Bilicda Buurta Wagar iyo Dalxiisayaal

  Рет қаралды 14,679

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 25
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 3 жыл бұрын
Woow mnsha allh bal eeg quruxda iyo barwaaqda jmhuryda brkysn illaahaw adaa mhdaa le nimcdaada noo siyaadi ngna dhig qaar kgu mhd nqa , amiin
@nuraali7610
@nuraali7610 3 жыл бұрын
Masha allah rabbiyow ilali somaliland oo ku waarsi nabad iyo barwaqo aamin
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 3 жыл бұрын
Masha beautiful place 💕
@munasircabdi9345
@munasircabdi9345 3 жыл бұрын
Kkkkkk alla maxay kabaha iga dhamaysay inaadeer maad ikaxaysaan aan idinkala baree
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 7 ай бұрын
dhogori dhulkeedii wagar gugux gidhays qooyta
@mubarakbarkhad6439
@mubarakbarkhad6439 3 жыл бұрын
Mnzhallh ❤❤❤
@mahmednaju3886
@mahmednaju3886 3 жыл бұрын
Buurta wagar ninki arkun ka warami kara bilicda wanagsane idhu ku dugsadaan dhirta odgoonkiyo miya laga garata miski
@sidikjama4837
@sidikjama4837 3 жыл бұрын
Dadka dalxiisashaa ah meelkasta oo ay dalxiis kumarayaan waxn odhanlaha faro madh lida hayska daayaaan dad baa degan meelahas quruxsan ugu yaraaan waa inaad raashin usii qaadaan faro dufan leh ayaa wax duugee
@yasinosman1864
@yasinosman1864 3 жыл бұрын
Waa degaankii reer abtigay
@abdilaahiyuusuf4221
@abdilaahiyuusuf4221 3 жыл бұрын
Abtiyaasha sxb ma xasan muusaa Q Qoladasaa dagi jirtay meeshee
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 жыл бұрын
Eng. Osman abdillahi ali Waxaad ka warantaa colorado gliders. Dinosaur of coloradi
@abdullahalthnyan9649
@abdullahalthnyan9649 3 жыл бұрын
islamahaa eyoo odyashaa nagaa daa oo bilicdaa naatus walall... gabii wariyashaa J Somaliland wax baa kamaqan.... Bilicda natussa wlalyaal
@xamsecabdilaahi4980
@xamsecabdilaahi4980 2 жыл бұрын
Buurta ma langruser uun ba lagu tagi kara miyaan bas lagu tagi kari talaw
@abdimuhumed2090
@abdimuhumed2090 3 жыл бұрын
Hiking = buura fuul
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 3 жыл бұрын
Maya waa fanasho. Hiking = fanasho
@WeligaHanyeelo
@WeligaHanyeelo Жыл бұрын
Gabadhaas waa fariid wlalhi dhulkan maxa losoo duubi waayay
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 3 жыл бұрын
Dhulka ino ilaaliya ilmadero yaal
@ahmedhussein4166
@ahmedhussein4166 3 жыл бұрын
suuqsade kugux gidhays kun fulis hablo hadhe lakiin reer Hargeisa waxay yaqanaan gabiley kaliya masaakiin
@mudanhussien5003
@mudanhussien5003 3 жыл бұрын
Wadhlooo
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk
@raage6364
@raage6364 Жыл бұрын
Mocooyada ilaahay hawnaxariisto ayaa suuqsade kasoo jeeday reer sahal bay ahayd
@axmednaasir6940
@axmednaasir6940 Жыл бұрын
Ciise muuse deegan nolal qabaw iyo nolol kullayl ba le waa loo hibeeyay Haraadna waa ka dheer yahay somaalilaan ha noolato
@bashiiringiriis1961
@bashiiringiriis1961 3 жыл бұрын
Wagarna maxay ahayd
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
Bashiir ingiriis wagar waa buur somaliland kutaala, waalimaayoo waa waxaygii manan baan siistay wagar ka waaweeyn!!
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 жыл бұрын
Buurta wagareed maah maahyo ayaan Ku maqli jiray inay Somaliland tahay ma moodayn woooow manshaallaah.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 66 МЛН
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 32 МЛН
WAGAR || BUURTAN WAXA LAGA DUL ARKAA YAMEN, BARBARA IYO BURCO.
16:30
MAALIN AAN KU NOOLAA BUURTA WAGAR
19:12
Yonis Travels
Рет қаралды 5 М.
Deegaanka Beeyo-Qaloocan iyo Xisbiga Kulmiye...!
11:26
Saxafi Apdirahman Bulshaawi
Рет қаралды 3,4 М.
Xisbiga Kulmiye Oo Wacdaro Ka Dhigay Magaaladda Ceerigaabo.
10:51
Dawga SHEEKH | Iyo Ciyaar Dhaqameed Cajiiba
13:36
Qays Qeyser
Рет қаралды 284 М.
Buurta ugu dheer - BUURTA SURUD || the highest mountain in Horn of Africa
12:28
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 95 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 66 МЛН