"ABIY AXMED WUXUU RABAA BAD & SALDHIG CIIDAN WAX KA SOKEEYA MA UU YEELAYO"

  Рет қаралды 38,062

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 189
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 17 сағат бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 сағат бұрын
💪🏼 ❤️ Kurdistan 💝 YPG & PKK ayaan maanta laga bilaabo taageeraynaa inta Somalida xalaasha ah, HADUU Turkidu 🇹🇷🇮🇱🇺🇸🇪🇹🤮👎🏼 Ethiopia 🇪🇹 taageeray walahi isagaa ku jabi inshaAllah ciidanka uu haystana ee Somali uu kiraystay way kasoo wada noqon sida aniga oo kale 😤 waa abeeso aan kaalmaynay Islaam ahaan isaguna cadowgeena ayuu noo’soo raacay inuu dhaxalkeena sifudud oo khiyaamaysan uu siiyo isagoo Hassan Sheekh oo sahnuuniyadda u adeega kaa’shanayo nacalad haku wada dhacdo Hassan, Abby, Ordogan & kufaarta soo dirsatay 😤👎🏼🇹🇷🇪🇹🇮🇱🇺🇸🇰🇪🇪🇺🤮 walahi wuuna kashalayn marka ciidanka Kurdistanka aan garab siino InshaAllah wayna iman walahi goor aan fogayn qudhmuunka aan ibnu xalaalka ahayn Ordogan 🇹🇷🤧😤👎🏼 Shalay markaan Azerbaijan 🇦🇿 dagaalka ka kaalmaynaynay in dhulkooda ay ka’soo ceshadaan Armenia 🇦🇲 waanna kusoo guulaysanay annagoo ku’faraxsan oo iyaguna aan u aragnay Turkida inay isku dad yihiin guulna waan kasoo hoynay isbuucyo gaaban iyagoo 30+ kabadan ay iska celin kari’waayeen ayaan niyad u dagaalannay laakiin Turkidu ma’istaahilaan walahi in garab lasiiyo 🇹🇷👎🏼😤 Laakiin waxaan go’aan’sanay in aan ka’shaqaynayno inaan ciidankeenii soo noqday aan is abaabulno si’garab aan u’siino Kurdistan InshaAllah waadna arki doontaan inay Turkidu ku jabaan dagaalka uu qaban’qaabinayo bilaha soo socda oon la’socono inshaAllah wuu’jabi isagaana ku ceeboobi walahi qarsanna mayno inaan taageero ufidino sida nalooga digay inaan ka’hadalno in aan Turkida kaalmaynay 😤👎🏼👎🏼Turkida 🇹🇷 iyo Ethiopia 🇪🇹 nacald ilaahay dalkooda haku rido iyo burbur xun ilaaahay ha’u hirseedo wixii Cadowgeena garab siiya tufuuuuuu calaykum 👎🏼🤧🇹🇷🇪🇹🇮🇱🇰🇪🇬🇧🇺🇸🇪🇬🇪🇺💩🤧🤢🤮👎🏼 Kurdistaanna way ka guulaysan inshaAllah Somalidana waannu ka’guulaysan Ethiopia 🇪🇹, Kenya 🇰🇪 Turkey 🇹🇷, Massar 🇪🇬, Yuhuuda 🇮🇱 Reergalbeedka 🇺🇸🇬🇧🇪🇺🇦🇺🇺🇦 & wixii Somalida neceb ilaahay ha’dulleeyo oo jab xoogan aannu gaarsiinaa yarab 🤲🏼 Ilaahay Falastiinidana Yuhuuda haka’dulqaado oo dhulkooda oo Yuhuuda hakala firxad galiyo yarab🤲🏼🤲🏼
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 10 сағат бұрын
Maashaa allaahu parfasoor cabdiwaah waxaad tahay aqoonyahan soomaali ah oo aan qabiil ku shaqeen ayaatahay allaha ku xafido oo ha ku barakeeyo aamiin yaarabi❤❤❤
@osmanmohamed4760
@osmanmohamed4760 8 сағат бұрын
“Asalaamu Calaykum “ Ethopia ma,nihin walaalo! Laakiin waa daris Cadaw ah! Dhulkeeni qayb kamid ah ayay isticmaar ku haystaan. MW Xassan waa Nin Aan Siyaasad lahayn! Waa Nin Raqiis ah oo Hami wayn lahayn iyo aragti dheer!!! War Ninkan wadanka halaga soo gaaro hadii kale meel dheer ayay ku dhici Somali.
