Cabdiqaadir Macalim Juba Iyo Nadiifo Cali Kulane 🔥Iyo Heesta "CARAARTAN"

  Рет қаралды 235,271

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan waxa curinteeda laha iyo laxankaba
Abwaan Barre Fiidow Leento 1985
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 116
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 жыл бұрын
RIWAAYADII CAASIWAALIDAYN EREYADII BARRE MOHAMED FIIDOW LEENTO CODKII ABDIKADIR MOALIN JUBA NADIFO ALI KULANE Fanka soomaalidu ha guulaysto
@yakobabdille1079
@yakobabdille1079 Жыл бұрын
Dadka aan fanka iyo codka Fanaaniinta aqoonin habartaan heesta labo fanaan oo rag ah ayaa kujira oo kiiba mar qaadayo waana c/qaadir Juba iyo ibraahin cabdi muumin ee sidaas oola socda
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 Ай бұрын
edadeey nadifo mansha allah hada fan lama maqashin karo
@Somalioz2020
@Somalioz2020 3 жыл бұрын
Nasiib baan u yeeshay inaan riwaadaas galay caruurnimadaydii.. some time in 1983/4 in Marka.
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Ай бұрын
Hees qurux badan 👌😘😊
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Aan kaftamee Jubba saan dhan hadduu u jalaqsanaa miyaan gabdhuhu ku soo wada ordi jirin , odaygu Sidii sxbkiis Cigaal uma guur badneyne,,, mise reer mudug buusan aheynoo xaggaas kuma dheereyn jirin oo iga qalleey buu oran jirey yartii soo weerartana. Intaasu waa kaftan. Jubba fannaan cod macaan misana laxameyste si gaar ah codadka u suubsha weeye.
@rashidseid3046
@rashidseid3046 4 жыл бұрын
Maqaniisbaa tahay magac nina wuukuu qoran yahee adigoo nin ah maa nin jalaq Sanaa ku sheegee yaab
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
@@rashidseid3046 Ilaah ayaan kugu reebay inaad qof muslim ah oo walaalkaa ah saas dhan u aflagaadeysid, keliya garaadka dadku boowe isku mid maahan waxaad cabbirtay garashaada. Rag iyo dumarba quruxda iyo Jamaalka waa loo dhashaa, sxbkay Abdulkadir Omar Ma'allin Jubba wa nin qalanbaawi iyo qoornimo isku darsaday, waana kaftamay bal in gabdhuhu igu raacaan oo fal-celin ka baxshaan iyo inkaleeto. Waase iga dardaarane weligaa ogow, qof fikir uu isagu leeyahay meelna uu ku qoray xataa haddaad ka feker duwan tahay si akhlaaq leh oo xataa ugu yaraan la oran karo waalidkiisii si fiican bay waqti u gasheen sxbow uga falcelin. Bal hadda dhugo boqolaal siyaabood adoo qoraalkeyga wax uga sheegi karay waxaad la shir timid '' Ma qaniis baa tahay''. Ogow waxa midigtaadu qorto maalinka Alle la horjoogo in lays weydiin doono, marka weligaa dhab u fiirso sxb. Mahadsanid
@rashidseid3046
@rashidseid3046 4 жыл бұрын
Raali ahoow balse nin rag ah nin rag qurux kuma sheego dumarkaa waxaas lagu yaqaanaa
@cudooncaynte4323
@cudooncaynte4323 4 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed anaa hortaa dhahay hdlkaa m,a aadbu u jamal wacnaa fanankeena ❤👌 adne guuleeso wllo maahen rer mudug 😂😂 juba
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
