best song of juba in 1992 ragu baladka uu maru dumarkuna badhaadhaha nice song
Пікірлер: 170
@FardowsoBaliil-cw7tp Жыл бұрын
Jubba heesihiisa wn jeclahay runti Alle cimriga ha udhereyo❤
@mohameddayib2894 Жыл бұрын
Juba wuxu kamidyahay fanaaninta somaliyeed kuwan an ugujeeclahay sabab waa fanaan ay kuwayntahay somalinimadu.cimridheer iyo caafimaad kunooloow
@abdirisackahmed12935 жыл бұрын
Raggu balada uu maro Baasahii ka sheekee Dumarkuna baraaraha Baryo waxan barbaarsho Soo baleeyo caashaqa Ma isaaray buur dheer Baaxa dagiisi Habeenkoo bar tagay baan Soo baraarugaayo Bohol yohow la toosaa Ana ima bogsiininoo Hadal bogan laabtiyo Beer qabooje imaad oran Beer qabooje imaad oran Maad daweeynin boogtii Baan kaama aan helin maah Maah baan ka bowdaday Ruuxaad ka bogan baa Berri tallo u baahdaa Is baan baanan waayaa Aniga is bidayee Meel aan ii banaaneyn Baaxad-soore hay dhigo Hay dhigo hay dhigo
@EngabdikaniAli-m5f Жыл бұрын
Erayadi general cali bare xuseen oo hadeer ah taliyaha Aaga bari ee milatariga somalinland ama waa taliyaha taliska goojacade
Jacaylkeenu barigii Ku abuurnay boorama Bixi wayday beertii 👏👏👏👏👏👏👏 Legend JUBBA waa hees qiimo badan ku fadhida al fanaan juba waan ka xaal marinaynaa jacaylkaa borama aad ku abuurtay ee bixi wayday beertii COME BACK LEGEND JUBBA
@abdihakimjama1877 Жыл бұрын
Rag baa is kale heesta sxb,xasan ganay ayaa heesta iskale qisaduna wa isla xasan ganay
@MohamedHassan-nw4yo5 ай бұрын
Kuma Dhigo xanuunku Waligaaa @@abdihakimjama1877
@boodka35 жыл бұрын
ishcalaa hees Ragu balada uu maro baasihii kasheekee , dumarkuna baraarahaa , dumarkuna baraarahaa baryo waxaan barbaarshoon soo billeeyay caashaqu ma isaaray buurdheer baaxaa daggiisii habeen koo bartagay baa soo baraarugaayaa boholyow latoosaa. Adna ima bogsiininoo hadalbadanka laabtiyo beerqaboojsha ima oran beerqaboojsha ima oran . Madaweynin boogtii baaana kaama aanan helin, maahmaahbaan kabowsaday ruux aan kabogan baa markay talo ku baahdaan isban baanan waayaa. Anigaa isbidaayee meel aan ii banaaneyn baaxad soore hay dhigoo hay dhigo haydhigo baaxad soore hay dhigoo wallee waa cajiib bari samaadkii waan heestii uu kusoo galay heesaha hirgalay
Nimco mohammed Jimale waa tanaaa Raggu ballada uu maro baashihii ka sheekee Dumarkuna Badhaadhahaa 2x Beryo waxaan barbaarshoo soo billeeyo caashaqa Ma isaaray Buur dheer baaxadagisii Habeenkoo badh tagaybaan soo Baraarugayaa boholyow la toosaa Adna ima bogsiininoo hadalka bedelka laabtiyo Beer qabooje imaad odhan 2x Ma daawaynin boogtii baaqna kaama aan helin intaasaan ka garanayaa beydka koowaad
@faadumomaxamuud93296 жыл бұрын
Raggu ballada Uu Maro Baashihii Ka Sheeekee Dumarkuna Badhaadhaha, Beryo Waxaan Barbaarshoon Soo Billeeyo Caashaqa Ma Isaaray Buur Dheer Baaxaa Deggiisii Habeenkoo badhtagay Baan Soo Baraarugaayoo Boholyow La Toosaa, Ma daawaynin Boogtii Baan Na Kaaama Aaan Helin Maahmaad Baan Ka Bowsaday Ruuxaan Ka Boggan baa Berittoolay Ku Baahdaaa Is Banbaanan Waayaaaa anigaaa Is Bidayee Meel Aan Ii Bannaanayn Baaxad Soore Ha Idhigo , Jacaylkaynu Barigii Ku Abuurnay Boorame Bixi Wayday Beertii Ballantaynu Dhigannaa Baalalaydu qaaddoo Biyo Kululle Kaga Lumay Adna Beelyad Saartoo Buuraha Sannaagiyo Berri Caarad Kala Tallowday... Waaakuwaa Erayda Heesta oo Sax Ah Walaalodey
@zuhuralia44126 жыл бұрын
@@faadumomaxamuud9329 alah yacizak
@םתדרטשצחםךגחרוןכדעהנ8 жыл бұрын
intii fanan ahaa ee hore waxuu ka ahaa kaalinta 1 waad ee hadii loo fiiriyo waqtigaas
@mohamedmire76602 жыл бұрын
Waa Fikirkaaga!!SXB...Sc.
