WAR-SAN || Binti Cumar Gacal || Kaban +Lyrics

  Рет қаралды 660,006

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

Күн бұрын

HEESTA: WARSAN
EREYADA: ABWAAN XASAN JACAYL
LAXANKA: DAA'UUD CALI MASXAF
KABANKA: DAA'UUD CALI MASXAF
qaraami
kaban
qaaci
hees macaan

Пікірлер: 142
@Lowk3y19
@Lowk3y19 6 ай бұрын
Inta qaaraamiga jecel sidayda oo kale bal is muujiya Qaaraami waa dahab ❤️🌹
@brown__eyes
@brown__eyes 6 ай бұрын
Walwalkiyo dhibaatada kuma waari doone😢 Al noloshu wajiyo badana💔🥺
@mjtube99
@mjtube99 Жыл бұрын
Naftaan weyraxeysee Kaa daba wareegtaa Wasiisiga habeennimo Riyo weheshigaagii Kuma waari doontee Wanaagii dhexdeeniyo Ama ila wad caashaqa Ama aan ku waayee Wejigaaga iga qari😍😍🥰🥰🥰
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 8 ай бұрын
😢
@lii-a4339
@lii-a4339 6 ай бұрын
2:24
@adnanhassanjokar4331
@adnanhassanjokar4331 5 ай бұрын
@@cismaanxasan6555😢
@hanadjookay7425
@hanadjookay7425 Жыл бұрын
Heestan inta ku qayishay Like sara 👋
@KhadroRabush
@KhadroRabush 9 күн бұрын
Waaya aragu shekada tariikha wadagaan waqtiyada salada farxad kugu wajahayaa❤asxan yaa he's 😊
@CASKA1212
@CASKA1212 3 жыл бұрын
Waa heesta aan ugu jeclahay heesaha Bintu gacal ,😥❤❤
@farxancabdilaahi1566
@farxancabdilaahi1566 3 жыл бұрын
😪😪😪😪😪😪 ax ax hees xasuusle
@suldaanofficially
@suldaanofficially Ай бұрын
Weligay intaan jiray Adigaan wanaagiyo Heedhsan kuu akhrinayee 😢😢😢
@MuhsinSayid
@MuhsinSayid 9 ай бұрын
Wanaagii dhexdeeniyo ama ilawad caashaqa, ama aan kuwaayee wajigaaga iga qari. 💔❤💔
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 8 ай бұрын
😢
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 10 ай бұрын
Mar aan soo xasuustay jacaylkii saqiiray bari hore ayaan soo xasuustay heestan
@amhettsayid9203
@amhettsayid9203 3 жыл бұрын
Hestan darenkyga lasocota ayan is irahda markan arko wkhtiyada saladan frxad ku wajahaya💝💝💝💝
@xilwah5645
@xilwah5645 3 жыл бұрын
Ama ila wad Caashaqa Ama aan ku waayee Wejigaaga iga Qari!!! Markuu Arinku Halkaas maraayo Go'aan qaadashadu wey adag tahay... Qof arkay uun baa dareemi kara Xanuunkaas😥😔
@jaamacyare1184
@jaamacyare1184 3 жыл бұрын
Waxbakadhacay
@nimcoyasin740
@nimcoyasin740 2 жыл бұрын
Exactly qof maray uun baa dareemi Kara 😔
@MohamethHusien
@MohamethHusien 6 ай бұрын
Ax ey ax
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 5 ай бұрын
​@@nimcoyasin740waa runtaa walaashay nimco qofmaray unbaa dareemikaraa.waxaan kuxasuusta diridhabe iyo barisamaadki.allayacisak maama binti cumar gacal
@hanadmacallin6875
@hanadmacallin6875 3 жыл бұрын
Heestan caawa fiidki ayaan si kadis ah ugu dhacay, allahayow !! ILLAA IYO IMINKA, (04:10 am) ka maan fuqin. 🎻🎶💙
@hamseabdilahi3538
@hamseabdilahi3538 3 жыл бұрын
Waa hees qaliya akhi
@hanadmacallin6875
@hanadmacallin6875 3 жыл бұрын
@@hamseabdilahi3538 Aad oo weyn. Wa hees & bar weliba.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@hanadmacallin6875 Anigaba sidaas baan ku bartay waa hees cajiiba 🔥
@MohamethHusien
@MohamethHusien 6 ай бұрын
Xasuus 219 😢 ama ilawad caashaqa ama an ku waye wajigaga iga qari❤
@jaabirahmed4946
@jaabirahmed4946 Жыл бұрын
29.5.2023 12kii habeenimo . Hargeysa/xaafada idaacadda Old is gold .
