Miisaanka Maansada Caraale vs Gaariye (Dood)

  Рет қаралды 44,906

Bartamaha

Bartamaha

15 жыл бұрын

Visit www.bartamaha.com/ Your Gateway to Somali News and Entertainment.
Miisaanka Maansada : Yaa qoraal dadweynaha ku dhex faafay lahaa? Yaa qoraal buug dhamaystiran ah soo hor saaray?
Tani waa doodii miisaanka maansada bilaabideedii, faafinteedii iyo helideeda ee dhexmartay Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac(Gaarriye) iyo Professor Cabdilaahi Diiriye Guuleed(Carraale).
Doodu waxay ka dhacday Oslo, Norway, 2008. Arrinta weli taalaa waa in la kala garto qofka ku horreeyey qoraal faafa iyo qofka hor helay miisaanka
maansada. Gaarriye Xiddigta Oktoobar ayuu Janaweri, 1976 ku faafiyey qoraal miisaanka maansada la xidhiidha oo gaaray dadweynaha. Carraale 1975 ayuu dhamaystiray buugii Gorfeynta Gabayga. Buugaa oo teeb lagu garaacay ayaa Jaamacadda Ummadu ka iibsatay Carraale, sida dadkii xog ogaalka ahaa ee Jaamacadda Ummada xilligaa
ku sugnaa qirayaan.
Daawo dooda labada aqoonyahan. Bartamuhu waxay mahad weyn u celinayaan Bare Sare Cabdillaahi Diiriye Guuleed(Carraale) oo dooda muuqaalka
ah na soo gaadhsiiyey. Qaybaha dambe ee doodan dib ayaan idiinku soo gubin doonaa.

