ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARAABIYO GACANKA XAQDARAN AYAA DISHAY
@XuseinmaangeCusmaaniidle13 сағат бұрын
yaahuu alle magan waa cawaan illaahow u naxariisto waxay lila tahay in masiibo laga dhaxli doona yaahuu alle magan illaahow khabooji
@maryanigal334914 сағат бұрын
Yaahuu somali intay maat Ada sodas u gal Ayaan carada alle la hurimasyo
@nuuurcbdii15 сағат бұрын
🥺🥺 🥺 🥺 .. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@AyaanleCabdulaahi-t7s14 сағат бұрын
Wll alaha qaado dhibka ku hesto
@mariambalqiis7574 сағат бұрын
Subxaanallaah Labadii qabiil Ee Ood wadaagaba Ma isdil iyo Ceeb baa dhextaal Bal may Horumar kashaqeeyaan iyo iskaashi. Kitaabka Allah Usoolaabta Soomaaliyeey Qiyaamaa dhow Bal Qof waloba is xisaabi Markaad dhimato Maxaa kaa danbeeya فماذا بعد الموت
@bulohus854810 сағат бұрын
Subxaana Allaah !! Dhulka saas u - Eg Ee Saxaaraha ‘Ah !!! Maxaa - Saas laysugu Dagaal Ayaa!!!? إنا لله وإنا إليه راجعون! اللهمً أرحمها 😭😭😭😭😭😭😈
@casiloGedi3 сағат бұрын
Ilaahay aakhiro iyo aduunka ha ka jaaseeyo
@hamdiwarsame989415 сағат бұрын
Ilahay hakala qaboojiyo.
@safiyohussen99694 сағат бұрын
waxa la rabaa ina is diishan oo is baabi.isaan oo is gaabisa cadawgiina ne dhulkiina sahal ku qato walahi inadan nolol arkenina haduu itopiya idin qabsato waryaa aqli yeesha oo idin dhaho is daaya waxa arki Doon tan Malin aad ka shalaysan allaha u naxariisto walashas
@Nasriin-q9o4 сағат бұрын
Dagaalka wali waa socdaa 😢
@dhoolnuur840013 сағат бұрын
Ilahay xalqayr qaba hakeno
@sahraahmed-fv6rj11 сағат бұрын
Waa cawaan diinta ka aradan😢😢😢😢😢
@MohamedIbrahim-wq8iv13 сағат бұрын
La Illaha Illah Allahu Akbar Illahay akhiro iyo Addunba hahoojiyo Kuwa Dulmiya Biri magaydada
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp5 сағат бұрын
AALLAHU HA U NAXARIISTO AAMIIN WLLSHE
@deqawarsame-ml7fm15 сағат бұрын
Wa deris illahey hakala qabojiyo
@makohassanyusuf8403 сағат бұрын
Waa arin xanuun badan gabar maskiina iyo waliba naf kasta meshey ku jirta in nafta la dhaafiyo lakiin waxa la tegeya meelan laga dhimanen laga gajonen laga duqobeynin waxa dhashana ka carareysid saxiibka ka carareysid danbigaga iyo camalkagana uu ku hor socdo dulmigana alle ma jecla alahayow no naxariiso oo no danbi dhaaf adiga aya weyn oo waaxide
@maslah3455 сағат бұрын
ALLAHA DHEXDHIGO NABADWAARTO
@mohammedpalle593414 сағат бұрын
Anigu waan yaabanahay Soomaali sidee rabaan in eey u noolaadaan qarniga 21aad dadkaan ma leeysku sixiray
@Wanagjecel-w2m6 сағат бұрын
Sxb somali wa lasku sixra umalena wa dad wax isku ogoleen is nacab madaxdooda caaya mid walpo munafaq nimo meel la ordaa .oromadana af somali barteen side isku dagaalana
@Wanagjecel-w2m6 сағат бұрын
Ani farmaajo wa tageraaye ano abgaal dalin yarada hawiyana macayeen hada darod waxa arka hawiyaha naceb ku ah ba caaynaayo xasan war qofka qaladkisa si edab lo sheega madaxda wa la ixtiraam sxb lkn darood waxa waaye ada anaka taleen manola talaayo waxaasna masocoto . Ahmad madobe itoobiyaan oo lasaftay shababna waxe mesha ku joogta wa is ogyihin dowlad xogan oo somaliya ah lama rabo sxb
@Wanagjecel-w2m5 сағат бұрын
Anaka inta is nacab nahay is caayneeno oo wax isku ogoleen oromo af somali abarato ashegato dhulkaagana aqaatado
@Madaxey-r2f2 сағат бұрын
Qabiilka Soomaaliyeed ee aay Habargidir deris la tahay Adduunka wuu ku imtixaaman yahay Wallaahi! Qabiil waagii beryaba uu u hillaacayo Dhiigga dadka deriskiisa ah oo aaysan celineyn, ballan, heshiis, Muslim nimo, derisnimo waa imtixaaman! Ilaahow deris ha nooga dhigin! From Gedo /Jubaland
@Wanagjecel-w2mСағат бұрын
@Madaxey-r2f sxb qabyaalada daa habargidir hal qof ma aha walalo dadkana dad fcn iyo dad xun wa jiraan
@BAYUTADOW5 сағат бұрын
Hawiye iyo daarood waa dad duli ah arimaha noo caad ah somalida kale ka suurta gasho.