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Waaya araggu sheekada Taariikhaha wadaagaan🔥
@bukhaaricabdi4679
@bukhaaricabdi4679 Ай бұрын
Nin aan saxiip ahayn baan jeclaa heestan ma bogsata zxp hiligaad ku jirtaye waan ogaaye😢
@suuzanmohhmed7032
@suuzanmohhmed7032 9 ай бұрын
wakhtiyada saladaan farxad kugu wajahaya riyo weheshigaaagii kuma wari doontee😢😢
@NadarMuxumed
@NadarMuxumed 8 ай бұрын
Waxyelada igaariyo adiguna wadeecada warba igama haayside xasanow ❤😢
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 8 ай бұрын
😢
@xudaydigraphics24
@xudaydigraphics24 Жыл бұрын
Labo sano oo dib u celis ah iyo binti cumar gacal. runtii xusuustu maaha mid duugowda mana ahaa mid laga xiiso dhaco , loo xiiso mooyaane .
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
Walaal waxaad ii fasirtaa erayga " warsan" , Hana ila yaabin 😅😅.
@CabdiraxmaanFaaid
@CabdiraxmaanFaaid 7 ай бұрын
Wabiyada kalkacalkaan wadan kugu xidhoo wadnahayga adigaan ❤❤❤❤
@xkhaalid798
@xkhaalid798 3 жыл бұрын
Wow wow wayo wayo heestan caadi maha binti binti binti mamo wayo noolow binti binti
@nimcohussein6023
@nimcohussein6023 3 жыл бұрын
Wangii dhexdeniyo ama ilawad cashaqa ama an kuwaayee wajigaga iga qari 🥺🥴💔war cad weeye wllhi !💔🥴🥺🎶🎸🎧❤
@abdikadirali2492
@abdikadirali2492 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh gar waaye soomaha
@abdirahmaanali6732
@abdirahmaanali6732 3 жыл бұрын
Allh maxan ku qayily hestaaan
@aaminaabdirahmaan9578
@aaminaabdirahmaan9578 3 жыл бұрын
23 9aad 2021😭 Waxyeelada Igaadhiyo Adiguna Wadeecada Warba Igama Hayside😭💔😭😭 hben jimacaha Ah Ibixi
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 8 ай бұрын
dad waa dadkii hore heesahana wa kuwii hore jeceylna waa kii hore❤❤❤❤
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Waa inaan kaydsadaa heestaan waa hees aan aad u jeclahay 🔥🔥 Binti cumar gacal ❤
@mohafarmajo473
@mohafarmajo473 2 ай бұрын
Heestan xasuus weyn bay igu lahayd sanadihii 2020 iyo 2021 ❤
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish 6 ай бұрын
Yaa Salaam Fan waa kii hore Old is gold.❤
@surerabdikhalifmahamud3181
@surerabdikhalifmahamud3181 8 ай бұрын
From Farxiy fiska😂
@inahassanshine5808
@inahassanshine5808 3 жыл бұрын
