No video

Hees Halaahal Juba, Xabiibo, Samatar, iyo Sahara Dawo

  Рет қаралды 417,072

Hassan Abdillahi

Hassan Abdillahi

Күн бұрын

Пікірлер: 228
@laytalkhadar341
@laytalkhadar341 11 ай бұрын
Hilba qaybsi muu Dhiman Halis xaalku muu Noqon Hadhuub daatay caanaha Hambadaa la qabanjirey Legend xasan aada samatar🙏🙏
@Zayed_ahmmed
@Zayed_ahmmed 6 жыл бұрын
Wlhi run ah dad waa kii hore hadalna waa midkuu yiri awaanki sameyay iyo fanaaniinta qaadayba way mahadsanyihiin qaasatan samatar iyo Xabiibo Xassan tooxoow si qaas ah ban u taageeraa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 4 жыл бұрын
Heestaan asalkeedaan ayeey ku macaantahay, ayada oo eey qaadayaan sahra axmed iyo aamina cabdulaahi & mooge waan arkay, LKN qaabkaan ayeey igula fiicantahay aniga ahaan. Viva miyuusigii hore.
@araweelogiant2340
@araweelogiant2340 4 жыл бұрын
War heedha taariikhda fanka baro riwaayadan orginaalkeda waa tan xabiibo tooxow iyo sahra dawo iyo xasan aadan baa lahaa. Reer waqoyi baa koobiyeeyay
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 4 жыл бұрын
Araweelo Giant haa walaal i fahan horta waxa aan ka wado hadalka, heesta sidaan ayeey ku macaantahay ayaan iri lkn waxaan kaloo arkay sahra iyo aamino oo koobi ahaan u qaadaya waana sax, qoraalkeeyga inta hore kaliya ha aqrina inta danbana aqri ee fahan Mahadsanid.
@araweelogiant2340
@araweelogiant2340 4 жыл бұрын
@@bagalxaranbaa1187 ok dear got your point
@mohamudsamantar1162
@mohamudsamantar1162 8 жыл бұрын
the best song bal u fiirso sida heestu u degentahay, xaga codka iyo muusiga isu dheelitiram.waa heesha aan uGu jeclaan jiray berisamaadkii.
@issesayn1807
@issesayn1807 6 жыл бұрын
jama osman Sannado badan kadib ayan dib udhagaystay caawa 14 may 2018 waa mid kamid ah heesaha aan aad ujlhy
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Wufuud fan oo aan kal dhicin Ayaa is heshay waa maskaxdii Abwaan Mahamed Aadan Dacar. waa mid ka mid ah Riwaayadaha hirgalay❣️
@foosmohammed9519
@foosmohammed9519 5 жыл бұрын
Heestan laba jeer baan maqlayaa iyo fanaaniin kala duwan sahra ahmed aamina abdullahi iyo ahmed mooge💙🇸🇴
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
Asalku waa qoladan hadda qaadaysa. Sahra Axmed Group waa mar dambe.
@ibrahimhajimohamud1385
@ibrahimhajimohamud1385 3 жыл бұрын
Original wlh classics wayahihi wacnaa aniga ciyaalka hooyadood ayaa isla dawanay miss that gold time😚😊
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 жыл бұрын
Aduun wayo wayo wan xasuusta riwayada habenkas waxaa naloogu dhigay hoyga saraakiisha qeybtii 62 aad aniga iyo jenraal maxamed xaashi gani iyo saraakiil badan oo aan ka mid aha xilgaas waxan aha amaan duulah qeybta xasuus
@zakcalasow8721
@zakcalasow8721 3 жыл бұрын
askari ilbax ayadba aheed
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
@Said Abdulla Sxb maad naga kala dhintid. Riwaayadan markii ay socotay 1986-87 qaybta 26aad Gen. Gaani muu joogin. Waxaa joogay Gen. Moorgan. Midda kale amaanduulihii qaybta ee xiligii Gaani wuxuu ahaa Gen. Cismaan Fitiig. Xagee noogu camiratay sxb. Anigu tiyaatarka Xamar baan ku galay.
