CALI MIRE ANIGA AYAA ALLIFAY SOOMAALIYEEY TOOS

  Рет қаралды 65,634

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 212
@saraabdi8518
@saraabdi8518 7 жыл бұрын
This is man is a legend yo wuxuu ahaa macalin dad.badan wax soo baray wuxuu kaloo ka qayb qaatey halgankii Xornimadoonka manshAllah Cali mire Allah ha ku xifdiyo, dabadhilifkii Axmaro Injireey baan arkaa oo meesha ka niic leh maxay tarikh iyo halgan ka yaqaaniin weligood gumeysi bey dabada u dhaqayeen Aabayashoodna Ingiriis iyaguna Axmaro Injireey.
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 жыл бұрын
Hessta Soomaaliyey Toosoo abwaan cali mire hadduu tiriyey 1948 isagaa leh
@zeynabseed6563
@zeynabseed6563 3 жыл бұрын
Sida aan ka aamisana iyo erayada San haystay isma lahan rabbi cimriga haku barakeyo cali mire awale🤲
@salimnour
@salimnour 7 жыл бұрын
miyaa la is dafirayaa, heesta waxa sameeyey waa yuusuf xaaji Adan waxa sheegay Cali sugule dun carbeed ilhay labadoodaba ha u naxariisto, sidoo kale Yusuf xaaji Adan wuxuu 1974 uga sheekeeyey boobe yuusuf duale oo u sheegay xiligii ugu horeysay ee meel fagaare laga qaado ay ahayd sheekh sanadkii 1976 , lknse waxa ay heestasi hees qaran noqotay 1984-5,
@qojeliban8975
@qojeliban8975 7 жыл бұрын
salim nour wixii sad boobe kamaqashay miyaad nooga dhigi caddayn miss warkalaad haysaa.
@salimnour
@salimnour 7 жыл бұрын
Qoje Liban adigu yaanan kuu muuqan e, mxd hysaa, mise sidaas bd ku qaadatay in Cali mire Lee yhy
@qojeliban8975
@qojeliban8975 7 жыл бұрын
salim nour 27 sanaan jiraa oo anoon geed ka baydhinbaan walaal kiis kamaqlay, suugaan yahanno kalena waan kamaqlay quruxeey, adiguna xogo kaloo badanbaad nagu aoo biirisay, anigoon odhan karayn waa dhab100%.
@samanbadan6747
@samanbadan6747 7 жыл бұрын
salim nour 1974 ma dowlada somali dhisatey marki marka la sameynayo heesta qaranka waa xilli siyad sare dhicitankisa so dhowdahay ogow in hada labo madaxweyne ka horeyen ila marka somali hees astan ma qabin ma ledahay Illah caqli ayuu ku siyey fikir
@salimnour
@salimnour 7 жыл бұрын
gabar somaliyed I say , heestani waxy heesta qaran noqotay 1984-5 , maan odhan 1974 bay hees qaran noqotay , lknse way ka horeysay 1980kii heestani, wxd jirta in markii ugu horeysay lga qaado meel fagaare ah ay ahyd 1976
@mahadmohamedmahadmohamed2000
@mahadmohamedmahadmohamed2000 7 жыл бұрын
masha allah alloow dhowr abwaanadeenna soomaliyeed
@amareto5772
@amareto5772 7 ай бұрын
Allaha u naxariisto Adeer Cali Mire(BTW, I am not dhul-Bahante) daris ayaynu ahayn, Xamar. Nin Aad u edboon buu ahaa- isaga iyo caruurtiisaba. Allah yahfedhum.
