Beesha Caalamka oo u gudbisay Villa Somalia hal dalab oo ay ku adag tahay in ay fuliso "SHARUUDAHA"

  Рет қаралды 22,162

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Beesha Caalamka oo u gudbisay Villa Somalia hal dalab oo ay ku adag tahay in ay fuliso
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Пікірлер: 61
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 19 сағат бұрын
qaran iyo dowlad wa ssc khaatumo hogaamiyaasha afrika guul kuwaara 💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z 19 сағат бұрын
waa kugu raacsanahay Habo, from Gedo.
@MEl-t5i
@MEl-t5i 16 сағат бұрын
​@@Ahmeddauud-g5zfrom hiirraan 2 waan ku raacsanah
@AbiikarKeynaan
@AbiikarKeynaan 19 сағат бұрын
Somalia waxay u baahan tahay Madaxweyne karti leh sidii Maamed Siyaad Bare ilaahay ha u naxariisto
@abdulfatahyusuf8669
@abdulfatahyusuf8669 16 сағат бұрын
Aad carartaa markaasad oroda Kartina sheegataa Siyaad barre hadad wali raadineyso usc ayana waa joogan ee casharki hore hagu anfaco huuno😀😀😀😀
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 19 сағат бұрын
SOMALILAND allow dhowr
@SafaKhadar-ec1gw
@SafaKhadar-ec1gw 18 сағат бұрын
Amiin
@Aden-Chemistry-54_
@Aden-Chemistry-54_ 19 сағат бұрын
Waa Aden Baardheere Gedo Soomaaliya waxeey ubaahantahay labadaan nidaam midkood: 1.Dowlad islaamic ah OO daacad ah 2.Dowlad Dhexe OO awood buuxda leh
@saleman8894
@saleman8894 19 сағат бұрын
Madaxwayne xasan shiikh waafaashil
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 19 сағат бұрын
Adigaa faashil ah waayo .nin wasiir ku xigeen PL oo shaati wariyanimo ku bed elaya ee maankaaga ka shaqaysii yaan laguu khudbadayn
@saleman8894
@saleman8894 19 сағат бұрын
@@mohamudulusow3668 kkkkk sxb xasan markii labaad buu madaxweene yahay welina hantidii qaranka buuboobayaa xaqiiqda eeg
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 18 сағат бұрын
CALAN CAS&SICIID DANI GROUP WAA KANCER KUYAAL SOMALIA ILAAHAY HAKAQABTO AAMIIN
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 19 сағат бұрын
Guudmarka Wararka Gaylan media Mahadsanid Suxufi war galla ah... No Isbaaaro Ayey dhaheeen KGS,PL IYO Kismayo!!! Waxaaa xigidooona somalia 🇸🇴 lama saaadaaalin karo😂
@abdulfatahyusuf8669
@abdulfatahyusuf8669 16 сағат бұрын
Aad is maqiiqda dadaan dadnimo kuu ogoleyn ayad isku ag wartaa markaasi kaa talaabsadaan kii masulka ka ahaana aad kasoo carartaa😀😀😃😃
@halbeegtrading7632
@halbeegtrading7632 19 сағат бұрын
Same sidii Hogaamiye kooxeedyadii oo Shaarka loo badalay Wana qeyb ka mid ah Strategy yada la rabo iney Somalia wiligeed mid noqon😢
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey 19 сағат бұрын
Waa la kala shakiyey 😂
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 19 сағат бұрын
Geylan weriye somaalidu aad u kalsoon yihin mahadsanid
@CabdaleMaxamed-r3i
@CabdaleMaxamed-r3i 19 сағат бұрын
Somalia ❤❤❤❤❤❤❤❤
@suldaanofficially
@suldaanofficially 19 сағат бұрын
Somalia dhibaatada igu weynee haystaa waa nidaamka 4.5 ka ah kaa saa qayrkeed ka reebey
@free-thinker1046
@free-thinker1046 19 сағат бұрын
Guul puntland
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 19 сағат бұрын