@safiyamusewarsame42432 жыл бұрын
Man cha Allah.connel.abdi qadir ma Alin jupa.
@daganahmed24873 жыл бұрын
2022 dhagaysan juba heeskan anoo 7jir dhageeysan jiray hada my age is 39
@AbdiazizSaidAhmed6 жыл бұрын
JUBBA FANNAAN SARE AADNA AAN U TAAGEERO, LKN SUAAL JUBBA WAAGAAS IYO HADDA HADDEER BUUBA SII QURUX BADNAADAY,, YAA ILA ARKAY,, MAANSHA ALLAAH DHAHA,, NINKAYGAAS COMMENTGA QORAYAA WAXAAN DHASHAY MARKUU SOO GALAY FANKA KA DIB 1982,, DA' A AHAAN ANAA HADDA KA WEYN,,,,, DADKII HORE DAD AAD U JIR FIICAN BAY AHAAYEEN ,, DADKAAN DAMBE MA AQAAN FIKIRKAA NAGU BADAN,, WAXAAD ARKAYSAA 20 JIR DUQOOBAY DHAQSO... YAA ILA ARKAY CILLADAAS AKHYAAREEEYY???????????????????
@shanlemediashow50125 жыл бұрын
Abdiaziz Said wa sidaa brother cimriga allah ha idin barakeyo 👍🏾
@diiriyeahmed66995 жыл бұрын
Abdiaziz said Dad ka hada nool waxaa maskaxda iyo jirkooda badalay waa Hate, Qabalism, Fear, and Jealousy , anger without reason .sidaas darteed ayaa 20 jir Gaboobaa
@nasraabdullahi25693 жыл бұрын
Manshallah ilahay ha usiyadiyo cimri dheer iyo cafimad wa runta huno Walahi fikir iyo dhafaar
@cabdirahmaanaxmedbilr2335 жыл бұрын
Maad dawayninboogtii baanna kaama aanhelin beerqabooje imaad odhan axsan hees
Ereyadii abwan ama General cali bare xusen taliyha aaga bari ee jmriyda SLAND imika ka dawanaya magalada oog sacaduna waa 10 iyo 45 daqiiqo hebenimo axyaa hees sanadkuna waa 9.12.2023 waxaa ila dhagaysanaya abdixakim siciid farax
@aragsan65525 ай бұрын
Ma.nooshihin imika cali bare see ma la qabtay mise waa nool yahay .caawa sanaag 5 nin oo h.yoonis ah aya lagu dilaye colaada Allah haa inaga soo af jaro
@hamdiyo85359 жыл бұрын
mahmah ban ka bowsaday ruuxaad ka bogan ba midkalu ku baahda isna baanan waya axya ereyo iyo cod
@ahmedelmi12643 жыл бұрын
Am just imaging somali
@adammursal41066 жыл бұрын
Heestan aad ayaan u jecelahay.
@gacal114 жыл бұрын
Me 2. Xusuus bay ii ledahay.
@xasancawaale38267 жыл бұрын
ereyadi cali barre xuseen oo reer burco ah.imikana hargeysa ku nool oo ciidanka ka tirsan
@khalidcanada61062 жыл бұрын
Beer qabooje imaad oran
@halanehassan42647 жыл бұрын
asc asxbta su aal heestaan waqtigee laqaday
@ruqiyadabaaldhehmidkllekaa75157 жыл бұрын
1992. aheed bro
@musemuseabdishiek68807 жыл бұрын
beer qabooji ima oran
@makoahmed71755 жыл бұрын
Bari samaadkii aad buu uda yara gadh ba muu soo saarinI think wuxuu aha wuu iska dheera ee wxaan filaya inu aha 18 ama 17 jir