@gobeyxudi640
@gobeyxudi640 7 жыл бұрын
heestaan soomaaliyay tooso sida saxda ah ee loo qaadi jirey iyo mirihii oo dhan ayuu. waa qofkii kowaad ee aan argo sida saxda u qaadayo waxaan xasuustaa waanu oynjirney marka qaybta danbe la qaadayo ilmahoo dhan way qiiroon jireen
@gobeyxudi640
@gobeyxudi640 7 жыл бұрын
Cali mire iyo Maxamuud mire inee soomaaliga qoraalkii wax ka yaqanaan waa xaqiiq sida iskool kii Maxamuud mire
@amarushakur77
@amarushakur77 7 жыл бұрын
Hadii aan wax yar iraahdo. heesna waa hees Qaran-Soomaliyeey Tooso oo ah hees dhiiri galin ah. Heesna waa heesta calanka-Qolo walba calankeedu. oo ah heesta National Anthem ka loo yaqaano oo ka turjumeesa calankeena buluuga. waa laisku qaldaa Marka waa sidaas.
@halalpolice23
@halalpolice23 3 жыл бұрын
Maasha Allah ilahay cimri badan iyo cibaado suuban sii
@dahirabdihassan3031
@dahirabdihassan3031 3 жыл бұрын
Abwaan Cali mire Ader Qof walba oo somalia waa ogyahay in Ad heesta Adigu leedahay Qaranka somalia ayaana Baal dahaba ugu qorantahay,,
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 жыл бұрын
Way isla sameeyeen inta hore yuusuf baa leh inta dambena cali mire
@tagsantayasiir1691
@tagsantayasiir1691 6 жыл бұрын
Haddaydin taariikhda waxba ogayn abwaankaa aabbeheena aflagaaddada jooyiya
@Wally571
@Wally571 Жыл бұрын
Heetan waxaa iska leh abwaan Yusuf xaaji Adan kabile Allah ha u naxariisto
@qaradd4265
@qaradd4265 6 жыл бұрын
abwaan cali mire baa leh heestaan walaa huba
@somalilander7753
@somalilander7753 6 жыл бұрын
ALI MIRE AYAA ISKA LEH. WADANKA. AYLUU KA MAQNAA IN BADAN AYUU QURBA JOOG AHAA. WAA ABWAAN QAALI AH
@erumroble5081
@erumroble5081 7 жыл бұрын
maasha allaah edeer Somaali🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗
@faaraxladane946
@faaraxladane946 7 жыл бұрын
heesta waxa leh yuusuf xaaji aadan cilmi qabile
@imaammaxamed7845
@imaammaxamed7845 4 жыл бұрын
Faarax Ladane been tiis waye
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Faarax heestan cali mire cawaale ayaa leh sababtoo ah radiomuqdisho muxuu cali mire ugu magacaabi jiray
@faaraxladane946
@faaraxladane946 3 жыл бұрын
@@gedefletv6049 car cali mire hees kale oo uu leyahay sheeg beenaale adiga iyo odaygaas baa ah
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
@@faaraxladane946 ma.khasabaa inuu heeso kale tiriyo habartaa wase reer masayr ku duul
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 3 жыл бұрын
Waar niyow 2 nin Waxbey tiriyeen Zxb ayey ahayeen. Lkiin Somaaliyey toosoo toosoo isku tiirsada. Buugaagtey ku qoreed ku daabacneed.non Muran Abwaan and professor Yusuf Xaaji Aden qabiile ayaa. Lahaa Tariikhda buugagtii dugsiga dhexe lagu dhigsnjirey wax cad weyaan ninkaasina ally yarxma Yusuf x aden
@sayidiiful
@sayidiiful Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto maanta ayuu dunida ka tegay.
@mujaahidlibaax7185
@mujaahidlibaax7185 7 жыл бұрын
WAXAA SUAALA''''NINKANI HEESO KALE MASAMEEYEY ??? HADUU LEEYAY MA ABWAAN BUU AHAA MISE MACALIN???/ WAXAAAN OGNAHAY YUSUF XAAJI AADAN WUXUU AHAA ABWAAN HEESO BADAN IYO GABAYO BADAN LEH
@baledweyn1
@baledweyn1 5 жыл бұрын
Ninkaan waa beentiisa heesta uma tirin wadaniyad kulaa oo waan iska tiri balse erayadaan kuwa lees ka tiri manoqon karaan.
@Wonderer224
@Wonderer224 4 жыл бұрын
War dadyohow qabyaaladda iska daaya, Cali Mire heestan isagaa leh dad badan baana qiray.