Old is always gold ❤
@CASKA1212
@CASKA1212 3 жыл бұрын
Waligay intaan jirayeey adigaan wanaag iyo warsan kuu akhrinayaa🌍🧭 Wabiyada kalgacalkaan wadaan kugu xidhayoo Wadnaygu adigan kaga waab sameeye,🏞🛶❤ Waranka igu dhacayee Halistii waxyeeliyo Jacaylkaan la weer ahay Walwalkiyo dhibaatada kuma waari doone🔪😥🧭 Waxyeelada i gaadhiyo adigu wadeecada warba igama haysidee🤸‍♂️😥 Wanaagii dhexdeeniyo ama ila wad caashaqa ama aan ku waayee wajigaaga iga qari..💏🎽👩 Sida maalin weynoo Culimadu wardiga iyo Waluxaad akhrinayaan Waaya aragu sheekada Taariikhdaha wadaagaan Waqtiyada salaadaan Farxad kugu wajahayaa😥😥😥
@hodonhassanali2960
@hodonhassanali2960 3 жыл бұрын
Wwww m.a wlky
@xafsocabdinuur5637
@xafsocabdinuur5637 3 жыл бұрын
Cajib waye dunidan qof an kuu qalmen baaa warsan iyo waayo qurxon uu warisa hada iyo jec
@abdullahiabday
@abdullahiabday 5 ай бұрын
ehelu ,marqaaan salaaman
@abdullahiabday
@abdullahiabday 5 ай бұрын
xerta xabadka sss
@mohamedahmedgaab4309
@mohamedahmedgaab4309 3 ай бұрын
Naftan weyraxaysee kaadaba warregta wisiisag habeenimo kuma waaridoonte weysamaan Ayaamuhu haddu mawdku daayo 26/6/2024 Goobta Hargeisa Goorta 10:00Am malin-Arrbacaad Mustaqbal-dooniyo tacab-maal.
@cubeydmacalinfardax5526
@cubeydmacalinfardax5526 3 жыл бұрын
Binti Cumar Gacal Calasoow xaayoow Lugeey, allaha cimri dheer iisiiyo eedadeey. Binti iyo Fartuun balbalarka Soomali ayay kawada dhasheen baad naleedihiin😫
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
Walaal degaan ahaan xalkay kasoo jeedaa mise reerkay ka dhalatay ? Qabyaalad igama ah ee waa barasho 😅😊
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 Жыл бұрын
Kabanka waa jiin sheekh Mumin
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 8 ай бұрын
Hees xusuus mudan❤
@filfilstudioproduction
@filfilstudioproduction Ай бұрын
Plz dadka haqaldin hadaadan aqoo inga naweydii eryada laxanka waxaa leh bare fiidow kabanka waa jiim shiikh mumin aun
@AbdirahmanSaid-qb2fn
@AbdirahmanSaid-qb2fn 3 ай бұрын
Cimri dheer iyo Cafimaad Maama qaali
@mustafexirsi
@mustafexirsi 5 ай бұрын
Heesta "Wardi" ee Maandeeq qaado, saw heestan isu ma yar laxan dhowa? Heestan muddoba waan ku soo noqnoqonayay! Eesh calaa.