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
Sxb Anigun waxan ku dawadey tiyetaarka hargeysa lkn qeybta 62 Goblk aye Ahey lkn Ger Gani sowkii heystay 26 oo Aheyd Gobolad waqoyi Galbe hargeysa
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
@@osmanb8446 sxb Anigun waxan ku dawadey tiyetaarka hargeysa lkn tariikhada u Ninkasi shegayo Qeybta waxa heystey Ger morgan
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
@@xuseendhangub9704 Saaxiib ninkaasi wuu inagu camirtay. Been buu ina waraabiyey. Qaybta 26aad Gen. Gaanni waxaa ka beddelay Gen. Moorgan, ammaanduule waxaa ka ahaa Gen. Cismaan Fatiig.
@abdihakimcaddawe1783
@abdihakimcaddawe1783 8 жыл бұрын
wallhi fanaaniin iyo abwaanadii hore unbaynu wax lahubo leenahay ciday doonaan hanoqdeene
@iloveyouhooyomcn9562
@iloveyouhooyomcn9562 7 жыл бұрын
Abdihakim Caddawe Haa wlhi esh cala heeso weyee
@saidojama1170
@saidojama1170 4 жыл бұрын
Qabiilba Malaheen Walal Mcn aan Somalinimo Aheyn
@futowase11
@futowase11 4 жыл бұрын
@@saidojama1170 Saido Sax walaal waagihore fanka qabiil muuqda majirin, fanna kaas ayuu ahaay hada waxa socda fan maahan way kudheeleen
@deeqissa9069
@deeqissa9069 3 жыл бұрын
Waa markii ugu horreeyey ee aan abid arko reer koonfureed kaga habboon reer waqooyi heestuna waa asal!!!!
@asmaahmed6830
@asmaahmed6830 4 жыл бұрын
Hoboladii wabari fan kama danbayn Illahay cimriga iyo cafimadkaba ha udheereyo inta nool Intii dhimatayna illahay unaxriisto
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
Waaberi kaliya miyaad ka taqaanay kooxaha.
@kaahiyeraage6029
@kaahiyeraage6029 4 жыл бұрын
Fannaaniintu sidaan ayey u kala horreeyaaN. Cabdulqaadir, Sahro, Xasan iyo Xabiibo.
@TheLegnd1
@TheLegnd1 9 жыл бұрын
saanaa loo heesaa ama fanka waa la iskaga tagaa i realy feeling inuu fanaan heesaayo thanks hasan abdulaahi bro
@mahamedhussein4887
@mahamedhussein4887 5 жыл бұрын
Ha ruun woo halee waa jug wweeye
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Xasan aadan samatar . Abdiqaadir jubba . Sarah ahmed .xabiibo xasan tooxow. Waabarih bay wadah ahaayen waxaas murti iyo fan loogu yeerah
@abdifitaaxwarsame252
@abdifitaaxwarsame252 4 жыл бұрын
Samatar fanaan boqor ah waan ku taageeraa
@ashaabukar8864
@ashaabukar8864 5 жыл бұрын
Xabiibo xasan tooxow boqorada codka
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
sxb xabiiba xasn tooxow iyo sahra dawo xagee ayey ku Nol yihiin
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
@@xuseendhangub9704 USA iyo UK.
@HurreJunior
@HurreJunior 6 жыл бұрын
"ragga niman halseegayn isna habari may dhalin" Samatar is a legen
@mohhamedsahalmohamud3187
@mohhamedsahalmohamud3187 8 жыл бұрын
MacalinJuba"Toxow"Samatar & sahra ♡Waa Markii Ugu Horeysay Riwayadiii BEENEY waa RUN
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
Waa asalkii riwaayadda.
@mahmudpato7629
@mahmudpato7629 10 ай бұрын
Hablaha codka hore wa sahra dawo codka danbena wa xabiba toxow..thnkz
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Erayadii maxamed adan dacar
@haashimbare4936
@haashimbare4936 5 жыл бұрын
Beeneey waa run
@cismaanmohamed363
@cismaanmohamed363 3 жыл бұрын
Waa ruwaayadii hawiyaha dhamaan hobalada heesaaya waa beeshaas
@FunnyGuy353
@FunnyGuy353 3 жыл бұрын
Cod macana gabdhah💕♥️
@ramlanor3713
@ramlanor3713 4 жыл бұрын
heestan waxan dawaday iyago qaada JUBA AHMED MOOGE MAM AAMINO IO MAAM SAHRA ALLE HAUNAXRIISTO
@futowase11
@futowase11 4 жыл бұрын
ramla nuur asalka waxaa lahay kuwa hada qaadayo
@ramlanor3713
@ramlanor3713 4 жыл бұрын
@@futowase11 kuwaas ku bartay inee iyaga leeyihiin umalee jiray
@futowase11
@futowase11 4 жыл бұрын
@@ramlanor3713 ok hada waa baratay cml
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 3 жыл бұрын
Marka waa jabuuti baa lagu dhigay
@araweelogiant2340
@araweelogiant2340 4 жыл бұрын
Its so classic xabiibo iyo sahra dawo codkooda
@mohamedabdi7921
@mohamedabdi7921 6 жыл бұрын
Beedka ay qaadayso xabibo tooxoow ayaa culus qofkii fahmaya.
