Best Somali Short Film Bukaankii La Dhibay Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido

  Рет қаралды 142,410

Abwaan Sayidka Barakaysan

Abwaan Sayidka Barakaysan

Күн бұрын

Пікірлер: 352
@parkhadmahamed4086
@parkhadmahamed4086 3 жыл бұрын
Sayidka barakaysan 👏 Cabdi cido 👏 Jaqaaye 👏 ACTORS Somali people now 🥰👏
@alleyaqaan4728
@alleyaqaan4728 3 жыл бұрын
Sayidka barakaysan wacyi-galiyaha umada ilaahay ha ka abaal mariyee👍👍
@hareedkaiseOomaar
@hareedkaiseOomaar 3 жыл бұрын
Wllhy wa wax jira somalidu dunida way ka hadhay qofka bukana niyad jab ayaynu ku dilna ☺️☺️☺️👇👇👇
@zackayoub86
@zackayoub86 3 жыл бұрын
Waa iga qosliyey wlhi,Ramadan kariim 11/05/2021 ranadan malinbaa ka hadhay.mazhaAllah Allah hanaga aqabalo cibaadada.
@apdipazid______3665
@apdipazid______3665 3 жыл бұрын
5:55 Waxay Falastan sHaHa MesHa AniGu Miyan QayilayaH 😂😂
@Mohamed_Al__Abdulahi
@Mohamed_Al__Abdulahi Жыл бұрын
"Odaygii hadeerbaan kusoo tumanayaa"😂😂😂🤣🤣
@najax-d8u
@najax-d8u Ай бұрын
Haloo baneyo haku soo tumtee😂
@maxamedismaaciil4681
@maxamedismaaciil4681 3 жыл бұрын
Kuye "Maxaad iga taa taabanaysaan anigu ma muus kaaryoon saaran baan ahay "🤣🤣🤣🤣🤣
@lamafilaan4509
@lamafilaan4509 3 жыл бұрын
Walhi waa arin jirta bukaanka lagu kor sheekeeyo maalin anoo foolanaya hospitalka qolbaa 3sariirood yaaleen ani iyo 2dumara kujirny saa 2kalaa ilasocday 4toodii baa isujiibiyey alla naaa fooshii saxda ahyd tani maahee Walee fooli waa kuuharsanthy Ana naftii wax u eg baa ihaya hadana ciil baan udhinty hadalna makaro😭 Allow yaa iga aamusiya oo qol cidlaa igeeya baan niyada ka iri Aakhirkiina waa layqaly alaaa mxy niyad jab igurideen maalintaas Alxm🤲 Soomaalidu waa dad aad u buuq iyo xasarad jecel
@awoqali4151
@awoqali4151 3 жыл бұрын
Been maha wll aniga jajabow ayaa idiley mudo bila ayn sida ahaa marka dhakhtarka tago fooli kuma heyse hada illaheyba xaalkeyga og ala dhibadna somalidu markan dhaleyna ma intaa oodhan ayd foolaneysey ciil wlhy hada dadka maba arki karo wll hal Malin ayey ilasoo hadlen wlhy inaney iiman
@lamafilaan4509
@lamafilaan4509 3 жыл бұрын
@@awoqali4151 waa noocaas abaayo xaasidiin weye allow bini aadam hanoojabin🤲
@awoqali4151
@awoqali4151 3 жыл бұрын
@@lamafilaan4509 aamin wll
@yacquubcali3825
@yacquubcali3825 Жыл бұрын
wadada if iyo aakhiro kadaaya o aakhiro kaliya kadhiga
@abdimaliknajib
@abdimaliknajib 3 жыл бұрын
Best somali actors 😂😂😂 keep up kkkkk😂😂😂
@ladanladan8461
@ladanladan8461 3 жыл бұрын
Bil ramadaan ayaynu kujirnaaye Alle inooga barya xaal xaalkan dhaama insha allah
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 3 жыл бұрын
😅🤣😅wlhi plho wan soomanahay been ma ahn waa jirtaa sheekadan aniga hada ka hor baa gbdh la igu qalay saa mrkan koomaha ka soo baxayey bey islaaamha meesha joogay dhahaan qaliinka wa khatar waa dhiman gaadhaya anigii naxdin wlhi tolow ma dhimaneysaa ban is dhahaa illhay baa ku kiciyey khatar baa gashay bey ku leeyihiin😂😂🤣😅anigii wadnaha garaac buu ibilaabey adoon ilmahagaa arkin miyaa dhiman baan is iri maalinta😘alxmdulih
@zaraosmanim2135
@zaraosmanim2135 3 жыл бұрын
