WAGAR || BUURTAN WAXA LAGA DUL ARKAA YAMEN, BARBARA IYO BURCO.

  Рет қаралды 117,896

Nasri giirre

Nasri giirre

Күн бұрын

Facbook.
/ nasrudiinmohamut
Instgram
...
Tiktok.
www.tiktok.com...

Пікірлер: 287
@NasriGiirreJourney
@NasriGiirreJourney Жыл бұрын
Nagu dhiiri gali subscribe,like iyo share si aanu u soo badino muuqaaladan oo kale.
@saadmaariinka2428
@saadmaariinka2428 Жыл бұрын
Bro heesta Magaceeda iisheeg plz
@Jibaahiyoz.
@Jibaahiyoz. Жыл бұрын
Nasri giire __ muuqaal qurux badan , editing fiican , jawi wcn . Hore usoco sxb insha allah muuqaladanoo Kalena waan kaa sugaynaa . Drone isticmaal muqaalada buuraha .
@moqalaz9369
@moqalaz9369 Жыл бұрын
Anigu magaalooyinkan faraha lagu fiiqayo ma arko. 😂😂 Imika Cadan ayaa halkaa lagaa dawadaa baa tidhi. Mansha Allah
@WEHELCHANNEL
@WEHELCHANNEL Жыл бұрын
Barnaamijka waa qurux badan yahay, kaliya Codka in aad kor u qaado dadaalka ku dar, codkaaga ayaa gaaban, horumar wacan wll ❤️🥰
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid Жыл бұрын
Mansha allah buurtan caawa ayaa maqalkeeda iigu horaysa magaalada sheekha mar ayaan gaadhi ku maray waad ku mahadsantahay muuqaalka quruxda badan ee aad noo soo gudbisay youtube channelkayga qaybta community ga ayaan ku share gareeyay. Dadka waxaan leeyahay channelkan subacribe saara
@yaasiinaxmed1308
@yaasiinaxmed1308 Жыл бұрын
Waar zhp meeye yeman iyo barbera aad lahayd walaga arkaa vlog khiyamaa😂😂😂😂
@adamelmi8907
@adamelmi8907 Жыл бұрын
Habeenkii ayaa laydhka magaalooyinkaas la arkaa.
@mrsayid3640
@mrsayid3640 Жыл бұрын
Inaad sahay soo qadataan oo aad halkaas habeen u dhaxdaan baa fiicnaan lahayd,Mashaa allaah si loo arko magaalooyinka halkaas laga arko mahadsanidiin wax wanagsan baad qabateen
@kingrj3592
@kingrj3592 Жыл бұрын
Bl ana smeyn i.a anigo shale u imid hargeisa inan buurta aado bn hda vidoegan arky dabdedna commentiga hda ra'ayigeygi bn kuzo arky adigo wta✊✊
@mrsayid3640
@mrsayid3640 Жыл бұрын
@@kingrj3592 samee haduu ku anfacay rayigaygaasi ,oo u habeen dhax buurta sxb
@markcaa2942
@markcaa2942 Жыл бұрын
The most beautiful nature Thanks for your adventure I wash I was there Iam here in London And it's a waste of our life time
@URvimez
@URvimez Жыл бұрын
​@@markcaa2942dalxiis iyo nature iyo jawiba Africa ayey yaalaan ..waa Kuwa cadaanku usoo Kala Carara 😅
@mawjama831
@mawjama831 Жыл бұрын
iidoorku xittaa Hadday buur ammaanayaan, ma khasab baa inay dhahaan: Ingiriis-Cadde baa soo maray, oo dul fariistay, AMA KU KAADSHEY AMA KU XAARAY!! 😂 🤣😅
@saidabdi73
@saidabdi73 Жыл бұрын
Samuun badan cab
@yaxyemustafe8138
@yaxyemustafe8138 Жыл бұрын
idor nacayypa ayyaa ku haya ciilanyeyy inan yaroo zhaqeysanay ayaad qabiil dhan ucaayeysaa
@Ayaanle-ke1tq
@Ayaanle-ke1tq Жыл бұрын
Aayar ma daawatid qabyaalad iyo cay jooji
@dabayl772
@dabayl772 Жыл бұрын
Ciil udhimo 😆
@mawjama831
@mawjama831 Жыл бұрын
@@dabayl772 waar iidoor ma nibci umana caraysni, Laakiin haddaan fursad ka helo ma cafiyo, oo dhulkaan la dhacaa "fadhi ku-dirirkuna waa sharci". Maxaad u xanaaqaysaa sidii "iidoor dabacayuuntii". 🔥😂
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Wow man…you the Guys 💯true Somalilanders💯💗
@mohamedali2132
@mohamedali2132 Жыл бұрын
Mashallah you deserve more views and subscribers. Keep recording the Beaty of the Country the subscribers will come inshallah You earn mine now
@amransulemanamran9331
@amransulemanamran9331 7 ай бұрын
❤dhulkayaga masha Allah buurta wagered iyo buurta daalo iyo Gagan libaax iyo buurta surad iyo buuraha shiikh iyo g surad iyo buuraha call madoow
@GaraadCabdale
@GaraadCabdale Жыл бұрын
Salaam, dhulkeenu waa jano: Dadkiina dada yari xoog u shaqaysta oo ugu yaraan 10 sacadod malintii shaqeeya si aad hore ugu martaan. Fadlan afada Jaadka iska ilaaliya waa ka dib inoo dhigay ee wakhtiga oo dhan lumiya. Wakhtiguna waa hanti ama lacag.