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 5 сағат бұрын
itoobiya waa duulaan soomaaliduna waa khabaar moog illaaho jabiy cadawga soomaalia aamiin
@rnoor9763
@rnoor9763 11 сағат бұрын
Dowladeena mexey ugujilcantahay xabashadaan xoogtameeyso marabno marabno itoopia
@saacidcaafi1045
@saacidcaafi1045 11 сағат бұрын
madaxweenahii uku xumaa soomara somali waakan barlamaanka qaar waxeey ushaqeyaan ethiopia
@indhobaaslejanal
@indhobaaslejanal 7 сағат бұрын
Guulayso mooliid iyo Hpn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdulhassan8563
@abdulhassan8563 5 сағат бұрын
Abdiwahab hadalkiisa waa sax turkiiga waa Qayaanuley weyn waaye daneysta turkiiga
@ashaabdi6714
@ashaabdi6714 8 сағат бұрын
Waxan ka baqaya Falastinta somalia inaan noqono somalia hada naxay qadiyad Somalinimo ma lihin waxaan leenahay rer hebel laangab iyo landheere Somalia dhaxdeda iney is cafiso halmel laga soo jeesto somalia waa wadan 100/100 muslim ah gaalna maku naxeyso allow Somalia no badbadi 🤲🏾
@abdifidow3870
@abdifidow3870 11 сағат бұрын
Dhex dhexaadin ma ahayn ee waa Hand twisting uu Turkey u sameeyey isaga ka shaqeeyey Danta Ethiopia iyo danaha ganacsi ee Turkiye ay Ethiopia la leedahay oo ka badan kan Turkiye la eedahay Somaliya
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 4 сағат бұрын
Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kv
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kv 8 сағат бұрын
Itoobiya always xasuuqii ay muqdisho ka geesteen
@muradjcloo4860
@muradjcloo4860 12 сағат бұрын
Xasan shehk waa sida bishar Al Asad oo kale
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 11 сағат бұрын
Hooyadaa ayaa ah Oromo yahay
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 5 сағат бұрын
Oromo loogama baahno meeshan.
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 7 сағат бұрын
Asc mowlid wan ku sallamayaa. Etopia bad marabto lakiin waxay rabtaan Somalia in aay etopia meel cidlo ah oo aay kaladisho Somalia iyo saxiibadeda.weyna kaladishay egepti iyo elletereya iyo turkiga
@maxamedhassan7257
@maxamedhassan7257 9 сағат бұрын
Somalia 🇸🇴 💪💪💪
@IltiredoualePort
@IltiredoualePort 4 сағат бұрын
Hbn online welcome
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 9 сағат бұрын
Hbn waa warbaahin runtii mutaysatay tixgelin iyo taageerid mahadsanidin hbn ustaad mowliid iyo mohamed ade iyo dhamaan wariyayaasha iyo isku dubaridaayasha waxaanan idiin rajeeyay horumar wanaagsan 2025
@A_Ibrahim57
@A_Ibrahim57 8 минут бұрын
Waa runtin illahay han soo hadeeyo ❤❤❤❤❤
@maxcabdiguleed9722
@maxcabdiguleed9722 11 сағат бұрын
Waa run xasan sh waa udiyaar inuusiiyo abiye dhul saldhigkadhigtaan dakada ayleeyihiina Dhistaan, uusiiyo hadalku waxbamataro umadu hakacdo hanakahortagto ama daawada oo qabyaaladkutaageera.
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 11 сағат бұрын
Habarta miyaa kuu sheegtey
@khadijaahmed8241
@khadijaahmed8241 16 сағат бұрын
Shacabka Somali hassan sheikh Ayako ka arkay ficilka uu sameeyay haduu sii jogo cruurta dhalandonto nasiib darnaa kuwa nool hadda dulli ahaa
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 11 сағат бұрын
Daarood isa soo xoreeya idinka marka hore
@Qaali12
@Qaali12 9 сағат бұрын
Allah ayan ugu mahad celinaya in’uu nasiyay madaxwayne Xasan Sheikh, wayo majiro qof somaliyed oo u difaci laha dalka sida Xasan Sheikh uu u difacay. Alxmdlillah gulayso muddane madaxwayne la’aantada gushan lama gaaren 🤲
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 9 сағат бұрын
Hassan DHOQO AMISOM BU 2025 Kuso wada waliba ETHIOPIA 🇪🇹 ba amnigisa ku ilalinaysa VILA HAWIYE
@khadijaahmed8241
@khadijaahmed8241 6 сағат бұрын
Datka qaar comments ka qoraayo wa itobian naga ma caqli badna
@HassanMire-l2l
@HassanMire-l2l 10 сағат бұрын
Masha Allah Prof. A/wahab A/samad.
