ABWAAN YUUSUF SHAACIR OO IBA FUREY GABAYO DURAYA SIYAASADAHA GURACAN WAQTIGAN TAAGAN

  Рет қаралды 227,048

Maal Tv

Maal Tv

Күн бұрын

KU XIDHNOW MEELKASTA MARKASTA MAALCHANNEL MUUQAALO TAYO LEH,MADADAALO,HEESO,GABAYO,IYO DHACDOOYINKII UGU DANBEEYEY EE SOMALIDA IYO GUUD AHAANBA CAALAMKA LA SAAXIIB OO KU BIIR SUBSCRIBE MAALCHANNEL

Пікірлер: 138
@maxamedyuusuf3155
@maxamedyuusuf3155 7 жыл бұрын
mnzha allh aabo yuusuf cismaan cabdile allh keep you dad
@user-nk9mt7qi2i
@user-nk9mt7qi2i 6 жыл бұрын
Maxamed Yuusuf Magalade aabe daganyahay ?
@hodanfarah3722
@hodanfarah3722 6 жыл бұрын
biyo qube a
@hodanfarah3722
@hodanfarah3722 6 жыл бұрын
biyo qube aa
@hodanfarah3722
@hodanfarah3722 6 жыл бұрын
&
@abdirizakifiso5135
@abdirizakifiso5135 6 жыл бұрын
biyo qube haa zhp
@maxamedyuusuf3155
@maxamedyuusuf3155 6 жыл бұрын
mnzha allh aaboh ilaahay haku barakeeyoh cilmigah iyo caqligah aaboh noolow intay nolol jirtoh
@barnaamijkasugaanta2077
@barnaamijkasugaanta2077 6 жыл бұрын
AAMIIN ALLOW CIMRIGA IYO CAQLIGABA U BARAKEE ABWAAN YUUSUF SHAACIR
@elmiiyasiin3244
@elmiiyasiin3244 5 жыл бұрын
Maxamed Yuusuf Mudane ma Aabahaabaa ? Wale iyo bille nin adag baa Aabahaaye Aad baan u taageeraa Waa nin wax badan fahansan Tagtada Taaganta iyo Timaadaba wax kala socda
@fataxmaxamuud5813
@fataxmaxamuud5813 4 жыл бұрын
Maxamed Yuusuf asc mxd Yousuf shacirow nio meel lagala xiriiro inta igu reeb
@deekboyka7790
@deekboyka7790 7 жыл бұрын
masha allah wlhi waa abwaan aan jeclahay ilahay cimriga iyo aqliga ha iyo caafimaadka ha u dheereyo
@abdilahisiciid5876
@abdilahisiciid5876 7 жыл бұрын
mnsha allah abwn qllia Y shaacir alle clmiga iyo cmrigaba hkuu barakeeeyo
@ashaadana9295
@ashaadana9295 5 жыл бұрын
Abwaan Yusuf Shaacir ilahay cimrigaaga hakuu barakeeyo
@abdirahmancaydiid623
@abdirahmancaydiid623 7 жыл бұрын
masha alaah abwaan yuusuf shaacir ilaahay caqliga wanaagaan hakuubarakeeyo iyo xiftigaba
@khadarmuuse9274
@khadarmuuse9274 7 жыл бұрын
YUUSUF SHAAACIR ABWAAN QAALI AH
@a_zakidiriya8162
@a_zakidiriya8162 6 жыл бұрын
Mncha alh Rabi caqliga Cilmiga&haku Barkeyo somali Dhab
@jamaegal6408
@jamaegal6408 7 жыл бұрын
waaw! afkaaga dambar culay udgoon lagu qabay! Allaw ma yidhi qoloftana maka fayday siyaasadda asaasaqday! Abwaan Shaacirvwaxa kasoo ifaya oogtii aqoonta, kaalmihii Allah ha u naxariistee Abwaan Gaarriye iyo Allah ha shaafiyee Abwaan Hadraawi in uu buuxiyo ayuu kusii siqayaa. Waxa aan kula talinayaa in uu cilmigiisa diimeedna sii kordhiyo asaas fiicanbuu ka haystaaye, culuunta bulshada (Social Sciences) aqoon fiican u yeesho. Iyo weliba in uu luuqadaha caalamka ugu waaweyn ee duraha u ah culuunta basharka mid kamida si weyn u barto si uu furayaasha aqoon ka baxsan inta Somalidu taqaanno u helo -luuqadaha Carabiga, Ingiriisiga ama Faransiiska. Horta indheer-aragnimadii wuu leeyahay, dhexdhexaadnimadii wuu leeyahay, sidoo kale hal-abuurnimadii, tebintii, firfircoonidii iyo hankiiba.
