Biyo xireenka ugu weyn Somalia ( Balcad ) - The largest dam in Somalia ( Balcad ) 🇸🇴

  Рет қаралды 126,797

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

waxaan booqday Biyo xirenka balcad ee shabeelaha dhaxe iyo Beeraaha Balcad
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 45 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 45 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 237
@GeediSahan
@GeediSahan Жыл бұрын
Fadlan 5kun Like iyo Share Wixii Macluumaad ah oo Dagmada Balcad kusaabsan kala xiriir Agaasmiha Waaxda Dalxiiska Dagmada Balcad Abdullahi Shurie 0614312323 Ninka beerta iska leh kala xiriir Ismaan Tuuni 0615762969
@Yahyebashir2012
@Yahyebashir2012 Жыл бұрын
@geedisahan sxb waxaa muuqaal ka soo sameysaa biyaxereenkii fanoole sxb waxa uu ku yalaa dhankaaz iyo jubooyinka filaaa
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 Жыл бұрын
dhulkaas oo qaniga ah baa hesanaa hadane aduunka aan waxaan leeynahay hanala caawiyo, bal ma gacmaha baa cilaan noo saaran mise canbuulo baa cuneeynaa waa yaabe.
@guledosman2107
@guledosman2107 Жыл бұрын
Masuul duunyo jowhar kajog akhirone janno kajog kasoo hadal
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi Жыл бұрын
Geedi Sahan waad ku mahadsanthy in ano Hargeisa jooga aan daawado quruxda dhulka somalia. And Somaliand Ihave respect you 👏 🙌
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 Жыл бұрын
Geedi sahanow inan somali qabyalad ka baxey ada I maqrati furey
@Axmed_maxamed1189
@Axmed_maxamed1189 Жыл бұрын
Wakhti ma uheleysaa saliga nabiga(scw )😢❤❤❤
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Thank you geedi sidad noola wadaagti Quruxda iyo Nimcada taal Dalkeena ilahay ha noogu daro Nabad & xasilooni👏
@IstahilYusuf-gl5yc
@IstahilYusuf-gl5yc Жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed scw❤️🥰😢🕋👍
@Ali-xu4db
@Ali-xu4db Жыл бұрын
Stop abusing the name of our beloved prophet (PBUH).
@truth8850
@truth8850 Жыл бұрын
These people have no shame just for likes you keep using the nabis maxamed saw name istaqfurulah ilahey ka baq 😡🤬
@AMIINBORKAAN
@AMIINBORKAAN Жыл бұрын
Scw
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 Жыл бұрын
Manshalah dhulkeena nimco ayaa fadhida, allahayow naga dhig kuwo dhulkooda & wadankooda aamina oo hurumar isku kaashta keep going brother geedi Sahan
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 8 ай бұрын
Cambuulo iyo moxok iyo bunka sixin lo aada ah ay heli kar Masha Allah.
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Avocado 🥑 ninka beertay waa salaamayaa👋 ilaahay ha’idiin barakeeyo. Waxa aad beerataan oo aad wadankiinii hooyo ku’abuurateen iyaga oo ah naturally ubaxay. Homesick ayaan noqdaa markaan arko dhulkeena iyo quruxdiisa. Ilaahay waxba kuma aha inaan aragno isaga oo nabad ah iyo sidii uu ahaa bari samaadkii.