xasan sheekh wa keligi talis
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i 19 сағат бұрын
Kan waa mw beenbadan oo duli ah wilbaa aysan masulyad kamuqan
@sultanlife5385
@sultanlife5385 17 сағат бұрын
Gurgurte wadanki wuu kala qeybiyey
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 18 сағат бұрын
Illaahey baa soomaali u maqan waxaan wax la dhegeysan karo ma ahane tolow soomaali xagee bey ku danbeyndoontaa anigu waan yasbaye dadkii caqliga lahaa iyo wax gardakii soomaali ma ka dhamaadeen xagee lagu arkay dawlad aan amarkeedu shaqeyneyn
@C.shkauurCumar
@C.shkauurCumar 19 сағат бұрын
Wasiir budland aabaha waa wasiir kuxigeen marka arinta budland kama hadli kartid miyaa
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 18 сағат бұрын
WAAR SICIID DANI WAA CUDUR HALIS KUAH PUNTLAND&SOMALIYABA
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 17 сағат бұрын
Saciid dani baa ka fiican kooxda vila qabyaali uu xassan xaraash hogaamiyo
@MuhidinAdan
@MuhidinAdan 18 сағат бұрын
Ilahayow mamulgabaletyada wadankan qabo
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i 19 сағат бұрын
Puntland waa budo goni utuman 🍂 sacaan lajogo
@CabdiraxmanSiciid-n4c
@CabdiraxmanSiciid-n4c 19 сағат бұрын
Wararka
@C.shkauurCumar
@C.shkauurCumar 19 сағат бұрын
Wasiir waan kusalaamay😂😂😂
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 18 сағат бұрын
Siyaasiga somaaliyeed ee maanta jira waa maxaa cunaa iyo qarashoow wax qiyam ah oo ay Lee yihiin ma jirto raganimo iyo hogaamiye waa mid kii midnimo iyo horumar ugu yeera dadkiisa laakiin waxa hogaamiye ka dhiganay maalaa yacni mushaar ku raadiya dadka iyo dalka midii kale waxaan lahaa siyaasi mug laawoow naga hor wareega fadlan
@HappyDominoes-ef3pk
@HappyDominoes-ef3pk 17 сағат бұрын
kgs iyo Putland danahooda haka tashadaan meeshan dowlad kama soo socoto
@hurrekoje2146
@hurrekoje2146 18 сағат бұрын
Somaliya dan umaha warlords lagu magacabo maamul goboleedada hadii aan la helin system ka duwan kan hada lagu shaqeeyo waxa halis ku jira jiritaanka umad Somaliyeed oo dhan
@shiinejamaac4274
@shiinejamaac4274 19 сағат бұрын
Waa nin somaliland ku maqan ee maxuu shirqaban
@nimcoali3237
@nimcoali3237 19 сағат бұрын
Inaad riyaatid waxaa ka horeeysa inaad seexato xasan sheeq waxuu ku jiraa riyo
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 18 сағат бұрын
Mahadsant walaalkey kuwaan umaddii waydhibeen madalsha maxaa layiraahdaa maroorka aloogu soobexeen waa na dhibeen
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 18 сағат бұрын
Hassan dhiiqo
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 19 сағат бұрын
Ethiopia raaca ama soo raaca meeldhexe iyo ila mereeyso way dhamatay
@GediCabdisamedhassan
@GediCabdisamedhassan 19 сағат бұрын
Hayaay hayaay
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 18 сағат бұрын
War
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 19 сағат бұрын
Kkkkkk Biyo sare tegey waa lasugaya
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 19 сағат бұрын
WASIIR KU XIGEEN PL oo ka waramaya siyaasada Somalia 🇸🇴 shaati Wariye nimo useless ufffff
@khallo752
@khallo752 16 сағат бұрын
