BEERAHA CASRIGA EE HYDROPONIC-GA invest in Hydroponic farming

  Рет қаралды 11,193

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

20 күн бұрын

Muuqaalkan waxaan warbixin idiinka siinayaa Hab aad Guryihiina ama dhul kooban wax ugu beeran kartaan idinkoo ciid u baahnayn biyo yar na isticmaalaya.
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool

Пікірлер: 54
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 18 күн бұрын
Ciid al-Adxa Mubaarak dhamaantiin farxad ku ciida walalayaal wixii Balan Shaqo 👉🏼 zakariye.com/balan/
@horumardaneeye6077
@horumardaneeye6077 18 күн бұрын
Eid wngsan akhi fillah
@user-hd8wt8sx3b
@user-hd8wt8sx3b 18 күн бұрын
Zakariye Abdullahi cali EID MUBARK WALAL. WAA MAXAMED HUSSEIN OO SALAN KAL IYO LAABA HAWADA KU SO MARINYA FARXAD KU CIID WALAL. كل عام وانتم بخير عيد مبارك.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 18 күн бұрын
@@horumardaneeye6077Ciid wanaagsan walal
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 18 күн бұрын
@@user-hd8wt8sx3b Ciid Mubarak Sh Maxamed Alle sanadkan sanankiisa barwaaqo ha inagu gaadhsiiyo
@user-ty3lm6mm8t
@user-ty3lm6mm8t 15 күн бұрын
Iasagoo tamaadho ah sideen uga hirgalin karaa
@fathiomer4618
@fathiomer4618 17 күн бұрын
Horta macdantii ciida uu geedku ka helayay oo dhan ayaad adigu siinayaysa hadi hydroponic ku beertao Technicallity badan (TIRADA DADKA KA SHAQAYNAYA BADAN ENGINEER khibrad sare leh la raba iyo DAD xanuunada cusub iyo nafaqooyinka cusub kala tashato) iyo shaqo aad ubadan ayay ubahantay oo ka badan beerti caadiga ahyd dhulka laga berayay. sidoo kale xanuunadi la yaqanay ee dhirta dhulka laga bero ku dhacayay qaar aan ahyn baad la darsi doonta, Hadii uu fashilmo mashruucuna beetada qashin badan baa ku hadhaya sidoo kale caagadahan cadceedu haday ku badato ama melaha aadka u kulu laga hirgaliyo way dhalaali doonan ugu yara chemical bay ku sii dayn donan geedka. MARKA ARINKAN MAHA MID DALKI KU HABOON MADAMO DHUL KULUL UBADANYAY DALKI waxaso dhana jiran.
@AhmedAinan
@AhmedAinan 17 күн бұрын
Hydroponic ma fiicna walal, waxa ka wanaagsan tan toos caradda looga beerayo caafimaad ahaan iyo nafaqo ahaanba oo geedku wuxu nafaqadiisa kala soo dhex baxaya ciida, mana jirto hadaynu Somali nahay wax inagu kalifaya in aynu Hydroponic farming isticmaalno maadama dhul haysano oo waliba dihin.
@mohamedmabdilahi8211
@mohamedmabdilahi8211 16 күн бұрын
Masha Allah mashruuc aad loogu bahanyahay weeyi
@Fanasa55
@Fanasa55 13 күн бұрын
Thank you, Zakariye, we have got the pdf files now.
@liiyoos6710
@liiyoos6710 18 күн бұрын
Ciid Mubaarak ❤❤ Mashallah
@ahmedhashi9658
@ahmedhashi9658 8 күн бұрын
Ilaahay haku barakeeyo walal zakriya
@Adahab-313
@Adahab-313 18 күн бұрын
Mahadsanid zakariye Abdullahi Ali
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 18 күн бұрын
Adaa mudan walal
@daidibrahimadam482
@daidibrahimadam482 5 күн бұрын
VERY EXPENSIVE VENTURE
@waheliye44
@waheliye44 18 күн бұрын
Keep going bro from cardiff 🎉 eid mubarak❤
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 18 күн бұрын
Thank you brother and Eid Mubarak
@user-oe6ul9fj6n
@user-oe6ul9fj6n 17 күн бұрын
Zakariyow wax ciid ku baxaya oo macdan iyo nafaqo ka helaya iyo wax biyo kaliya ku bacaya isku mid ma noqon karan ban filaya kuse danteede wax kasto casriya wadankeenu wa u baahan yahay,anigu 2019 ki ban canbe tish iyo bac ku beeray anigo KZbin kaso dawaday waana ku gulaystay oo wa baxay walow dib ari u cunay. Makra wax kasta wa macquul.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 17 күн бұрын
Biyo kaliya kuma baxayaan walal nafaqooyin dhanka Beeraha ah ayaa byaha la raacinaya fertilizer kaas oo xadidan una ogolanaya in geedku helo nafaqadii koritaanka macdanaha iyo dhamaan wuxuu u baahnaa sidoo kale cudurada dhulka ka raaca ama ka dhasha waaka badbaadayaa geedku kana waxsoosaar badanaya
@hawosheik3670
@hawosheik3670 17 күн бұрын
Maashaa Allaah
@dowretube0
@dowretube0 18 күн бұрын
Ustaad thanks
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 18 күн бұрын
You most welcome walal
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 17 күн бұрын
Waankuu saaray likta
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 18 күн бұрын
Drip irrigation ayaan anigu jeclahay inaan sameeyo insha Allah. Mahadsanid walaal
@user-hd8wt8sx3b