@apdi-hkim123
@apdi-hkim123 Жыл бұрын
somalia waa dal ad uwacn runtii wxn ficnan lahyd in an helo dowlda anfcda dadka khyrdkana ka fa iidysa incha allh❤🇸🇴
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 Жыл бұрын
Alla balcad we qurux bdnthy 😊masha allah wadankena barwaqa buuxo 😍
@passport_light
@passport_light Жыл бұрын
Walal isaar ado Mahadsan
@travielee186
@travielee186 Жыл бұрын
Masha allah bror your videos are amazing it would be even more appreciated if you made them longer, one love ❤
@munahussein9687
@munahussein9687 Жыл бұрын
Masha Allah wamesha an rabo inan ku nolado markan somaliya imado, Allaha xafido somali melay joganba
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 Жыл бұрын
Geedi sahan thanks brother boqashada ad boqatay deegan keyga balcad ❤ moxog iyo bun wan uxiisay runtii
@kingyussuf
@kingyussuf Жыл бұрын
Moxog mxa lagawada sxb
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 Жыл бұрын
Sxb labada shabelle Aya lagu beeraa ad ayu uficanhay haada doonta baar calamka wala yaqan lkn somalida in yar Aya taqan oo aniga kamid ah afka qalad waxa lagu dhahaa cassava googlaha kabaar ee arag wax tarkiisa cajiib waaye
@abdikadirak7496
@abdikadirak7496 Жыл бұрын
Mashallah dhuul qurux badan thank you for the information
@passport_light
@passport_light Жыл бұрын
Walal isaar kunki wax yaraa iga dhiman
@susudaaling
@susudaaling Жыл бұрын
Mansha Allah! Somalia toostay! Allow waligeed barakee, cadowgeeda nah jabi! Aamiin 🤲 ✌️💙
@aligelle6706
@aligelle6706 11 ай бұрын
Mashalah i was there 4 month age beautiful place and cabdulahi is a great guy who looked after us and gave us a good time
@Moshokry1
@Moshokry1 Жыл бұрын
aad ayaad umahadsanatahay sxb Geedi Sahan, muuqaaladaada wax badan ayaa laga kororsadaa oo sidaad usafarto ayaan kuula safarnaa anagoo guryaheena joogna. anigaa marmar dhahaa i travel the world through internet so dadka fursadaas aan ka helo ayaad ku jirtaa horay usoco sxb. Barawe, Marko iyo Buurhakaba hadaad muuqaalo kasoo samayn lahayd way fiicnaan lahayd. Mahadsanid
@passport_light
@passport_light Жыл бұрын
Walal isaar ado Mahadsan
@aaminaxasan9833
@aaminaxasan9833 Жыл бұрын
Best vlogers Geedi sahan Qays qayser Dhakhtar Maawell Geenyada KZbinkaba intaas iyo laba kale ayaan ka daawada❤
@marwo2756
@marwo2756 10 ай бұрын
Masha allah balcad buuladeeni waaye baahi kaantase iska buxda mashuuraca biya xireenka balcad hooyaday❤🥰 macaan baa ka mid aheeyed shaqaalihi wax ka dhisay
@yusufmohamed9698
@yusufmohamed9698 8 ай бұрын
Thanks!to hooyo mcn haday nooshahay cimri dheer iyo caafimad qab aa u rajeeyay haday dhimatay qabriga Allah ha u nuuriyo Aamiin,ani xitaa hooyday saas camal aheyd iskoolkaan primo ku bilaabay iyadoo iskaashatada ah ee wax ka dhistay Mashaa alaah’
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
Masha Allah waa Dhul aad u qurux badan
@queensaprinah4813
@queensaprinah4813 Жыл бұрын
Miss u balcad 😊 kaliya marku roobda dhib ah moye sidee kle jawi dagan whe😂❤
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Wllhi ina ree balcad thy ii sheegtay 😂
@yahyamurat7307
@yahyamurat7307 Жыл бұрын
Allah bereketini artırsın. Somali kardeşlerimize selam.
@AbdimananmahmoudRashid
@AbdimananmahmoudRashid 3 ай бұрын
Mahadsanid selam Turkish 🇸🇴
@makoislaw
@makoislaw Жыл бұрын
Heybad waxaan ku leenahay dhulkeyna hooyo moxog iyo bun allow hanoo diidin❤
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Жыл бұрын
Maasha'allah, tabaarakallaah, BALCAD xasuus meeshaan ku koray, beerihii suufka arday iskuulka wax ka soo guri jirney ❤❤❤❤
@faysalfariid
@faysalfariid Жыл бұрын
mahadsanid walaalkeen GEEDI SAHAN shaqo wacan baa noo haysaa hadaan nahay umada soomaaliyeed inaa nala wadaagto axwaasha dalkeena hooyo adiga iyo inta kula midka ah sida GEENYADA MADOOW
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi Жыл бұрын
Caadi maaha dhul allah waa noogu hiiliyey ee dadkeeni ayaa xoolo ah,mahad badan Geedi sahan
@mysalah06
@mysalah06 Жыл бұрын
Thank you GeediSahan looking forward to Baydhabo
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
Best Somalia KZbinr
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 Жыл бұрын
Dal ilaahey wanasiiyay balse dad xanuusan ayaaa kunool 😔💔
@cabduqaadirmacaani1532
@cabduqaadirmacaani1532 Жыл бұрын
Maashaa allaah geedi sahan waad mahadsan tahay sxb marba marka ka dambeysa wazaad inoo soo gudbisaa taariikh dhaxal gal ah balse waxaa kaa dhiman iyadoo taariikh qoraal ah buug ku daabac waa dhaxal gal
@daauus444
@daauus444 Жыл бұрын
Alxamdulilaah dhulkeena nimcaa fadhida ❤❤❤
@sidiabukar302
@sidiabukar302 Жыл бұрын
Mashaallah Waa qurux dalkene rabow nabaad noga yeel iyo dadkenana kuwa nabaada jeceel rabow kayeel Aamin Mahadsanid walalken.
