weligey binti kaliya iney qaado ayaan u heystay ..mahadsanid maadeys tube macallin taariikhda fanka ina baray ayaad tahay.............
@muhiimxuseen7843 жыл бұрын
Abdillahi muuse isku mid ba nahay waligey mama binti kaliged ine qaada modi jire AUN Rashiid inshar ba kula lamanan cawa ogade Tar:9/8/2021 sacada: 6:28 mhdsnd maades❤👏🙏
@cabdinasirclle24532 жыл бұрын
Mahadsanid dubaxba waayonyasble kabogo
@abdulaahiaxmed22794 жыл бұрын
Music iyo qararac dhagaha kaa xanuujinaya maleh⚘❤🎤 Allah fnki hore mcna🎤 tnks madays👏😢
@fiicaneeyhaaji18324 жыл бұрын
Heesta marki u horeyso wexe aheyd ano yar dugsiley habar yartey ba radio ka dhageysan jirte 2005 wayo wayo😊
@cwalixasan76943 жыл бұрын
Rashiid I shaar cabdi hada waa sheikh caalim ah cimri dheer Allaha siiyo
@kalkaalchannel33454 жыл бұрын
Yaa salaam waayo waayo waa hees aan inama laga xiiso goyn karin guulaysta madeys
@abdiladifladka4 жыл бұрын
Marka hore Salaan gobeed ayaa idinku salaamay Maadeys, Marka xigtana mahadnaq guud ayaa hawada idiin marinayaa sida aad isugu hooshaan inaa heesaha Orginal noogu soo gudbisaan, Heestaan Gocaaho ay wada qaadeen Rashiid iyo Binti Cumar Gacal 2002 ayaa waxaa ka soo duubtay studio Sahra Dawo ay ku laheyd Addis Ababa Xaafadda Booleey Miikaaiil walina waa hayaa heestaan iyadoo cajal ah hadana waa ii farxad inaa barta Maadeys ka dhaxhelo waxaana idin leeyahay halkaas inooga wada soo gudbinta heesaha Orginal ah iyadoo maanta ay adagtahay helista heesaha Orginal ah iyo sidaa inoogu soo gudbisaan mahad alle ha idinka gaarsiiyo juhdigaa galiseen
@maadeys4 жыл бұрын
In badan mahadsanid sxb
@HasanAli-nj9wq4 жыл бұрын
saxib aad iyo aad yaad u mahansantay waan arki jiray heeskaan waana maleynaayey i uunansan aheyn axmed iinshaar ee waan weysnaa qofka uu yahay
@mohamaddeeq94474 жыл бұрын
Wllbi waxad mudan tihin bilad gaar ah team Madeys😘😍
@shoaibsheikhabdullahi7828 Жыл бұрын
Rashiid inshaar io bintu cumar gacal fananiin tayo leh mnshllh 2022 hadii aad iga danbayso like 👍 dheh
@ahmedabdi49954 жыл бұрын
Wareysi ay Universal TV siisay ayaan ku ogaaday in heeskan Binti lala qaaday, mase helin. Waad ku mahadsantihiin in aad noo soo hesheen keyd la waayay iyo codod la tabay. Yaa salaam! Bal eeg macaanta codadkan asal ka ah.
@ayubalibarre32323 жыл бұрын
Waa sooo daahday
@sayidka69112 жыл бұрын
Riwaayaddii, qir oo ha qarin abwaan cismaan black
@jamalabdul825 Жыл бұрын
🥰🥰🥰
@iamhaleel4 жыл бұрын
Marka hore salaan Marka xiga mahadnaq Ugu dambayn waxaan aad ula dhacay sxb heeso aan bartaadan ka bartay anoo aan islahayn qaraami kuu dhiman ayaa jira tii ugu dambaysay 20minute ka hor ayan bartaadan ka dhegaysanaayey oo ka bartay goobtaadan run ahaantii waxaad tahay qofka channel ka maamulow qof kayd umadeed soo gudbiyee sharfanid.