Wxd is odhanaysaa malaha dadkan waxa loo soo sheegay geeridaadii😆
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 3 жыл бұрын
@@zaraosmanim2135 yaaab 😂😂😂
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@kifahsaidmohamed4601 Waad iga qoslisay wlh lkn waa xanuun 😄 😥😔😟🙁
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
@@kifahsaidmohamed4601 Axl Weeyaan Hadii Uu Ilaahay Kuu Gargaaray Wl
@cabdiqanivarhanoz4745
@cabdiqanivarhanoz4745 3 жыл бұрын
First ahay mnta ilma nabi adanow
@sharmarkeiron5935
@sharmarkeiron5935 3 жыл бұрын
BEST SOMALI COMEDIAN TEAM WADADA XAQQA 🤩😂🤣
@fatmaumar2055
@fatmaumar2055 3 жыл бұрын
Wllhi wa runta illhay aqliga haku barakeyo huuno
@amiinahmed2525
@amiinahmed2525 3 жыл бұрын
Qalbigaaa ku salamay sayidka barakaysaN iyo asaxaabtiisa ramadaaan kareeem waaan idin duceeeyey Idina isoo duceeya
@marcosmedia9835
@marcosmedia9835 3 жыл бұрын
Adoo soman Haduu ka qosliyay😆like isaar👍
@abdinaasirmohamed6818
@abdinaasirmohamed6818 3 жыл бұрын
InTa guLeeD sibibiX TaageerTa ❤🤍💚 💯💯💯
@aamabintusaed1305
@aamabintusaed1305 3 жыл бұрын
Best actor wlhy sheeko igu dhacdy by ka turjumysaaba flimkni
@nimcoxasan1452
@nimcoxasan1452 3 жыл бұрын
😂😂😂dar allan ku tageera abwaan sayidka barkeysan 💗🤴
@nasser_dheeg1488
@nasser_dheeg1488 3 жыл бұрын
Nin kastoo page leh wxay sugaan clip yadina AMA video yadiina zxpoyl Horumar wllhi keep going
@abdiwahidhassan3479
@abdiwahidhassan3479 3 жыл бұрын
Zayidka ilaahay hakubarakeeyo zxp Dhiragalin wanaagsan🥰🥰🥰😂😂
@Marshmalloshorts
@Marshmalloshorts 9 ай бұрын
Abwaan Sayid Barakeysan Best Actor Guleyso
@bellamoha446
@bellamoha446 3 жыл бұрын
Allha ku dhawro wall adiga iyo wiilasha kula jilayaba wlhi point wanaagsan ayd ka hadasheen
@abdinaasirmohamed6818
@abdinaasirmohamed6818 3 жыл бұрын
WaaN soo HabsaaMe MaanTaNa Mxaa jiRa saYidkoooW🥰🥰🥰
@cbadullahicbadullahi279
@cbadullahicbadullahi279 3 жыл бұрын
Falastan shaaha wxy man qayilaya man xanuunsanyn kulaha wlhi qosolka iga dhamady
@hamdiabdullahi9808
@hamdiabdullahi9808 3 жыл бұрын
Dad aan laga daalayn qosolkooda 😂😂🥰🥰🥰
@Marshmalloshorts
@Marshmalloshorts 9 ай бұрын
Wlipa Daawashadooda Sii Raaci
@khalidjr5164
@khalidjr5164 3 жыл бұрын
100k subscribers congratulations sayidka iyo timkisaba 💐💐
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Saaxibadeey ilaah ha idiin sharfo!!😄🤣😂😆 Cabdi cido Abwaan idriis ilig
@عنيدهوراسييابس-ي9ث
@عنيدهوراسييابس-ي9ث 3 жыл бұрын
6:41 odeygii halkan tagnaa ee lahaa wuu go'ayaa aan kusoo tumanayaa kulahaa🤣🤣
@mawlidahmed9378
@mawlidahmed9378 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@zuhyrmohmed1968
@zuhyrmohmed1968 3 жыл бұрын
Congratulation of 100k sub❤❤❤🍬🍬
@ayaanzanizmail3870
@ayaanzanizmail3870 3 жыл бұрын
Sharaabkiyaraa ee la ikeeney mee 😅😅😅
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 3 жыл бұрын
🤣
@magool8581
@magool8581 3 жыл бұрын
Wll dadka kuuyimada qofbaa lagu dhahaa warqad iyo qalin iiken Kadib kuqordhaha fadla 1qofkabadan yuusan idul imaan Dhaqaatiirtana wargali Somaali xataa hadaad dhimanyso bir halyskagaqabto.... Wllhi wiilkaan aa runtii oo lugaleh Viva sayidka barakysan.....
