Miisaanka Maansada Caraale vs Gaariye part 2

  Рет қаралды 22,459

Bartamaha

Bartamaha

Күн бұрын

Пікірлер: 15
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 Жыл бұрын
Gaarriye Allah haunaxariisto, wxuu ahaa aftahan hadalka heli og, kalsooni badan, Doodda dhexdeeda ayey ka caddahay inuu gaarriye ku horeeyey oo bilaabay, waxaana Qiraya Carraale laftiisa, Marka uu leeyahay qoraalkagu waxba igumuu biirin oo kama faaiidin, wxuu halkaas ku sheegay in looga horeeyey uuna Akhriyey,
@Dangarad.01
@Dangarad.01 3 жыл бұрын
Boqorka maansada iyo miisaanka gaariye❤
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Boqorka Miisaanka Maansada Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) AUN
@dacarmd
@dacarmd 12 жыл бұрын
aakhirkii waxaa cadaatay inuu gaariye leeyahay taasana ay isku raaceen dhamaan markhatiyaashii uu caraale qabsaday gaariyena ku raacay inay cadeeyeen inuu gaariye lee yahay sidaas ayaanay ku dhamaaday oo uu gaariye ku noqday boqorka miisaanka suugaanta
@nadiirhassan5138
@nadiirhassan5138 11 жыл бұрын
markhatiyaadii waxaay cadeyeen inuu gaariye ku horeyay uu sidaana ku yahay abahaa miisaanka maansada
@dhaqanhaye
@dhaqanhaye 14 жыл бұрын
waxa laysku hayaa ee guushana lagu kala helayaa waa yaa hor heley miisaan oo yaa horeeyay, waxaa cad inuu caraale qodobka taariikhda ka meermeerayo, waxaa kaloo cad inuu gaariye puplishad cad oo taariikhaysan hayo kuna adkaysanayo yaa horeeyay, markaa waxay ila tahay inuu gaariye hor heley, waana siday bayaaminyeen iyaguna gudidaas dhex dhexaadka u ahayd
@abdiwelijafaal
@abdiwelijafaal 3 жыл бұрын
Waxan godobtiisu hadhin Garaad leeduhuu ogyahay Nin kaaga masuugay gole Ahu aabaha miisaanka maansada mahamed x dhamac gariye
@yasminclkarem7225
@yasminclkarem7225 2 жыл бұрын
2022❤
@khadaraadan3597
@khadaraadan3597 11 жыл бұрын
cabdilaahi waxa uu xaqirayaa inuu gaariye kaga horeeyay sababata oo ha wax uu fogyanayaa markhatiyadiisii teeda kale somali oo dhanba xusayn in gaariye qoray miisaanka maansada
@ahmedhaybe7352
@ahmedhaybe7352 6 жыл бұрын
halkaa waxaa ka cadaatay in miisaanka maansada uu ku horeeyay Alle ha u naxriiste abwaanka caanka ah ee gaariye
@ahmedhaybe7352
@ahmedhaybe7352 6 жыл бұрын
way cadaatay waxay gushii raacday alle ha u naxariiste gaariye
@amiinali2228
@amiinali2228 2 жыл бұрын
😂😂 dadkii qaxay hadaanay maskaxdoodu isbedelin kulahaa .......waa hadhow aad tidhaahid way qaxeenoo waa waalanyihiine markhaati iima galaan hhhhh
@dhulgariir
@dhulgariir 5 жыл бұрын
Qofku inuu hadal gar ha sheeganayo iyo inuu hadal aan gar ahayn sheeganayo Waad garan kartaa run ahaantii Dabnoo gar gariira iyo Gangada waxa keenta been
Miisaanka Maansada Caraale vs Gaariye (Dood)
42:21
Bartamaha
Рет қаралды 45 М.
Miisaanka iyo Godadka Maansada Siciid Maxamuud Gahayr
37:57
Siciid Maxamuud Gahayr
Рет қаралды 2,7 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 14 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 28 МЛН
Sicid Salax - Somali Playwright/Author/Scholar
24:06
Bartamaha
Рет қаралды 28 М.
Sidee loo laxameeyaa heesaha? Qaybta 1AAD
30:52
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 56 М.
Abwan Araale Oo Heley Xisaabta Misaanka Maanasada Somalida
57:08
Tvsomalilandeurope
Рет қаралды 7 М.
Qeybaha kala duwan ee Maansada Soomaalida & Idaajaa (SOOMAALO)
25:27
Somali Multimedia
Рет қаралды 45 М.
Gaariye1
1:27:55
Hilinkatoosan Raac
Рет қаралды 215 М.
Suugaanta Habaarka Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa Iyo Qarni Joog P1
50:04