@maadeys4 жыл бұрын
aad baad u mahadsantahay sxb
@ahmedabdi93684 жыл бұрын
Heesa aad u murti badan aadna u nadiif ah waan ka heley waxaad moodaa In shalay la duubey
@amiiraadan30173 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@alihassanjimaale29983 жыл бұрын
Heestaan armuu barre maxamed fiidow LEENTO riwaayadda ku daray asagoo sheegaaya aan arkaye
War nio aad sharaf iyo ciso baad xageyga ka leedahay thank you
@abdinursalad85143 жыл бұрын
Waan go'doomay dartaayo Gooni socod ahaadee 🤒
@cabdallahillaac92014 жыл бұрын
Waxaa ku luqaynaayan. Axmed Inshaar Cabdi Olol & Binti Cumar Gacal Saaxiib👍
@maadeys4 жыл бұрын
sxb waa walaalkii rashiid inshaar maaha axmed
@cabdallahillaac92014 жыл бұрын
MAADEYS Rido Muqdisho kaydka heesaha. Ayaan heestaa dhawr jeer ka dhageestay, Cismaan Caqiil. Barnaamijka Haweenka jimcaha soo galo 10:30-daqiiqo Inta Anaa heestaan dhageystay halkaan kuma Soo koobi karo 10-sano ayaa dhageysanaaya. Hadana way iigu jirtaa Cismaan caqiil Ama wariye walba Ee heestaa soo deeye aan dhageystay wuxuu dhahayaa. Waxaa kula luqeynaayo Binti Cunar Gacal Axmed Inshaar Cabdi Olol. Saaxiib Axmed codkeesa Aad baan u garanaa. Jaalle Waan ogahay halkaan xaqiida Aadan hayn halkaan inaa aadan Soo galineyn🙏👍
@maadeys4 жыл бұрын
haa sxb waad mahadsantahay inbadan codka axmed qof bini aadan ah aan waydiinaayo ma jiro haduu kun qof ku dhex jiro waan kasoo saari aqaanaa ee wariyahaas inuu khalday ayaa macquul ah tan ee inaad qof kale ku sheegtid ayaaba la qaatay waayo axmed inshaar qof waydiin mayo codkiisee sxb mahadsanid
Markan yara hoyadey ba canjal ahan ku dhagesan jirtay🖇micnaheda ma fahsanen lkn hada wan daremoyaa😔🥺
@cabdiraxiimjiisow43214 жыл бұрын
mahadsnid maadeys 🙏
@aarcade86343 жыл бұрын
Waa ii kow ina heesta lala qaado lkn maan qariibsan waan ogaa fankii hore iyo hal buurkoodu inay bada ahaayeen
@cabdirashiidofficial60213 жыл бұрын
Meshaan dhal qaraami oo kaliya ayaan ahy
@shiilalle4 жыл бұрын
Caadi maahan innaba heestani
@sakicqaadir9613 Жыл бұрын
Heestaan aaad ugu xiisay wlhi
@HayayaabeQowrax103 жыл бұрын
Thnk you qofka hawushan ku gu da jira ee KZbin kan leh. Thnk youuuuu
@zeatquuleh18923 жыл бұрын
Yaate ciyalki heestan 2006 👉 pls like hada dawnasid 2021
@yahyeabdijama83633 жыл бұрын
heestaan wan iska jeclhy
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Yaa 😮
@uptherhmnizmail91572 жыл бұрын
Qrmi is my fv 🔥❤
@shaadiaalii Жыл бұрын
Ina kala geey😅
@maryancadeey62083 жыл бұрын
waaw wanku wataaa
@enggaabow38013 жыл бұрын
Her voice😥
@muktarnadifyousuf38074 жыл бұрын
Gama iibe diide Jaceylkaa la golgoley Yaa salam waayowaayo 👁❤👁 👁❤👁 Allaha Ha Unaxirsto Dhamntod
@muktarnadifyousuf38073 жыл бұрын
@marwa ibra ok walalo mahadsanid
@abdirahmanmohamed53344 жыл бұрын
Axsan
@Ehel_Caashaq12 жыл бұрын
Rashiid Iishaar iyo Binti Cumar Gacal. 🔥 Heeso Aad U Macaan. Maadays Mahadsanidiin ❤🙌 Ku dal xiisayaa caawa oo ay tahay 9 Nov 2022 Nairobi.
@btakar25204 жыл бұрын
Bartaan waxaan ku arkay heeso qaraami oo aan ahayn kuwi canka ahaa taaso kentay inna hoos usii galo chanalkn Kolay waxan filayaa inaad hyso kayd badan marka nala wadaag Waa mahadsantihiin madays team
@qanciyevip30264 жыл бұрын
Asc sxb suu al HEESAHA ma nadifisaa waayo wa fasiixe .. chanelada kale shuucac weyan marka ka so dhageysta
@maadeys4 жыл бұрын
wixii la nadiifinkaro oo wax ka qabad leh waan hagaajinaa lkn kuwo aan wax laga badali karin baa jira sxb oo saa'id u xun
@nourhassan15243 жыл бұрын
Wow🎻🎻🎻
@obbykasa35562 жыл бұрын
Yaaaa
@mahadshactaro4633 жыл бұрын
Ahmed abdi inshaar AHN iyo binti cumar gacal ayaa markii igu horeysay ka qaaday dugsiga raage ugaas ayagoo fasalka todobaad ah maanta waxad arkaysa 50jir nin fanka ku sogalay