@abdifatahalielmi3236
@abdifatahalielmi3236 3 жыл бұрын
Wlhi waa dhapa
@YazzerVlogs
@YazzerVlogs 3 жыл бұрын
team sayidka barakaysan waan wata well done
@aboubakerabdillahi8967
@aboubakerabdillahi8967 3 жыл бұрын
Aad baan kuu taageeraa from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@27hdgamer87
@27hdgamer87 3 жыл бұрын
Fist Wlaalkey sayid barakaysan💕
@fadxixaashi3282
@fadxixaashi3282 3 жыл бұрын
Kkkkk Qol izii diyaari odaygii lahaa wuu go.ayaa ayaan kuzoo tumanayaaye kulahaa
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 3 жыл бұрын
Xaqiiqatan waa dhan ANIGA ayeeybey igu dhacdey😅
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 жыл бұрын
Hhhhh markaa saaad ii kartay kulhaaa hhhhh funny Zayidka barakysan🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xaliimaxasan1163
@xaliimaxasan1163 3 жыл бұрын
Runtii filim tusinaya xaqiiqda dhextaala soomalida meel kasta oo ay joogto hadane waxaa yar inta fahamsan waad mahadsantihiin waa rajeynaa inay maalin uun baraarugi doonto👍
@DrHG343
@DrHG343 3 жыл бұрын
Gacal inala hadlay Mahadi haku soo gaadho bowe
@ahmeddaacad4729
@ahmeddaacad4729 3 жыл бұрын
Masha allaah sxb sayid barakaysan Guul Iyo Gobaniman kuu rajeenaa insha allaah hori u soco
@zuhayb9
@zuhayb9 3 жыл бұрын
Keep Going Bro YOU ARE LEGEND 💥
@mohanhamud6110
@mohanhamud6110 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk free sayidk, best somali actor
@Muraajaco1
@Muraajaco1 3 жыл бұрын
Isoo booqo aad adaa wax iga faaidide qosol badan wali❤☺️
@Muraajaco1
@Muraajaco1 3 жыл бұрын
kzbin.info/door/ElnT3FwMbxm9nM5bGZmt8Q
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 3 жыл бұрын
Imizaa gacanta la iiggu zi daaYy Tallow 😿🤣🤣
@Abdwazac71
@Abdwazac71 3 жыл бұрын
AshpeY Waaa Tan midhii gacnta La igu Siidayy 😂
@hoodoali1080
@hoodoali1080 3 жыл бұрын
Xamiidooy halkana meynu wada joognaa dirislow kugu ogaye😂😂😂😂
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 3 жыл бұрын
War Bukaanada Buuqa Iyo cuntada inaad Ka Cuntaan Ha Isugu Darina Hoog Baa Idiin Subnaadaye 🤣
@Mohamed_Vlogs7
@Mohamed_Vlogs7 3 жыл бұрын
team wadada xaqa hore usocda😍😍
@cabducaziiz2929
@cabducaziiz2929 3 жыл бұрын
Waa nin talent ah waxan uu ka hadlayaba waa wax dhaca
@laylaxuseen1798
@laylaxuseen1798 3 жыл бұрын
Asc sayidka barakaysan mansha qacligakugujira cajiib soomaalidoodhan afar adigookale hadayhelilahayd horay usoconlahayd
@hodanhasan1965
@hodanhasan1965 3 жыл бұрын
Malaa waa la soo doonay😂 alla beerka
@mgmupa623
@mgmupa623 3 жыл бұрын
BEST ACTOR SAYIDKA BARAKAYSAN🥰🥰
@Mohjaahur
@Mohjaahur 3 жыл бұрын
Sayid barakyzn wanku wata zxp gar io gardarpa
@Twa917
@Twa917 Жыл бұрын
Mansha alahah sax wllo Kay qali dadka cabaynu amisanahy
@abwanamiinthahir6204
@abwanamiinthahir6204 3 жыл бұрын
I like this video saydka barakaysan runta ayu ka hadla ❤
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 жыл бұрын
Raga dhalin yarada mid ayaa hadalkiisa Marna ku qoslaa oo sida uu u hadlayo Qof carab la' ayuu iska dhigaa lkn armuu u dhazahy
@sundus__suus3034
@sundus__suus3034 3 жыл бұрын