@Rais Osman mahadsanid wll, walaalkaas kalena waa u cudurdaareynaa, ma aqaan dagaallada miyaa dadkeennu dhanka wanaagsan uma badna inay wax ka fiirshaan. Laga yaabee adoo wax fiican ka hadlay inaad qoraalka meel ka tagtid " A" mid baa intaas kugu ceebaynaaya damiinyohow halkaas waxaad ka tagtay "A"; isagoo dareemi karey inay xataa typing error noqon karto. Mahadsanid mar kale
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 2 жыл бұрын
Erayadi iyo laxanki # Abwaan bare maxamed fiidow #Cododkii Fanaaniintii # cabdul qadir macalin Juba Iyo nadiifo cali Kulane
@abdulahisharif3864
@abdulahisharif3864 4 жыл бұрын
axyaaa heesta dadoow ogaada heesi waaa LAXAN
@abdikariinnuuriidle3671
@abdikariinnuuriidle3671 4 жыл бұрын
Mahadsanid qofkaa heestan Soo galiyay aad bad umahadsantahay
@maxednugali9681
@maxednugali9681 4 жыл бұрын
Hees qaaliya Kafan tusaale dhaqan iyo wacyi geli intaba
@user-uu4ub5er7q
@user-uu4ub5er7q 4 жыл бұрын
Waa lalugeynaa dhulkana madhisno roob dhiiqo bur iyo doox sida duurka cidlada ad uekyahay sirwalkaba astur ugusokeya sheko cilmi dhagod sadex naag oo qubeysanaya meel waadi ah baa nabiga soomaray mid gacnahed sartay naasaha mid madaxa midna qasked hadii laweydyay waxa usaxned midii madaxa gacnaha saraday hada hadal badan madeynaa madabolanaa madaxa dulku waadhiqo sirwalka makudarsanaa dhuka waa dhiqo tafta waa lafeetaa
@alikibaar132
@alikibaar132 4 жыл бұрын
Waa hees fiican heestan waxa aan u haystaa inuu qaado fananaankii ibraahin cabdi muumin bal sxb dib ugu yara noqo
@Mohajabaanyare
@Mohajabaanyare 4 жыл бұрын
Sxb wo saxanyahay Juba iyo nadiifo waaye
@mohamedhussein7175
@mohamedhussein7175 4 жыл бұрын
Waa Cabdi qaadir Juba iyo nadiifo
@hamudmohamed3799
@hamudmohamed3799 4 жыл бұрын
Ali kibaar. Fanka wax baad ka taqaan. Heesta waxaa qaadaya waa Jubba iyo nadiifo cali kulane. Laakiin markii Jubba Hoobalada waaberi ku biiray ayaa Ibraahim cabdi muumin wac ka qaaday koobi ahaan. Codkaan halaasiga ahna Ma uu lahayn. Codkaan dahabiga ah waa Cabdulqaadir Jubba oo yar.
@hilaacmedia
@hilaacmedia 4 жыл бұрын
War malaa waa ibraahim hala hubsaado
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 4 жыл бұрын
Inta aanad tuhmi gelin arrin hubso,jubba weeye
@iskaciyare1075
@iskaciyare1075 2 жыл бұрын
Sxb aad Iyo aad ayaad u mahdsan tahay cajiiib , ereyada Iyo luuqda Iyo laxankuba Iyo music 🎶 Somali dadkeedii Hore la heli maayo mar danbe, 🌹
@AhmedHassan-ol8pk
@AhmedHassan-ol8pk 2 жыл бұрын
Kooxdii Halgan iyo Cabdiqqaadir Cumar macallin iyo Abwaan Barre maxamed waa xasuus lama illaawan Heestan waxa ugu horaysay 1980 iyo degmo kamida Gobolka Shabeelada Hoose oo riwayadaas anku daawaday
@ayuub999
@ayuub999 Жыл бұрын
Ilaahaw Hooyaday u naxariiso Ilaahaw cadaab oo naxariistaadana ka dheere Kii I dhalay by.Cabdiqaadir qaylo wane
@FartaBaliil
@FartaBaliil Жыл бұрын
Maxaad ka wadaa wll waalid waxba isma dhaamo hoyo iyo aabo 2daba istaqfirullah dheh wllo
@zakariyemuuse1393
@zakariyemuuse1393 3 ай бұрын
Radio miqdisho baan ka dhageysan jiray 2015\16-kii.