@dalesdhar9810
@dalesdhar9810 Жыл бұрын
Khalqalah an yacbuduha u sheydan heesaha ka wada oyow buu u sheegay
@C.risaaqCaliSh.Ibraahim
@C.risaaqCaliSh.Ibraahim Жыл бұрын
Waligay intaan jirayeey Adigaanwanaag iyo Warsankuuakheinayaa
@udu4eva
@udu4eva 3 жыл бұрын
woow waa fanaanadii xamar. Beryahaa maan maqlin
@AbadirIlkacase
@AbadirIlkacase 5 ай бұрын
Fanku waa fanki hore😢
@Ayni88
@Ayni88 8 ай бұрын
Waxyeelada i gaadhiyo Adiguna wadeecada warba igama hayside. Wejigaga iga qari😢
@zamzamahmed9745
@zamzamahmed9745 6 ай бұрын
Wanaagi dhexdeeniyo ama ila wad caashaqa ama aanku waaye wajigaga iga qari 😭💔
@MustafeGamaadiid-wi2uq
@MustafeGamaadiid-wi2uq 9 ай бұрын
Heestan inaba caadi maaha ❤
@nimcocabdi2941
@nimcocabdi2941 Жыл бұрын
Wanga dhexdeniyo ma ila wadag ma iga qari wajigaga ax yaa jecly qofka ku dhacay ayunpa dermi karya 2023/6/25/ juno malin axdah sacdu tay 9;45 subxa nimo 😪😪🫂❤️😭
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 ай бұрын
AHUN Dhammaantood Aamiin
@haboonkaapa1258
@haboonkaapa1258 2 жыл бұрын
Wanagii dhaxadeyniyo ilaa wad caashaq ama aan ku wayee wajigag ig qari 🥲🥲
@Khaliil123
@Khaliil123 3 жыл бұрын
04.09.2021 at 23:15 in Mogadishu, Waberi District, KM4. Heestani Wxy dib u celisay cajiladda xasuusta in ku dhow 25 sano exactly 1998. Xilli aan dhalinyaro ahay hadana aanan haysan cid talo, tusaale iyo taageero nooc ahaataba I siisa.
@binymiinhassan2856
@binymiinhassan2856 3 жыл бұрын
Zxp manta kwrn manta heerka joogto
@mohamedabdi4
@mohamedabdi4 2 жыл бұрын
I'm sorry to hear that, wishing you all the best bro.
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 2 жыл бұрын
Abdinasir walaal geel labo jir soo mar
@dalesdhar9810
@dalesdhar9810 Жыл бұрын
Laceylkey waa binti cumar gacal
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre Жыл бұрын
Heestan Inan Mar Hore Barto Ayay Ahayd😢
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 Жыл бұрын
Waa iga qoslisey. Noolow
@abshircarab18
@abshircarab18 4 жыл бұрын
Caadi ma ahan heesta walee
@qadrosiciid2951
@qadrosiciid2951 3 жыл бұрын
Ama ilawad cashaqa ama aaaan kuwaaye wjigaada İga qari 😥
@shugriabshir
@shugriabshir 5 ай бұрын
Imsan ku oyey hestan ano dhawac jaceyl uah😢
@DrCabdirisaaqYousuf
@DrCabdirisaaqYousuf 8 ай бұрын
Wabiyada galgacalkaan Waadaan kuugu xirayoo Wadnahayga adigaan Kaaga waab sameeye.
@umucafiifa2310
@umucafiifa2310 3 жыл бұрын
Wanaagi dhexdeniyo Ama ila wad cashaqa Ama aan ku waayee Wajigaaga iga qari War cad waye🙄🤔
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Xaqiiq.
@somalinetflix3533
@somalinetflix3533 2 жыл бұрын
2014 kii Ayaan Ku xasuustaa Heestan waqti aan ku dhawaaday inan naqtiimo Jacaylka la sheegaaba wuxu yahay
@XasanadanXasanadan-pq5yw
@XasanadanXasanadan-pq5yw Жыл бұрын
Wawah waa heesihii wacnaa
@hamdaismail4263
@hamdaismail4263 Жыл бұрын
Wanaaggi dhexdeeniyo Ama ila wad caashaqa Ama aan ku waaye Wajigaaga iga qari🥲 Hadalba gam
@havidg3187
@havidg3187 Жыл бұрын
Cod mcna 🥰ina cumar gacal 🙌🏾🙌🏾😊
@OldSomLyrics
@OldSomLyrics Жыл бұрын
Waxaan dhagaysanaya maalin Talaado ah xili galab ah 6:01PM aaga carabey waxan ku jira Dhaweeye waana waqtiyada igu danbaysay Tagsiga...Guul ban ka filaya noloshan cusub...
