haljada heestan xamri ayee u eg yhy alla og qofkii qaaday
@ismailhassan-u7e4 ай бұрын
Qassim hilowle kassim baa leh shagi kuma jiro
@dhakalaf3 жыл бұрын
Heesta waxaa sameeyey Cali Mire Cawaale waxaana cadeeyey Cabdilahi Qarshe
@mahamedabdillahi92833 жыл бұрын
boobow cabdillahi qarshaa kaa waynaa,, 1982 buuna cadeeyay in cali mire cawaale lee yahay
@suldaansaddaamasair4015 жыл бұрын
Heestan iyo heeso kale oo aad umacaan ba waxaa tiriyay yuusuf xaaji aadan qabile Ahu wuxuuna ahaa aabihii labaad ee waxbarashada umada soomaaliyeed halkuu ka ahaa aabaha kowaad ee tacliinta soomaaliyeed maxamuud Axmed cali aun
@abdifatahmohamed1483 жыл бұрын
Hhhhh
@cabdiidiris96984 жыл бұрын
Halkii noo xNuuni jirtay soomaaliyeey toosoo isku tiirsada way nabogsatay ee ha iska qiiroodan qadaad wayntu
Koonfurtu iskuma jirto orodoo tariikh da sobaadh rer xamar sugaan maleh dheh lkn konfur waxaa kuyaal dhulka lagu shego in uu afkuba kabiloday mudug nugaal iyo bari❤️
@skrtube2375 жыл бұрын
@@kafiyainamahamed7977 maxaad tidhi ma dhulka majidhada lagaga hadlo ayuu somali ka bilawday ogow afka la qoray 1974 inuu yahay ka waqooyiga maxaa ka majidho loo qori waayey 😂😂😂😂😋
@kafiyainamahamed79775 жыл бұрын
@@skrtube237 hhh kalay waxaan kuweydiyay mudug nugaal waad ogtahay inlooga hadlo maxaa tidhi eeaan loga hadlin may marka sideen loqorin😂😂
@qacqacosman57165 жыл бұрын
@@kafiyainamahamed7977 Nugaal mudug iyo bari Ama dadka majeertenka ahi way yaqanaan sugaanta mana aha sida reer xamarka oo kale Lakiin hadaad Fan iyo sugaan maqasho waa Somaliland
@Siciid-m2k Жыл бұрын
Yuusuf xaaji Aadan maanta madifaacan karo waayo manoola, waa sababta CALI u sheegtay, waayo cali intii uu Yuusuf noolaa ma uu sheegan, yuusuf ayaana aya u diiwaan gashanayd.
@xareed14 жыл бұрын
ma muran baa ka taagan in fanka somaliyeed reer waqooyi leeyahay heestan somaliyeey toosna waxa iska leh yuusuf xaji adan wana taariikh aan qarsomayn murana aan galayn
@abdifatahmohamed1483 жыл бұрын
Cali mire cawaale ayaa sameeyay wlll
@ifrahali56673 жыл бұрын
Cali mire cawaale waa dhalad reer waqooyi ah oo weliba ah nin reer hawd ah heestan cali mire ayaa tiriyey
@ahmedmahomed3056 Жыл бұрын
Hooyadaa cuqdada ka was odegani waa cuqdadoole buka
@aaminawaris98366 жыл бұрын
Mashallah bobe yusuf ducele aqonyahan bobe yusf nolow
@ugaasraage41784 жыл бұрын
Aamina walaal waa ku slmy
@runiyobeen124 жыл бұрын