@animeyaty8977
@animeyaty8977 4 жыл бұрын
يا سلام استاذ واايو متألق دوما، Lkn waxan layaaba dadka fannaaniinta kala aqoon ee codadkoodu caanka yahay sida juba codkiisi ma qaldamo marka fannaaniinta so kala barta 2020 aya la maraya muran ma dhalaysana wa la taagan tihiin
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 3 жыл бұрын
Erayadii barre maxamed fiidow,leento, music waa kooxdii halgan ciidankii guulwadayaasha ka dhismayd.codku waa cabdulqadir cumar macallin Yusuf qoordheere,cabdulqadir Juba,
@derriiyotowfiiqofficial6920
@derriiyotowfiiqofficial6920 2 жыл бұрын
Juba iyo nadiifo cali kulane
@abdisalamabubakar419
@abdisalamabubakar419 4 жыл бұрын
Aad baa u mahadsatahay walal wax badan baan heestaan raadiyay
@moustaphamahamoud6843
@moustaphamahamoud6843 3 жыл бұрын
Waxaa iigu horeysay heestan Anoo yar oo Hargeysa aanu deganeyn xasuus iyo yaraan taydii radio hargeysa laga soo deyn jirey 1987 kii
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
@@darwishboy5255 maxaad ka cuudi bileeysanaysa hooyadaa iyo aabahaabaa kulasoo daahaye 😂😂 waxa dadka la murma ee abwaaniin iyo fanaaniinta ka sheekeeyaa waa qoom 2000 wixii ka dambeeyay dhashay
@raagedirir9171
@raagedirir9171 4 жыл бұрын
heestan 1999 ayaa iigu horaysay iiguna danbaysay mahadsanid
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Miraha iyo laxanka bare fiidoow codka nadiifo cali kulane iyo juba
@sacdaquruxsan1515
@sacdaquruxsan1515 4 жыл бұрын
😍😍😍😍
@Mohajabaanyare
@Mohajabaanyare 4 жыл бұрын
Mahadsanid kaabe inkasto qoraalkedi an rabay anyway wan kaaga Mahad celina dadaalkada 💯
@abdikariinnuuriidle3671
@abdikariinnuuriidle3671 4 жыл бұрын
Qofkaasi wuu dadalayaa aad iyo aad Masha allah
@alihaji1200
@alihaji1200 4 жыл бұрын
First one
@husseinabdille
@husseinabdille 4 жыл бұрын
13 daqiiqo led iga soo horeysay
@Mohajabaanyare
@Mohajabaanyare 4 жыл бұрын
18 second aniga so qoray kaabe so kaama so horeyn
@majorsalah7647
@majorsalah7647 2 жыл бұрын
Kooxdiii Heegan ee ciidanka Guulwadayaasha Umadda, Erayadiii Abwaan Barre Mohamed Fiidow Leento, Riwayaddiii Caasiwaalideen Codadkiii Abdulkadir Juba iyo Toolmoon Nadiifo Ali Kulane
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 2 жыл бұрын
kooxad HALGAN, dheh, Heegan waxay ahayd booliiska abwaan waxaa u ahaa cabdibashiir indhabuur
@cusmaanshangaani6443
@cusmaanshangaani6443 Жыл бұрын
Waxay heestani iyo kuwo kale oo kooxdii halgan ii leeyihiin xusuus waayo waayo oo ii gaar ah allow dalkeena nabad noogu soo celi insha allah
@Isgokumaxrizzeditz
@Isgokumaxrizzeditz 4 жыл бұрын
Riwaayadii Caasi waalidiin iyo Kooxdii Onkod ee Ciidanka Asluubta, balse Jubba inuusan ahayn baan filayaa fannaanka la qaadaya Nadiifo.....