@maxamuudaden3618
@maxamuudaden3618 2 жыл бұрын
Heesaha binti gacal kama caajiso xiligaan maqlay 2005 ilaa 2022 waan kuraaxaystaa
@maqmiipmukhtar3943
@maqmiipmukhtar3943 Жыл бұрын
* Wanaagii dhexdeeniyo *Ama ila wad caashaqa * Ama aan ku waayee * Wajigaaga iga qari * Sida maalin waynoo *Culimadu wardiga iyo * Waduxaa akhrinayaan * waayo araggu sheekada * Taariikhaha wadaagaan
@xkhaalid798
@xkhaalid798 3 жыл бұрын
Aad u tageera mama binti inkastoon jecla toos ula kulmo
@Milgoyar1111
@Milgoyar1111 Ай бұрын
2024/8/17 keyna xusuus qurux bdn bay igu leedahy heestu
@hassanalisaid2255
@hassanalisaid2255 2 жыл бұрын
Maamo Binti Cumar Kalgacal alla yacizak.
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 2 жыл бұрын
❤❤ala hestan mxan jclahy❤❤❤❤
@IsxaaqIsxaaq421
@IsxaaqIsxaaq421 Жыл бұрын
Walwalkiyo dhibaarada kuma waari donee
@cabeysaney7689
@cabeysaney7689 3 жыл бұрын
Gabadhaan heeseheeda waa calool xumo jacayl dhab ah ayaad ka qaadeysaa..
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii xasan jaceyl laxankii daaud cali masxab codka binti cumar gacal
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 3 жыл бұрын
Kabanka jiim shiikh muumin
@zhaakildeekh6498
@zhaakildeekh6498 8 ай бұрын
Sanado badan kadib caawaan heestay dib u dhagaystay 2:04 habeebino 2024 January 27 Jigjiga wlhi waxaan dareemayo xitaa ma sharixi karo aduunow aabahaa was. Jacayl la sheegi karona imahayo misana waxaan jeclaysanaya inaan helo qof daacada oo ifahma Ana aan xitaa naftayda siiyo ilow adaa garana meeshii naftan u Roone amuuraha sh
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 7 ай бұрын
Wabiyada kalgacalkaan (wadal) kuugu xidhayoo Wadaan maaha
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Kabanku waa jiim sh muumin
@DrCabdirisaaqYousuf
@DrCabdirisaaqYousuf 8 ай бұрын
Old is gold.
@queenamira4222
@queenamira4222 7 ай бұрын
4/3/2024😢
@akhyaar11
@akhyaar11 7 ай бұрын
Legemad 🎉
@abdialimdheeg9434
@abdialimdheeg9434 6 ай бұрын
13 /4 /2024 maalin sabtiya Bilowga nolol quruxbadan. I will back. After one year
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 3 жыл бұрын
*sida maalin wayno culimadu wardiga io waluxaad akhrinayan waayo araga shekada tariqaha wadaagaan waqtiyada salaadaan farxad kgu wajahayaa* Cajiib weye dunidani qof an ku qalmin ba warsan ii waayo qurxon utabin hadiyo jeer
@broskits8936
@broskits8936 3 жыл бұрын
Waa waduxaa aqriyayan
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 2 жыл бұрын
Bilanaa xasuusuhu.🥺💔
@Mataan41
@Mataan41 2 жыл бұрын
Ama an ku waaye wejigaga un iga qari🤍
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Wewe😫✌🥺🥺🥺♥️
@mahamoudsaid8224
@mahamoudsaid8224 3 жыл бұрын
Shally ban arky wn jcldy heesta jcyl banba dreemoya🤣
@sharmarkeapdi875
@sharmarkeapdi875 2 жыл бұрын
Codka macan iyo hadalka murtida ayan kahelay
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold
@cabdiwaxidcabdow2604
@cabdiwaxidcabdow2604 4 жыл бұрын
Side malin weno 🙏🙏
@HalimaAbukar-k9y
@HalimaAbukar-k9y 8 ай бұрын
Inta fiska iyo laki ugbaad ka soo argtay soo raadisay sideyda waaku saalay 😅
@NajmaCilme
@NajmaCilme 8 ай бұрын
Weykn😂
@khadarkivoboy1336
@khadarkivoboy1336 Жыл бұрын
Love this song (fri-9 Dec 2022)
@turxaanlaawe7892
@turxaanlaawe7892 3 жыл бұрын
sxb laxanka iyo kabankuba waa bare mohamed fiidow (leento)
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 3 жыл бұрын
Kabanka Jiin Sh Muumin ayaa tumaya , miiraha iyo laxanka Barre Maxamed Fidow
@sayidka6911
@sayidka6911 3 жыл бұрын
@@mohamedadenabdulle7150 miraha heesta waa allaha u naxariistee xasan jaceyl.