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
Aam88n alow qadka naga qabo
@TheWacan
@TheWacan Жыл бұрын
Wow ....mashaalah tabaraklah wallo well done walhi... reer hargeisa ayaan ahay hadana maanta ayaa igu horaysa meesha iyo magaceedaba....
@abdiwalinoor9952
@abdiwalinoor9952 Жыл бұрын
Nasir girre, waad dadaashay thanks , laakiin waxa aan la yaabay Cadan iyo Berbera dhexdooda ayaad istaagtay , Gacantaada midigta Cadan ayaad ku fiiqday, Gacantaada bidixda Berbera ayaad ku fiiqday Markaas waad dhexdooda ayaad taagantahay sow maaha. halkaas oo aad magaceedu Tawer oo ah figta u saraysa Buurta Wagar.
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 2 ай бұрын
💚🤍❤️ Masha Allah dhuka Somaliland allow noobarakee
@hodanali285
@hodanali285 Жыл бұрын
ASC wr wb adigoo mahadsan, juhdi dheerna kusoo bixiyey sidaad fiiqa u gaadhilahayd misna difiican umaad duubin waxaad inta usoosocotey, ee meelaha dambe iska hagasji duubidtaada, aad baanad ugu mahadsantahay for showing us such a beautiful seen from our
@hodanali285
@hodanali285 Жыл бұрын
Country
@osmandahir1328
@osmandahir1328 Жыл бұрын
Social mediaha dadkii looga baahi badnaaa ay ay jecliyaa jawigaaan safarada horay usocda 👋🙏
@ogaalkadaahsoon5898
@ogaalkadaahsoon5898 Жыл бұрын
raga socodka waa udoor haduu mowdku daayo
@erikahammerramalho1025
@erikahammerramalho1025 Жыл бұрын
Markaa dabee waxaad tagtaan awdal buurta la yiraa shaar lagaa naadi iyo buurtaa libax leey
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Жыл бұрын
Dee Horta waa Qaldanteen Halkan Yaa Dumar U Soo Kexeeya? Wagar waa 6575 Feets: Markaa Waxa ku Qaldanteen In Dumar Soo Korsiisaan Buurtan.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Kusocda Walle Wadaniyo Dhabaatihiine Masha Allah 😍 Sitiroomkagan Idinkadaawanaya USA 🇺🇸
@mrsayid3640
@mrsayid3640 Жыл бұрын
Qabriga maxay ka dul qabanayaan? miyay ku kala dareeraan,qofkaa ilaahay wakhti hore oofsaday mar hore dhintay dulfadhiga qabriga maxay ka helaan!!!