@maxamedismaaciil2509
@maxamedismaaciil2509 3 жыл бұрын
Waa kooxdii uu jubba ka soo bilaabay fanka waana halgan ciidanka guulwadayaasha
@hgagamar8750
@hgagamar8750 Жыл бұрын
Wasaxa wa caql taliyay e kahorwerga kabey
@youngdhegbour475
@youngdhegbour475 4 жыл бұрын
Waar waxaasaa hees la yidhaa wllhy kaftan iyo murti iyo maadba way ku jirtaa 14/07/2020
@momindekk1
@momindekk1 2 жыл бұрын
waxaas fanaaniin ah jubba fanaan xasuus gaara igu leh
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Nadifa cali kulane gabar cod macaan lkn heesa yar
@sacdaquruxsan1515
@sacdaquruxsan1515 4 жыл бұрын
😍😍😍
@mustafeamin9577
@mustafeamin9577 4 жыл бұрын
Wuu qaadaa ibrahim cabdi lkn waxaa ugu horeynba qaadey juba
@haasfat
@haasfat 3 жыл бұрын
Abdulqadir cumar macalin jubba..great singer
@saidajeyte3693
@saidajeyte3693 3 жыл бұрын
Waa kooxdii halgan juba iyo nadiifo
@nuurtoosh1011
@nuurtoosh1011 4 жыл бұрын
Abwaankii Barre fiidoow ayaa iska lahaa erayada Waxay ku jirtay ruwayadii caasi waalidayn
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 3 жыл бұрын
Is canaano waa dantaadee sugaantii abwaane barre maxamad fiidoow leento
@AhmedHassan-ol8pk
@AhmedHassan-ol8pk 2 жыл бұрын
Riwaadan waxay itahay xasuuus waxaan ku daawaday Degmo ka mida degmooyinka Gobolka shabeelada hoose sideetankii waxaan xasuustaa habeenimadiii Riwaayada annoo daawaday ayuu xeebta magalada anagoo kubad ku ciyaarayna anniga saxiibaday ayuu noogu yimi Candiqaasdir cumar macalin oo uunala dheelay cabaar kubadii waa xasuus taariikhi ah.
@alikassim....891
@alikassim....891 Жыл бұрын
Woow fanaan jira juba
@hassankolo
@hassankolo 7 ай бұрын
Jubba iyo nadiifo cali kulane labo fanaan oo culus
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Жыл бұрын
Waayo waayo cimaamad madaxa idinka saaray. Waa run marka la yidhi:" magac bilaash uma baxay, cidii magaca iyo fikirka Chanel lahay, way mahadsan yihiin. Heestan waa HEERSARE, weligayse ma maqalse. Salaan sharaf leh from California USA
@Huzzayn
@Huzzayn Жыл бұрын
Cajiib ... heesihii hore
@shiilalle
@shiilalle 4 жыл бұрын
JUBBA CASHOY gabar magaalay Ma caraadsannayoo Ma isceeba-baarnaa Caawiyo berriba Cigalaysi weeyee Caadadii dumisayoo Cisadii hablihii hore Waad cunteene ma ogtahay? Cambuurka iyo sakaadu Hadday cirribta gaaraan Caldheer kama yimaadeen Waxse hiddii cayn jaray Makiskiyo cunnada hoos Laga caynshay sidii howl Lebbis kugu cariiriya Cowra kuuma dedayee Caynkaa intaad tahay Caasiwaalidiinay Mid kaloo cajabisaba wallee aniga calaf Iyo caashaq igama kaa galo. NADIIFO Codkoo kaa xumadaad Cidlo igala doodaye Car makuu jawaabaa Ciiltiraynin reerkii Cisha noolba maajaaliyo, Geesi caana maahide Adiga uun baa iscajabiyee Caaqil taliyay ha ismoodin Dhaqanka iyo caadada Hadaad tahay nin caawiya Huudhey Cali magaalow Dharka caynkaad u qabtaa Waa cibaaree Cadbarkoosaar Weeyee, calalada isla ekeey Fiidda lagu ciyaaraa Cara Eebe keentee Caynkaa intaad tahay Ciddi-dheere biidow Mid kalood cajabisaba Wallee kuma cisooyoo Cidlo kaama wehesho. JUBBA Waa cawaaqib xumo Iyo cuduraan dawo lahayn Carrab dheeridaadee Car masii iraahdaa? NADIIFO Cabsi laygu guuliyo Carwirayda kuma baxo Cugtanka cir baan iriyeey. JUBBA Cilmiyada shisheeyiyo ka Cabbirada filimkay Iscanaano waa dantaadee Heedhe iscanaano waa dantaadee. NADIIFO Caladoor ismoodow heedhe Cayayaan raggiiyow heedhe Cashar iyo tusaalaan cidi Kaaga baahnayn. JUBBA Waa cajaa'ib mana yara waa cuyuuban ismariwaa Waana ceeb xishoodli'iyeey Caynkaan aad ku socotaaney Caasiwaalidiinoow Hooyadaa ha badin ciil Aabahaa caloolyowga. NADIIFO colaad iyo dagaal dhacay Casir weerar duulaan Geesi cadowga jebiyoo Calan suray dhul iga maqan Ha isbidine caga-dhigo Huudhey Cali magaalow kkkk
@taaxomowliid8959
@taaxomowliid8959 4 жыл бұрын
.
