@@superfun1819 Kkkkkkkkkkkkk waan qabsanaynaa haddaan soo qoray yaad ii malaysay !!!!!!! Yaan ahay anigu?
@Suldan91Suldan8 ай бұрын
Hassan munafuq in u Somalida qabil qabiiil madax isku galiyo buu ahaaa u jeedkisa
@FartomatiJ8 ай бұрын
Reer dalal diini iyo dir iyo saleebaan oo hal dhinac ah buu ahaa waxaana ku adkaaday beesha reer dalal kuwii soo duulay ee dir iyo habargidirta ahaa dhaawacyadoodiiiyo meydkoodii beey ka carareen maanta waxaay ilaa iyo jada lagu daweenayaa isbitaalada caabudwaaq hadana waxaa la isku hor fadhiyaa xeelaale banaankeeda kuwii habargidirta ahaana dagaalkii ugu horeeyay baa lagu riiqay meydkoodii intii eey ka carareen ma ahee intii kale cadoodo ilaa dhuusamareeb buu daadsan yahay
@YahyeAbdi-vb5cq8 ай бұрын
Umaley maayo in madaxweyne xasan naceebka aad uqabto in madaxwene farmaajo kugu jeclaanayo Soomali wali geed ayey qabiil iskuleyn jirtey