@saalimmohamed861
@saalimmohamed861 7 жыл бұрын
maasha Allah abwaan Yusuf shaacir alle cimriga iyo caqliga caafimadkaba haku baraakeeyo Somaliland problem ma ugu weyn ka jira waa saxaafad wax walba so gudbineysa
@abdishakursaeedabdi2657
@abdishakursaeedabdi2657 7 жыл бұрын
maansha allah yuusuf shaacir ilaahay caqliga ha kuu siyaadiyo
@kaledhozen3462
@kaledhozen3462 7 жыл бұрын
Ilahay maskaxda iyo cududa haku barakeeyo afkaaguna janada abaalkeed hä noqdo sayid yuusuf
@hashiawil5056
@hashiawil5056 6 жыл бұрын
Maa shaa alash
@mukhtaarmaxamed7168
@mukhtaarmaxamed7168 5 жыл бұрын
haan baalyo baan kuleeyahay
@garasho8888
@garasho8888 7 жыл бұрын
waleee waaa abwaaan sare oo soomaaliyeed
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 4 жыл бұрын
Manshallah abwaanku waxa dhabta ah ee somalida haysta ayuu sheegay alle hakuxifdiyo
@axmedgaab3309
@axmedgaab3309 5 жыл бұрын
Allow yuusuf shaacir Dadka Ummadda Somaliyeed Arragtidiisa fayow ku caafi
@therepublicofsomaliland4661
@therepublicofsomaliland4661 7 жыл бұрын
waar somaliland maxaa nin qaaliyaa joogaa masha allah
@axmedismaaciil4695
@axmedismaaciil4695 7 жыл бұрын
sheekh Bashiir alle caafimaadka iyo caqliga ha kuu siyaadiyo cadaalad daradu wey taagan tahey wali maxkamadaha ayaan a waligood daahireyn
@jimcale43mohamed90
@jimcale43mohamed90 7 жыл бұрын
masha allah abwaan Yusuf shaacir alle haku dhawro
@xuseenmaxamed6565
@xuseenmaxamed6565 7 жыл бұрын
JimWÄÄÄÄWWWSSSSS WARARKA UDABEEYAY
@xuseenmaxamed6565
@xuseenmaxamed6565 7 жыл бұрын
.
@hamsehashi2499
@hamsehashi2499 7 жыл бұрын
اللهم احفظ لنا شاعرنا ومؤلفنا الجهبذ يوسف الشاعر
@odaydaad7539
@odaydaad7539 7 жыл бұрын
yuusuf shaacir waad ku mahadsantahay gabayga iyo hoga tusaalaynta qurxoon qofkii fahmay waa u daawo.