@mohammedh1120
@mohammedh1120 3 жыл бұрын
@@mohamedadenabdulle7150 miraha heesta waxaa leh Abwaan Xassan Jaceyl
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 ай бұрын
Jacaylkaygo. Ma ahani karayo mid asbaab koyimada Ee. E wa mid abor kosognaday oO waxa ufaliila anish korli
@Mamar6310
@Mamar6310 10 ай бұрын
Binti cumar gacal
@hassanandroid2628
@hassanandroid2628 2 жыл бұрын
Cajab! Oo cajaaib! bal Fankan kawarama...? Somali dunida cida fan ku gaadha ama kaga macaan ineysan jirin ma shaki baa idin ka jira!? ALLOW u naxariiso intoodi dhimatay inta noolna dambigooda saamax cimrigana u dheere waxay ka tageen fan taariikhda aan ka tirmayn oo nolosha dhan walba kaga hadlaya. Pin dheh ugaaz 2022 17:00pm
@mohamedmohamudfarah51
@mohamedmohamudfarah51 2 жыл бұрын
Cadi maha
@JawarJaw-ke3ry
@JawarJaw-ke3ry 10 ай бұрын
Binticumar
@YYy-ho8rs
@YYy-ho8rs 2 жыл бұрын
Ala axsan codka
@ha674
@ha674 3 жыл бұрын
Bintiwaagabarwanaagsancimrigaaguharaago
@CawoAbokor-h6y
@CawoAbokor-h6y 10 ай бұрын
@najmaahmedhussein5506
@najmaahmedhussein5506 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@hodanhodanhasan5504
@hodanhodanhasan5504 2 жыл бұрын
2022/10/2 hes iyo badh
@nourhassan1524
@nourhassan1524 3 жыл бұрын
Wow🎻🎻🎵❤
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 3 жыл бұрын
2021
@jaamacyare1184
@jaamacyare1184 3 жыл бұрын
Wa hees taarikhi ah waxana dareemikara qofkii jaceyl dhab ah mudadiisuna dheertahay ereyadana qaarbaa lama ilaawaana sida ama ilwad caashaqa ama ankuwaayee wajigaga igaqari alla beerka
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 3 жыл бұрын
@@jaamacyare1184 aad iyo aad
@Hodan7812
@Hodan7812 3 жыл бұрын
@@jaamacyare1184 😢❤
@abdirazaksaid1031
@abdirazaksaid1031 2 жыл бұрын
Asc
@inanabiadem2646
@inanabiadem2646 3 жыл бұрын
𝙎𝙩𝙞𝙡𝙡 2021/08/12😪😪😪
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,6 МЛН
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 29 МЛН
Aamina Feyr|| Warsan iyo weedhsan iisoo waceey|| Carwo Lyrics.
6:01
TAWAAWAC || Shamso Cumar Axmed|| HD +Lyrics
7:59
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 466 М.
Binti Cumar Gacal | Bixiso ama Balad Xaawo | With Lyrics click CC
6:06
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,8 МЛН
Afka Lagama Sheegto || Khadra Daahir Cige || HD +Lyrics
5:46
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 138 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 320 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 29 МЛН