@user-hd8wt8sx3b 18 күн бұрын
Halaga faaidaysto
@KafiYare-wd9tp
@KafiYare-wd9tp 17 күн бұрын
Asc wrwb Ciid wanagsan dhamaantiinba sakariye
@aydarusali5488
@aydarusali5488 18 күн бұрын
Waayo waxaanu waa I tus oo I taabsii dadkeenuna ma yaqaanaan sidaan in wax loo beerto
@MuuseRaage-zo5bn
@MuuseRaage-zo5bn 15 күн бұрын
Zakaria zxp waxa kasohdasha warshad sameyaa buugta
@deeqqumana5340
@deeqqumana5340 16 күн бұрын
Wcs eid wanagsan
@horumardaneeye6077
@horumardaneeye6077 18 күн бұрын
Zak mhdsanid
@caydruussalah-qb2oz
@caydruussalah-qb2oz 17 күн бұрын
Waxabadan ayaan kaa faaiiday xaqiiqda afilate marketing iyo amazon business online inaan lacag lagasmynkarin Qof debed jooga more views haysta mooyane Laakiin walall bloger bloga xaqiiqdiisa iyo in lacag laga sameeeyo wll taas ii bayaani adoo mahadsan
@riyooy
@riyooy 18 күн бұрын
waxaan filaayaa inayka nafaqo yartahay cuntada ciida lagu beero balse waan tageersanahay hadii ayna lahayn chemicals waxayna 💯 kafiican tahay tuugsiga latuugsanaayo dad ayakaba sidaan kusoo tabcaday iyo gaajada
@AbdirisaqMursalali
@AbdirisaqMursalali 18 күн бұрын
Guulyso mudane
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 18 күн бұрын
Mahadsanid wll
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman 17 күн бұрын
Masha Allah wll guuleyso 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@baboyarow1128
@baboyarow1128 15 күн бұрын
Qiimaha hydroponic wa meqa
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 14 күн бұрын
Beeraha noocan oo kalaaa wxay u baahan yihiin raw material badan oo dawooyin iyo nafaqooyin dareere ah ayaa lagu shubaa maadaamoo aysan ciid ku beernayn, marka waxaaas oo dhan sifudud maloo heli karaaaa qofka wadankii ka hirgaliya ?, mahadsanid.
@user-ld1mi6jp5o
@user-ld1mi6jp5o 14 күн бұрын
Sxb noor nuuc gurigeyga maku dhex beeran karaa
@profsulaimanahmed4246
@profsulaimanahmed4246 15 күн бұрын
Maxaa loo baahanyey oo qalab ah
@ahlanhussien
@ahlanhussien 16 күн бұрын
Asc walal no sharaxn nafaqada maxay ka samaysantay
@mohamedgoonijecle1153
@mohamedgoonijecle1153 17 күн бұрын
Ok hargeysa ma laga helayaa tiimkaaga
@justnow7263
@justnow7263 17 күн бұрын
Dhowr tijaabo ayaan mariyay , xataa nutrient k waan sameeyay , hada waan maalgal8nyaa uun
@KafiYare-wd9tp
@KafiYare-wd9tp 17 күн бұрын
Bro is wac Fadlan Xafada yedhin ayan joogaa
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 17 күн бұрын
Wan Dawaday Fikir Ad Wangsan Guurikaga Ayad Kula So Bixi QUDARTIII
@amalismail7772
@amalismail7772 14 күн бұрын
calafka xoolaha yaan bari ku biiray qaabkan hydroponic
@user-pl6bo7fc8d
@user-pl6bo7fc8d 17 күн бұрын
Hydroponics or the greenhouse?
@abdifatahmohamed9482
@abdifatahmohamed9482 12 күн бұрын
Sxb greenhouse ku wa teendhada halka hydroponics uu yahay systemka biyo ku korinta dhirta
@aydarusali5488
@aydarusali5488 18 күн бұрын
Wl mashruuca ma talo ahaan ayaad u la hirgalinaysaan mise si toos ah ayaad u caawinaysaan
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 18 күн бұрын
Si toos ah ayaa loogu fulin qofkii markaa diyaar u ah oo maalgashanaya
@aydarusali5488
@aydarusali5488 18 күн бұрын
Wl waa mahad san tahay maxaa qarash ku baxaya beer taan yar ee kooban ee casrigaa marka si toos ah loo caawinayo qof ka maalgashanaya
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 87 М.
I’m just a kid 🥹🥰 LeoNata family #shorts
00:12
LeoNata Family
Рет қаралды 19 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 8 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 94 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 10 МЛН
SOOLARKA IYO QIIMAHA LASIIYO TURKIGA - Invest in Solar Power
10:08
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 58 М.
Cawaska Xoolaha ee ugu wanaagsan ee (super Napier grass)
5:21
3 GANACSI AAN LAGA MAARMIN - 3 SECTOR TO INVEST
9:24
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 20 М.
GREENHOUSE LABO IPHONE KA QIIMO JABAN 600 GEED QAADA
9:08
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 21 М.
Unbelievably abundant fruit - New method to grow cucumbers at home
16:21
Build Your Own Hydroponic Grow Tower In 30 Minutes For Less Than $40
22:23
GANACSIGA UGU FIICAN 2023
11:33
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 40 М.
I’m just a kid 🥹🥰 LeoNata family #shorts
00:12
LeoNata Family
Рет қаралды 19 МЛН