@cabdiilyaas6260
@cabdiilyaas6260 4 жыл бұрын
Aad iyo aad
@AbdiRahman-ko5wj
@AbdiRahman-ko5wj 9 ай бұрын
HEESTAAN WAXAA HORE UWADA QAADAY FANAANIINTA ALAHA UNAXARESTO IBRAAHIN CABDI MUUMIN IYO NADIIFA CALI KULANI MARKI REWAYADA CODSI DADWEYNI DIB LOOGO SOO CILIYAY WAXAA LAQAADAY CABDULQAADIR JUBA WAXAY KUJIRTAY REWAYADII CAASI WAALIDIIN EE UULAHAA ABWAN BARE MAXAMED FIIDAW LIINTO MUUSIGA WAA KOXDII HALGAN EE CIIDANKA C G U S
@saidajeyte3693
@saidajeyte3693 3 жыл бұрын
Waaw nadiifo c kulane codkeeda dabigaa
@abdifatahgolden3554
@abdifatahgolden3554 2 жыл бұрын
Erayadi & Laxanka Abwaan Barre Maxamed Fiidow ( Leento )
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 4 жыл бұрын
Waaaaw runti waa fanan jiro
@abdikadarabdihussein2681
@abdikadarabdihussein2681 Жыл бұрын
Axmed sali iyo xabiibo cod weyn......
@abdiqadir229
@abdiqadir229 3 жыл бұрын
Waxse hidihii cayn jaray Makas cuntada Layga caynshay sidig cawl Waa odaygii baafe hashuu Aabaahiyay
@meecaadmedia3619
@meecaadmedia3619 3 жыл бұрын
keep going bro
@fatimaahmed8813
@fatimaahmed8813 3 жыл бұрын
Shimaali Ahmed ayaan u malaynayaa fanaankan in uu yahay
@Isgokumaxrizzeditz
@Isgokumaxrizzeditz 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal...
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 4 жыл бұрын
Ciddi dheera biidow ,....
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 3 жыл бұрын
jubba waxaan ogaa isagoo xamar mareexaan sheegto mayahay hygasoo jawaabo fanaanku qof igu qaalia dowladnimadii waxauu heeganjiraan aqaan
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
Caalaha heestu sheegayso waa adigoo kale Juba nin qabiil sheeg sheega maba ahan waa qof aad u qabyaalad neceb mida kale aabihiis Cumar Macalin Mashaqo wuxuu ahaa nin ganacsada ah oo caan ka ahaa magaalada Muqdisho qof walbana ogaa inuu Murusade u dhashay sidee wiilkiisu cid kale u sheegtaa?
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Waad u gaftay fanaankaa qaaligaa.