Пікірлер: 34
@apdicazaanyo1333
@apdicazaanyo1333 3 жыл бұрын
2021 inta daawanaysa farta soo taag.
@AhmedAli-if8zt
@AhmedAli-if8zt 4 жыл бұрын
Waxaa laysku haystaa: Miisaanka Maansada yaa hor helay? Gaariye (IHN) wuxuu ku doodayaa inuu isagu hor-daabacay "Miisaanka Maansadda laysku hayo; Caraale isaguna wuxuu ku doodayaa in tiisu ay ka qoto-dheertahay. Gaariye wuxuu daabacay 1976; Caraalana wuxuu daabacay 1978. Markaa Gaariye wuxuu leeyahay, "mar hadii aan kaa hor-daabacay anigu, maxaad buugga ugu xusi-wayday in aan anigu kaa hor-daabacay?" Aniga waxay iila muuqataa inuu Gaariye saxan-yahay oo uu garta ka helay Caraale.
@cabdimajiidkhadar6631
@cabdimajiidkhadar6631 Жыл бұрын
Madmadooboow Alllaa ku yaqaan
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Gaariye ayaa leh Miisaanka Maansada
@mostafheahmed138
@mostafheahmed138 7 жыл бұрын
Gariye gartaye malintii igu horaysay een maqlo carale 6 december 2016
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 жыл бұрын
Aniga aragtidayda waxaan u arkaa inuu gaariye saxsanyahay.
@cabdimajiidkhadar6631
@cabdimajiidkhadar6631 Жыл бұрын
Haddaan eego qaabka ay u soo bandhigeen dooddooda, waxa aan is leeyahay "Miisaanka Maansada Soomaaliyeed" waxa hor daabacay Gaarriye. Laakiin, kii ku horreeyay wali calaamad su’aal cas baa saaran, madmadow badanna wuu ku jiraa.
@liibanmedia3327
@liibanmedia3327 7 жыл бұрын
Abwan mohamed xashi Dhamac Gaariye ., Wuxu cadayey tarkhdii uu hawshiisa so gud biyey Halka uu Abwan Caralena Latagan yahay Qalab kii an ku dabici laha ayaan waayey Markaa waxan leeyahay Ina laaha yaclamu fi su duur Bini adamku ma cadayn karo waxa laab ta qofka ku jira lkn Sida inoo muqata waxa malkhati ma Doona inuu bulshada ama Umada UU U Horkeenay Abwaan Gaariye
@azlmcl198
@azlmcl198 8 жыл бұрын
anigu inkastoon ahey dhinaca gaariye lkn cadaalad baa loo baahanyahay labadan shakhsi ee cadiimka ah kala qancisa sida sheekadani u socoto gaariyaad mooda inuu saxsanyahay lkn alla og ka xaqa ku leh ku dheeraan mayno ee lkn 7sano ayaa kasoo wareegtaye yaa helay garta cidi ma garanaysa talow
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
gaariyaa saxsan
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 14 жыл бұрын
Anigu Shaqsi ahaan suugaanta gaariye hal maanso oo ka mid ah maansooyinkiisa ma dhaafsadeen maanso kasta oo la tiriyo waa nin rug cadaa ah oo si Gun Iyo Qoto dheer u curiya Suugaantiisa . waa mid laakiin. hadana jacaylka iyo gartu waa laba aan is gelin karin , hadii Abwaan Gaariye uu leeyahay waa in loo xukumaa Prof.kuna uu Haneeyaa siduu dhaqanka iyo Hidaha Somaliland Lagu Yaqqaanay,
@Cukaashe.
@Cukaashe. 4 жыл бұрын
Waar maaha waxa laga hadlayaa Somaliland Waa arrin utaalla umadda somaaaliyeed Oo Dhan Dhame on you
@haduuman2007
@haduuman2007 15 жыл бұрын
Thanks Bartamha for your posting. keep up your hard work bro.
@kediye2001
@kediye2001 11 жыл бұрын
Soomaali waa wada ma quure, war heedhee isu quura libinta subxaanallaah.Waxan u arkaa in caraale uu aasaasay miisaanka maansada, aun Gaariyana uu horumarinteeda lahaa. Maxaa Soomaali halkaa dhigay waa inaan wax la isku quurin xita caafimaadka yaabay anigu!!!
@cabdifataaxzeero1873
@cabdifataaxzeero1873 9 жыл бұрын
abwaan gaarriye aay horaan qoraay ayan odhan kar ruunti wayo miisaanka mansda ma aaah wax sahalan
@Aniga291
@Aniga291 11 жыл бұрын
This is NATIONAL TREASURE... Waa ku mahadsan yihiin howsha ay qabteen laakiin gari 2 kama wada qosliso....
@abdulkariimmichel1323
@abdulkariimmichel1323 7 жыл бұрын
hadii taariikh ay noqoto abwan gariye aya saxan marka la dhagaysto laba dood lkn saxsananta waa baab gaar ah siduu sheegay abwan gariye taana waa muhiim.inuu cadeeyo in laga horweyay abwan abdilhi
@cajabmedia4680
@cajabmedia4680 2 жыл бұрын
Illaahya ha ku naxaristo gaariya si aqooni ku jirto ayu u garnaqsanaya xagaana waxa ka cad inuu isagu hor helay Allah yarxamak aabaha miisaanka maansada
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 14 жыл бұрын
Hadii Prof. Caraale Yeeshana waa in loo xukumaa oo Abwaanku U haneeyaa.. Sidaasaan Xaga Kala Xukumistana Waa in aan Dhex ka ahaanaa. ... Wasalaaaaam
@nadiirhassan5138
@nadiirhassan5138 11 жыл бұрын