@omaniyare4031
@omaniyare4031 5 жыл бұрын
Abwaan shaacir guulayso
@siciidcabdiwahaab3401
@siciidcabdiwahaab3401 Жыл бұрын
Mashaallah abwaan ilaahy haku xafido
@cabdixakiinaxmedmaxamed7734
@cabdixakiinaxmedmaxamed7734 5 жыл бұрын
Oof abwaan iyo badh weeye. Allow ku xifdi
@cabdirashiidsaleebaancabdi8892
@cabdirashiidsaleebaancabdi8892 5 жыл бұрын
Abwaan Yuusuf shaacir Af_maal sare guulayso
@khaalidxaaji2965
@khaalidxaaji2965 7 жыл бұрын
mansha allah yusuf shacir wax dhaba ayuu kahadlayaa waa in ficil lagu daro
@ahmedcajab4993
@ahmedcajab4993 7 жыл бұрын
masha allaah abwaan
@mustafeqaraami2101
@mustafeqaraami2101 7 жыл бұрын
Maansha allaaaah abwaan Yuusuf Shaacir Yaxfidaka laaaah
@khaalidmohamed4741
@khaalidmohamed4741 7 жыл бұрын
nin adag yuusuf shaavir abwaan qaaliya
@jamaalabdi4349
@jamaalabdi4349 7 жыл бұрын
Maasha Allah Eebe Haku xafido runta Waa taa haleeynimadu Waa taa yuusuf shaacir bada maroodi cadhoole ma adkee hal abuurada cusub badidoodu mabeey maqal
@xasanxasan1921
@xasanxasan1921 7 жыл бұрын
alle Caqliga hakuu siyaadiyo 😢😢😢 abwaan
@aaminamahames8877
@aaminamahames8877 7 жыл бұрын
Xasan XaHAsan
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 жыл бұрын
Waar ninkani caqli fayow buu leeyahay ilaahay caqliga ha u barakeeyo
@mohamedjamma3279
@mohamedjamma3279 7 жыл бұрын
waa nin aad u caqli badan taariikh maalna ah .waxaa la yidhi taariikhihii hore waxay idin yihiin cibro si aad u ogaato waxa kaa khaldan
@januarySl2024
@januarySl2024 3 жыл бұрын
Kani wuxu doonayey in Guriga Dhaqanka madax looga dhigo. Markuu heli waayey ayuu cay ku bilaabay. Siilaanyo ayuu guuno ka helijirey. Markaa waxba may caåyijirin. Markuu Muuse Biixi waxba ka waayey ayuu caayayaa xakuumada.
@diiriyeadam2929
@diiriyeadam2929 7 жыл бұрын
Somaliland needs change vote Waddani'17
@phathiahmet7498
@phathiahmet7498 6 жыл бұрын
Diiriye Adam nacaska maquustaha ah ee maqancaha ah uf garaca isaq
@yahyeyousuf4553
@yahyeyousuf4553 4 жыл бұрын
masha Allah waaa nin caqli badan oo suugaanta iyo taariikhda ku talax tagay waana raga aan tiigsado
@shaaficimahir2319
@shaaficimahir2319 7 жыл бұрын
Allah ya ciska waa aqoonyahan somali dhab ah
@abdilahisiciid5876
@abdilahisiciid5876 7 жыл бұрын
Rntiii wxa jira ayuu ka hdlay abwnku
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 4 жыл бұрын
Abwaan yuusuf shaacir waa abwaan indheer garad ah
@cabdilaahisaleban9271
@cabdilaahisaleban9271 4 жыл бұрын
Abwaan qaaliya allaah hakuxifdiyo
@subanemahamedaxmed6001
@subanemahamedaxmed6001 7 жыл бұрын
masha alah Abwaan shacir aqliga allo hakuu barakeeya
@omarali5399
@omarali5399 4 жыл бұрын
masha alllaah
@calinuurfxtraining1185
@calinuurfxtraining1185 4 жыл бұрын
HORTA AAD BUU U MAHADSANYAHAY ABWAANKU. WAX WACANA WUU KA HADLAY ,LAAKIIN WIILKAA ABWAANKU DHALAY WAXAAN LEEYAHAY QORAALKA AFKEENA SAX OO HAKU CAYAARIN MADAAMA ABWAAN KU DHALAY OO AAD KU ABTIRSANAYSO SUUGAANTII IYO DHAQANKIIBA