@Caddaawe02channel123
@Caddaawe02channel123 Жыл бұрын
Past somali youbuter nazri giirre ❤❤🎉
@abdirehmanjamma587
@abdirehmanjamma587 Жыл бұрын
First day aan daawado muuqaalkaga Keep Going pro
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 Жыл бұрын
Mashallah what a scenary so beautiful guys thanks
@abdalewarsame2282
@abdalewarsame2282 Жыл бұрын
Masha ALLAH ❤❤❤❤❤
@mohamettsamadon3987
@mohamettsamadon3987 Жыл бұрын
dadku youtube uqalma wallahi from qays qaysar
@TruthSeekerAfrica
@TruthSeekerAfrica Жыл бұрын
Buurahan oo kale waxaa laga yaaba in masas qatar ah ay ku dhex nool. Hala is ilaaliyo
@abdiseed3363
@abdiseed3363 Жыл бұрын
😂😂😂😂 wax muqta loma jedo markase kuleyihin burco halse noga muqata yamen na halkase noga muqata kulaha😂😂😂
@abdiazizjamame679
@abdiazizjamame679 Жыл бұрын
Mashallah wa dhul barwaqeysan alle ha barakeyo somaliland 😘❤️
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 Жыл бұрын
Caadi ma ahan runtii
@aishamahmud207
@aishamahmud207 Жыл бұрын
Mashalh reer woqoyika KZbin kuso badanayaan awal reer xamarka ubadnaayen 😅
@ubax7758
@ubax7758 Жыл бұрын
Subscribe saar hye 😂
@yazissa6411
@yazissa6411 Жыл бұрын
MaashaAllah beautiful keep up the good work 👏 🙌
@xassuede941
@xassuede941 Жыл бұрын
Buurta Wagar Saaxil Jamhuuriyadda Somaliland / Wagar Mountain Sahil region of the Republic of Somaliland
@mohamedisse4485
@mohamedisse4485 Жыл бұрын
Mashaa Alalah Sxb horay usoco Heestaan magaceed
@mohamoudahmed5090
@mohamoudahmed5090 Жыл бұрын
Waa muuqaal bilicsan runtii...ku mahadaanid wll soo gudbinta tolmoon
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Жыл бұрын
MashaaALLAAH ...dhul qurux badan..
@mahermaher9819
@mahermaher9819 Жыл бұрын
Bal arag nimcada allah ku muteystey Somalia… long live Somalia and it’s people
@dabayl772
@dabayl772 Жыл бұрын
Somaliland*
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 6 ай бұрын
waa somaliland dhul ciise muuse
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Жыл бұрын
Ingiriisku Isticmaar Mu Ahayne, Illaaliyu Ahaa. Rag Baa Balan La Qortay Kamanuu Gudben Markii Layidhi Xornimaanu Donaynaana, Wu Aqbalay isdasayna 1960/June/ 26 Dalkani kuqaatay Xornimadisii Dagaalna Kama Dhicin.
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Жыл бұрын
Waar Horta Barta Magaca Buurta. Weger Maha Ee Waxa La Yidhahda, U Fiirso Adeer ( Wagar) Sidaa u Isbelly. Waxa Kale Oo Aan kuu Saxayaa, Dhererka Buurta Wagar; Waa Tan. 6575 Feets: Sea Level. So Jawab Maku Qanacday Warbixintan ?
@ahmednur2942
@ahmednur2942 Жыл бұрын
From Somalia 🇸🇴 kaana slaama pro Dhulkan quruxda badan msh allh 😘
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 Жыл бұрын
Maxaa From somalia ah iyaguba somaliyay joogaane
@yaxyemustafe8138
@yaxyemustafe8138 Жыл бұрын
@@saidmohamed5501 somaliland ayuu jooga
@sahraj3885
@sahraj3885 Жыл бұрын
Somaliland iyo Somaliya sow isku mid haa 😂
@yaxyemustafe8138
@yaxyemustafe8138 Жыл бұрын
@@sahraj3885 adiga. futada. iyo siilkaagu soo isku. mid maaha🤣
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 Жыл бұрын
@@saidmohamed5501 Maamul goboleed daris la ah Maamul goboleedka Khaatuma State iyo Maamul goboleedka Awdal State
@cabuudishow
@cabuudishow Жыл бұрын
Waar safarka dambe ilasoo socodsii dee dhulmareenkayagow❤
@abdihakiinmuktar9888
@abdihakiinmuktar9888 Жыл бұрын
Dad kii loo bahna aya tihin.horay usocda 100 bilyan subscribe baa uqalantiin
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Cabdikariim Wanin yaro Aadu Quruxbadan😅
@xamaasadcadde6153
@xamaasadcadde6153 Жыл бұрын
Wlle waad jilcan tihiin anuu horta mafaanaayo lkn buuraha goolis iyo buuraha cali madoobe baan anigo 50k saanad sita baan kusocon jiray 2017 illa 2019 xauus baan galay wllhi
@calisaleban4501
@calisaleban4501 11 ай бұрын
Adeer iska hubso waxaad dadka u sheegayso Wagar waa laguu yaqaan. Meeshay ku taalaana waa Koonfurta Bari ee Degmada Sheekh.