@halimosharif7651
@halimosharif7651 7 жыл бұрын
maashaa Allaah
@nawaalsyl4669
@nawaalsyl4669 7 жыл бұрын
waaaw walee isma hurtoo ha is haleyn aan maqli jiray
@mohamedmire6820
@mohamedmire6820 7 жыл бұрын
Cali Mire Cawaale ayaa leh heesta qaranka. Soo baara...Masaakiinyahay...ogaada!! ..
@mohamedosman8784
@mohamedosman8784 2 жыл бұрын
Heesta qaranka waa qolobaa calankeed ee maaha soomaaliyey toosa.
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 3 жыл бұрын
Heesta waxa lahaa Abwaan cali sugule duncarbeed
@abdihassan4780
@abdihassan4780 7 жыл бұрын
gabadha la dhaho sahra abdulle xagee kala xiriiraa ,runtii i like fikradaheeda
@gulaamsiyaadamiin688
@gulaamsiyaadamiin688 3 жыл бұрын
Qassim hilowle fanaan buu ahaa ma aheyn alifaa.
@khadraahmed3105
@khadraahmed3105 7 жыл бұрын
Wa yaab carurtinan nin ka odayga ku sheegaya beenale miyaydan ilah ka cabsanayn goormaynu gaarnay heerkas aan dad ka wawayn laga xishood bacdeen ya cadayn u haya ninka iska leh kana sheegtay kasa sheegtay unban kuli maqlay balse ya og kan leh
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 7 жыл бұрын
HOPE SPRING SIDUU U KOOBIYEEY DOQON YAHAY 80 SANO AYUU JIRAA WUUNA SHEEGAY ODAYGA AAD SHEEGAYSO INUU HAL EREY KU LAHAA TAARIIKHDA SOO BARO SUUGAAN NINKII LAHAA KUU SHEEGAYO SIDEE ADEERKAA ULA JECESHAHAY THANK YOU CALI MIRE
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 7 жыл бұрын
AWAYS GEEDOOW LAMADEY Wll Idoorka maxay isla jecel yihiin waxwalba inay sheegtan xita darawishta mujahedeen ayey kaxadeen xaqoodi ay xoreyeen waqooyiga Somalia heesaha qaranka Somalia ayey donayan inay wada shegtaan o iska dhigaan inay dadka ka fiican yihiin iyagoo tira yar o gaalada kabaha u qaadi jireen Idoor beenalayan wax walba ayey shegtaan umadakale leeyihiin qarar.com Viva Somalia down Tigreland
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
@@professionalhacker2834 Cali Mire waa qabiilkee?
@amaluw3923
@amaluw3923 7 жыл бұрын
somali waaa isku mid ninkii tiriyaybo
@koosabdi5509
@koosabdi5509 Жыл бұрын
Heestan waxa iska leh yuusuf xaaji aadan qabile AHN
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 6 жыл бұрын
Asagu maqaadin ee waa alifay
@tagsantayasiir1691
@tagsantayasiir1691 6 жыл бұрын
Heestan original keedii uu qaadi jiray cabdullaahi qarshe yaa meel ku garanaya
@Somfox1
@Somfox1 7 жыл бұрын
Somaliyey toos toosoo isku tiirsada hadba kiina taagdarene taageera waligiinee , waa hees qiimo leh hadii somali ku dhaqmayso
@hawraarsame1603
@hawraarsame1603 3 жыл бұрын
Soomaali masaakiin waxbayahay wada waxbayahay Wax macno ah oo ay qaafiyad ahaan iyo xikmad ahaan iyo isku xidhan ahaan murtiyeed oo ay ku fadhido Runtii ma muuqato se waa sheeko Soomaali, Soomaali iyo soomaalinimo ilaahay baanu ka magan galnay!!!!!!!! 😔 😔
@sadiasubxaanallaahmiskiinl3622
@sadiasubxaanallaahmiskiinl3622 7 жыл бұрын
janadii fardooso Alaha kuu gu abaalmariyo Somali abaalmaleh eh
@ibbehd2598
@ibbehd2598 Жыл бұрын
heesta versionka u hada qadayo maxa u maqli weynay inta iskuul dhiganeynay?