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Masha Allah balcad wa meel cajiib ah oo qurux badan ❤❤❤❤❤❤❤
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Ma Sha Allah. Dhulkeena nimco ayaa fadhida. Laakiin dadkii manaafacaadsan lahaa iyo Dawlad aan dan kalahayn ayaa ehel u’ah.
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax Жыл бұрын
Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤😂
@zuheybabdihakim8649
@zuheybabdihakim8649 11 ай бұрын
Sxp waxan kaa codsanaa Aniga oo ku hadlaayo Afka Ummada Soomaliyeed waxan rabnaa in Aan baro meelo badn oo lug gutagi karin soo gelli meelo badan oo dalka ka mid ah sida Jubbooyinka iyo shabeeloyinka sxp iyo meelo badn Horaa loo dhahay Horta baro dalkaaga Hooyo ☝️🇸🇴👈
@mohamedabdirashid8056
@mohamedabdirashid8056 Жыл бұрын
The most amazing country in the world but the saddest thing is people are not taking advantage of the blessings Allah swt has bestowed upon the Somali community 😢
@cabdifataaxcarab-rj4mb
@cabdifataaxcarab-rj4mb Жыл бұрын
Geedi Sahan The best of History ❤
@passport_light
@passport_light Жыл бұрын
Walal isaar ado Mahadsan
@AhmedMohamed-pz8cx
@AhmedMohamed-pz8cx Жыл бұрын
Maasha Allah wadankaaga hooyo ku raaxayso wax ka wanaagsan ma leh
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 Жыл бұрын
Masha alah geedi sahan waad mahadsan tahay wabiga shabeele magaaladayda ayuu maraa shabeelada hoose
@saidaali412
@saidaali412 Жыл бұрын
Masha Allaha Geedi Saxan thanks brother
@abdimohamed8622
@abdimohamed8622 Жыл бұрын
Mancha alaah, ilaahay wadanka haynoo barakeeyo
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 belongs to Somalis
@hallad598
@hallad598 Жыл бұрын
Alla Soomaali ayaan daranaa! Bal eeg dhulkaa quruxda miiran oo ay nabad ugu noolaan la'yihiin. Raboow qurbe ayaa na daashadaye dhulkeenna Soomaaliyeed nabad waarta ku soo deji.
@feysalosman1078
@feysalosman1078 6 ай бұрын
Keep koing my pro geed sahan
@liibaansheikhaliburale8720
@liibaansheikhaliburale8720 Жыл бұрын
Baardheere tag sxp oo vlog kaso diyari ❤
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Жыл бұрын
Allh is one
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
Geedi sahan video quruxbadan ayaad noo soo sameesa mashaa allah prother❤👍
@nurtaxaji5983
@nurtaxaji5983 Жыл бұрын
ALLAH dalka NABAAD nooga dhiga waa dal ku qurxoon dalxiiska❤
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Жыл бұрын
Dad dalkoodu hodon yahay hadana tuugsanaya baahina u dhimanaya
@Easy_way1
@Easy_way1 7 ай бұрын
Biyo xireenkena ugu weyn intas la eg markas rabana in an Ethiopia iska dhicino Somalia faan iyo been bay ku nooshahay
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 Жыл бұрын
Vedio dher noso duub iyo dhaqan ka dadka ku nol Balcad iyo guryaha nooca ay istcmalan 😮😮ya Allah dhulka ya nabad noga dhig wa mrkii u horaysay en balcad arki from galbeeedka fog ee dhulka somalida
@alifarid10
@alifarid10 Жыл бұрын
Geedi Sahan, hawl ficn ayd heysaa sxib halkaas kasiiwad.