Nin cod kara wllky😍
@mabruukcumarofficial877
@mabruukcumarofficial877 3 жыл бұрын
Waa dad kalarka cad aaminsan waa runtaa pro
@suldanapdiaziz4591
@suldanapdiaziz4591 3 жыл бұрын
I am first person
@djibby9900
@djibby9900 3 жыл бұрын
Actor 100% 🖤✅
@fadxaali29
@fadxaali29 3 жыл бұрын
Sayid ka barakeysan keep going wll dar alle kuu tagerah 🙄😚
@Fatima-qw8yj
@Fatima-qw8yj 3 жыл бұрын
Asc walalahyg qalig Ramadaan kaarim fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh walashin ayan aahee fadlan ❤💖💖🙏🙏
@somalicitizen5933
@somalicitizen5933 3 жыл бұрын
Sayidka barakaysan waxaan aad uga helaa filmka aad odayga gargariyo aad ku matalasid
@hamdamohamed6313
@hamdamohamed6313 3 жыл бұрын
Wlhi waa run adkenu iyagaa xanuunada isu keena Markay adigii ladnaa qof dhintay kaso qaadaan
@maxedsiciidmaxed1410
@maxedsiciidmaxed1410 3 жыл бұрын
Nabiga Igula Saliya S.c.w
@gabadhadeeqo6721
@gabadhadeeqo6721 3 жыл бұрын
#qosolka badan #ramadaanka majabiyaa 😅🤣🤣😂😂😂😂😂😂
@axmedcigaal9295
@axmedcigaal9295 3 жыл бұрын
Waa qaldaadka bulshada ee qofka xanuusnaya
@abuamiirguure5734
@abuamiirguure5734 3 жыл бұрын
Walahi dhici mayso Soomali baan ahay hadana waligay maan qozlin 😂😂😂😂😂😂😂umad maqluub u zhaqaysa weeyi
@ahmedkaffi7113
@ahmedkaffi7113 3 жыл бұрын
Keep going pro
@aishahibo8796
@aishahibo8796 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk walahi kaasi waa funny war aaad u riixa ma idinka riixayaba kulahaa 😂😂😂😂😂😂 ala run qosola akhii
@abdisalansilva51
@abdisalansilva51 3 жыл бұрын
Waa kalintii laga dhisay lacagta abaaraha
@caanogeel4226
@caanogeel4226 3 жыл бұрын
Waa sida ugu fican qofku hadii la cidleeyo moraal ahaan buu udhiman hayaaaa
@kadrahassanali5417
@kadrahassanali5417 3 жыл бұрын
Kanyar Runta kujecelahay maansha allah 🥰🥰🥰
@ahlammohmed466
@ahlammohmed466 3 жыл бұрын
Number one👋
@FarxaanFarxaan-g7b
@FarxaanFarxaan-g7b 10 ай бұрын
Abwan xaqa dhabtad kahadashaa ❤❤❤
@abdihakinjamadaar147
@abdihakinjamadaar147 3 жыл бұрын
Mnsha allah Walhi wa Cajib 🤝💯💚
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 3 жыл бұрын
Odaygii baankusoo tumanayaaaye🤣🤣🤣🤣
@hamzemohamedaadam9714
@hamzemohamedaadam9714 3 жыл бұрын
Ma challah xikamd io xarabo😅🤣🥰💯
@ملكانمي-م6خ
@ملكانمي-م6خ 3 жыл бұрын
Sayidka barakaysan waa kuyaroo fariida
@Apdifatah_TaaxO
@Apdifatah_TaaxO 3 жыл бұрын
Wlhi caawa waxaan dul jooga OO aan dhakhtar ku hayaa abaaHay OO xanaanUnsanaya allah ha caafiyee qodabkaa aad ka hadlaysaana waan arkay dadka OO aamusan ayuu aniga oday ii adeer ah ugu canaantay dhakhtarka maxaad timaha iskaga xiiri wayday bal eeg sidaad u eegtaHy iwm ayuu igala dhamaan waayay isagoon qodabkaasiba taagnayn meesha waan idin salaamay Somali Maxamed qof kasta OO qoralkaYgan akhrinayaa plz waxan kaa codsanaYaa inaad aabaHy iigusoo ducaYsaan
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 3 жыл бұрын
Allaha Caafiyo Aabo Wlalal Waa Maalmo Khayrlee
@axmedhasan3847
@axmedhasan3847 3 жыл бұрын
ciid mubaarik
@cilmigawaanuur4
@cilmigawaanuur4 3 жыл бұрын
Cabdi ciido aad baan ujeclahay