@dahirm45
@dahirm45 4 жыл бұрын
Soomaali diintoodu waa qabiil, dadkan leh heesta AHN Yuusuf baa leh wax cadayn ah uma hayaan. Cali Mire xataa wuxuu u qiray eraygii uu Yuusuf ku lahaa heesta.
@Wonderer224
@Wonderer224 4 жыл бұрын
Wallaahi waa runtaa. Hadba ninkay isku qabiil yihiin ayay oranayaan isagaa leh heesta.
@abdirahmanali9649
@abdirahmanali9649 7 жыл бұрын
masha Allah adeer soo dhawoow
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 7 жыл бұрын
Heesta waxa lahaa AHN yuusuf xaaji aadan , fadlan eeg waraysiga Cali sugule cigaal ( Duncarbeed )
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 3 жыл бұрын
Buugaagtaan ku dhigtey 1984 kii Yusuf x Aden buu ahaa kuna Daabacmaa buugaagtii somaliya inuu Alifey
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 5 жыл бұрын
Waa kan abwaankii weynaa ee Cali sugule dun carbeed oo cadaynaya cida aliftay heesta soomaliyeey tooso kzbin.info/www/bejne/nYnbaaSfnruCj6c
@sahraabdulle933
@sahraabdulle933 7 жыл бұрын
cali mire awaale allaha u naxariisto. beena ka dheer halyeyga asaga iyi SYL allah unaxariisto aamiin aamiin cadeyn en.wikipedia.org/wiki/Soomaaliyeey_toosoo
@muuminad3143
@muuminad3143 7 жыл бұрын
Somalidu waxay dhaqan u lahaayeen inay waayeelka xaq dhawraan oo ka xishoodaan hadase umadiiba mooryaan ayay noqotay af xumo ayuun baa ka soo horeysa Allah ha noo dambi dhaafo
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Heestan waxaa leh cali mire cawaale
@shabcanjama4133
@shabcanjama4133 7 жыл бұрын
heestan waxaa loo yaqaannaa oo leh abwaan yuusuf xaaji aadan
@M45_0
@M45_0 7 жыл бұрын
Dadka waxbaka qaldan titleka fiiri aniga alifay buu yidhi muusan dhihin aniga iska leh ama tiriyay
@sudiniman781
@sudiniman781 7 жыл бұрын
maansha alaah guulyso
@mabdiali8538
@mabdiali8538 4 жыл бұрын
Ilahaay hakubarakeeyo hana kuxafido inshallaah
@mabdiali8538
@mabdiali8538 4 жыл бұрын
Maañshallaah uma layn mayo nin cimrigaan kujira in usheegto wuxusaan lahaayn.
@abdiabdillahi9179
@abdiabdillahi9179 7 жыл бұрын
yuusuf xaaji aadanbaa lahaa
@abokorabdi2791
@abokorabdi2791 7 жыл бұрын
ali mire waa tuug heesta waxa lahaa yuusuf x aadan
@saidalisaid6980
@saidalisaid6980 7 жыл бұрын
Odaygaan hadalkiisa Run buu ila eg yahay
@charmarkemohamed8039
@charmarkemohamed8039 7 жыл бұрын
heestan yuusuf xaji adam baa lahaa adeere waa ku sidee, ma in ninkii lahaa kugula doodi karayn baa.
@saidali6613
@saidali6613 3 жыл бұрын
Adigu maxaad ku cadaynaysaa in heestan odaygani lahayn
@dhawaaqlaheeyn7137
@dhawaaqlaheeyn7137 3 жыл бұрын
2:55. Tiro Qabiil ah, Beey hada joogtaa, Kenya na rabtaa ineey noo Taliso. Tiri Xoolo ah waaye camal
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 жыл бұрын
BBC ayaa waraysatay maalin ayaan SBCka dhagaystay wanku farxay haddana AUN
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 4 жыл бұрын
Heestan yuusuf xaaji aadan qabile ayaa leh ee munaafaqada iska daaya oo runta ka sheega suugaanta.
