Binti cumar gacal

  Рет қаралды 73,100

Bartamaha

Bartamaha

Күн бұрын

Binti cumar gacal

Пікірлер: 37
@abdullahi1988
@abdullahi1988 15 жыл бұрын
Binti cumar waxay ahayd fanaanad aad u codmacaan ilaahay ha caafiyee, heestaana waxay ahayd waayihii ay soo baxday heesaha iigu haal haynta badan HADAAD MOODAY AAKHIRO. INAY EHELO LEEDAHAY LAYSKUMA AQOONSANA AABO IYO ADEERKAA YAASALAAM waa hees xasuus mudan thanks bartamaha
@hassanyare5093
@hassanyare5093 7 жыл бұрын
abdullahi1988 waan dhageystaa wlhi waxaan dhahaayaa aaxaabta qaliga ah ha u soduceyyaan hoyada jaceylka allha caafiyo amiin
@hassanyare5093
@hassanyare5093 7 жыл бұрын
asxaabey aan u duceyno fanaaniti hore inta dhimatay iyo inta xanuunka ladaalacaya xanuunyad allha caafiyo aamin
@calafkuwaacajib7925
@calafkuwaacajib7925 7 жыл бұрын
Waaaaw walhy waxaan xasuuustaa waaayo anaa dhagaysan jiray heetan 2000
@shucaybadan2526
@shucaybadan2526 4 жыл бұрын
Qofan kuso xasusta hestan wlh 2020 qofki dhageysanayo like haisaro
@xasancawaale3826
@xasancawaale3826 6 жыл бұрын
Ereyaddii cali barre xuseen oo hada hargeysa ku nool.
@mohamudyasin5029
@mohamudyasin5029 4 жыл бұрын
xaqiiqatan heestani wey itaabatay dareenka jacyl na xanuunkisa qofku soomaray ama uu hatanba hayo ayaa dareemi kara ilaahow jcylkayga irumee ani iyo intii isjecel
@m.omarkw
@m.omarkw 8 жыл бұрын
Wlhi mrkan heestan dhageystay ayaanba ogaaday qiimaheeda caadi maaha wey i taabatay
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii iyo laxankii barre m.fiidoow codka binti cumar gacal
@deeqonero2953
@deeqonero2953 6 жыл бұрын
woow wa hes qiro.leh allah kucafiyo binti cumar gal
@abdinasirabdulleahmed5047
@abdinasirabdulleahmed5047 7 жыл бұрын
heestaan xasuus qaas ah iileedahay wlhi! inta samaha jeceyl korkii nabad ha ahaato
@galayrsaba3438
@galayrsaba3438 9 жыл бұрын
Nice song
@foxxyou4691
@foxxyou4691 2 жыл бұрын
Mashallah
@naguibomar1696
@naguibomar1696 9 жыл бұрын
walaahi heestan markaan dhegaysto waan ilmeeyaa waa hees qiiro leh
@hassanyare5093
@hassanyare5093 7 жыл бұрын
wlhi waa hees murti leh binti cumar gacal
@jamaljama8146
@jamaljama8146 5 жыл бұрын
2019
@deeqonero2953
@deeqonero2953 6 жыл бұрын
wooow hees ciro leh
@xasanbuutaa2204
@xasanbuutaa2204 6 жыл бұрын
Hes waa kuwii hore dadna waa datkii hore ax ax ax
@caqliquute2343
@caqliquute2343 8 жыл бұрын
hestan ooo music ah xageen ka heli karaa
@sademohamed4587
@sademohamed4587 6 жыл бұрын
Kama daaalo heestaaan dhagaysigeeda
@Amiiraabdirahmaan23
@Amiiraabdirahmaan23 5 жыл бұрын
Axlaa hees maxaa kawanaagsan hees aad ado yar maqli jirtay inaad dhagaysanayso ado adult ah Waxaan dareemayaa xasuus & boholyow shacurtaydi badalay😭❤️
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Qali illhy hku fududeyo
@hasanhdm2316
@hasanhdm2316 7 жыл бұрын
ax ax ax inan ayaa mesage iigu soo dirtay heesta
@siyaadmaxamuud1891
@siyaadmaxamuud1891 8 жыл бұрын
waw bintu cumar gacl
@hassanyare5093
@hassanyare5093 7 жыл бұрын
sxb heeskaa o ah msg ah aayaan u bahanayay
@abdillahi3183
@abdillahi3183 8 жыл бұрын
Nice song was hers iron leh
@abubakarsadiiq6179
@abubakarsadiiq6179 7 жыл бұрын
Ax ax hestan waxbadan ayan radshay xasus
@bakushop2749
@bakushop2749 3 жыл бұрын
She joined Tiktok
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 7 жыл бұрын
hees aad u macaan erayada abwaankee ayaa sameeyey??
@svzzbznzmzkakzsgsuskavzbbs750
@svzzbznzmzkakzsgsuskavzbbs750 7 жыл бұрын
Waxaa sameeyay Abwaan Maxa.uud C laahi Ciise sangub alle ha dhowree
@xasancawaale3826
@xasancawaale3826 6 жыл бұрын
waar beenta dadka ka daa. sangub heeso fiican buu leeyay ee wax aanu lahayn ha ku sheegin. sangub heesihiisaa ciidaa ka batay. heestan waxaa ilifay cali barre xuseen.
@libanali6556
@libanali6556 5 жыл бұрын
F
@libanali6556
@libanali6556 5 жыл бұрын
K
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 20 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН
WAR-SAN || Binti Cumar Gacal || Kaban +Lyrics
7:51
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 650 М.
BINTI CUMAR GAL IYO C/KHADRI
9:57
SO__P_Pilot
Рет қаралды 198 М.
Xabiibo Xassan Tooxow   Aasaaska dunidiyo anigu dumar baan ahaa
9:21
FOOLAADKII FANKEENA BINTI CUMAR GACAL ...BARWAAQOBA HA IGA RAACDO
6:40
CILMIDHAADHI CHANNEL
Рет қаралды 59 М.
jekey_Binti & C-Khadar
10:20
Jekey Jk
Рет қаралды 126 М.
Fanka & Suugaanta iyo Binti Cumar Gacal
56:59
Universal Somali TV
Рет қаралды 54 М.
Cumar Dhuule
1:01:12
Said Nabadon
Рет қаралды 129 М.
Binti Cumar Gacal Heesta | Webiyada kalgacal | Astaan Music 2020
7:23
Binti Cumar Gacal | Heestii Arrin ila Gudboon
6:32
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 12 М.