Cirro wajigiisa ayaan akhriyey..1.yaraantiisii ayaa la diley 2.daandaan buu u egyahay 3.jidhkiisuna dhadig buu u badan yahay 4.wiil hoog maaha ee waa hacoo lagu shaqaysan karo 5.qosol mooyee qiiro qaran kama muuqato 6.ugu dambaynna boqolkiiba boqol waa qabiili qaran dumisa.
Mansha allah viva Somaliland guul iyo gobanimo 🟢⚪️🔴💯👌
@CiidaGaleMoalimАй бұрын
taar tv adaa runlow ah ee warkaagii waalalayahaye soogali waan taageer sanahay
@MohamettAbdi-ru4dzАй бұрын
Daahir riyaale good
@sidiiqmaxamed-pg6nmАй бұрын
Taar TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹
@mktarcali1212Ай бұрын
TAAR TV, DUGSIGA SARE EE AF SOOMAALIGA🎉🎉
@MaxamudIbrahin-l1qАй бұрын
Maashaa allah tar TV cawa sifican ayad uwaranty
@jamalibrahim2472Ай бұрын
Habar jeclo wa iska ceeliiya kuwa huwanta Wada iska qaabta iyo kuwa garxajiis ka sheeganays Maxa la calacalaysan😂 wayaabe reerka maxa ku dhacay ma afarta niin ee gudiida garxajiis sheeganays iyo kuwa la shaqasts iska qaaban Kari weydeen
@kiinnuur6605Ай бұрын
bal yaab kan ee oo bada cas ma soomaliand uun baa ku taala alow khayr sii soomaliand aaamiiin
@husseinomar5942Ай бұрын
Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉
Kulmiye waxu wada Been sheeg oo been sheeg sidaye run u noqota waa sheekadi xisbigi udub xiligi dorshada ayu kulmiye iyo madaxwayeene silanayo ku oodhan jireen waa Somalia ayaay ingu darayan 😂😂😂 beeni raad mele
@kadrahadji9734Ай бұрын
waxa aan rabay in Itopiya inta ay somaali iskudir ay leedahay in iyada lagula jeesto hubka ay keenayso siay somaali ugu noqoto wixii ay soo martay ay u scato hadhaaga soo hadhay. waxa lagu leen hubkeega somaali waa mid kuma guulaysan doonto Itopiya waxa ay rabto.kakaca somaaliyeey
@MudalibMaxamed-y2gАй бұрын
Kkkkkkkkk
@SacdiaMohamed-er4ilАй бұрын
Umabaah nin bared iciidanku sheeg mant
@abiiboladjama1659Ай бұрын
Xeebta slnd caalmka ayaa soo wada tartaramaya
@abdirahimismailadem5719Ай бұрын
Mapka Qaldan Ed marwalba so qaadata WA qalad Somaliland is not somaliA maona inaga sax hadad Somalilander thy dhaba
@ishwaqmahdiАй бұрын
Xisbiga wadani beentiisu Iyo cunfiga an kalasica lahayn Ee wadaàn dadka waa iskuwada Diray
@MaxamedCabdi-x6fАй бұрын
Caqliga habarjelo ayaan layaabaa dagaalbaad kujirtaand hacofeeynina raashinka dha ay ee sunta ah haqaadanina
@IbraahimCawil-qe6buАй бұрын
Kooxdii heego ama jeegan waxasaa layidhi ayey wax kadhigayaan markii ay taladii dàlka ku ceebooben riyaale ayaa sidaa lagu yidhi riyaale waa qof maaha malag
@ahmedgailehАй бұрын
HUWAN CAQLI XUMAA OO JAAHILSANAA !!!!!!
@khadrayoonis9420Ай бұрын
MUUSE JUUDAN AMA DAAHIR HAL MALYAN SII AMA LIBAAX FUUL OO ISKU SOO SAWIR WALLEE INAAN MAR DANBE KU CODEYN OO TOLKAY KUULA QABANDOONIN. TA LABAD ANIGA WAXAAN JECLAY OO SIDA MURAAYADA U DAAWADA OO RAGBA U NACAY MID CAD MID CAS IYO MID MADOWBA 👨⚖️💕ABIY A. CALI MA RABO IN UU SI TOOS GATO LKN OO WAA XAASLE LKN WAAN DAAWADA OO MURAAYAD🔍 KA DHIGTA
MUDANE MADAXWEYNE DAHIR RIYALE KAHIN SHARAF BAY U TAHAY INAY NECEB YIHIIN DADKA HOOSE EE LA HAYB SOCO SIDA KAN MIDGAANKA AH EE AFLAGAADEYNAYA MADAXWEYNE DAHIR RIYALE…..