@subeerhassan9340
@subeerhassan9340 6 жыл бұрын
Heesta cali mire ayaa leh Soomli waxba iskuma ogola
@abdialawash2359
@abdialawash2359 4 жыл бұрын
Cali mire markan eegay waraysigiisa macqul bay Ila noqotay waayo soomalidu badanaa maaha dad waxqora waliba dadkiihore heestana badaana dadku Soomaliyey tooso bay ka yaqaanan waana eray af soomaliya waxaa dhici karta in qofkasta sidiisa uu ugu Soo dhaco eraygan waxaan kaloo arkay heeskale oo caana waa heesta ay kujirto Hohey afrikaray hurudoy waxaa lagu sheegaa laba abwaan markaa heesahaas haloodaayo hanti qaran
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 3 жыл бұрын
Wllo anagaa 1983 A 84 dugsiga kusoo dhigey Waxaana ku Qoraa Heesaa wadaniga badankooda Yusuf x Aden qabiile.oo ahaa Aabahiii waxbarashada 2 labaad Ee somaliyeed. Mxmuud axmed cali.iyo Yusuf x aden 2 nin Aqoon Ta waqooyi ku suntanaa Heestana waxaa ku qoraa Yusuf x Aden Allah yaaraxmee. Foosiya abaheed
@mugas0817
@mugas0817 Жыл бұрын
somaaliyees toosoo toosoo isku tiirsada'ee hadba kiina taakdaraneey taageera waligiineey Adinkaa isu tookhaayoo adinkaa isu taamaayeey Aadamuhu tacliin barayoo wadankiisa taamyeelyeey Tiro ari ah oo dhaxalaa sideed la idin sootubayoo ninba toban lameelmarayoo cadawgiin idiintalinee Qaran aan hubkuu tumayoo toorreeyda dhaafeyneey Oo aan taar sameynkarinney uurkutallo weynaayeey Tuldo geelahoo dhacanbaad toogasho u bareedhaanee Ma dhulkaas dhanee tageybaan nina dhagax u tuureyneey Sharcigaa iskukiin tolayoo luqadaa tu waaxidahoo Arligiina taaka ahoo kumakala tegeysaaneey Hadba waxaan lataahaayoo togagga ugaqeylshaayee Nin dalkiisi cadow taaboo u tolwaayey baan ahayeey Odeygii Cali Mire ahaa ee heestaan qaranka nooga tagay wuxuu geeriyood Sabtigii la soo dhaafay ee June 24, 2023. Allaha u naxariisto.
@nas6301
@nas6301 6 жыл бұрын
Kuwan odaygan beenaale kusheegaya meel baa cuncunaysa.war islayaaba
@barkhadgriezmann2755
@barkhadgriezmann2755 7 жыл бұрын
heestan iYo calanka buluuguba haYsta oo inder midnimO iYO waYabahaaS nala Dhaafa waligeed baYnU midowbaYnee
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Hhhhhhh Ader waad riyoonaysa Yuusuf xaaji Aadan ayaa Alifay wuuna ka hoseeya hada lakiin tariikh qoran ayaa taala oo aan iyadu dhimanayn
@abdilahidarwish4993
@abdilahidarwish4993 5 жыл бұрын
Respect people, this man was a teacher of the Lafoole university. Shan gabdhood buu dhalay oo iyagoo yar yar hooyadood dhimatay uu katiriyey geeraro aad ubadan uu kula hadlayo gabdhihiisa oo buugta ku qornaanjirtay.
