo badi walhi si ficaan kula socda please please thanks 🙏🏾
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
InshaAllah mudane. Mahadsanid
@horseedmedia4269
@horseedmedia4269 2 жыл бұрын
Sxb interview miya la maraa
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mafahmin maxaa loo maraa interview inaad dispatcher noqotid baa mase in kale?
@mohamedmahamud9026
@mohamedmahamud9026 Жыл бұрын
Pro waxaan rabaa inaa kuwaydiyo fadlan the best data aan isticmaali karo isheeg oo saan wax walba itusaysa ama aad adigu isticmaalayso please
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Data maxaa ka wadaa. Intee joogtaa mudane.
@kamaal50762
@kamaal50762 Жыл бұрын
Ustaad wxd ishegta broker ka lacagta uso galiyo loadboard ka hadan waxsaarto inta aan sarto maan leyahay mise darawalka iskaleh oo aniga marwalba 12% unban kudhufsanaya rarkiiba? Thanks for your valuable efforts
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Saaxib good question. Adigu dispatch ahaan load ka waxa uu broker ka Soo waxa aad laga Soo darto kuli comapaniga aad la shaqeeyso baa iska leh. Adigu haddii dispatch kaliyah aad qabato 2% inta badan baad leedahay. Haddii marka Dot number ka aad adigu leedahay unbaad 12% qaadan kartaa.
@kamaal50762
@kamaal50762 Жыл бұрын
@@KISTATV well noted akhii thnks
@abdulwahabyussuf2637
@abdulwahabyussuf2637 2 жыл бұрын
Than
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
You are welcome!!
@ayuubchanel9016
@ayuubchanel9016 2 жыл бұрын
Macalimuu factoring company iyo bank 🏦maxay kukal duwan yhn
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Way kala duwan yihiin Sida may be xawaalad iyo bank bay kala yihiin
@Abdull-karim12
@Abdull-karim12 Жыл бұрын
Can I work for another dispatcher without i haven't a company?
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Yes you can mudane
@zaidfarah1674
@zaidfarah1674 2 жыл бұрын
Mudane 15D AVG Mxa waye wixiyo tripka 1731 miles yahay 3 days cml
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Waa lacagtii lagu qaaday 15 days kii ugu dambeeysey average ahaan. Waa lacagta lagaa rabo inaad ka kore weeydiisato.
@kingaweys
@kingaweys 2 жыл бұрын
Macaliin sida loo Waco oo network bypass lagusamayo nosodiir Kenya baan jogaa
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Boqor Aweys mafahmin saaxib why do you need to do a network bypass to call someone in the US? Elaborate a little bit more . Thanks
@kingaweys
@kingaweys 2 жыл бұрын
@@KISTATV I mean this if am in Kenya how can I make a call with broker I need to know more on that
@araweloyar7958
@araweloyar7958 2 жыл бұрын
Casharo badan noso gali waan ubahnen seelo samesta
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Haye InshaAllah waa dadaalaa
@abdellrazik
@abdellrazik 2 жыл бұрын
Mudane qofka cusub ee hadda kusoo biirayo Dispatching yaa u wanaagsan TrucekersEdge iyo DAT power?
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mudane DAT Power. Simply because it's the most up-to-date and holds larger market share!!
@MohamedHassan-fz1ie
@MohamedHassan-fz1ie 2 жыл бұрын
Thanks
@abdirahmanabdi1530
@abdirahmanabdi1530 Жыл бұрын
its difficult to the right DAT one...
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
It's easy bro. If you are doing dispatching for multiple trucks . It's good to have the Dat power one . If you are an owner operator get the owner operator package.
@Mr_data46
@Mr_data46 Жыл бұрын
Ustaad truck inan heysto qasab miyaa
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Haddii dispatcher aad noqoneeysid waa inaad truck aad dispatch gareeyo heshid ama qolyo wax dispatch gareeyo aad lashaqeeysud
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Жыл бұрын
Ustaad. ma in lambar maraykan ah lagu diwaangaliyo ayaa waajib ah app ka Lambarkii soomaaliya wuu iga diiday e?
@r017x
@r017x Жыл бұрын
Same bro waa iga diiday ane
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Жыл бұрын
@@r017x wll waxa layidhi mel laga ibsado aya jirta lambarka maraykanka ah o online ah balse wan waayay company gaas.
@r017x
@r017x Жыл бұрын
@@jeeni-goroyo5354 kenya ma joogta mise somalia
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Жыл бұрын
@@r017x somalia gaar ahaan Magalada hargaysa.
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Жыл бұрын
@@r017x inosoo ogow bal sxb
@siciidjamaalsalafi2252
@siciidjamaalsalafi2252 2 жыл бұрын
Wll waxan kaloo kuwaydiinayaa qof maraykan joogaa ma iisoo dhamayn karaa numberka iyo yuusarka
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Haa waa siday tahay!!
@siciidjamaalsalafi2252
@siciidjamaalsalafi2252 2 жыл бұрын
Hye wll
@noopkawein9231
@noopkawein9231 2 жыл бұрын
Mudane side lagu hela user name iyo password
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Qolada aad lashqeeyn rabtid isoo fura dheh ama adiguna gado. Oo bishii lacagta iska bixi.