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 8 сағат бұрын
Erdogan haduu Soomaaliya imaado waa In shacabka reer muqdisho ku banaan baxaan oo calanka turkey 🇹🇷 la gubo iyo Ethiopia 🇪🇹 bada dhulka soomaaliyeed waxaa leh Soomaali xasan sheekh ma bixin bada soomaaliyeed
@foziaibrahimosman9842
@foziaibrahimosman9842 2 сағат бұрын
ALLAHYACIZZAK Cabdulwahab Saad u kala dhigtay dowladah bada cas iyo khatarta ka imaan karta hadii Ethiopia oo aygadaal ka taagan Isreal waana khatar aan la koobikarin
@mmali2980
@mmali2980 8 сағат бұрын
Thanks Professor abdi wahab Please advice To our Somalia people and government to protect our land sea and air.
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii 8 сағат бұрын
🥺🥺 🥺 🥺 . . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 8 сағат бұрын
Asc. Mowliid. Subax wanaagsan
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 сағат бұрын
TURKI WA SIYAASI CAALAMKA DOONAYA IN U HOR YAAL ISU MUUJIYO, DANAHIISA GAARKA AH, SOMALIA IYO ITOOBIYA U KA LEEYAHAY.
@UmuyaasirbaarisXuseen
@UmuyaasirbaarisXuseen 8 сағат бұрын
Ethiopia warkeeda waa cadyahay lkn soomaaliya danteeda ma taqaan shisheeye dantiisa fiirsanaayo ayay daba orodaa
@abdikarimhuseinamin-ev3rr
@abdikarimhuseinamin-ev3rr 10 сағат бұрын
Maasha allah Dr sharaxadaada waxay ila tahay itoobiya waa Israel is rail balan ma lahan waa isku dhaqan
@IdrissGuirrehsougeuh
@IdrissGuirrehsougeuh 12 сағат бұрын
Asc 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤ 👍 👍 👍 👍
@husseinaden7560
@husseinaden7560 22 минут бұрын
Mnsha allah profesorka waa runtii labo wadan oon heshiis ahayn ,siday kuwada ganacsadaab ?
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 9 сағат бұрын
Damac Abiy ee Badda Somaliya halis buu ku yahay qaranimoda Somaliyeed. Abiy wax iska celiya ayuu waayey!!
@moabdu4834
@moabdu4834 10 сағат бұрын
Madaxbanaaninta somalia ma ku xidhna somaliland waayo deh somalia iyo somaliland wexey ahayeen labo qeybood oo kala madaxbanaan oo ku biiray somalirepublic
@mmohamud6977
@mmohamud6977 3 сағат бұрын
Haddii Turkiga uu saaxiib dhab ah la yahay Soomaaliya iyo Itoobiya, waa in uu Itoobiya ku qanciyaa in ay soo celiso dhulkii Soomaaliyeed ee ay qabsatay qarniyo ka hor, intii ay arrimo kale diiradda saari lahayd
@AmarAsensio
@AmarAsensio 12 сағат бұрын
Khabiirka walaahi hadalkiisa usoojeediyey wanladhacey ee arimaha somaliya
@FfLol-vb1oz
@FfLol-vb1oz 10 сағат бұрын
Somali weyan marhuun abwan kadiye
@شمسالدينإبراهيمآدم
@شمسالدينإبراهيمآدم 5 сағат бұрын
Somalida Cadowgooda (1) Kobaad Waauun Madaxda Somalida
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Сағат бұрын
Xasan.she.waa.cawaan Dantiisa.wata.illaahay.Somali Haka.qabto
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 2 сағат бұрын
Siyaasadii soomaaliya wey wareerty
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 3 сағат бұрын
Ptofasoorka wareysiyadiisa oo badan waa dhageystay ma arkin siyaasi Somali oo sidiisa ookale uhadla ama ufakara 5ta Somali ayuu uhiiliyaa afhayeena uyahay waa wadani Somalinimada ku weyn tahay Allaha ha xafido profosoorka
@abdigouled
@abdigouled 28 минут бұрын
Xassan gurgurte ma xakumo somalilan badana casna aniga leh oo Ethiopia sinaya maha dhul hawiye iyo darood nacaladba kugu tala welkom Ethiopia somalilan
@Ceynte370
@Ceynte370 10 сағат бұрын
Soomaali 🇪🇹
@abasmussa7835
@abasmussa7835 11 сағат бұрын
Asc dhamaan umaada soomaaliyed intaa kadib madaxweynaha xasen sheekh wadaanka utuudh iyo shacabka hantidodna ha bixiin ,Ethiopia wa danansi ayey wada wayo ciidankii Somaliayed oo lagu lalayey dolow.waxan odhaan lahaa madaxwayne xasen haraco heshiiski masar iyo Eritrea kasa waxtar leh wadanka iyo shacabkaba.