@jamadaaci-3605
@jamadaaci-3605 7 жыл бұрын
cali mire ayaa tiriyey oo nin dhulbahantaa. oo reer soomaalilandna kalmadaha dhadhamiya sidaanu reer koonfur iyo reer waqooye ukala dhadhan macaan yihiin. caafimaad kuwaar cali mire
@warsametvofficial1617
@warsametvofficial1617 3 жыл бұрын
Ilahaga kabaqa adeer heesta ninka le malinki la alifay waad la soocotay niinki heesti uu samayay xaji aadan
@mohacabdi9855
@mohacabdi9855 6 жыл бұрын
Alle janada haku geeyo
@somaliland-geologicalconsu3612
@somaliland-geologicalconsu3612 7 жыл бұрын
yuusuf xaji adan ba sameyey baan maqlay lkn odaygani ni run shegayuu u eegayahy
@abdulwelidaud6584
@abdulwelidaud6584 7 жыл бұрын
Yaasiin Axmed ninkani wuxuu ka mid ahaa dadka heesta sii qaaday oo koonfurta gaadhsiyey siduu boobe sheegay
@xikmaawidahir4750
@xikmaawidahir4750 6 жыл бұрын
Yusuf Xaji Adan Qabile ayaa le heestan Soomaliyey toosa odaygan cali mire wuu sheeganya heesta wuxu wada ku qabso ku qadimayside....cali mire iyo yusuf xaji Adanba waxay macalimiin ka ahayeen Iskuulki sheekh...Hestan waxa sameeya 1947 Yusuf xaji adan oo maanta dhintay aan is difaci karon. tan oo kale waa ayaan darad haysta Soomaalida oo aan waxoodu Qornayn wax copy right ahna aan lahayan.
@abdulqadirawil1235
@abdulqadirawil1235 6 жыл бұрын
Allah cimriga ha u barakeeyo heesta inuu leeyahay way caddahay lkn nin boobe la dhaho waxkasta booba ba beenta iyo tashuushka Ku furay heesta inuu heesta abwaankan sameeyay waxa caddaynaya oo ka dhag aysan karta abdilahi qarshe labada nin waa labo mclm sxbo ahaa Markaa dhalinyarooy Yaan lagu fogaan beenta iyo qabyaalda
@puregenius3493
@puregenius3493 3 жыл бұрын
Waa qoloma ninkani
@yasinjama3986
@yasinjama3986 7 жыл бұрын
cali mire cawaale ilaahay hanoo kaa daayo waa hees qaaliya sida aad nooga jaahil bixisay inaad adigu leedahayna waad ku mahad santahay adigaana lahaa sxb
@Somalilandforever
@Somalilandforever 7 жыл бұрын
Waa beentaa Alla ka cabso, oo ka xishoo AHN abwaan Yuusuf Xaaji Adan oo maanta aan nooleyn oo aan is-difaaci karrin,oo ahaa ninkii hesstaa alifay.
@mohamedabdihassan1970
@mohamedabdihassan1970 3 жыл бұрын
Sxb waxaa marmarka qaar sidaan waa la arkaa qof hees uu geel ku waraabinayey rag kale ay soo qaataan oo inta magaalo la keeno rag kale u helaan studio dabadeedna qofkii lagu arkay un ba loo tiiriyaa
@HEEGANMAN
@HEEGANMAN 4 жыл бұрын
Cali mire cawaale ayaa heestan lahaa nimanka kale ee aad ka sheekeenaysaan waa tuugo
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
ismaba llaha waxu ka hadlyo iyo heesta kk
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 3 жыл бұрын
waar ileen masiibo ninkani miyanau ahayan yusuf xaaji adan saaxiibkii isku macalimiinta wada ahaayeen maanta markuu dhintay suugaantiisuu sheeganayaaba subxanaka yaa cadiim
@cabdirshidmhmedhagi9365
@cabdirshidmhmedhagi9365 3 жыл бұрын
Yusuf xaaji Aden ayaa ku qoraa buugaagtiina ku daabacnaa ilaa dowladu hore ninkaas reer Somlnd ayaa ku qoraa Isagaana xitaa Carabiga ku gabyijirey Nin Isaxaaqa Hyonis foosiya Yusuf x Aden Aabaheed. Aabahii 2 labaad ee tacliinta somaliyeed markuu nolaa muu kani sheegto hada Tariikhdan ayuu sheeganayaa 2020 kii hhhhhh
@fursohussein2421
@fursohussein2421 7 жыл бұрын
dadka hada sheeganay heeska ma burburki kadib ayaa la sheeganaya war ninka tarikhdisa waa la haya diwankan ali sugele diwanka isaga ku jira kuwina reer tarikhda ku doonaya waxba kuma helaysan
@mustafexuseen2105
@mustafexuseen2105 3 жыл бұрын
hayaay odaygan indhabeelka eg waar xishood tuuuuuugyahaw hadad adigu aliftay waraaq kamaad akhrideene
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 6 жыл бұрын
Waxa uu dadka ushegayaa inuu tiriyey 1947-2017 oo wareysiga laqadey waxa u dhaxaysa 70 sano qiyaastii ninkani 80 kamaweyna hadaanu kayareyn Su’aashu waxa ay tahay 10 jir matirin karaa noocan gabay ah!!!!!!!!!!!!!!!!!!?