Sorry Walaashen Allaha badbaadio 😢😢😢 Am very Sorry ya Allah 😢😢 Aad ban UGA xumahay . Sorry.sorry😢😢😢😢😢😢😢😢
@hamdiwarsame989415 сағат бұрын
Ilahay ha cafiyo. Dadkan walaha ilahay hakala qabojiyo.
@SuusaaniMaxamed14 сағат бұрын
Yaaaa ushegeysaaaa sooo tiigariga la marsiiiyey o ninmanka meyd garaceeen
@qaliilaxmedqaliil15 сағат бұрын
❤❤❤
@Heimatar15 сағат бұрын
Naclaa aabahood kuyaal , Soomaaliya waxee u baahantahay madaxweene digtaatuurka madaxa ka tumo uma baahna dimuqraadiyad dadkan waa cawaan in la dhaqan celsho u baahan illaahoow usoo dir nin ku fariisto aan ka kicin sida Ruushka iyo shiinaha taas ayaa illa saxsan waa xaqiiq Soomaalida ninkii cabsi galsho ayaa u talin karo.
@dowlaay-205 сағат бұрын
😅😅 wa runta mid madaxa nooga istaago dictator ah Allaha no keeno. Soomaliya dagaalkoda too much o noqday Allaha kala qabojiyo.
@abdulkadiryousuf7395Сағат бұрын
Hal Wax An Idin Shego Odayga Dagal Ogaha Ee Ujedo Lee Ujedo Lee Dhiga Umada Somaliyed Ee Muslim ka Iyo Wiilka Asna Dilka Odayga Amray Utagan Iyo Midka Media Ujogo Inuu Soo Dhigo Iyo Gabdhaha Dagalka Ku Jiro Dhamantod Horta Ma Hidin Dad Cadowga Umada Somaliyed Ka Celinayo Ama Usoo Jedo Marka Umada Isku Leysan Cadowga Waa Ku Farxa Wana Soo Dhawadaa Allah Ayaa Nagu Salidi Doono Cadow An Unaxarisan Dhamantiin Ee Dhiga Umada Somaliyed Allah Uga Cabsada Qabil Haku Leyninee Qaranka Ku Difaca Oo Carada & Bada Ku Difacda Hadii Kale Mardhow Magacin Waa Dhumaa Inshaa Allah Oo Wadan Somaliyed Ma Jiri Dono Dhulka Iskaba ilow 😢 Yan Laga Dheran Naxarista Allah
@mukhtarahmedmohamed15 сағат бұрын
Life no blanc in Somalia we need justice 🙏
@hanansaid73946 сағат бұрын
😢😢
@Mirhan77715 сағат бұрын
Xasan baaaa walaaqaya jiicboor
@ogaaloge328114 сағат бұрын
Xasan ma kun qof buu noqday guriga ayeeydaa citaa haduu dhinac kadumo xasan baa kadambeeyo kuwerdi😂
@Mirhan77714 сағат бұрын
@ogaaloge3281 of course xasan ka danbeeya
@AbunawafAljabarty13 сағат бұрын
GARGUURTE KOOYE IS DIL KOOYE 😂😂😂
@IRIR-SAMAALE_11412 сағат бұрын
Haddii aad dhuusto xitaa ma xasanaa..hhh
@AbunawafAljabarty2 сағат бұрын
@@IRIR-SAMAALE_114 DHUUSO SAMAALOW GARGUURTE TEERMKIISA HORE SIDAANO KALE AYEY EHEYD
@sulemandahir920812 сағат бұрын
allow kala khabooji
@FY-Editzz12 сағат бұрын
ITOOBIYA "ABII AHMED* dab ayuu ku shiday Soomaalidii qabyaalada madax martay.