@hanaqaadtube1461
@hanaqaadtube1461 5 жыл бұрын
Xabiiba Baydka Danbe Ayay Leetahay Tan Hore Waa Sahra BroH
@mowliidabdullahi859
@mowliidabdullahi859 5 жыл бұрын
Kula aragtiya ahay sxb
@futowase11
@futowase11 4 жыл бұрын
Mohamed Abdi sax sxb Xabiibo sifiican ayeey uqaaday laakin Aamino waa ku adkeyd oo sifiican uma dhigeyso inkastoo ay fanaand weyn tahay hada beejkaas wuu ku adkaay
@abdirahmanmohamed6209
@abdirahmanmohamed6209 3 жыл бұрын
Originalki waatan ta kale ee aamina cabdilaahi iyo allaha unaxariistee sahra axmed jamac iyo mooge allaha unaxariito isnee markii danbe ayay jabuuti ku dhigeen original dadkaana lahaa
@Qarni2000
@Qarni2000 4 жыл бұрын
Xasan Aadan Samatar & Xabiibo Xasan Tooxow labo fanaan oo Qaaliya
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
Riwaayada marka qoladani jilayso ayaa muusigu isku duba dhacsan yahay. Anigu marka qoladani dhigayso ayaan daawaday. Tiyaatarka Qaranka iyo berisamaadkii.
@safiyahassan9308
@safiyahassan9308 5 жыл бұрын
Waa heeso qiimo leh runtii oo ay ka buuxaan maah maahyo soomali ah lkn walaalo xabiibo xasan tooxow maaha waa xareedo ismaacil duniyo codkeeda waa faseex halkaa badal walaal waadna mahadsan tahay heesaha originalka ah soo badi iinshaa alaah
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
@Safiya Hassan Wll anigaa kaa huba oo Tiyaatarka Qaranka ku galay: Waa Xabiibo Xasan Tooxow. Inanta kalana waa Sahra Dawo. Cid iga dambaysa ha weydiin.
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
Anigu waxan ku dawadey tiyetaarka hargeysa waxan Alifey maxed Aden dacar waxan dhigey hobooladii waberi AHUN Axmed mooge liiban iyo AHUN sahra Axmed jamac iyo c/qadir macalin juba iyo Amin Amin c/llahi
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 Жыл бұрын
@@xuseendhangub9704 waa mar dambe, tan ayaa asalkii ah. Meesha Sahra Dawo waxaa bedeshay Sahra Axmed, Tooxow waxaa bedeshay Aamina Csbdillaahi, Maryan Mursal oo Saalax Qaasim la jilaysay waxaa bedeshay Boqran, Xasan Aadan waxaa bedelay Axmed Mooge,
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
@@osmanabdi8274 original kii waxa u Ahaa markii ugu horey ee dhigen xasan Aden iyo juba iyo sahra dawo iyo xabiiba xasan toxw
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 Жыл бұрын
@@xuseendhangub9704 waa caynkaas.
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 жыл бұрын
Abwaan Dacar riwaayadii beeney waa run yaa waqooyi ku gaadhi kara suugaan
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
Dacar abwaan weyn, jilaa.
@somaliqaraami2580
@somaliqaraami2580 8 жыл бұрын
When i listen to this type of Somali music it take make back to a peaceful place. Oh how I miss how Somali used to be. #kakaca
@somaliqaraami2580
@somaliqaraami2580 8 жыл бұрын
+Somali Qaraami #Integrationtv
@IbrahimAli-fz8er
@IbrahimAli-fz8er Жыл бұрын
Who u are when u said that to some I hate people like you Because the way you talking to 😮😢
@abshircarab18
@abshircarab18 6 ай бұрын
Saalax qaasim markoo laxanka saarayy in oo heesta wax ka qaado eheed wax kale ayey noqon laheyd wlee
@mahadljama4578
@mahadljama4578 5 жыл бұрын
Omg Sahro Dawo wacadala codkaagu dawo yahay Allaha ku sharfo meel kasta oo aad aduunka ka joogtid wacadAllah baa ku banan tahay faninimo iyo qurux.
