Ninkaan sirdoonka heystay iyo ragiisa kale ma Syria weli dhex joogaan mise ayagana wey ambadeeen wey carareeen!
@shalehajir-h3wАй бұрын
Guuleyso sxb❤
@Lucas-Maura6Ай бұрын
Ahmed madow ❤😂 Somalia
@RijaalCaydaruusАй бұрын
Bishaarmaxkabad halakeeno sxb
@أبومريم-م7ذАй бұрын
ولاتحسبن الله غافلا عما يعمل ألظالمون أنمايؤخرهم ليوم تشخص فيه الابصار
@MaryanCkariin-nt7ryАй бұрын
شكرا محمد عيسى بارك الله فيك
@HodansuleemanDucaleАй бұрын
Hal imadhafo wad mudan tahay lek wax kasta wll nosobadi wa codsi mujrimiinta alle hasooqabto Ameen ❤
@ahmedhussein760Ай бұрын
2023 ila hada Waxan sii jogta aah U dawada maracade show Wana kuu faa'idey kuu pageka ❤
@fiidowmrkАй бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@maryanahmed2226Ай бұрын
Ilahay dhibka eysomaren midkale ugumadaro allaha kaqabto dharta rer galbedka
@MusaiftinАй бұрын
تحياتى اليك يا صديقى مرعد
@DaudAbdiAli-pd7irАй бұрын
Waxaa laleeyahay dadkaasi maxay daacish ugu biirayaan iyo waa argagixiso!runti daacish kun jeer waxaa kadaran ka xun khinziir ibnu khinziirka balaayo alasad waxaana baryayaa ILLAAHAY saqda dhexena waan soo kici doonaa aniga oo ALLAH ka tuugayo in aygaas cadaalada la hor keeno😢 Ay iyo khinziirow xaal qaata sababta oo ah waxa aan idinku masliyay wax noole lagu masliyo kii ugu xumaa Lacnad iyo cadaab korkiisa ALLAH ha yeelo noole u ekahaas.😢😢😢😢😢
@AxmedYarr-r5oАй бұрын
Kasooseekee maxaabiista wlll😢😢
@turbshitАй бұрын
inaa lilaahi raajucuun😭😭😭😭😭
@Abdinoor51Ай бұрын
SUBXAANALAAH Laaxawla walaa quwata ilaa billaah war wuxu arxan darnaayaa ilaahay meel xun ku mari kubamariye
@Aaliya56789Ай бұрын
Mahadsanid walaal
@cabdicaziiz-q1bАй бұрын
ماشاء الله اخوانی انتم اهل السنّة الدین یکونون فی الجنة ان شاء الله
@IdirisWaraabe-cl1pwАй бұрын
Asc. Wa. Ashinxumo
@abdinasirismael980Ай бұрын
Warbixinadaada dhan waayba isku egyihiin inaad ku soo cel celiso umaleeyaa mar walpa
@bilancabduqadirАй бұрын
Walaahi dhibaato ayey so mareen😢
@roobleAsoweАй бұрын
Mahadsanid maxamed ciise
@roobleAsoweАй бұрын
❤❤❤❤❤ zxp
@YaxyeAadan-b6mАй бұрын
Wararka somalida kosodar sxp pls 😮
@UmzakiUmАй бұрын
سبحان الله والحمد لله ولا اله الا الله والله اكبر لا حول ولا قوه الا بالله استغفر الله واتوب اليه
@AbdiaziizBare-d1tАй бұрын
Wll waxaa lagu mash Quulay jeelka lakiin Israel ayaa burburisay hubkii iyo diyaaradiihii
@AxmedsaafiiАй бұрын
Mahadsanid walaalkay maxa ka cusub xaga iyo Palestine
@xamdiabdisalam-d7gАй бұрын
Ala illahow maxeytahay ninkan saan dhan u xun oo u xasidsan😢😢😢
@IsraAhmed-jx4otАй бұрын
Xabsiguu ugu xumaa intaan xabsi maqlay
@OwrallaHibaАй бұрын
Allahayow u gargaar muslamiinta la dulmay noloshani waa mida ay ku noolyahiin walalaheen reer falastiino dhan wale dunida Islamka balaaya ku habsatay Rabbi Yassir Allow nacawi aduun iyo aaqiraba adan megan tada nahay guul iyo barwaaqo Amiin😭
@IbraahinMuuse-g7hАй бұрын
Maxakamad hala saaro bashaal asad waaninka dhibay khadra
@syusuf9063Ай бұрын
Subxaana Allah
@ayaansiciid3819Ай бұрын
Miyuu baxsaday Tolow
@RahmaAdan-vr2jrАй бұрын
hal imadhafto qisoyinka nosobadi wll mahadsanid
@Cabdicasii-v8pАй бұрын
Alahu akabar
@CRisaakApdilaahiАй бұрын
Keep going
@amalkhayre6379Ай бұрын
Subxaanallaah
@apdirahmaanpidixo1523Ай бұрын
subxanalah😭
@khadraabdirahman8228Ай бұрын
Illahay suu reer ugu hiiliyey reer falastiin hawgu hiiliyo
@Siciidmguure-oh4tiАй бұрын
Maracade
@yusufxasan6847Ай бұрын
Wali waxa kasidarN waxadhacayo sacudika iyo urdon emaraat iyo masar oll country arab wasidaas
@Xamdixasan-j5wАй бұрын
Maracadow wll 2025 Aya losiscoda marka Halmar siyasada somalia kasohadal iyo al shabaab Ethiopia waxay ku so qulqulaysaa dalka xad la aan waliba marka xalada somalia noso dul mar
@Maxamuudcabdi-s4cАй бұрын
Maracadow indho adeeg badnida see usoo diyarisay una aqrisay
@abdirahman-b9lАй бұрын
Ilàahy ha ugargaaro dadkaa masaakiinta Suniyiinta ahee laguxad Gudbay
@MaxamedXuseen-v2cАй бұрын
😅 0:39
@Siciidmguure-oh4tiАй бұрын
Asc
@aishamawlidАй бұрын
Maxakamad dagaal iyo haydaha waxna maqabtaaan Israel iyo ayagaba duufan iyo daad Allah hakurido
@MunaJama-z6eАй бұрын
Asaad al bashar haala soosaro maxakamada heeg wana in laago xuukoma xaabsi nooloshisah oo dahn
@hm1c586Ай бұрын
Waxaan kuwediiyey Carab naxariisle Maad aragtay Hada Falastiin waxa ka dhacaayo Iyo Inta Dal oo Carab ah hadan xuduudaha kaxirtay Marka Carabi Hada jogto Yahuudu Kama sokeyaan