@AhmedHandule-b5p
@AhmedHandule-b5p 9 сағат бұрын
Somaliya,iyaduba marabto wadajirkeda,cilladdiina haku canaananina cidkale
@axmed8798
@axmed8798 13 сағат бұрын
WAAR XASAN SHEEKH WUU WAREERAY
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 сағат бұрын
MADAXWEYNE XASSAN SHEKH, SIDEEBU ITOOBIYA OO CADOWGA SOMALIA AH IN UU KALA HADLA XATTA DHULKENNA IYO BADDENA, XASSAN SHEKH WA QOF AAN CAQLI LAHEYN EE QARANKA HA LAGA GAARO, HADDI KALE 120 MALYAN OO ITOOBIYAN AH, AYA DALKENNA QABSAN RABA.
@mmohamud6977
@mmohamud6977 2 сағат бұрын
France should be sued by the countries in the Horn of Africa because it has established a navy for Ethiopia, a landlocked country, and during its recent visit to Ethiopia, it marked the Red Sea as a point of interest. As a European nation, does it have the right to dictate over the waters of the Horn of Africa? This is unjust and should be brought before the International Court of Justice because it is inciting conflict in the Horn of Africa!!!
@FfLol-vb1oz
@FfLol-vb1oz 10 сағат бұрын
Xassan dhigo no more
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 12 сағат бұрын
Abiye waa dhul doon bad doon waxba inooma soo kordhin heshiiskii turkiga ka dhacay itoobiya waa cadawga koowad ee somalia inooma samayn naf hur lkn way inagu soo duleen sidaa darteed yaan laga bixin heshiiska masar iyo erittea waa muhiim sidaa darteed waxaan uga baahanahay 50000 oo ciidan ah oo degdeg ah ugu yaraan
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 сағат бұрын
ITOOBIYA CIIDAN BADDEED, WAXAY U SAMEYSATAY, IN AY BADDAHENNA QABSATO, XASSAN SHEKH OO CALOOSHIS U SHAQEYSTA AH AYEY JEEBKA U QOOYEEN.
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 8 сағат бұрын
Xasan sheekh ma bixin karo bada soomaaliyeed
@MahamudHirmoge
@MahamudHirmoge 9 сағат бұрын
Turkigu waxulayahay dad somaliyed oo sirisos ah xaga arimaha itobiya marka turki muxu samaynkara hadiba madaxwayne xasan sheekh uu ogolyahay inu bad siyo itobiya oo una siriyosba ahayn turkigu wushegay
@user-cm5cs7vg8c
@user-cm5cs7vg8c 10 сағат бұрын
Taladaan waa in lataageeraa Ethiopia waxay rabtaa iney Umada Somali gaajo kudilaan gabdhooda Amxaar sidii Dhulkii Somali halbeed Cabdi Iley lacnahu Allah
@user-tp7to3jx8h
@user-tp7to3jx8h 5 сағат бұрын
Al shabaab in lahubeyo ayaa fiican
@farahcarlos3669
@farahcarlos3669 9 сағат бұрын