@dhiblaawemedia8538
@dhiblaawemedia8538 4 жыл бұрын
JUBBA Cashooy gabar magaalay Ma carradsannayoo Ma isceeba-baarnaa oyaa Caawiyo birriba Cigalaysi weeyee Caadadii dumisayoo Cisadii hablihii hore Waad cunteene ma ogtahay? Cambuurka iyo sakaadu Hadday cirribta gaaraan Caaldheer kama yimaadeen hoyaa Waxse hiddii cayn jaray makiskiyo cunnada hoos Laga caynshay sidii howl hoyaa Labbis kugu ciriiriya Cowra kuuma dedayee Caynkaa intaad tahay Caasiwaalidiinay Mid kaloo cajabisaba wallee aniga calaf Iyo caashaq igama kaa galo. NADIIFO Codkoo kaa xumadaad Cidlo igala doodaye Car makuu jawaabaa hoyaa Ciiltire nin reerkii Cisha noolba maajaaliyo, Geesi caana maahide Adiga uun baa iscajabiyee, Ee caaqil taliyay ha ismoodin Dhaqanka iyo caadada Hadaad tahay nin caawiya Huudhey Cali magaalow hooyaa Dharka caynkaad u qabtaa Waa cibaaree Cadbarkoosaar weeyee, Calada isla ekeey Fiidda lagu ciyaaraa Cara Eebe keentee Caynkaa intaad tahay Ciddi-dheere biidow Mid kalood cajabisaba Wallee kuma cisooyoo Cidlo kaama wehesho. JUBBA Waa cawaaqib xumo iyo cuduraan dawo lahayn Carrab dheeridaadee car masii iraahdaa? NADIIFO Cabsi laygu guuliyo carwirayda kuma baxo Cugtanka cir baan iriyeey. JUBBA Cilmiyada shisheeyiyo ka cabbirada filimkay Iscanaano waa dantaadee Heedhe iscanaano waa dantaadee. NADIIFO Caladooris moodo heedhe Cayayaan raggiiyow heedhe Cashar iyo tusaalaan cidi Kaaga baahnayn. JUBBA Waa cajaa'ib mana yara waa cuyuuban ismari'waa Waana ceeb xishoodli'i Caynkaan aad ku socotaaney Caasiwaalidinoow Hooyadaa ha badin ciil Aabahaa caloolyowga. NADIIFO colaad iyo dagaal dhacay Casir weerar duulaan Geesi cadowga jebiyoo Calan suray dhul iga maqan Ha isbidine caga-dhigo Huudhey Cali magaalow
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Laga caynshey sidii awr
@muslimmiskiin-alle146
@muslimmiskiin-alle146 4 жыл бұрын
Ku Mahadsanid sida aad u fahamsiisay dhalinta aan xigmadda dadkii hore
@liibaanmaxamedxasan5112
@liibaanmaxamedxasan5112 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 Жыл бұрын
Ma caraatanaayoo Ma is ceeba baaraa ......... Makiskiyo cunnada hoos Laga caynshay sidii awr ................. Calalada is le'ekee hooyaa -----------'--- Hidda lagu ciyaaraa Cari Eebbe keentee Ciiltire nin reerkii Cisho noolba mahadshaan iyo
@omarmunye6290
@omarmunye6290 3 жыл бұрын
waa hees murti fiican iyo laxankaba lagu farayareeystay, fanaaniinta waa juba oo ahaa hobolada waabeeri iyo gabadha xageey nooga timid ma jabuuti?...........