@faisalali9739
@faisalali9739 11 ай бұрын
I like juba and samatar mshaa allah brass
@aadannorxasan8392
@aadannorxasan8392 6 жыл бұрын
Woow HUD HUD BAA isyidhi doon himbiriirsay muu arag Yaa fahmay hesihii hore
@noordiinhussein5639
@noordiinhussein5639 6 жыл бұрын
HUD HUD waa shibir joogi jiray xili hore hibiriirsina waa indho kala qaadid si wax loo arko
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 жыл бұрын
Please 🙏🏽noo jilci 🤷🏽‍♀️ dhooroos ayaan ka’ahey dhinacaa 🤣😂🤣
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 Жыл бұрын
Juba waa mucjis heesihiisa way iga waynyihiin isna waa igu fac hada
@mahamedhussein4887
@mahamedhussein4887 5 жыл бұрын
Heesta caadi mahan kama dhargo ilaaa 29yares dhageysaa ayadoo cajal iyo casri kama dhargo
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 Жыл бұрын
Caashaqu halkiisii haynoo ahaade 22/4/2023 yaa wali ina xiiseynayaa heestan kama daalo ❤
@mussashire9889
@mussashire9889 6 жыл бұрын
Samatar iyo juba labaduba horay bey ugu luqeyen hesahu hablaha moye iyo moge unba ka maqan meshu
@mahamedhussein4887
@mahamedhussein4887 5 жыл бұрын
Haa
@MohaMohamud123
@MohaMohamud123 Ай бұрын
Waa original kii heesta
@muusecalikaneec4113
@muusecalikaneec4113 2 жыл бұрын
Waya Waayo Xusus Qaali ah
@axmednuurmaxamed8905
@axmednuurmaxamed8905 5 жыл бұрын
waxa lahaa aabihii jacayka abwaan kaariye waxuu ahaa sheekhaal been lagama sheego soobarta horta
@hanaqaadtube1461
@hanaqaadtube1461 5 жыл бұрын
Hhhh War Erayada Waxaa Lahaa Abwaan Mohamed Aden Dacar Hubso Hadalka Hortiis
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
Abwasn Dacar weeye boowe qabiilkiisu muhiim maahan waa abwaan caan ah.
@addull1
@addull1 4 жыл бұрын
Dacar
@mohamedmoallin7618
@mohamedmoallin7618 4 жыл бұрын
Dacar weeye saxb
@libaanwarsamewardheere44
@libaanwarsamewardheere44 4 жыл бұрын
Samatar ayaan taageeraa ani boqor
@araweelogiant2340
@araweelogiant2340 4 жыл бұрын
Heesta Dawo iyo xabiibo iyo samatar iyo juba ayaa lahaa Sahra iyo aamina iyo ninkale ayaa koobiyeeyay in
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
aduunoow xaalkaa ba ma aun axmad mooge baad leedahay nim kale heesta waxàa lahaa m aadan dacar iyo beney waa run waxana orginalki qaaday hestan kuwa hada qaadaya kadibna riwayadii bay dib udhigen 4 ta lagand ee kale aun inti dhimatay fanka baro sxb mahdsanid
@deeqsiwarsame324
@deeqsiwarsame324 3 жыл бұрын
Yaasalaam codka Alle siiyey Xabiiba Xasan Tooxow.dhegta ma xoqanaysid marka aad dhagaysanayso
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 жыл бұрын
🤣😂🤣 what about madaxà 😉 Beautiful voice MaashaAlLaah!
@abdifatahjama5802
@abdifatahjama5802 10 жыл бұрын
axsan fanaan abdiqadir cumar macalin jubba
@Garad7
@Garad7 10 жыл бұрын
Mirihii abwaan u dhashay goboladda waqooyi ee Mahamad Adan Dacar.