@nafisotahir9379
@nafisotahir9379 3 жыл бұрын
Odaygaaan jareyna waxay😂😂😂😁
@alphakahie1676
@alphakahie1676 3 жыл бұрын
Kkk oday halkaan taagna dhahayey wuu go'aya yaan kuso tumanaya Inta iga qoslisay wa inta😂😂🤣🤣💯👍
@inpradordragos155
@inpradordragos155 3 жыл бұрын
First view
@maahirsoftware6718
@maahirsoftware6718 3 жыл бұрын
Xayeysinta Waa mid diyaarsan runtii
@suhaybahmed6427
@suhaybahmed6427 3 жыл бұрын
Walahi ninkaa sayida wan wadanaa
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Anago lbo ah bukaankii aanu hynay wlhiwki hbn naga bxsaday
@nasriabip8589
@nasriabip8589 3 жыл бұрын
Wllhi wa wax dhabeh sayidka wax dhab ah unbu ka hadla
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 3 жыл бұрын
Alla runbadanaa
@cazkajr
@cazkajr 3 жыл бұрын
Waa Ramadan pro muuqaalada kasaar music 🙏🙏
@nimcoxasan1452
@nimcoxasan1452 3 жыл бұрын
Xaqiiiqdaad ka hadzhaa run ahaantiii ✨
@aadanrahul2374
@aadanrahul2374 3 жыл бұрын
Ninkan wa xaqiiq dii oo cad
@nimcoali4487
@nimcoali4487 3 жыл бұрын
Mansha allaah ❤️❤️✅✅✅🙏🙏
@maryanmohamed968
@maryanmohamed968 3 жыл бұрын
Hore usoco wllo😂😂
@ayandaud8487
@ayandaud8487 3 жыл бұрын
Sayidka love you pro keep going
@cadnaanapdirahmanmaal2124
@cadnaanapdirahmanmaal2124 3 жыл бұрын
Sayidka barakaysan full repect brother adaan ku sugayaybah
@munayusuf658
@munayusuf658 3 жыл бұрын
Waa runti walaahi
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 жыл бұрын
Kan waa kii gacmaha la iigu sii daayey😅
@sabrinaomar8412
@sabrinaomar8412 3 жыл бұрын
Dad aan qosol kooda ka maarmin 😂🤣😂🤣
New Film Video-gii Qawanaanta Sayidka Barakaysan Cabdi Cido Iyo Eng Hud Hud
31:41
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 153 М.
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 26 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 28 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 15 МЛН
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 3 МЛН
Maqaaxida Hoos Ka Sii Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido & Team wadada Xaqa
15:55
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 124 М.
🙆🏽‍♂️HAL MAALIN WAXAN NOQDAY KUULI 🪖⛏️🥵
10:48
New Film Maydkii La Dilay Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido | Jaqaaye | Sibibix
23:10
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 172 М.
Film Cusub 2024 Caqiido Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido & Team Wadada Xaqa
18:06
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 37 М.
Short Film | Cabdi Cido | Sayidka Barakaysan
15:01
Cabdi Cido
Рет қаралды 21 М.
Riwaayad Cusub Sacad Murqaan iyo Abwaan Meleteri
15:34
Sacad Murqaan
Рет қаралды 102 М.
Ruwaayada Dilkii Dameerka Part 1 Sayidka Barakaysan Cabdi Cidi & Team Wadada Xaqa
18:36
New Film Schoolkii Cabtoyda Sayidka Barakaysan | Cabdi Cido & Jaqaaye
20:00
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 155 М.
Ruwaayad Cusub Kiis Macaac 2024 Sayidka barakaysan & cabdi cido
20:02
Abwaan Sayidka Barakaysan
Рет қаралды 58 М.
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 26 МЛН