@aliahmedaddow5129
@aliahmedaddow5129 5 жыл бұрын
Illahay xikmada ciduu doono ayuu siiyaa masha allah abwaan aan aad u jeclahay weeye wlh yusuf shaacir xafidahulaah
@maxamedcabdulkadir8730
@maxamedcabdulkadir8730 4 жыл бұрын
M,allaah ilaahay ha ku daayo
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 7 жыл бұрын
Maansha allah waa ABWAAN YUUSUF SHAACIR alle habarakeeyo
@calixaji7396
@calixaji7396 7 жыл бұрын
maanshaa Allah runbuu sheegay yuusuf shaacir
@boqoradasomaliland4503
@boqoradasomaliland4503 7 жыл бұрын
maasha allah
@hasnahasna2112
@hasnahasna2112 6 жыл бұрын
BOQORADA SOMALI0000 L8ii8yo
@guleedzimba2607
@guleedzimba2607 6 жыл бұрын
Maaazha allah abwaan aan jecelahay
@safiyalucky7893
@safiyalucky7893 5 жыл бұрын
Masha Allah geesi guul
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Ай бұрын
Aabahey yuusuf shaacir ❤
@axmedmaxamuudxasan9706
@axmedmaxamuudxasan9706 5 жыл бұрын
Allah caqliga haiku barakeeyo abwaan tuusuf xaqiiq bad kahdshay
@mahadabdi8981
@mahadabdi8981 5 жыл бұрын
Abwaan qali ah
@abdihassan689
@abdihassan689 7 жыл бұрын
haa soo daa maansada
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 жыл бұрын
Ob waar maad ka joogtid siyaasada yaad Ku sharaf beeline Reputation begins hard and ends easy
@ismailali5080
@ismailali5080 7 жыл бұрын
masha allaah waa abwaan daacada oo meel walba runta ka sheegay, gaar ahaan qolada saxaafadda.
@muqdishaawiboyoffiacal3836
@muqdishaawiboyoffiacal3836 5 жыл бұрын
Abwaan somaliyeed taariikhda ku xussi doonta
@husseinabdimohamed1372
@husseinabdimohamed1372 4 жыл бұрын
Yussuf shaacir Allah hakubarakeeyo xaqiiqada ayad kahadashe
@sharmaakeyuusufshaacir1088
@sharmaakeyuusufshaacir1088 7 жыл бұрын
mcHa ALLaah
@axmedguhaad6174
@axmedguhaad6174 7 жыл бұрын
MAANSHA ALAAH KOLAY HADEER WAAD NOO BADALI ABWAAN HADRAAWI IYO INKASTOO AANAD DARAJADIISI GAADH SIISNAY HADANA MARKAAN KU DHEEHDAY EE AAN KU DHUGTAY EE AN DHAGAHA KUU RAARICIYEY WAAN KUGU MABSUUDAY WAXAYNA IGALISAY RAJO AMBA IDIDIILO AH IN WALI MAANSADII SOOMALIYEED AY NOOSHAY OO AANU AFKU DHIMAN BALSE AY JEEDLO BADANI KU DHACEEN HADA WAA AFKA SOOMALIGE OO UU WALI NOOLAYAH ALLAH WAXAN KAAGA BARYAYA MASKAXDAA KU SAARN INUU KUU BARAKEEYO KOLAY ISKU FIKIR UUN BAYNU NOQONAY EE ANAGU WAANAN SUUGAAMAYN KARIN OO HAL ABUUR MA,IHI LAA KAALINTAA ADAA II BUUXIYEY DOORKAA AMA KAALINTAA IGA DHIMAN
@mohamedabdiahmedfaaraxcabd4140
@mohamedabdiahmedfaaraxcabd4140 7 жыл бұрын
axmed guhaad Abwaan yuusuf iyo hadraawi habar jeclo uun abwaan uma ahee sheeko xumada dhaaf quruxow
@halabuurcabdisalaan8917
@halabuurcabdisalaan8917 7 жыл бұрын
mohamed Abdi ahmed Faarax Cabdi
@mohamedabdiahmedfaaraxcabd4140
@mohamedabdiahmedfaaraxcabd4140 7 жыл бұрын
hee
@OmarMohamed-hl9ym
@OmarMohamed-hl9ym 7 жыл бұрын
axmed guhaad +
@yaasircararafad2041
@yaasircararafad2041 5 жыл бұрын
Abwaan yusuf shacir aragti murtiyeysn
@galoolmaraa5110
@galoolmaraa5110 6 жыл бұрын
Waa waxa maanta taagan.