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 8 жыл бұрын
Isaaq inuu yahay waan ognahay laguuma diidane noo kaadi wuxu waa fan e
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 жыл бұрын
@@MudaneSooyaal 🤷🏽‍♀️At least he’s better gobolada waqooyi ayuu yiri😉
@waqalsomali2636
@waqalsomali2636 2 жыл бұрын
WOW WAAYO WAAYO AHAA
@missarweelo9696
@missarweelo9696 4 жыл бұрын
Xabiba cod macanaa ❤️
@ahmedaliwaqooyi8602
@ahmedaliwaqooyi8602 6 жыл бұрын
Maansadii qoonkaan danboo qayliyaa dilay
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
Maansadii qoowmkan danbee qayliyaa dilay, AUN, abwaan timacadde, thanks
@farhanisse1721
@farhanisse1721 6 жыл бұрын
Original walahi
@hanaqaadtube1461
@hanaqaadtube1461 Жыл бұрын
Heesihii KaleH Ee Ruwwayadan Beenay Waa Run Soo Gali Originalkii Taaxow Dawo Samatar Iyo Juba Hadaad Helayso
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Жыл бұрын
Heesaha murtidan leh ma samayn karaan reer koonfureedku waa erayadii abwaan Dacar reer woqooyi
@muhyadinkalinle6157
@muhyadinkalinle6157 11 ай бұрын
Sahra dawo golden vioce
@mustafsomaali528
@mustafsomaali528 4 жыл бұрын
Riwaayadu waa tii saxda aheyd fanaaniintana waa kuwii ugu horeeyey riwaayada dacar ayaana iska lahaa marka iska dhaafa waxa kale ee aad sheegeysaan
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
Waa sidaas aad sheegtay. Booska Boqran waxaa ku jirtay Maryan Mursal
@almukhtaarihajihussein5626
@almukhtaarihajihussein5626 11 ай бұрын
Xabiba hasan tooxow Abdulqadir mocalin juba Axmed mooge liiban Hasan adam samaater Edayada ... abwan mahamuud abdulahi sangub
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Abdulkadir macalin Cumar Jubba what a voice All time FV singer ❤️❤️❤️🩸💉
@user-sr2bj5tw8m
@user-sr2bj5tw8m 6 ай бұрын
Ruwayadan originalkedii yahaya
@lifeparadise771
@lifeparadise771 6 жыл бұрын
Xabiibo is the best.
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Riwaayadii beenay waa run ayan kubartey heesahan oo Jubba, Axmed mooge, Sahra axmed &Aamina abdullahi wada qaadin lakin waxa moodayey inay iyagu leeyihin Original ahaan..
@faisalali9739
@faisalali9739 7 ай бұрын
ASC WAXANRABA JUBOA OO AHAA NIN GESIYA INAN FARIIN U DIRO EEBOWGEY JUBA CIGAAL WUU DIDAY INUU SAMATAR LA HEESO XASAN ADEN WAA LIBAAX HADUU KUGU GUUXAY WAA EEBOWGA ??? ADNA WAA KU JECLAHAY ALLAHA KU SHARFO JUBA
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 4 жыл бұрын
Waa ruwaayadii Beeneey Waaa run Waa Sahro Axmad Jaamac iyo C/qaadir Jubba Oo Aktarada 1aad ahaa iyo Samatar iyo Aamina C/laahi Waa maxay Waxa Aad Sheegeysiin Sahra Dawo Iyo Xabiibo Xasan Tooxoow kuma Jiraan Ee Yaan leysku qaldin isku Codba maahan
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
Inder anigaa riwaayaddan galay iyadoo ay metalayaan Jubba, Dawo, Tooxow iyo Samatar. Duubistan lafteeda ayaan filayaa inay ahayd. Tiyaatarkii Xamar laftiisa. Waxaana filayaa inay 1987 ahayd. Midda kale haddaad tiri codkaasi kii Dawo iyo Tooxow maaha waxaa muuqata inaadan codka Dawo, Tooxow, Sahra iyo Aamina Cabdilaahi kala aqoon. Duubista ku khaldaysaa waa Jubba, Sahra, Axmed Mooge iyo Aamina. Duubistaa Xasan kuma jiro waxaan filayaa in Jabuuti lagu duubay.