@khalidshirazy4689
@khalidshirazy4689 Жыл бұрын
That's impossible, minute of silence to think it's real!!
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 2 ай бұрын
Cadan waa loo ciyaar gudi Jiray berigi ingiriiska 😂, buurta daallo waxaa laga arkaa daaraha newyork.😂
@inafarhaanlogoss1275
@inafarhaanlogoss1275 Жыл бұрын
Dhulkan qeys qeysar baa beri hore tegY nio
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 4 ай бұрын
aar mad ka soo boday dugsigii hoose Buurtanu waa buurta labad ee dhulka somalida iyo somalilandba ugu dheer
@CIGE179
@CIGE179 Жыл бұрын
Jecliya inaan dalka quruxda badan ku dalxiiso
@cerritfiedpirate3537
@cerritfiedpirate3537 Жыл бұрын
Good video 🇸🇴🥰❤️💚 Awowe was geeljirres from xeebta Shabelle dhexe degaanka cadale Xeebta hindia😂 it feels like
@Ayaanle-ke1tq
@Ayaanle-ke1tq Жыл бұрын
Mashallah soo dhawoow
@hamseahmed5285
@hamseahmed5285 Жыл бұрын
Waxba noomaad sheegin laakiin 😂
@nimcofarxaan6549
@nimcofarxaan6549 Жыл бұрын
Alla maxaan adhi ku raacay waan kuu xiisey meeshaydiiyeey 12 school 3 jaamacada Iyo 2 sano oo shaqaa ka hor ayaa iigu dambaysay
@xuseenadan8949
@xuseenadan8949 Жыл бұрын
Sxb codka sifican uhagaji
@sacdiyoxuseen6951
@sacdiyoxuseen6951 Жыл бұрын
Kkkkk caasimadaa yaman waa sanca bad maalahaa waxad arkeysaa waa cadan South Yemen
@drbadyaal1640
@drbadyaal1640 Жыл бұрын
Caasimada yamen waa sanca ee kumataallo xeeb sidaas ufahan. Waa khiyaali waxaadu
@zainabdegenchannel3915
@zainabdegenchannel3915 Ай бұрын
Masha Allah qurux wlahi
@jacfarcali9691
@jacfarcali9691 Жыл бұрын
Caasimada Yemen wa sanca meel xeeb ahna kuma taal, malaha magaalada cadan Caasimada koonfurta Yemen ayaad ujeeda.
@mawliidgiirre3943
@mawliidgiirre3943 Жыл бұрын
Xagee ayay ku taallaa Buurtaasi magaceeda maxaase la yidhaa.
@warcusub2047
@warcusub2047 5 ай бұрын
Color correctionka iska sx bro
@mohamed.dhego1media1
@mohamed.dhego1media1 Жыл бұрын
Ma anaga waxba aragnayba canaradu adigunbay ku haysaye
@mohamedburhaan4007
@mohamedburhaan4007 Жыл бұрын
Soomalidaan yar oo dhulkaa barriga ballaaran iyo labada badood ee ka badan haysta, caqligoodu wa garan la'yahay wili inay ka faaiidaystaan kana badan tahay nimcada ay heystaan, yaab! Mar uumbu soo bixin!