War heedhe soomaliya meel kasta ma laba reer ayaa isku haysta? Oo waliba dhul isku haysta? Inkaarta inagu dhacday maxay ahayd? Bal caawa hal gobol oo aan labo reer isku haysan ya sheegi kara?
@abdulahiabdi502014 сағат бұрын
Dal ba'ow yaakuleh
@casiloGedi3 сағат бұрын
Dadkaasi waxaas sameeyaa markasta waa doqomada leelkase fulay wuxuu ka aarsadaa maskiinta laakin sacad ama waa dhibtaan amase dad hub sita bay la diriraan waa gun leelkase
@habanewaikaa244811 сағат бұрын
Adeero sheeeg cida ka danbeysay mopryanida koley cid ba lagu yaqaan!
Sorry gabadh sidee loogu quudhay sidan xataa haddii ay ku jirtay ????
@عبدوحد-ح9خ14 сағат бұрын
😢😢😢😢
@owsedguresuul879414 сағат бұрын
Why aad U qarineysaa dulmiga waabad Soo sawirtee
@MohamedSharif-bn3rr14 сағат бұрын
War xal waxaa ah in la xasuuqo oo Ethiopia xukumto. Way u hogaansamaayaan. Soomaalida ma xishooto wayse cabsataa!!! Horaa loo yiri. Halagu baxo maxaa ka wadaa, war magaala la joogaa ee dhaqanka reer miyiga jooji munassarow.
@dadaalintaaadcaafimaadqabt220512 сағат бұрын
Wcs wr wb
@Mariadiamond1292 сағат бұрын
Xabadu nin iyo naag makala taqaane beenta iyo belaayada jooji indho weynow hiil hawiyaa wadaye gabadhan ragay la socotay baka cararay xabadii leys dhaafsanayay baaku dhacday gaarina ma marine beenta iska daa isbitaalka galdogob baa la geeyey weyna caafimaad qabta halkasa lagu dabiibaya iyadaba hadleysay oo la wareysanayay lkn ceyda iyo beenta gudbineysid iska daa nin macquula kuuu qabaye yaab badnaa beenta maxa lagu falayaa ?
Kuwaas gabadha sidaas u galay Laguna sheegi karo rag waayo Gabar ayey u nixi waayeen iyadoo beri ah
@cabtanmohamed451410 сағат бұрын
Masibo so kama baqayaan 2qabiil dagalka nacasnimada isku hayaan
@alimohammedibrahim31653 сағат бұрын
Sorry
@abdirazakessa265211 сағат бұрын
2wajiile Khaa in
@DramaReeles12 сағат бұрын
Maxaa uqarinee duleyista. Maad sheegtid mase waad taageersan tahay?😊😊😊
@XashiihoosCabdi-dz5hg9 сағат бұрын
Kkkkk soomali intaas iyo in kabadan ay lajeclahay
@TggYgh7 сағат бұрын
😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@CaliXassan-w5n14 сағат бұрын
RABI HA KALA QABOOJIYO LABADAA QABIIL EE IS DAGAALAYO REERKA LEELKASA WAXAA KU ADEEGTO OO SOO DIRO WAA MAJEERTEEN BAA DABKA GALIYO CAQLI AY ISKA CELIYAAN MAJEERTEEN MA HAYAAN LEELKASA WAR TASHTA LEELKASA OO WAX ISKA DHAHA REERKAAN DABKA IDINKU SHIDANAAYO EE MAJEERTEEN CAQLI YEESHA LEELKASA ALOW KALE QABOOJI LABADAA QABIIL
@duceysane332214 сағат бұрын
Gabartaan dagaalka ayey ku jirtah qori ayey ridaysay lama dilin IsbitaalkA Goldogob ayaa lagu daaweynayah dadka beenta ka dhaaf
@casiloGedi3 сағат бұрын
Allah been badanidaa sawika aad dawaynaysiin soo saar haduu daarood saas samayn lahaa soomaali way heshiin lahayd wadanka baasiinkii gubayay waa adinka
@beautiful715211 сағат бұрын
This is absolutely disgusting behavior. This is a heartbreaking. This people have no faith have no moral have no self-respect. How could you committed a crime against humanity against women and children and then you call yourself a Muslim a Somali the lowest of the lowest