@ndeeramohamud
@ndeeramohamud 5 жыл бұрын
Maya 100ka wx yar uga dhiman wana hooyadey awoowgeda❤allaha ii dayo
@abdirabimaansuuri3639
@abdirabimaansuuri3639 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@gabadhahooyomaariyo3926
@gabadhahooyomaariyo3926 7 жыл бұрын
wlh hadan taganahay oo 10 10 nolo jarjaray oo cadawgeena suurabo inaga yeelayn oo dabajeex nalaga adeejiyey
@yasminhassanmohamed5824
@yasminhassanmohamed5824 5 жыл бұрын
Heesta aan schoolka ku dhigtey tan waaye wlhi lkn fanaaniinta sikale ayey uqaadaan
@aliismail5622
@aliismail5622 7 жыл бұрын
odaygu waa waayeel ka xishooda laakiin heestu waa hees abwaan oo midho waaweyn waxa is weydin leh cali mire hees kale ma sameeyey jawaabta markaan raadiyey waa maya
@h.gobadm6095
@h.gobadm6095 7 жыл бұрын
hadii ninkii heesta laha iskeenay muxudhimay maxa loo aflagadaynaya
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 6 жыл бұрын
WAAGII HORE DADKII JIREY IYO MAANTA WAA LABO MURANA MAJIRIN
@canabali6448
@canabali6448 5 жыл бұрын
Hees aad iyo aad u qiimo badan
@adanbile4237
@adanbile4237 3 жыл бұрын
Cali mire iyo Yusuf xaaji aadan waa isku qabsan karaan laakiin qaasim hilowle meelna Kama soo geli karo, Waayo midhaha ereyada heestu waa woqooyi . Qaasim hilowle heesaha talyaaniga ayuu markii hore qaadi jirey, markii danbe heesa uu sameeyey waa jireen, Sida:- aan is barno inaan beer falanoo , Aan ku baahi baahi baxnee, Beer nin falo, ma baryoo, weligiina ma baahoodee.
@xaliimo5422
@xaliimo5422 4 жыл бұрын
C/QARSHE IYO YUUSUF WAA isku rear halkaas ayaa cadeyn ah abwaanku inta bad an wuxuu heesaha up dhibaa fanaan ay isku reer yihin
@wadaniabdisamad92
@wadaniabdisamad92 5 жыл бұрын
Wlh ceeb ino ma dhinna in Heestena Qaranka ah laysku heysto qofki tiriyy Taasi waxay ceeb ku tahay Abwaninta wada shegtay iyo dadki xiliga jogay o an waxba taarikh ah qorin wayo taarikh cad o qoran ma jirto..