@fuaadomar6328
@fuaadomar6328 6 жыл бұрын
Xasan aadan c juba xabiibo x tooxoow sahro abukar sahro dawo
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 2 жыл бұрын
2022 hada ayaan soo boqde ma ila mid tahay adigana
@cabdikariin4490
@cabdikariin4490 5 жыл бұрын
Danbaa Hawdka loo galay . Waa dhaqdhaqaaqii waddaniga soomaaliyeed waa SNM .walawayntu garan mayso midhahan.Beeneey waa run. Midhii Maxamad Aadan Dacar
@hoodiyoayaanleey5223
@hoodiyoayaanleey5223 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 waa lagu dul shaxay maad ileedahay QDW
@cabdikariin4490
@cabdikariin4490 5 жыл бұрын
Maxay kale
@futowase11
@futowase11 4 жыл бұрын
Marqaan time iidoor
@axmednuurmaxamed8905
@axmednuurmaxamed8905 5 жыл бұрын
aabihii jacaylka m ali kaariye ale ha u naxariistee muxuu murti katagay
@yousofjamanour5606
@yousofjamanour5606 5 жыл бұрын
Erayada dacar baa lahaa bro iyo riwayadaba
@izadinabdi3875
@izadinabdi3875 4 жыл бұрын
War codka xabiiba xasan toxow ma qarsoma marka dadka dhahya heblayo kle waye iska dhaf abti
@futowase11
@futowase11 4 жыл бұрын
sax usheeg dadkan qabiil ayaa lafaha kagaly
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
What a legendary ❤️❤️❤️
@sahaltransport613
@sahaltransport613 8 жыл бұрын
Beenay Waa Run Waxaan Samayey Abwaan Dhacar Waxaa Ruwaaydan Ka STAR KA ahaa Xasan Adan Samatar
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 6 жыл бұрын
Sahal Transport Waa actor ka ahaa Saalax Qaasim Naaji
@goosaarciise6947
@goosaarciise6947 5 жыл бұрын
Waa waqti aad u fog heestaan
@ruqicable3163
@ruqicable3163 Жыл бұрын
Heeso qiimo badan ayey ahaayeen oo xikmad lahaa Ereyada ku jira da,yarta maanta joogtaa garanmaayaan.
@saacidnoormohamodsaacidaxm5398
@saacidnoormohamodsaacidaxm5398 Жыл бұрын
Raxmo xasan hestii xamar
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 7 жыл бұрын
Kuwa Ku hadaaqa hawiye fanaaniin fiican malaha u fiirsada afartani oo ka mid ah fanaaniintii waabari lowgu jeclaa waa wada hawiye.
@gulzarkathatkathat545
@gulzarkathatkathat545 6 жыл бұрын
qolkaakhaaramiid Heesahaamaataagero
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 6 жыл бұрын
Faiza Mohomed Habeenkii aan riwaayadan fiirsanayey isma lahayn Hawiyaad daawanaysaa, waxaan ku raaxaysanayey codka halaasiga ah ee fanaaniinta qaranka.
@mohamoudibrahim8153
@mohamoudibrahim8153 6 жыл бұрын
Sahro dawo maaha hawiye waa ku dhacday
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Afartaba reer s.land soosaareen xasan mooyee sadexda kaleba 1983 wixii ka dambeeyay bay soo baxeen kala yaacii ruwaayadaas ay ku soo baxeena maxamed adan dacar baa lahaa iska aamus waxba ku hadli mayside fankii somali oo dhan afar fanaan oo sadex aakhira licibkii soo baxeen ragii soo saarayna joovaan ha la wadhlaynine
@mohamedyarefarah8687
@mohamedyarefarah8687 5 жыл бұрын
Melkasta qabil miyad lajogtan hayu iskafiri horta samatar na maha Hawiye
@wiilsoomaaliyeed745
@wiilsoomaaliyeed745 7 жыл бұрын
Sxbow riwayadaa oo dhamaystiran ma haysa oo xasan aadan sahro iyo xabiibo jubaa ay yihiin
@BiniamVitniam
@BiniamVitniam 5 ай бұрын
Samatar jubba xagebo
@abdilahiali4809
@abdilahiali4809 9 жыл бұрын
myee riwaayada oraginaalka beenay waa run waxaa jili jiray xasan aadan jubo xabiiba tooxow iyo sahra dawo laakiin tan dambe ee la duubaya waxay ahayd copy laakiin tii la duubay uunbaa dhaxal gashay saana ha loo ogaado
@fardosaabdi9540
@fardosaabdi9540 7 жыл бұрын
Abdilahi Ali walale tan waa cope gii orginalka waxa wada jilo amiino cabdullahi iyo sahro axmed jamac iyo axmed mogee libaan iyo c/dir juba sidaan jeclahaay waa hadey ruwayada tahaay beeney waa ruun sidaas ayaan ku firsaday
@kadardoll7965
@kadardoll7965 7 жыл бұрын
Fartuun Salaad originalka waxaa lahaa. afartan fanaan. sahra axmed, Amina cabdilaahi, iyo axamed mooge copy ayey jilaayaan 1986 jabuuti. laakiin asalka riwaayada waa Juba, tooxoow, dawo iyo samatar.
