ASC walaalaha dhamaan. Fidiyoska barbarooniga kadib, koley dhowr fidiyows ayaa wali dhiman, dalag ama qudaartee ayaad jeclaan laheedayn in aan kahadlo? ama topic kale oon kubedelo. Mahadsanidiin
@Farm_With_Suhaib3 жыл бұрын
ustaad.. marka hore allah khyr haku siiyo.. marka xigta ustaad waxan kaa codsanlaha.. in aad cashaarka xiga nooga dhigto. sida basasha loo abuuro ama xabuuubta
@qalbisaafiya76133 жыл бұрын
Wcs walaaloow anig waxaan jeclaan lahaa geedka baamiyah la dhaho wax kasta oo ku saabsan mahadsanid
@cabdilaahiali74133 жыл бұрын
Mnshaallaa aad bd umahadsanthy marka hore ustaad waxan jeclaanlahaa inaad noogu xejiso okraha iyo basasha (onion)
@ridwaanhassan87903 жыл бұрын
barbarooniga kadib waxaad noogu xejisaa yaanyada caadiga ah ee loo yaqaan yaanyo murooleyda sababtoo ah soomaalida waa khudaarta ugu badan ee ay cunto
@mohameddeqabsie88653 жыл бұрын
Tamaandhada iyo basbaas qaji hal greehouse malagu wada beeri jaraa wll? Barbarooni, tamaandho, basbaas qaji, babaay, qajaar iwm suurta gal matahay in meel lagu wada beero.
@Farm_With_Suhaib3 жыл бұрын
thnks ustaad... allah hakaa abaal mariyo
@taha-selman3 жыл бұрын
Shukran maclin
@sahrasa78733 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@khaliilcawad48473 жыл бұрын
jawaab ?
@abdirahimzubair62103 жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsan tahay.
@abaadirahmed69173 жыл бұрын
Aad baad u mahadsanyahay walal waxaad noogu xejisaa batiikha ama shamaamka
@FarmSomalia3 жыл бұрын
kuwaasna waa muhiim
@ducowalidwadaraajo72833 жыл бұрын
August sowing vegetable garden exemple anigu jabuuti ban jooga Waqtiyada xagaaga aya nagu badan ( xiliga kuleylka Bisha mars ilaa bisha octobre wa kuleyl Marka waxaan raba xiliyada dalaga aan beraan jaro Yacni bisha janvier ilaa mars dalaga aan beran karo Bisha jun ilaa novembre dalaga aan beran karo Agenda agriculteur agro pastoral.
@FarmSomalia3 жыл бұрын
Walaalkey reer Jabuuti waan kuslaamay. Haddii aadan heli karin shade aad qoraxda kulul uga celiso dabcan waa in aad abuurtaa geed sidhaqso ah kukoraya. Tusaale ahaan January-March abuur dalag sidhaqso ah kusoobaxaya sida ansalaatada ama lettuce ama green vegetables ka. Xilli dheerna waxaad abuurtaa yaanyada oo kale.
@qalbisaafiya76133 жыл бұрын
Su aal ayaan qabaa aan barbarooni eheen raalina iga ahow hadaad og tahay walaal ii sheeg . Suaasha waa baanbooga ma qasab baa mise wuu u eg yahay kaliya mahadsanid
@FarmSomalia3 жыл бұрын
Walaal mafahmin suaasha. Bamboo miyaad kawadaa?
@ducowalidwadaraajo72833 жыл бұрын
Asc wll waxaan raba lambarkaaga whatsap plz inad iga cawisid ban raba cilmiga beraha