@derriiyotowfiiqofficial6920
@derriiyotowfiiqofficial6920 2 жыл бұрын
Hhhhh nadiifa cali kulane kooxdii halgan ahaa erayadii barre m.fidow leento
@ismaaciilmaxamed880
@ismaaciilmaxamed880 3 жыл бұрын
Heesta. Markii hore Waxa qaaday aun axmed yaasiin dig feer saa u malaynayo hadaan saxanahay
@maxamudilkacase7102
@maxamudilkacase7102 3 жыл бұрын
Aad iyo aad
@rahmamoha9969
@rahmamoha9969 4 жыл бұрын
Waxa soogeliyey KZbinka maxed nugaali saxiibayaal ku raaxaysta
@shidane22
@shidane22 4 жыл бұрын
Heeskan muda horaa iigu danbaysay, mahadsanid
@cabdishire8567
@cabdishire8567 2 жыл бұрын
Caraata jub
@calixuur7602
@calixuur7602 3 жыл бұрын
Kkkkk qosolkiiba iga dhamaa
@ahmedabusaad4705
@ahmedabusaad4705 4 жыл бұрын
Codkani lilma ahakii juba
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Juba waaaye waba kucaan oo walagaa hubaaa
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Jubba waaye juba codkiis waala yaqaan
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
FADLAN DADKII 1991 KADIB DHASHEY AMA AYAGOO WAAWEYN MARKAAS KADIB MAGAALO SOO GALEY ISKA DAAYE MALA MALAHA EE FANKA SAX U BARTA MIDBAA LEH DIGFEER BAA QAADI JIREY, MID KALE SHAMUURI AYUU YIRI MIDKALE IBRAHIM DHEERE KKKK HEESTAN JUBA CODKIISA HADAAD AQOON WEYSAY MICNIHII WELIGAA HEESA MA DHAGEYSAN NADIIFA KULANE AYAA LA QAADEYSA ERAYADA IYO LAXANBA WAXAA ISKU LEH BARRE MAXAMED FIIDOW
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Jubba👌🏿
@dhugo3968
@dhugo3968 2 жыл бұрын
GEBIGIINABA SIXITAAN MACAL CIDDA MESHA LEH/ JUBA IYO NADIIFO IMISA KALE AYAA WEHELIYA? MA LABADAA AAD SHEGTEEN AYUUN BAY KU KOBANTAHAY?
@awalahmed1961
@awalahmed1961 3 жыл бұрын
Hiba. Nuura
@aweysgacalofficial3738
@aweysgacalofficial3738 3 жыл бұрын
Caga dhigo huudhey cali magaaloo 😂😂😂😂
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
Ok
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
Hi don't tech this
@siciidjama1906
@siciidjama1906 4 жыл бұрын
Heeso
@daacad1946
@daacad1946 4 жыл бұрын
Eesh qiyaazak waxaasa heesa sxb
@Toohoow
@Toohoow 4 жыл бұрын
Dambigaada allaha dhaafee walaal Subscribers haila dhaafin ii saar allaha ku dhowree
@cooperkane4077
@cooperkane4077 3 жыл бұрын
a tip : watch series at flixzone. Been using them for watching all kinds of movies these days.
@eduardopayton7776
@eduardopayton7776 3 жыл бұрын
@Cooper Kane definitely, I have been using Flixzone} for months myself :)
@farahhoch9775
@farahhoch9775 4 жыл бұрын
Dayax banď
@sarahaahmed6313
@sarahaahmed6313 3 жыл бұрын
asc
@rahmamoha9969
@rahmamoha9969 4 жыл бұрын
Midhahana waxa iska leh m.nugaaali
Cabdiqaadir Macalim Juba Iyo Xaliima Cumar Codwayn 🔥Iyo Heesta "DHALIIL"
11:33
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 138 М.
ilowsha dhawida Abaayo -Maxamed Cabdow & Cadey Cali Axmed
11:11
Daud Maxamud ( Bakac )
Рет қаралды 27 М.
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 32 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
Hees Halaahal Juba, Xabiibo, Samatar, iyo Sahara Dawo
15:13
Hassan Abdillahi
Рет қаралды 417 М.
Beer qaboje JUBA.
9:35
MrBiniin
Рет қаралды 262 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,5 МЛН
Hibo iyo jubba Hees Macaan
8:03
VivaSomalia1
Рет қаралды 118 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 274 М.
Jacaylkeenii
10:01
Cabdiqaadir Juba - Topic
Рет қаралды 115 М.
ABDIQADIR JUBA QISO NEW KABAN 2019
10:13
AbdiRahman G
Рет қаралды 101 М.
HEESTA XAMDI, AUN M AXMED KULUC IYO AUN SAADO A WARSAME
11:15
Arrale Media Production
Рет қаралды 52 М.
Кто тоже не хочет? 😜 #рэп #жиза #бабуля
0:14
НАЛЕТЕЛ НА СОПЕРНИКА🤯
0:22
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 320 М.
Еще бы чуть-чуть и спасать было бы уже некого...
0:44
Исследователь
Рет қаралды 4,2 МЛН
Deadpool talking to Wolverine skeleton in Deadpool 3
0:19
Movie Shortz
Рет қаралды 55 МЛН