@mohameddictorisnacay1911
@mohameddictorisnacay1911 6 жыл бұрын
Kkkk 2018 abwanku ciro miyuu ogaa
@omarabdi4181
@omarabdi4181 6 жыл бұрын
Hhhh wlle waa xaqiiqooyinka jira maanta.
@ugaasbadri5265
@ugaasbadri5265 4 жыл бұрын
Musuq Maasuq Somalia waa maheradeedi
@garyaqaanmumin3593
@garyaqaanmumin3593 5 жыл бұрын
Abwaanku ilaahay been uma sheegin sadexdaa u sheegay waa ka soomaali qayrkeed hoos mariyay garanamaayo goortay ka gudbayna ka yimaadaba ka kale ka daran iyoqaarkaloo u guulwadaynayaa Ina kala goostay
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 6 жыл бұрын
allah cimriga ha ubarakeeyo
@abdiasisabdalle8292
@abdiasisabdalle8292 7 жыл бұрын
barnaamijka suaalo malaha miyaa? barnaamijka oo dhamaystiran ma la helayaa?
@guledkayse0557
@guledkayse0557 5 жыл бұрын
Cidiba ma fadhidaa 8qof wey yabanyihiin
@abwaanayaanlecuriyecabdira5802
@abwaanayaanlecuriyecabdira5802 5 жыл бұрын
*HHHHHH YUUSUF ZHAACIR WAAYO ARAG NOLOLEED*
@abdihassan689
@abdihassan689 7 жыл бұрын
dhadooy ayaxaagan dhaqaalaha fuulay miyaanu wax dhaafin
@khalidali8468
@khalidali8468 6 жыл бұрын
Abwaan murtidiisu maskaxda fur fureyso Abwaan midhihiisu mugdiga ifineyso Abwaan ku dhawaaaqa halkey u dhimanyso
@sahalismacilomar8568
@sahalismacilomar8568 6 жыл бұрын
abwaan shaacir , waa abwaan dareenkaygu la shaqeeyo aadna aan ujecelahay inaan dheegto murtidiisa , alle caqliga ha uballaariyo!
@yasinali5442
@yasinali5442 7 жыл бұрын
aqoonyahanka dhabta ahi waa kan alle caqliga haku barakeyo abwn yuusuf shacir
@abdihassan689
@abdihassan689 7 жыл бұрын
yuusuf shaacir wa abwaan qliya lkn taloow wax yaalahan dhacaya maxay uuga hadli laayihiin
@qadarallaah
@qadarallaah 6 жыл бұрын
Abwaan gabaygaas Musuqmaasuq soomaali waa meheraddeediiye waxaa tiriyey Abwaan Qoraagii Cismaan Yuusuf Keenadiid. Mahadsanid
@dayibaden7448
@dayibaden7448 6 жыл бұрын
Mnsha allaah abwan yousuf shacir cimrigaga allaah ha dheeriyo
@radhas2411
@radhas2411 5 жыл бұрын
Hal abuur cod kar ah 👍
@maxamuudxasan2198
@maxamuudxasan2198 7 жыл бұрын
dhaqaalihii wadanka waxalaastay ayax gebilay ilaa hargysa kunaal
@dongarow3226
@dongarow3226 7 жыл бұрын
Maxamuud Xasan laabjaahile ciil qabe ah
@phathiahmet7498
@phathiahmet7498 6 жыл бұрын
Maxamuud Xasan gabiley aya laga shidi. beenale calooshu taganty uf
@same6001
@same6001 6 жыл бұрын
Africa waxaa rogey 1)hunguri weynaan 2) dal nacayb 3) jahli 4)hawl nacayb Ragga Somalidu waa rag aan shaqo jeclayn, hunguri weyn, jahli ah badankoodu oo aan ogeyn khasaaraha ka iman kara ficiladooda iyo dal nacayb. Ninka Somaliga ahi ma oga qiimaha dalka waxa uu ku riyoonayaa wadamo kale.