@mohamedhassan841
@mohamedhassan841 2 жыл бұрын
Fadlan hadii aad awoodid waxaan aad u rabi lahaa inaad video badan soo duubto si uu fahanka u bato
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
InshaAllah Mudane we will do our best bro!! Mahadsanid
@thebeastabby8480
@thebeastabby8480 2 жыл бұрын
Please if you don't mind
@saidbey268
@saidbey268 2 жыл бұрын
Credit check sidee loo sameeyaa , mc Number ka xagee laga xaqiijiyaa , inuu sax yahay iyo inuu qalad yahay sideen ukala saari karaa. Mahadsanid macalin.
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/maWxg42Pjrmhf8k Halkan baan horey ugu sharaxay mudane check garee! Let me know if you have further questions!!
@saidbey268
@saidbey268 2 жыл бұрын
@@KISTATV mahadsanid macalin waan ka helay video gaas
@axmedmaxamedibraahiim2299
@axmedmaxamedibraahiim2299 Жыл бұрын
Bro DAT ga user kiisa ma si free ah Ayaan iska diwangaliya mase WA LACAG
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
"Waa lacag mudane wixii DAT kusaabsan.
@mustafahmedmustaf9981
@mustafahmedmustaf9981 2 жыл бұрын
Sir intee kala so hadlaa
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Mudane KISTA TV Facebook messenger. Wixii su,aal ah.
@cabeyy49
@cabeyy49 2 жыл бұрын
Kawran zambiya ma u disparch garayngaraaaa
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Maxaa kawadaa ma adigoo Zambia jooga dispatch manoqon karaa . Jawaabtu waa haa meel kasto oo aad joogtid oo internet leh waad kushaqeeyn kartaa.
@abdijibarAj
@abdijibarAj 2 жыл бұрын
Waa maxey dispatch bro
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Suaal waa qofka truckyada dalka Mareykanka u qabta xamuulka ay qaadayaan. Dad badan oo Soomaaliyeed baana kushaqeeysta oo lacag fiican ka sameeyaa
@abdijibarAj
@abdijibarAj 2 жыл бұрын
@@KISTATV haa mahadsanid walaalo
@awalehirsi526
@awalehirsi526 2 жыл бұрын
Darawal aad la shaqayso miyaa u baahan tahay walaal?
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Haa mudane darawal waad u baahananeeysaa. Sababtoo ah waxaad u baahan tahay qof ama company aad dispatch gareeyso baad u baahan tahay
@awalehirsi526
@awalehirsi526 2 жыл бұрын
@@KISTATV haa sax, markad ku cusub tahay sidee ayad u heli karta mudane? #aqoontaada aad umada somaliyeed aad uga faaidayniso, illahay haka abaal mariyo wll, wali cashar ka faaido bdn kumaan arag kanalada somalida.
@abdulqadirhassan464
@abdulqadirhassan464 2 жыл бұрын
Saaxibiw waxaan ahay darwal traag see ku helaa visa
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Hadda kabilow lotteriga socda. Apply garee marka hore!
@abdulqadirhassan464
@abdulqadirhassan464 2 жыл бұрын
@@KISTATV lottery waa ku daalay
@abdulqadirhassan464
@abdulqadirhassan464 2 жыл бұрын
Xal kale ma iihaasaa
@abdibilledaud9611
@abdibilledaud9611 2 жыл бұрын
Broker mxa lakawadaa bro Otherwise thanks
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Dulaal baa laga wadaa. Waa qofka u dhaxeeya dispatcher ka iyo companiga rarka iska leh
@abdibilledaud9611
@abdibilledaud9611 2 жыл бұрын
@@KISTATV Shukran bro tedakale meel aan youtube aheen oo lakaga xiriiri karo majirtaa
@anabfarah1178
@anabfarah1178 2 жыл бұрын
Kindly can you do for us training for dispatch
@thebeastabby8480
@thebeastabby8480 2 жыл бұрын
Abowe maibari karta dispatch
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
Videogii hore fiirso. Intaa haddii aad sameeyso waa taqaanaa dispatch. Practice samee InshaAllah.
@xz3694
@xz3694 2 жыл бұрын
Asc bro WhatsApp number kada ma HELI karaa
@KISTATV
@KISTATV 2 жыл бұрын
KISTA TV Facebook messenger X to the Z iga Soo qabo InshaAllah.
Erayada Truck Dispatchers ku isticmaalaan baro..
16:33
KISTA TV
Рет қаралды 6 М.
Sida loo dispatch gareeyo trucks
18:39
KISTA TV
Рет қаралды 24 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 13 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 67 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,3 МЛН
Waa Maxay Dispatch
14:40
Somali Dispatcher
Рет қаралды 2,8 М.
Ku baro somali cdl pretrip
17:20
Ku Baro Somali Trucking
Рет қаралды 8 М.
Somalis Truck Dispatch 2024
28:48
Jiheeye Academy
Рет қаралды 2,1 М.
A Day in the Life of a Truck Dispatcher #2
41:36
Never Stop Trucking
Рет қаралды 387 М.
Baro Sida loo sameeyo Dispatch #Somali
11:14
KISTA TV
Рет қаралды 6 М.
Baro Dispatch Sida Loo Sameeyo Basic Class
19:28
KISTA TV
Рет қаралды 9 М.
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 13 МЛН