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 Жыл бұрын
MASHA ALLAH DALKEEYNA WAA BARWAAQO ALLAH NOO XAFIDO
@apdiqaniisack971
@apdiqaniisack971 Жыл бұрын
Geedi sahanow daraad baydhabo jogtee muuqaal maka so diyaarisey 😊
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Moos sugo lagusameyo hadaadan aqon maxaa kugeyay mise kismayeey ucaantahay moosbukeni narjin qudarta leskukariyo
@AbdirahmanDjama-uy2qy
@AbdirahmanDjama-uy2qy Жыл бұрын
Bal daawo quruxda dhulkena masha allh❤️
@abshir998
@abshir998 Жыл бұрын
@geedisahan runtii qof kudayasho mudanbaa tahy mana uqantid booska maanty aad ka joogto youtupe ka waxay ahyd maanty inaa ahaato shaqsi uguyaraan haysta 1 million insha alaah waad gaarqysaanh
@socdaal3428
@socdaal3428 Жыл бұрын
You're best Somali KZbinr
@hamcumc4549
@hamcumc4549 Жыл бұрын
Ninka KZbinrs ugu wanaagsan ❤
@abdoulayeabshir4093
@abdoulayeabshir4093 Жыл бұрын
Mahadsanid bro Geedi sahan
@mrugaas1925
@mrugaas1925 Жыл бұрын
Masha Allah geedi saahan
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 Жыл бұрын
Waa beelee amey bacrimiso ku shubeen beerah wey na bahdileen sidii dad aan dhubeereed qabin markaas ayey bacrimiso ku shubaayaan maraas ayaa dadkii kansar u ledeen oo bacrimis ku laayeen kuna xabad ayaa leysay
@maryanosman9425
@maryanosman9425 Жыл бұрын
Masha Allah I miss you balcad❤
@maymuunamuuna7151
@maymuunamuuna7151 Жыл бұрын
Maansha alaah baarakalaah ilaahow nabadnooga dhig dhulkeena
@hamcumc4549
@hamcumc4549 Жыл бұрын
TV yaasha Soomaalida saas uma soo duuban, Geedi ilaahay ha ku xifdiyo
@ahmedaden8339
@ahmedaden8339 Жыл бұрын
Geedi sahan wadani dalkisa jecel guuleyso.
@MowliidCismaan-z1y
@MowliidCismaan-z1y Жыл бұрын
*Dad badan oo qurbaha ku wareerey waxay ubaahan yihiin iney tagaan dalkii oo madaxa soo qaboojistaan Insha Allah*
@deqawarsame9018
@deqawarsame9018 Жыл бұрын
Anaa ka mida
@MowliidCismaan-z1y
@MowliidCismaan-z1y Жыл бұрын
@@deqawarsame9018 😂😂😂 xanuunkaada hadaad ogtahay orod oo dalkii aad
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Жыл бұрын
sxb yaxaas ma ku jiraa biya xireenka hadu ku jirana adi ma aragtay warbixin naga si sxb mhadsanid
@zamzamabokor7705
@zamzamabokor7705 Жыл бұрын
Mansha alah ilahay cadowga somali haka qabto iyo somaliland dadka somaliyeed wadan jana ah ban haysanaa mansha alaah
@socdaal3428
@socdaal3428 Жыл бұрын
🇸🇴 best country in the World
@FINAAS1
@FINAAS1 Жыл бұрын
Geedi sahan keep going zxp ❤❤❤❤
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 8 ай бұрын
NABAD ALLAH HANOOG DHIGO DALKEENA HOYO.
@mahadoisse1079
@mahadoisse1079 Жыл бұрын
Shaqo wacan wll ilahey ha kugu xafido
@vhdcomps5912
@vhdcomps5912 Жыл бұрын
Mansha allah
@Hornscope
@Hornscope Жыл бұрын
Waa kaa caqliga somalidu? Marka ilaahay swt nimco iyo barwaaqo siiyo ayay music iyo fawaaxish bilaabaan
@sucadmw9109
@sucadmw9109 Жыл бұрын
Masha Allah quxbadanaa dalkena illaahow nabad nooga dhig
@mohamedfarahbarako4178
@mohamedfarahbarako4178 Жыл бұрын
Asc Geedi Sahan waad ku. Mahadsantahay soo daynta barnaamijkan. Waxaanse baraarujinaynaa ka ugu dheer uguna wayn aan go’in waa wabiga Jubba.