@guledkayse0557
@guledkayse0557 5 жыл бұрын
Aar cidima ma fadhido meesha ,taasi waxay tarjumeysaa beentada iyo khiyaaligagaa
@macalinqaraac6324
@macalinqaraac6324 5 жыл бұрын
maansada waxaaba ka khatarsan araarta ka horeysey abwaanku sanad gabey ma aha lakiin waa murti dhaxalgal ah alaha xifdiyo abwaanka.
@susuumoha6879
@susuumoha6879 5 жыл бұрын
Musuq maasuq somaali waa meheradeed waa xaqiiiq somali boqol sano aduun ku meeshu ka guuray bay wali fadhiyaan waana hubaal in aduunka aynu ka hadhnay 🤭🤭🤭🤭
@ahmednour2548
@ahmednour2548 7 жыл бұрын
kkkkkkk wagareey
@farhaanmaxamuud4492
@farhaanmaxamuud4492 7 жыл бұрын
mansha allah abwaan qaran yusuf
@abdigahnug8957
@abdigahnug8957 6 жыл бұрын
Allaha kuxifdiyo abwaan qaaliya Iyo caalimba adaa ah waa afqabeen geesiya
@khadarmaano6326
@khadarmaano6326 6 жыл бұрын
Sax weeyi gabagaa yuusuf allaah ha ku dhawro
@nehliitabae75
@nehliitabae75 6 жыл бұрын
Odeygan waa tageraa
@jirfe
@jirfe 6 жыл бұрын
Kkkkkkk hadalka soo koob dhalinyarada u sheeg in aay qabyaalada joojiyaan madaxweeynuhu na waa in uu wasiiradiisa ku ilaaliyo sida aay haaw shooda
@hibaqmohamud7416
@hibaqmohamud7416 7 жыл бұрын
wlhi run ayaad sheegtay beenta maha alle ha naga badbaadiyo dhibka raga siyaasiyiinta allow somali u gargaar
@unknownnigga4095
@unknownnigga4095 7 жыл бұрын
la iskama hadlee xiskàa laga hadlaa" yuusuf shaacir allaha garashada kuu daayo
@engmahamedbare1342
@engmahamedbare1342 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk.walaahi.waalayaab
@shaniiboy3079
@shaniiboy3079 6 жыл бұрын
Masha Allah Abwaane I do bleive In you
@samadoonkasoomaaliyeed1637
@samadoonkasoomaaliyeed1637 6 жыл бұрын
Waa xaqaa iga jira
@bashiirshariif9983
@bashiirshariif9983 3 жыл бұрын
Abwaanshsaaacir
@madheedhle
@madheedhle 6 жыл бұрын
walee waa aqoonyahan Allah yacizak
@aishan121
@aishan121 5 жыл бұрын
Shaacir adeero marku fadhiyey afka kubuuxey waxani wey jireyn ma matad aragtey wa bidar madhan show ninku wa islayab
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 6 жыл бұрын
Musuq maa suq usheeg habar jeclo
@abdidekjama6417
@abdidekjama6417 7 жыл бұрын
eheh eheh Abwaan gabayga ninka yiri kuwa kale ayaan dhaamaa sidii dhurwaa oo yiri Dhidar soo kama qurux badni. Waa hadal xeeldheer.