Waa ninka yidhi riwaayadii "adunyadu wa madays dadkuna way matalayaan" waxa iska lahaa inaderkay xasan ganey wax ka qor maleh fikirkisu waa qabali
@SuugaanSafari4 жыл бұрын
Heestan xog badan kama hayee, balse Riwaayada Xassan Ganey baa leh oo waa biyo kama dhibcaan, wuu nool yahay hargeysana wuu degan yahay. Dalkii hadii aynu weyney ilmaadeerayaaloow intan yaree taariikhda ah ee aynnu hayno oo ah fanka iyo suugaanta yaan la dhalanrogin oo yaan la lumin soomaaliyeey.😭
@buuxciise21673 жыл бұрын
@@SuugaanSafari war wllo anigu ma ihi reer kofur lkn ruwayada wa madeys adunyadu dadkuna way metelayan waxa leh alle haw naxariis te abwaan sangub abwaan xasan ganey wa awowgay lkn wax anu lahayn lama rabo ilahay ban khaldamin bobe wa nin taariikh yahan ah bena shegin wu khaldi kara dadka cayda iyo faaanka cadaystay ayagay u daran tahay waxba uma kordhinayso wad mahad santihin
@@khadarmoxmed.4906 foosiya waxaa ka horeeyey idaajaa iyo qarshe oo ka cimir weyn marka iska daa caadifada isaaqnimada taariqduna wey cadahay isaaq waxey dadaalnweyn ugu jiraan iney cagta mariyaan taariikhda daraawiishta isaaq xitaa wax kale iska daa waxey rabaan iney tirtiraan taariikhda darawiishta kuna bedelaan tan snm weliba 26june ku bedelaan 18 may 1960 ku bedelaan 1991
@wadefreeman73406 жыл бұрын
CALI MIRE CAWAALE WAXAA UU SHEEGAY INUU HAL EREY UU U TOOSIYEY WAR HOOY SNM EEY BILILIQADA JOOJIYA
@buuxciise21673 жыл бұрын
e snm ayada sugantaba logu so hagaga todiba kala halow san saxib wax bililiqo ah uma bahna
@yusufkolkol1213 Жыл бұрын
Nin u qaabilsan iidoor xaga qalinbeeneedka waxa uu qoro oo dhami waa been somalidu haka
@fartunmohamed80793 жыл бұрын
LIVe
@maankaboystar61953 жыл бұрын
Heestaan waxaa iskaleh qaasim hilowle
@qacqacosman57165 жыл бұрын
heesta waxa iska leh yuusuf Xaaji Adan waxana cadaynaya Abwaankii weynaa ee Cali sugulle dun carbeed m.kzbin.info/www/bejne/nYnbaaSfnruCj6c 🎥 Abwaan CALI SUGULE (AHN) Oo Ka Hadlaya heesta ...
@suldaansaddaamasair4015 жыл бұрын
Qacqac Osman alle haw naxariizto laba nin oo murti umada soomaaliyeed uga tagay ayay ahaayeen waliba yuusuf x aadan qabile wuxuu ahaa aabihii labaad ee tacliinta umada soomaaliyeed AHN
@halhays5 жыл бұрын
Sxb video-gaa waa laga saaray KZbin-ka ee meel kale ma ka heli karaa?
@mubarigismael226 жыл бұрын
Cali Mirre wax heeso kale oo ah malahaa tan mooyane? Haddii aanu lahayn wax heeso ah oo kale waxaan marag furi karaa inuu yuusuf xaaji aadan lahaa lkn hadii uu Cali mirre heeso kale lahaa waa kiis xog badan u baahan.