@yusufmohd192
@yusufmohd192 Жыл бұрын
Balcad maalin dalxiis utaganay aniga iyo ascaabteyda jaamacada umada hal beer lee nagu dhex haayen meeshan iyo warshada dharka waxaas dhan ma booqan i.a marka xiga dhaaman inan booqdaan jeclaha❤
@hasansalad3665
@hasansalad3665 Жыл бұрын
Meeshaan waa togiii wajaale ee maahan balcad sxb
@Farhia_ali
@Farhia_ali Жыл бұрын
WAAKUSALAAMEY. BOOWE❤❤❤😊😊😊
@bulshaawichannel5525
@bulshaawichannel5525 Жыл бұрын
Masha Allah dhulka hooyo❤
@cabdiqanicumar2371
@cabdiqanicumar2371 Жыл бұрын
xaaraan aadcunaysaan inaad shabelaha hoose biyaha kaxirataan oodwaliba lacag ugaqaadatan heshiisku ma eheen ilaa xilgii siyaadbare laakiin waa laga xisaabtamidoonaa tuungo mooryaana margacanta waala idin saari
@nasraabdidahir2497
@nasraabdidahir2497 Жыл бұрын
Allow kunxriso aaabo siyaaad ayaaaa sameey
@shugriduhul2170
@shugriduhul2170 Жыл бұрын
ASC walaal Geedi Sahan Jzk kheyr guuleyso, Alxmdllahi Rabbil Caalamiin Rabbigii noo hibeeyey dalkaan quruxda badan iyo Cimiladan caalmka del leh uusan jirin, dhalin yarooy dalkiina iiman Sada dagaaladii iyo badihii aduunka ku baba'den oday suud idiin soo gashtay Caruurtisii dibadaha geystay, kha'in wa- dan qandaras so qatay, aya gurban qabil idiin tumaya, dhimashadiina iyo dhawici- nana aan kala jecleyn. DALKA ADINKA LEH..
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Balcad waa uxiisay dhulkii aabahey
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 Жыл бұрын
masha aalah, hore u soco
@RAAGE-rq1ke
@RAAGE-rq1ke Жыл бұрын
Dal bilaa dad ah wax qiima ah malaha soomaali dad ma aha waa qashin
@abdiladhifxasan1905
@abdiladhifxasan1905 Жыл бұрын
M.a dhulkeena nimco fadhisaa alx
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 Жыл бұрын
Beerta kabsar calenta maxaa marada logu xidhay
@sabohassan7558
@sabohassan7558 Жыл бұрын
Malintan Balcad wakuku argay muqalkana waku jiraa 🥰
@mohamedsodalabshiir
@mohamedsodalabshiir Жыл бұрын
Waxad mudan tahay in lagugu daydo balse sii wad dadaal kaaga
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
guulayso wll geedi sahan 👑❤
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Жыл бұрын
Somali waa hano laakin qabiillll ayaan isu madhinaynaaa qabyallllad kudaaafaddd ayaaaa ina dhex jiifda
@shaaficimahamudahmed2699
@shaaficimahamudahmed2699 3 ай бұрын
Cabdishiikh 2:21
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq Жыл бұрын
Geedi Sahan dhulka Soomaalida ee laga cararaayo ee abaar iyo gaajo ayaa ka jirto beentiina waaye dheh meeshaa tagto sidaan ayay barwaaqo u tahay dalal badan oo loo tahriibaayo ayaan ka fiicanahay u sheeg barnaamijkaaga xiisa gaar ah ayuu leeyahay kii muwaadin dhab ah ayaa fahmaayo ku soco sxb Thanks
@asxaabul-ducaat2852
@asxaabul-ducaat2852 Жыл бұрын
Akhyaarey waxad igu caawisaan halkan karaaci karo gawaarida aada balcad hadi an deganahay xaafada guuleed e muqdisho igu caawiya fadlan inan u dalxiis tago rabaa.
@cabdishakurmadoobe781
@cabdishakurmadoobe781 7 ай бұрын
Suuqa xoolaha iyo darjiinka ayaa laga helaa hadaadan wali ogaan
@yuusufdhicisow8049
@yuusufdhicisow8049 Жыл бұрын
Walal kusodhow Somalia gaar ahaan nookaali baladweyne❤
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
Balcad ❤️🇸🇴🇸🇴
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Жыл бұрын
Maanshaallah maxaa dhul haysanaa kaqatanahay
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 Жыл бұрын
Mashallah thank you bro ❤
Safarkaygii Baydhabo Janaay | My journey to Baidoa Somalia 🇸🇴
14:43
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 138 М.
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 6 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
SOMALIA: Waa Sidee BALCAD?
9:53
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 34 М.
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 231 М.
Warshada dharka ee ugu weyn Bariga Afrika sannadihii 1970-aadkii 🇸🇴- Balcad
8:48
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 108 М.
Magaalada Marrakech
8:03
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 254 М.
Ma maqashay in Soomaaliya ay leedahay 3 wabi ee aysan ahayn 2 wabi - Magaalada Doolow 🇸🇴
30:21