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 7 жыл бұрын
Mudane Sooyaalsxb waa Runtaa,Asalka Ruwaayada waa sidaad sheegteen. Aaanku Saxo maaha 80kii E waxay ayad 87 bilowgedii,waxaan xasuustaa Annaguu hargeisa baxney ilaa xamer ayaa hablo baska nala saarnaa ay inankii kirishbeyga ay yidhaahdeen noo saar beeneey waa Run😎😎
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 7 жыл бұрын
Mudane Sooyaal ,waxa loo soo galiyay Sahra iyo Aamina,xabiiba iyo sahra dawo weyn qaybta jilista ayaa ku adkeyd weyna ku cus baayeen maslaxa fanka
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 6 жыл бұрын
Fartuun Salaad Anigaa original-ka tiyaatarka Xamar ku daawadey, asalku waa: Samatar, Jubba, Tooxow iyo Dawo. Actor iyo actress ka asalka ahi waa: Saalax Qaasim Naaji iyo Maryan Mursal. Sahra Axmed, Aamina, Mooge iyo tan yare Saalax la heesaysaa waa copy. Jilayaasha hablaha waxaa ku jirtey Shamso Cumar AUN intii dhimatey.
@haymachannel3847
@haymachannel3847 6 жыл бұрын
Sweet song
@mowliidabdullahi859
@mowliidabdullahi859 6 жыл бұрын
Hayma channel Hayma channel i really i am feeling happy lakiin ogoow qofkii ereyada ila fahmaaya kaliya ayaa igula raaheeystey kamaan dhargi jirin riwayadan dawashadeeda cafaaa caleyk yaa axsan fanan ama sidaa u hees hadii kale nagaseexda fadlan
@goosaarciise6947
@goosaarciise6947 5 жыл бұрын
Waa hees cajiib ah
@officialmurtimawelo8999
@officialmurtimawelo8999 5 жыл бұрын
Samatar💪💪👆👆✌✌
@alibuku9951
@alibuku9951 6 ай бұрын
Aaad juba
@mohamedabdinasir7274
@mohamedabdinasir7274 5 жыл бұрын
Raga niman halseegayn isna habari May dhalin
@CamelBoyPro
@CamelBoyPro 7 жыл бұрын
Samatar sahro dawo juba iyo tooxow
@cabdirisaqiltuko9512
@cabdirisaqiltuko9512 3 жыл бұрын
Sahra tooxoow
@raageosman5543
@raageosman5543 5 жыл бұрын
Fanaan waa kii hore
@jamaalabdikarim3098
@jamaalabdikarim3098 8 жыл бұрын
waaw
@faisalali9739
@faisalali9739 11 ай бұрын
I wonder why juba singing wiz. His big legend bro samatar ??? I like juba bat samatar 8s lion them lads are same pride lion
@rashidhassan8036
@rashidhassan8036 10 жыл бұрын
Heegadanu idingeyn hanti baanu leenahay sida boqol haldhaaya idinkaa uhoreeyn kkkkkkkkk
@HurreJunior
@HurreJunior 6 жыл бұрын
loved the lines
@alibuku9951
@alibuku9951 6 ай бұрын
Somali
@abdihameidhusseinsayid4250
@abdihameidhusseinsayid4250 8 жыл бұрын
Riwaydan waxaa actor ka haa xasan aadannwaxaan uu soo saaray juba iyo sahra sidaasi ula soco
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 7 жыл бұрын
abdihamid sayid Jubba ruwaayadaan kumasoo bixin anagaa taagneen waagaase toloow yaa beentaas u sheegeysaa kkkk
@mahamedhussein4887
@mahamedhussein4887 5 жыл бұрын
Ee uu hooyo habiilkaa qabiil
@mahamedhussein4887
@mahamedhussein4887 5 жыл бұрын
Garan waan yaaa yaaloonoqan
@c.rooble2474
@c.rooble2474 5 жыл бұрын
Who knows when I can find the complete of original riwayadii BEENEY WAA RUN? Thanks
@mahamedhussein4887
@mahamedhussein4887 5 жыл бұрын
Ravba furaaan kawarn
@c.rooble2474
@c.rooble2474 5 жыл бұрын
@@mahamedhussein4887 What? I did not get what you said. Sorry.