@HAADTV846
@HAADTV846 6 жыл бұрын
aduunka waxa jira abwaan wqaxaan uguyjecelahay isaga
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 5 жыл бұрын
Ma laaluush buu ku siiyay.
@ashaadana9295
@ashaadana9295 5 жыл бұрын
Doqon
@nabadraadshe
@nabadraadshe 7 жыл бұрын
Ninkan markuu hadlayo waxaa arki kartaa gowsihiisa!!!
@ahmedyusuf6050
@ahmedyusuf6050 6 жыл бұрын
nabadraadshe intaad waxaas oo xikmada dhagaysan lahayd ayaad Abwaanka ilkihiisa noo sheegtay. Waar ileen doqoni waa tanoo kale!!!!
@abel6767
@abel6767 5 жыл бұрын
Aad baan ula yaabay commentigaaga Waxaa kaa muuqda inaad kuwa dadka ka hadla aad tahay weliba u fiirsada. Miyaaney abuur Alle hayn ma abuurka Ilaahey bad dhaliileysaa. Xikamada uu Ku hadlaayo kuuma muuqato miyaa. Adigana kollay markaad hadlayso meel ceeb ah baa Ku muuqata sow ma aha Alla ha Ku caafiyo.
@rachiisulub3892
@rachiisulub3892 5 жыл бұрын
Waxani maangaabsanaa
@xasanxasan1921
@xasanxasan1921 7 жыл бұрын
soo kordhiya gabayada
@gulaidabdi4470
@gulaidabdi4470 6 жыл бұрын
Beenaaale
@cambobago9925
@cambobago9925 7 жыл бұрын
qabiilayste ayaad tahay maxaad labada marxuun illahay naxariistii jano haka waraabiyee midna alleh ha uu naxariisto ku tidhii ka kalana aad u odhan wayday.sharaftii abwaan laha waad ka hoosaysaa .
@jimalemohamed68
@jimalemohamed68 6 жыл бұрын
Cambo Bahgo wll qofka bini adamka ah waxbu ilaabi kara waana laba qofo muslima
@hassanossoble9435
@hassanossoble9435 5 жыл бұрын
Dedan waana daalacan Magaceedu Diran Maasadan Dawaafka ah waa dardaaran waayeel door iyo Abaar Xaqa Daaw Masuulku Leeyahay.Anoon Diidin Taa Tiri NAFTA dood Dib ugu celi Garo weedha dalabta leh Dadka qaarna Duray waxaa loo daliishay
Sheekadii Hure Walaanwal iyo Cambaro oo dhameystiran
1:36:56
Hawraar Music Production
Рет қаралды 997 М.
Apple peeling hack
00:37
_vector_
Рет қаралды 117 МЛН
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 11 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
Bandhig Suugaaneedka - Abwaan Yuusuf Cabdule  Shaacir
1:00:09
SAAB TV
Рет қаралды 22 М.
FALANQAYNTA  BUUGA SIINLEY Q2-AAD.
53:42
Horn Cable Tv
Рет қаралды 351 М.
Somaliweek Festival 2016 Day 2  Pioneering Creativity, Part 1
1:23:37
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 49 М.
Abwaan Gaariye AUN oo Idaajaa U Jawaabaya - Maansadii Deeleey.
24:01
Qaar ka mid ah Qisooyinka Fanka #Astaan Tv
32:02
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 72 М.
BARNAAMIJKA MAHIIGAAN IYO HABEENKA MARTIDA
2:04:54
GOLAHA MAHIIGAAN
Рет қаралды 121 М.
Apple peeling hack
00:37
_vector_
Рет қаралды 117 МЛН