@cabdimaxamedcali7462
@cabdimaxamedcali7462 Жыл бұрын
Codkagu manoola zxb kor uhadal
@maxamadcabdixakiin
@maxamadcabdixakiin Жыл бұрын
ani kolay cadan io sanca midna xiiso uma qabo sanca waa ku dhashay cadan waa kusoo barbaray
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 Жыл бұрын
Somaliland buura qurxoon baa ku yaalla
@jimcaale_mohamed
@jimcaale_mohamed Жыл бұрын
Keep going 💪 ✨ wllkay
@abdifataxabdilaahi4099
@abdifataxabdilaahi4099 Жыл бұрын
Halkan in badan ayaan maray waqtina ku qaatay Meeshani waxay qurux leedahay habeenkii oo si wacan loo arkaa magaalooyinkaa uu tiri yay ninkaasi
@siciidcabdiaadansiciidcabd4446
@siciidcabdiaadansiciidcabd4446 Жыл бұрын
Somalidu waa jaahiliin anigaa sanca yemen joogi jiree waar been weeyi bada dhexdeedaa ayaan laga arag hhhhhhhhh
@rashiid187
@rashiid187 Жыл бұрын
Dhul qani ah dad dawarsi ka,jecel in ay wax qabsadan somali ka jirta
@saidsamatar5704
@saidsamatar5704 Жыл бұрын
Meesha inaad Daroon la tagtaan ayay ahayd oo Buurta aad dul geysaan
@basheadan2302
@basheadan2302 Жыл бұрын
Adeer sheekha ku aasan ee ay magaca kula baxday waa shekh wagar cabane
@nimceeyanimceeya3360
@nimceeyanimceeya3360 Жыл бұрын
Buurtaa waan tagayaa lkn waxad ii sheegtaa meesha ma kor baa loo fananayaa kaw dheh mise wado ayay leedahay aanad dareemayn buurta koristeeda todobada saacadoodna ma korista buurta oo kali ah baa qaadatay bal iso jawaab
@mowlisyusufmatan
@mowlisyusufmatan Жыл бұрын
Nio bada cas wax la dhaho somaliya ma marto wa beenti yarantena nala baray
@daudabshir2903
@daudabshir2903 Жыл бұрын
AAD BAY U MAHADSAN YIHIIN DHALIN YARADANI. WAA AAYAD ILAAHAY BUUARAHA BIYUHU KAA SOO BURQANAYAAN. SIDA ILAAHAY QURAANKA KU SHEEGAY.
@abdirahmanabdikadir4836
@abdirahmanabdikadir4836 Жыл бұрын
M.a keep going mi bros
@sumayahussein2298
@sumayahussein2298 Жыл бұрын
Yemen io cadan yaa uxiiso qaba😂
@mustafecabdirashiid8094
@mustafecabdirashiid8094 Жыл бұрын
Dalxuus maahee waa dal niyaw
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 4 ай бұрын
Masha Allah qurrux
@saynabmohamed8983
@saynabmohamed8983 Жыл бұрын
Waa dhulkii boqrtoyaadii yaxyah a dhulbahantah xitahaa waa lagahalhaa dhulaksi dhaan lafahii askrti bnoqortoyaadah yaxyah idoor waxbah mogah waxaay kuhabsadaan ninkalah dhulkis anogoh jogahaa ayah og tarikhdah yaxyah Kenya waa mashah wax kalodinogaan. Bayaa yalhaa isgataagah idoor
@maxkaawialhashimi6880
@maxkaawialhashimi6880 Жыл бұрын
Ma daarood ku xaar meesha la yidhaabaa
@yaxyemustafe8138
@yaxyemustafe8138 Жыл бұрын
hhhhh sheeko ayaad latim halkan adi maad soogaadhaa...
@Ayaanle-ke1tq
@Ayaanle-ke1tq Жыл бұрын
Ma saaxil baa dhul dhulbahante ah isaaq mooyaane somali kale buur shaqo kuma laha
@xogbaar
@xogbaar Жыл бұрын
Carro xun weeye balo ku deg tay dheh waamaxay dhulka cagaaean oo xoolaha joogaa caatada la dhimanayaan waa carro cun lama dagaan ah
@notusedacc8495
@notusedacc8495 Жыл бұрын
waa mahdsty qurbo joog ahaan aad baanu ugu helanay , kuwo kale oo waaa ka sugaynaaa salamaad
@Sumsumiye12
@Sumsumiye12 10 ай бұрын
Wanan ayan siitay wagar ka wawayn
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 Ай бұрын
Wagar dheh weger lahaane
@shankaronahmed6235
@shankaronahmed6235 Жыл бұрын
Halkas hdii la tago ma dhaw dahy o si caadi ma loo tagi kara mise
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
O aniga iila mayaa Ileen 60dankiilo kabadniye😂😂😂😂 Owixiinuwaa quudhsiye
@saidyousouf5508
@saidyousouf5508 Жыл бұрын
Wafoo waxa aad sheegtay
@fadxibineuro7110
@fadxibineuro7110 Жыл бұрын
zxp hore u soco waynu kala kicinaynaa i.allh
@qalafhumeqalafhume8465
@qalafhumeqalafhume8465 Жыл бұрын
Beenale buurta laga,ark was su ud
@muhiiz4728
@muhiiz4728 Жыл бұрын
Golobalada waqoyi Mashalllah Aad u qurux badan yihin
@naza3086
@naza3086 Жыл бұрын
Magaca somaliland miyaad ku xanuun saneysaa hadaad dhahdo.