waar ninkan muxuu ahaa la yidhahdo caraale ileen gaariye garame waa abwaankii weynaa ee caaanka ahaa misaanka mansada maxa garanaya nin gabya mise nin aan gabya ahayn bal eega kan gaariye ku haysta isaagu ma abwaanba
@amiingadari4474
@amiingadari4474 11 жыл бұрын
salaan, sida dooda wajigeedii hore ka muuqda waxaa cad inuu gaariye arinkaasi xaqiisa leeyahay maadaama uu markhaati ogol yahay halka caraale uu sidii ciyaalka ninkaasa ii markhaatiya hadana ha waydiinina TIMIR LAF BAA KU JIRTA lkn insha allah waynu la socon halkay ku danbayso
@Dangarad.01
@Dangarad.01 3 жыл бұрын
Gaariye ayaa leh
@siyaaddeex2143
@siyaaddeex2143 8 жыл бұрын
anigu waxaan isleeyahay gaariyaasaxan caraale su aalsha lawaydiiya wuu kawar wareegayaa taan qoray ayaan wacnay uun buu leeyahay nin faanaaya iga dheh
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 4 ай бұрын
Caraale waa qoloma?
@nadiirhassan5138
@nadiirhassan5138 11 жыл бұрын
dhamaan nimankii uu markhatiga uu qabsaday caraale sida hadraawi ,cureeji dhamaan tood waxay yidhahdeen markhaati uma nihiin sidaaas ayay been ku nooqotay oo gariiye jaaraadikii soo bixii jiray muqdisho ku cadeeyay
@xkhaalid798
@xkhaalid798 3 жыл бұрын
Ok doodu wa wacan thy kii yeeshaba wa dhaxal somaliyeed
@GUJIIZ
@GUJIIZ 13 жыл бұрын
Horta manta ka horow CARAALE MA MAQAAL doodaan qaybtaan waxad mooda in gariye wax badan ka ku saxsanyahay mar hadu markhatiyadi yidhi ha loo yedhoo ralii uu ka yahay muxu uga gabanaya carale? wa cajjiib .....date iyo WLM....haba dambeyene...horta markhatiyo ha la keeno. elyn garta wa "maraga"?
@bartamahanews
@bartamahanews 15 жыл бұрын
Gaarriye Xiddigta Oktoobar ayuu Janaweri, 1976 ku faafiyey qoraal miisaanka maansada la xidhiidha oo gaaray dadweynaha. Carraale 1975 ayuu dhamaystiray buugii Gorfeynta Gabayga. Buugaa oo teeb lagu garaacay ayaa Jaamacadda Ummadu ka iibsatay Carraale, sida dadkii xog ogaalka ahaa ee Jaamacadda Ummada xilligaa ku sugnaa qirayaan.
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Dhoor jeer baan dhageeystey oon dhuuxay waxaa ii cad in Gaariye uu leeyahay miisaanka maansada lkn Caraale waxaad moodaa inuu kala hadlayo
@amiingadari4474
@amiingadari4474 11 жыл бұрын
adigii dooda soo dhigay ayaa dadka been ugu sheekeenaya laba nin markay doodayn ninka dooda guusheedu raacday wuu cadyahay gaariyana markuu gar dhiganayo wax cad oo marag doon ahayn ayuu ka hadlaya halkuu ninka kale ama caraale uu si ciyaalnimo ku jirto u doodayo
@bartamahanews
@bartamahanews 15 жыл бұрын
Yaa qoraal dadweynaha ku dhex faafay lahaa? Yaa qoraal buug dhamaystiran ah soo hor saaray? Tani waa doodii miisaanka maansada bilaabideedii, faafinteedii iyo helideeda ee dhexmartay Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac(Gaarriye) iyo Professor Cabdilaahi Diiriye Guuleed(Carraale). Arrinta weli taalaa waa in la kala garto qofka ku horreeyey qoraal faafa iyo qofka hor helay miisaanka maansada.
@liibanmedia3327
@liibanmedia3327 7 жыл бұрын
Abwan mohamed xashi Dhamac Gaariye ., Wuxu cadayey tarkhdii uu hawshiisa so gud biyey Halka uu Abwan Caralena Latagan yahay Qalab kii an ku dabici laha ayaan waayey Markaa waxan leeyahay Ina laaha yaclamu fi su duur Bini adamku ma cadayn karo waxa laab ta qofka ku jira lkn Sida inoo muqata waxa malkhati ma Doona inuu bulshada ama Umada UU U Horkeenay Abwaan Gaariye
@amiinali2228
@amiinali2228 2 жыл бұрын
caraale inuu been sheegayo labaclabacda beentiisay kamuuqataa kkkkkkkkkkk
Miisaanka Maansada Caraale vs Gaariye part 2
29:19
Bartamaha
Рет қаралды 22 М.
Miisaanka iyo Godadka Maansada Siciid Maxamuud Gahayr
37:57
Siciid Maxamuud Gahayr
Рет қаралды 2,5 М.
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 78 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 82 МЛН
Abwaan Gaariye Oslo(  Afkeenu waa kan na mideeya)
57:28
Maqal Radio
Рет қаралды 113 М.
Daawo abwaan Gaariye "Dabataxan". subtitle
34:49
Suber H
Рет қаралды 28 М.
Barnaamijka Xulashada Kaydka By Kuraase HCTV
37:32
Horn Cable Tv
Рет қаралды 229 М.
Ujeeddooyinka Curinta Maansada iyo Macallin Gaariye, Abijaan 1995
18:06
Hal abuur. miisaanka maansada 2, Gahayr by Khadiir(Qawdhame)
41:36
Cabdillaahi Suldaan Timacade Gabayadiisii (Qaybta1aad)
1:10:02
BAADIGOOB
Рет қаралды 355 М.
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 78 МЛН