✍️📕Ma Run Mise BEENTA khiyaaliga ✍️🇸🇴soomaaliyeey Runta u KAALAYA Runta ku soo DURKA 🧏‍♂️WELIGIIN ITHOPIA HA AAMININA ✍️❎️ WAAYO LABADAAN DAL WAXAA DHEX MARAY COLAAD SOO JIREENA ❎️🇸🇴🇪🇹 MABA IS AAMINAYAAN weligood 🇪🇹Abiy Ahmed 👉🇪🇷🏖🏝 Eritrea Adigaa siiyay badaadii Asab vs Musawac 🇪🇬 Egypt waa in aanu ciidamo bada ah ka helaa ✍️❎️ARINTAANA IN PRESIDENT ERDOGAN uu faraha kala baxo Baa u wanaagsan 🧏‍♂️ WAAYO waan kaa shakinay ✍️Waaa la kala shakiyay ❎️🇹🇷turkey waxba inooma Aha 👏🇸🇴 isku tashi ✍️🇸🇴🗡President hasan sheikh SEEFTA GALKA KALA BAX 🟣🟡🔴🌎🔴🟡🟣
@محبهمحمدحرسي
@محبهمحمدحرسي 8 сағат бұрын
Aadiyoaad baa u mahadsantahay sida asf noog faahfaahiay waana sida saxda ah
@ahmedmire9143
@ahmedmire9143 2 сағат бұрын
Asc.Turkiya Arinta Anastasia buu u caglinayaa 😮
@muhamedmahamudomar5385
@muhamedmahamudomar5385 Сағат бұрын
@@ahmedmire9143 ma ii faahfaahi kartaa waxa aad ula jeedo . Adoo raali ah
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 8 сағат бұрын
FIDNO AAN DAAROOD AHAYN, SOMALI MA LEH!!!!!!.
@omarabdulahitubeeye7305
@omarabdulahitubeeye7305 3 сағат бұрын
Ninkan Waa Kooxdii Farmaajo Waxba Laga Dhagesan Maayo
@mahameddouksieh3630
@mahameddouksieh3630 8 сағат бұрын
The professor is right. Hassan Sheikh is ignorant, ethiopia decimated mogadishu on the premises fighting alshabaab . Ethiopia wants to revisit the same policies that doesn't make sense.
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 8 сағат бұрын
Itoobiya waxaytiri ogaden qaata oo badda nasiiya xasan wuxuu kubadashay lacag yar Balaayo alle kugusalad waa xasan sh madax kuunoqay
@شمسالدينإبراهيمآدم
@شمسالدينإبراهيمآدم 5 сағат бұрын
Dhamaan Eeda Waxaa Iska leh M/W Xasan Qof Walba Wuxuu Ka Fakiraaya Danta Wadankiisa
@isamaancumarcilmiyaash9586
@isamaancumarcilmiyaash9586 10 сағат бұрын
Ethopia laga adkan mayo intey daarood dayuus somalia ka mid yihin wayo iga dabada ku watan daarood danyuus shisheey kal kaal daba dhilif Ethopian
@TawfeeqHassan-ix4qv
@TawfeeqHassan-ix4qv 7 сағат бұрын
لا نريد اعتراف التوبي
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy 6 сағат бұрын
2006dii.xasuuqii.ethiopia.ee.xamar.makhasaaro.ayuuahaa.mise.faaiido.aniga.waxaanqabaa.inuu.faaiido.ahaa.sabab.hawiye.dowladnimo.waaydiideen.waalaguqasbay.inaay.dowladnoqdaan
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 10 сағат бұрын
Umada Somaliyed Iyo Wadankeda Dacif Maha Ee Intey Wax Ka Qaldan Yihiin??? Somalia 🇸🇴 Waa Dacif Wan Ka Soo Horjednaa Kalmadas
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 8 сағат бұрын
UMAD SOMALIYEED HALKAY JIRTAA????.BEENTA IYO HUUHAADAA WAA KA DAALEY!!!!.