@hasanali-ui1ct
@hasanali-ui1ct 6 жыл бұрын
hees wacan
@mahamedhussein4887
@mahamedhussein4887 5 жыл бұрын
Waa hees barkeeda dhalinyara
@sahaltransport613
@sahaltransport613 8 жыл бұрын
waxaa nasiib adaro ah iska hadalka
@shamhaadmohamed2693
@shamhaadmohamed2693 6 жыл бұрын
haruub datey canaha hanbada laqaban jirey
@axmedcabdi1573
@axmedcabdi1573 6 жыл бұрын
Eshcalaahees erayadii maxamed adan dacar
@aliismail8049
@aliismail8049 6 жыл бұрын
Aan hadlka kal qalo. Kolkii ay habnayd heshiskad xumasen.iyo hogad ku turten.halkii bay taalaa.in la helo ha filanina. Eesh calaa .murti iyo midho xubinkoodii ku joooga. Mohammed/shaafici dacar .wuu tuujiyay maskaxda
@deeqissa9069
@deeqissa9069 3 жыл бұрын
Mooge , jubba, aamina, sahra oo qaada ba caanbaxay
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 9 жыл бұрын
waxaan layaabay weriyahan horta xagee ayuu kubartay saxafada walaahi halmar ayaan dhageystay inuu baadiye joogo oo dad dhagala lahadlayo ayaa loo maleeya, tankale waa nin cuqdadi dhamisay oo qabilku kasoo jeedo ee ogadeen kala qaada sababtuna waa gudoomiyaha wakiilka gumeysiga uga ah dhulka ogaden oo ay isku cid yihin kaas oo jilabkisu yasaan marka ay qoraxaay joggan sidaas ula socda onlf ayuu ku shaqaysan jiray kadibna itoobiya kooxda isku dhiibta ayuu kamidyahay uf uf
@pphamzikfaizel1572
@pphamzikfaizel1572 9 жыл бұрын
Nic song
@mohamedgeedi8847
@mohamedgeedi8847 4 жыл бұрын
Asxn cod
@safiyahassan9308
@safiyahassan9308 7 жыл бұрын
xabiibo tooxow miyaa misa waa xabiivo duniyo
@abdullahidirir285
@abdullahidirir285 7 жыл бұрын
Safiya Hassan
@liibaanotmaan6720
@liibaanotmaan6720 7 жыл бұрын
wa xabiibo xasan toooxow
@mahamedhussein4887
@mahamedhussein4887 5 жыл бұрын
Xabiibo toxow
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 2 жыл бұрын
Ruwayadii beeney waa run maxaa wax lasoo maray
@abdirahmanyoussouf4980
@abdirahmanyoussouf4980 6 жыл бұрын
axyaa murti
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 Жыл бұрын
Aduunyo maxay malinba heer joogtey
@yaasiinaburaas5205
@yaasiinaburaas5205 2 жыл бұрын
hudhuskii.Hada.waakan.yaasiin.To.Raad.yow.Hargeysa...
@abdisalamabdule899
@abdisalamabdule899 5 жыл бұрын
👏
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,3 МЛН
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 17 МЛН
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 46 МЛН
XASAN A. SAMATAR & SAHRA DAWO || WALE GABDHO AN ARKIYO| QARAAMI -
15:02
IFTIINKII ARLAADII
Рет қаралды 55 М.
heeso xula oo qaraamiya ad uu macan waa heeso allban layskaga dhigay
59:51
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Cabdiqaadir Macalim Juba Iyo Nadiifo Cali Kulane 🔥Iyo Heesta "CARAARTAN"
11:49
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 235 М.
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
Amina Cabdillah Ahun, Sahra Axme Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
12:56
Xasan Adam Samatar Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "CAASHAQA ISKA ILOW"
11:16
xasan aadan iyo sahra dawo
7:33
Hasan gahayr
Рет қаралды 4,3 М.
Beer qaboje JUBA.
9:35
MrBiniin
Рет қаралды 262 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 205 М.
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,3 МЛН