@gobeyxudi640
@gobeyxudi640 7 жыл бұрын
runtiis waaye ninkaan siduu u qadayoo kalaa u qaadi jirney dugsiga dhexe lakiin waxuu been ka shegey tima cate fanaankaas waxuu yiri in mirahaas uu lahaa nin militarily oo ku dhintey tagaalkii 77 neenaasta miraha leh waa 'bargooye' nonkaasi waxuu kaloo tiriyey heestii cabdibashiir indhobuur u qaadey ee aheed " dhaxan iyo baraf ma leh dhulgeykiyow : iyo tii kale ee ee aheed "ciideyda waa hodan
@aminabon4306
@aminabon4306 3 жыл бұрын
goorma reerkoonfur heessameey
@xaliimo5422
@xaliimo5422 4 жыл бұрын
Somali oo dhan baaa marqaati ka ah inuu Yusuf xaji aaden sameyey waxaa cadeyn 1 ninka heesta qaadaya waaa fanaan war she oo Yusuf xaji Aden isku reer yihiin habar yoonis tan kale Yusuf waa abwaan weyn cali sugule ayaa u marqaati furay c/lahi qarshe iyo Yusuf waa niman saxiibo aha a heestana asaa u dhiibay mida kale adigu iyo Yusuf xaji aaden isku aqoon ma tihidiin Yusuf iyo cali sugule waa abwaan gudbay heeso badan ayey leeyihiin in a a been sheegeyso waxaa cadeyn u ah 1 wadaniyad uma sameyn baa tidhi 2 wax ku marqaatiya ma Jiao 3 adigu abwaan heeso hore leh ma tihid
@midnimo3231
@midnimo3231 5 жыл бұрын
Qaasim hilowle
@mohamedabdi8291
@mohamedabdi8291 7 жыл бұрын
magac waxba uma taraayo abwaanka ee ka dhamaada somalaay
@Somimage
@Somimage 7 жыл бұрын
Heestan waxa Lahaa Xaaji Yuusuf Aden Qabile , Aabihii Labaad waxbarashada soomaliyeed. odaygani Geeriduu ku ogaadey Xaaji Yusuf Aden Qabile
@hawaabdi2719
@hawaabdi2719 7 жыл бұрын
weeyn kawaran adeer
@u.j7332
@u.j7332 3 жыл бұрын
Odayga wuu gaboobay oo xasuustii ayaa ka xumaatay, heesta wuu jeclaa oo radioga ayuu ka dhagaysan jiray kadibna wuxuu u qaatay inuu isagu sameeyay Runtu waxay tahay Heesta ereyadeeda waxaa iska lahaa Yuusuf Xaaji Adan
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 2 жыл бұрын
Mudo 6 sano laga joogo ayaan Google kuarke inu asaga leeyaho.
@amaluw3923
@amaluw3923 7 жыл бұрын
war ceyda iska dhaafa oo qofna ha ceynin
@amiinhaid308
@amiinhaid308 4 жыл бұрын
Yuusuf xaji adanba sameeyay
@AbdirizakHAdan
@AbdirizakHAdan 5 жыл бұрын
Heesta rasmiga ah ee qaranka waa " QOLOBAA CALANKEYD"
@whootoo1117
@whootoo1117 6 жыл бұрын
Heesta waxa tiriyey iskana leh Yuusuf Xaaji Aadan. Cali Mire waxa uu ahaa ardaygii. Waxa waxbari Jiray Yuusuf Xaaji Aadan. Waa kan Cali Sugule oo beri hore ka sheekaynaya kzbin.info/www/bejne/nYnbaaSfnruCj6c Waxan ogahay kaliya inay xilligan keentay qabyaaladi in oday reerka ah aad soo xigato adiga oo aan dhinacyo badan ka fiirin.
@madarcj2519
@madarcj2519 7 жыл бұрын
yusuf xaji adan ba iska laha
XUDEYDI OO KA SHEEKEYNAYA WAAYIHIISI NOLOSHA
50:40
HANOOLAATO
Рет қаралды 45 М.
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 54 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
taxanihii xabsiyada. Q.6
40:54
AL_TAUHID CHANNEL
Рет қаралды 10 М.
Hees: Soomaaliyeey TOOSOO - Taariikhdeeda
12:14
Barkhad Kaariye
Рет қаралды 45 М.
COLL. JAMA ALI JAMA WAXAAN XIRNAA 11 SANO, SABAB LA'AAN!
42:55
HANOOLAATO
Рет қаралды 243 М.
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 54 МЛН