@guutaale
@guutaale Жыл бұрын
@@naza3086 waa dhashii Faqash too wuu ku xanuunsanayaa
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
@@guutaale anako rer hargeisa kuleh waa gobolada woqoyi
@guutaale
@guutaale Жыл бұрын
@@hamdaismail6155 cidaad yahay sheego
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 6 ай бұрын
@@hamdaismail6155Faqash baad tahay
@jamamuhumed7952
@jamamuhumed7952 Жыл бұрын
Casimada Yemen ma aden ba
@aboustar8942
@aboustar8942 Жыл бұрын
Meeshan magaceed
@habibohasan8644
@habibohasan8644 Жыл бұрын
Wow masha allah zxp thank you quruxda iyo bilicda dhulkeena hooyo aad banaanka u soo bixisay 🧡🧡❤❤🇸🇴
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 Жыл бұрын
Naa calanka qadhmuun nagala fogoow
@claahicrashiid5322
@claahicrashiid5322 Жыл бұрын
hoyada wase calanka waxay dhulku waa somaliland waliba dhul ciise muuse
@claahicrashiid5322
@claahicrashiid5322 Жыл бұрын
hoyada wase calanka waxay dhulku waa somaliland waliba dhul ciise muuse
@SPharaoh
@SPharaoh 11 ай бұрын
@@claahicrashiid5322 iidoorland weeye kaalaya. Hadii aan la idinku gawricin. Waa halkii la idinku marin lahaa.
@SPharaoh
@SPharaoh 11 ай бұрын
@@claahicrashiid5322 70 sano ayaad timaaddeen laakiin waa in la idinka sifeeyaa. Weey bilaabantay.
@Mahad-d9s
@Mahad-d9s 8 ай бұрын
Wa meel fiican
@Khalduuni_Vlogs
@Khalduuni_Vlogs Жыл бұрын
Keep goin shp ❤
@EditorHome-ek8uj
@EditorHome-ek8uj 8 ай бұрын
Masha allaaaaah
@Somtechh
@Somtechh Жыл бұрын
Walahi I have liked and subscribed to this video masha allah. Dadaadliikina waat ka midho dhalin doontaan. insha allah ilahay umadeena khayraadkeeda ha garansiiyo oo siidi ogu fiican kuwii ka faa'iidesta allah ka yeelo.
@AhmedKhadarofficial
@AhmedKhadarofficial Жыл бұрын
Nasri Giire Hore Usoco Akhii Weynu gaadheyna Halka aynu usocono
@melmi9330
@melmi9330 Жыл бұрын
I saw it sometime ago
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 2 ай бұрын
Borama
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi Жыл бұрын
❤❤❤🤗
Magaalo gabi ahaanba aasantay || waxaa la dhisay 1850 || Buloxaar.
14:36
Arintii Siyaad Bare Diiday ee Boqor Faysal usoo Bandhigay Maxay ahayd ?
8:15
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 54 МЛН
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 12 МЛН
БЕЛКА СЬЕЛА КОТЕНКА?#cat
00:13
Лайки Like
Рет қаралды 2,5 МЛН
Buurta Yemen Laga Arko Buurtan Baabuur Ma koro
27:21
Somali Camel Boy
Рет қаралды 19 М.
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Astaan
Рет қаралды 100 М.
Amazing vlog @BUURAHA HUL QABOOBE
5:32
Mateer vlogs
Рет қаралды 505
Daawo Dalxiiska Dalka Hooyo Buurta WAGAR Ee Degmada Sheekh
19:16
Googoos Media Production
Рет қаралды 39 М.
BURCO CASIMADII HORE EE SOMALİLAND
20:42
Caalin Abyan
Рет қаралды 8 М.
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 54 МЛН