Gabadha weyba raaxe sanebe guskiisa ayeeba qabane 😅😅😅 tan mawaalna
@CadiraxmanKeeroow2 күн бұрын
Adaba kaxun faxishadan so bandhigay.
@nboss8028Күн бұрын
Kawa fadarada la rabo
@ugaasqasim5289Күн бұрын
😢😢😢😢😢😢.maxadacay.wala.
@daryeelfamily84052 күн бұрын
Gabadhuna mawaxa laqanan waayay ayeey kamid tahay
@AbdulkhadirCilmi2 күн бұрын
cunugaan waa filin samee munasar ah
@Abu-ayisha2 күн бұрын
Munasar alle ka baq oo adigu ha faafin fisqiga intee qof baa ku fitnoobi karta teeda kale waa xad gudub qof xanuusan lagula kacay oo dadkii dhalay ay ka xumaanayaan markay arkay muuqaaladaan oo kale oo faafaya adoon faafin la wadaag dadka hadaa rabtid
@JibrilYare-t9r2 күн бұрын
Away camera 🎥 manki dubay
@faafinta71752 күн бұрын
Allah cfyo
@Hawo-f2d2 күн бұрын
KUWA DUUBAAYO MAXEEY UGACELINWAAYEEN YAAB
@maxamudaadanbarre1150Күн бұрын
War waxan dhaqanka xun madlesan
@mohamedsharif7179Күн бұрын
Ka duubay ayaa kasii daran ee camerada ama mobile ku duubay kaasne hala soo qabto
Yaekan naf ayuu lee yahay maxaa laga rabaa asxbta asi lee ma aha dhalin yarada dhan waa sidaas cml yeena isbii jey nina
@MaryanUgaali2 күн бұрын
Gabaadha
@Maria288322 күн бұрын
ADUUNKA ILMAHA XANUNSAN IYO DADKA MASKAXIYAN XANUUNSAN WAALAN AMA CAQLIGA KU YAR YAHAY AAD BAA LOO DARYEELA KUWA KU XADGUDBANA WAA LA XIRA SANADO DHEER
@ZuwerZuwerb-ss9ffКүн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@fartunabdullahi98042 күн бұрын
Subxanllahi subxanllahi 😡😡😡
@dawailesaman89832 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@hassanahmed67602 күн бұрын
Hala dilo ninkan si kuwa kle ugu quus qaatan
@omarali42652 күн бұрын
😢adiga maxkamad maa tahay
@hassanahmed67602 күн бұрын
@ gabadha adiga haday kuladhaln lahyd imawaydiiseen su aashaas
@fantam37862 күн бұрын
Very bad situations crisis
@amedfarah2992 күн бұрын
Asc Subxaanalaah iyado joran ayey ka in kaar galab saden waa wax ay bareen iyada oo yar Maro aan malaynayey tan Maa nasa qabta isma lahayn Kan waa in laxanujiyo si aanu Dib dambe u suubin
@dadaalintaaadcaafimaadqabt22052 күн бұрын
Wcs wr wb
@abdisalanmohamed46782 күн бұрын
Ninkaan fal xun ayoow ku kacay, balse Faafinta Fasahaadkaas Anagaa qeyb ka ah oo haddadaan faafinaayo si aan shilimaad ugu helno! Mushkiladu intaas waa ka weyntahay oo waxaa labaabi’inaayaa akhlaaqiyaadka Bulshada Soomaaliyeed dad waaweyn iyo heeyado ayaana ku lug leh Arrinkaas! Mahadsanidiin
@ZoyaMohasPodcast.-2 күн бұрын
😢😢😢😢
@deeqoqoreey2 күн бұрын
Hala baro wa al shabaab
@ismailhussein8052 күн бұрын
Munasaroow ninkaan qoftaan siduu doono ayuu ka yeelay nin yar maaha waan u jeedna qofka duubayo qof wayn waaye meesha ay joogaan cidlo maaha dadka uu iska eegayo saw uma jeedid iyaduna naag yar maaha qof xanuunsan maaha naasaha ku yaal siday u dhaceen waa loo jeeda waxay gacanta ku haysay qof dhadhamisay ayay ahayd kolay wuu dalooshadee dhaafi maayee isaga madaxa haloo galiyay dhadhimaa waalan baa la yidhi markaa haddii ay waalan tahay maxaa loo daryeeli waayay kolkaas ayaa la waalaa.