@AminaAbdullah-m1z
@AminaAbdullah-m1z 7 сағат бұрын
Somalia stop drama 😂😂😂😂😂😂😂😂😂is over
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 10 сағат бұрын
Maxaad naxli kaa buuxaudhimo cuqdadaada wuxuu Afkiisa Kari layahay Berbera Adiga iyo kaad wareysaneysaa waxaan tihiin dhasho faqashta
@mustafemuxumed5711
@mustafemuxumed5711 4 сағат бұрын
Waxan la yabanahay somaliya aya bahai lo qaba badeda hadana waxa maxadeni lagu balaminaya Adis ababa wayab waxan taganahay dicif nimadi ugu hoseysay
@husseinaden7560
@husseinaden7560 11 минут бұрын
Mnsha allah profesorka lkn somaliya dhibka haysto siyaasiyiinteeda waa aqoon xumo ,waayo aragnimo siyaasadeed oo liidato ayaa socoto waa sababta somaliya u liidato xiligaan ,uguna egtahay dawlad meel ay u socoto aan garanayn
@TawfeeqHassan-ix4qv
@TawfeeqHassan-ix4qv 7 сағат бұрын
اتوبيا عدو وبعد المسولين السومال عوماله ناريد التحرير اوغادين
@kullownuur430
@kullownuur430 11 сағат бұрын
ASC viva7up ethopa Berrigigii aynu Ka bixxi wayne Baddan logu darra aqli xuma Barray Ka maraysaaaa
@saalahmahamoud8455
@saalahmahamoud8455 11 сағат бұрын
Siyaasada Soomaaliya ayuu Turkigu u arkay mid aan hiraal iyo hiigsi toona lahayn
@IHatemumafiq
@IHatemumafiq 11 сағат бұрын
1000 madaxweyne adiga ma caawin laheed
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 2 сағат бұрын
Uma muuqatee way tahay Soomaaliyeey wax fahma Xasana waa nin waalan, oo nacas ah, oo wuxuu ku hadlayo aan garanaynin micno daradooda
@Abubakar-w3j2h
@Abubakar-w3j2h 8 сағат бұрын
Somaalaay milin walba calancal an dhamad laheyn donimeyno e ficil halalayimado xasan dawadhilif gurgurte an iska dhicino please
@abdulhassan8563
@abdulhassan8563 4 сағат бұрын
Horta madaxweynahen dad aqoon u lehsiyaasada lama shaqeyaan u rayiiga isku darsadan waa ariin yaab leh waaye etobiyaanka marwalba somaliida kii dowlad degaanka kan somaliwey waay xasuqtaa cid wax tiraahda majirto
@husseinhandule
@husseinhandule 8 сағат бұрын
profissorku runta kama hadlayo iyo su,aalaha la waydiiyey kama jawabayo
@Khaalidmaxamedmuumin
@Khaalidmaxamedmuumin 11 сағат бұрын
Xasan illahay imaanka haka qaaado
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 3 сағат бұрын
Sax ma,aha Etiopien ayaa badda la siiyey ,wasiirka arimaha dibada ayaa cadeeyey.
@ahmednalayeh2656
@ahmednalayeh2656 4 сағат бұрын
Turkigu wuxu Doonayaa in uu Danahiisa labda Dal uu ka Leeyahay Hagaajisto, Wato.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 19 минут бұрын
Itopia waa cadawga kowaad ee somaliya, sideen badeena ku siinaa
@maryamsultan2940
@maryamsultan2940 6 сағат бұрын
Soomaaliya Allaah baa umqan bal dad Allaah SWT.guumaysi shalay ka xoreeyey maanta leh haley guumaysto iyadi baa diryaar uah oo rabta Aqooyahanadi Away waa daawnayaan wale iyagoo aan wali soo geelin badi bey shalay dadki xasuuqeen ugeysteen hadana meelkasta dagaal baaka socda oo dhiig baa dadanayaa madaxweynihi larabay inuu dhiiga muslimiinta joojiyo ama ka hadlo safar buu ku maqanyahay war wadankiina cadowga ka ilaashada
@Libbaax
@Libbaax 4 сағат бұрын
Markii shisheeye xaraash doon ah HSM noofu Bedeleen farmaajo maxaad filaysay?
@mmohamud6977
@mmohamud6977 3 сағат бұрын
Haddii Turkiga uu saaxiib dhab ah la yahay Soomaaliya iyo Itoobiya, waa in uu Itoobiya ku qanciyaa in ay soo celiso dhulkii Soomaaliyeed ee ay qabsatay qarniyo ka hor, intii ay arrimo kale diiradda saari lahayd!!!
@salahmohamed9476
@salahmohamed9476 9 сағат бұрын
Waxaa nasiib darro ah ,in madaxda hadda maamula Soomaaliya waa kuwii ugu liitay isla markaasna ugu laciifsan uguna been badan ee maalin kasta lasoo baxaayo midab hor leh sida jirjiroolaha(Chameleons),waxa la qayaanaayana waa shacabka Soomaliyeed. Madaxda noocaan ahna sida loo aamini karo waa adag tahay. Dadka Soomaaliyeed Allaha badbaadiyo.
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m 10 сағат бұрын
Nasibdaro Dalaan rag laheyn Abdisamid itoobiya Maqasaba in itoobiya bad la siiyo yaab war ileen tanokale?