@dhakalaf3 жыл бұрын
KZbin ka ku qor Cali Mire Cawaale adaa arki doona heeso badan oo uu sameeyey sidoo kale daawo Cabdilahi Qarshe oo caddaynaya in Cali Mire sameeyey
@dirhamfilms67206 жыл бұрын
Heestan waxa tiriiyay yusuf xaaji aadan
@gedefletv60493 жыл бұрын
Heestan anagoo reer waqooyiya ayaa isku haysana bal koonfuray na daa adigu laakiin heestan reer koon fureed shaqo kuma laha
@abdallajama13773 жыл бұрын
Cali Mire Cawaale isaguba waa reer Waqooye reer Buuhoodle ah. Dadka kala baro Darwiishoow
@gedefletv60493 жыл бұрын
@@abdallajama1377 anigu yaan ku sheegay
@sharmaakejingeli78274 жыл бұрын
Cali mire waa nool yahay
@fartunmohamed80793 жыл бұрын
Share
@maxamedcalixasan9233 Жыл бұрын
Waxanoo dood ah maxaa geliyey ninkan weyn ma maxkamad ayuu dad ku kala saari heesta Soo soomali uun ma laha maacaleesh naga daa qayb qaybinta ummada somaliyeed
@camayabdi11537 жыл бұрын
Boobe taariikhda been buu ka sheegayaa. Heesta Cali Mire ayaa Alifay. Waxogaa qabyaalada oo IIDOOR nimo ah ayaa ku jirta. Viva Somalia
@yusufkolkol1213 Жыл бұрын
Iidoor beentii ma halkaas bay idila gashay
@jamacfarah8483 Жыл бұрын
Heesta Cali mire cawaale baa lahaa Boobow aniga yuusuf xaaji aadan waa awoowgay Laakin in aad been ka Sheegto waa kugu danbi
@qaradd42656 жыл бұрын
Cali mire soo tuu lahaa heesta qaranka
@samatalisabdullahi85582 жыл бұрын
Cali mire Ayaa alifay
@rahmaabdi2689 Жыл бұрын
Odayga la shegay wax anu lahayn bu iskuso dhob dhobay
@raaxoxasan41673 жыл бұрын
Soomaaliyeey toosoo
@gulledabdi12214 жыл бұрын
Heestaas ow ku ku ayaa lahaa 😁😁😁😁😁
@jaama204 жыл бұрын
bal ninkaas weyni wuxu ku hadlay eega. ku yidhi waxa taariikhda isaaq loo biliqaystay waxa weeye ma jiro " copy right" doqon foqal doqon , in lagu tirtiro taariikh ahaan iyo jirtaan ahaan waad ogtee , yaad ka habranaysaa maad runta sheegtid. nacas foqal nacas.
@ahmedjamac76017 жыл бұрын
Fuusuf x aadan ayaan umaqlay anigu
@abdifatahmohamed43644 жыл бұрын
Boobow malaa copy ayaad wadaa waayo intuu CALI MIRE CAWAALE yidhi ayaad ka daba tidhiye halkaa inaga hubi masuul anigu markaan dhagaysty hadaladiina waxaan odhan karaa calibaa y cad cad oo tiriyey waa hadii aan ogaalka la iska qaadayn
@hassenmohamed18415 жыл бұрын
Isaaqow tariikh malihidiin tariikhna kuqabso kuyelanmaysan. Ee cabadka iska daaya
@yusufkolkol1213 Жыл бұрын
Been waxa ugu weyn tan aabahaa kuu sheego yusuf waa adeerkaa arintaaduna waa beenta reerkiinu la Warrego ee la dhaaf
@aadanabuukar81817 жыл бұрын
hestan waxa sameey nin kii dhalay fadumo qasim hiloowle qasin hiloowle dadkan intee san been u sheygayan wax horo mar ah lama garayo
@abdiqadirabdillahi47276 жыл бұрын
Aadan Abuukar 😂😂😂😂 Isagu waa ku luuqeeyay markii xamar la Geeyyay lkn waxq iskaLahaa midhaHeeda #YuusufXaajiAadanQabiLe
@abbesson153 жыл бұрын
Ninkaan muxuu sheegey? Zero. He know nothing 🙄
@hamseahmed7687 жыл бұрын
labada isku haystaba waa ilma sheekh isxaaq ee ha kala qaadina hubaal nin ka si fiican u yaqaana waa axmed xudeydi oo london ku nool
@ifrahali56673 жыл бұрын
Wax leysku heysto ma jiro heestan cali mire ayaa tiriyey tan kale cali mire mahan nin isaaq ah waa nin dhulbahante ee hawd ah
@abshirisse8533 Жыл бұрын
YA KA YEELAYA BEENTA CAD ee aaad ciyaalka u laqimeysid …..!!!! TOO LATE ⏰ …….!!!!!