Too many ads! It is annoying! 😡 Xayaysiisyo tiro beel ah. Fadlan naga daa waxan oo xayaysiis ah. Waan nacayba kanaalkan. 🤮🤢
@abdulfatahyusuf8669
@abdulfatahyusuf8669 16 сағат бұрын
Nin puntland iyo qabiil la maseeray una dhawaqiisa ka seexan la nahay war maxad la cabaadeysa xasan horay ayu kugu sheegay kuma rabo kuma rabo ayay leedahay marka taada ku dhaqan tiisa ayuu wataaye dunida wxay taqaana wx la yiraah majority shaqsi iyo wx lamid ahna macno gaaar ah ma sameyn karo waayo inti badneed aya fadhisa maah maah aya aheyd gafuur cawo ninkiisa ayuu dhiba marka aniga wxan ku leeyahay qabiil laga tagay ayad wali daba ordeysa ee dadkaga dhinac ka raac dowladnimada hagu an facdo huuno wariiq wariiq looma baahne😀😀🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@NuurCalisheikh
@NuurCalisheikh 17 сағат бұрын
Adeer xasan shiikh wax yar ayaa udhiman hhhh hadii wax hagaagayaan bal ayadoon nin majeerteen ah awsan madaxwene noqon hashaqeeyaan
@berdilacashe283
@berdilacashe283 16 сағат бұрын
Hh mj haduusan madaxweyne noqonin waxba hagaagi mahayan miyaad iledahay😅qofwalba asaga ufican
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 19 сағат бұрын
Xassan munafaq bahane dowlad nimadii Qabiil ayuu Ka dorbiday Wana fashilan yahay
@xuseenxaaji918
@xuseenxaaji918 19 сағат бұрын
Wax adag ma jirto geeylan iska hubiya waxaad ku hadleeysaan yaanan lakala fogeyn ban idin leeyahay
@faclon.
@faclon. 19 сағат бұрын
hhhhhhhh awalba masaaakiintaad dawlad wax kaga cuneyseene waa qiiqie ka fadhiista
@abdikariin5471
@abdikariin5471 17 сағат бұрын
Mj waligood somalia Madxwyne kama noqon doonan e caacda dhaaf
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 17 сағат бұрын
Adeerkaa xassan qoslaaye miyaa. Kuusheegay reer riyo kunool
@digitalworld1haarin905
@digitalworld1haarin905 17 сағат бұрын
😂😂😂😂awoowgaa oo dameer raac ah ayay MJ madaxeayne ahaayeen wll haday rabaana U.S.A bay ka noqon karaan. Kaana dhul badan kaana dhaqaale badan waxa ay dhahaan baana soconaya oo kaliya
@CabdirahmanxasaXasanmankey000
@CabdirahmanxasaXasanmankey000 19 сағат бұрын
Caalow dalka ma lawadda laha ninja tuuladiisa yow waqti kaa tagin itoobiya raaca ama ingiriis u wacda tuuladaada aad ama edeb yeelo
@ahmedxajimohamed817
@ahmedxajimohamed817 16 сағат бұрын
Habdhqanka aad umaamusho warbaahin waat ku fashilanteen been iyo hadalo aan sal iyo raad toona aan laheyn
@omarjama7627
@omarjama7627 19 сағат бұрын
Fashil bay ku dhamaatay ! Failed state of Somalia
@abdullabdul8785
@abdullabdul8785 19 сағат бұрын
Hhhhhh warye ku sheegaan waaa cuqdaadii oo qof ah , iska hadaal ee naftaada been ku qanci adiga iyo kuwa aad isku midibka tihiiiin
@CabdiraxmanSiciid-n4c
@CabdiraxmanSiciid-n4c 19 сағат бұрын
Wararka
@CabdiraxmanSiciid-n4c
@CabdiraxmanSiciid-n4c 19 сағат бұрын
Wararka
War Culus: DNA-da Soomaalida maka duwan tahay tan dadka kale?.
24:02
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 10 МЛН
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
Diana Belitskay
Рет қаралды 3,3 МЛН
Robert Greene: A Process for Finding & Achieving Your Unique Purpose
3:11:18
Andrew Huberman
Рет қаралды 12 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 553 М.