@mmohamud6977
@mmohamud6977 3 сағат бұрын
If Turkey is a good friend for Somalia and Ethiopia, let him persuade Ethiopia to bring back the annexed land from Somalia which hundreds of years ago, instead of looking for something else!!!
@CaliKhalif
@CaliKhalif 4 сағат бұрын
Turkigu toobiya waxla raba dhexdhexad ma ahan
@guledjirde2818
@guledjirde2818 4 сағат бұрын
Ilaa. Afweyne. Soomaaliland. Ilaa. Maanta. Ma jiro. Maxaa. Dooneysaan. Soomaaliyey????? Ka. Hadha umada. Reer. Soomaaliland. Wsc
@kiinali409
@kiinali409 10 сағат бұрын
Soomaali waxaa cadowgood ujabiyey alshabaab iyo maamul gobolaeedyada cadowga ah
@HAAMPE19
@HAAMPE19 8 сағат бұрын
Xayasiintada waa saaid
@XaliimoCali-xs1ou
@XaliimoCali-xs1ou 11 сағат бұрын
Bad uma hayno itoobiya totaliba anaga soomaali baan nahay soomali waadiska dhicin kartaa laakiin mar hduu kulla soo dago is kama fujinkartid from xallima hagan hargasa
@AbiibColaad
@AbiibColaad 11 сағат бұрын
Badacas ayey doonaysaa badcsana Ethiopia badacasna Somaliland ayaa maamusha somalia halkee Ethiopia kasinayaaa
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 9 сағат бұрын
Maxa mamusha kkk 4 don oo kalu maysi Miya mamul la dhaha. 😆😆
@KhadroGurey-p3h
@KhadroGurey-p3h 11 минут бұрын
Dalakii Soomaali waxa uu gacanta ugalay dad aan talin jirin oo badaw ah waxay kafakaraan lacag qadiyad malahan waa dad baahan dufkubax
@Fowzia69
@Fowzia69 13 сағат бұрын
HAWIYE AYAA SIIN ILEEN DAD SOMALI DAN KA LEH MAAHA
@hafsaabdi6857
@hafsaabdi6857 11 сағат бұрын
@@Fowzia69 fowzia abayo afsonaliga iska sax marka hore ad hawiye wax ka shegtide
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 Сағат бұрын
Soomaliida.aqoonyahanada Muxuu.xasan.sh..ula.tashan Waayay.ituu.ajaanib.la.tashanayo
@guledjirde2818
@guledjirde2818 4 сағат бұрын
Asc. Yaa. Keeney. Itoobiya. Cabdillhi. Yuusuf. Oo. Ciidankii. Soomaaliya. Itoobiya. Hoos. Joojiyey. Xarmaajo. Ayaa. Afer. 4. Dekadood. U saxeexey. Imika. Xasan. Sheekh. Bad. Iyo. Beri. U saxeexey. Turkiga. Waa. Maxey. Oo. Soomaaliland. Uga. Duwantahey????? Ma. Horumarka. Umada. Reer. Soomaaliland. Ayeydin. Ka soo. Horjeedaan. ????? Soomaaliyey. ??? Wsc
@Khalif-f1v
@Khalif-f1v 11 сағат бұрын
Dhibatadii c/ yusuf yey and Ali geedi cadowgii Somaliya ku so hogamiyen waa tana mira heedi maanta waxay tagan tahay bad iyo saldhig military ku qabso ku qadi meyside yaab and Ama kaag
@farduus_
@farduus_ 11 сағат бұрын
Dadkan dolada hesto xagee jireen marki xamarbile nalugu garacay aniga oo sidan waxba an u so cararay somalilan waliba baladwene iyo inta guruceel noola galay anaga oo 5 gariya gabar nolaga dilay xagey jireen nimankan hada itobiyanka badena siinayan waligey ma hilmaamayo itobiyan
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 5 сағат бұрын
Wafdoga ay dowlada u dirtey way ku qaldantahey.
Xasan Sheekh iyo Afwerki oo ku wada-hadlay Asmara | Qubanaha VOA
29:40
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Массированный удар РФ по Украине в Рождество
1:06
Euronews по-русски
Рет қаралды 153 М.
Ergadii dhaqanka dacawalay oo ka waramay siday wax u dhaceen.
19:11
MM Somali TV
Рет қаралды 4,9 М.
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН